No video

Jaceyl Iyo Jabkiisa Hees Cusub Dalmar Yare Wc Iyo Fartuun Cumar Directed by Ahmed Ugaaska

  Рет қаралды 1,822,275

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

Күн бұрын

Jaceyl Iyo Jabkiisa Hees Cusub Dalmar Yare Wc Iyo Fartuun Cumar(( Offical Video))
Directed By Ahmed Ugaaska
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
• Saynab Labadhagax New...
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 709
@yaasmiinabdullahi9328
@yaasmiinabdullahi9328 4 жыл бұрын
2020 ya ila dhagasanoyo aniga jcl dareemayo inte so aday 😭 mar un iso jalac wllow 💔
@cadnanmumin5928
@cadnanmumin5928 4 жыл бұрын
Aniga🇰🇪❤️👍 intee ku dhageyseysaa
@nasteexonaska861
@nasteexonaska861 4 жыл бұрын
Anigaa kulamid ah 💔💔
@feysalmaxamad4971
@feysalmaxamad4971 4 жыл бұрын
Cadnan fusuf
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 4 жыл бұрын
@@nasteexonaska861 kulamid nbi🤓
@ousmanbarbershop3266
@ousmanbarbershop3266 4 жыл бұрын
Yasmiin ✌️✌️
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
Jah waa galab Monday ah taariikhdu waa 1da may ❤ inta iga dambeyso salaan sare wllaheyga somaliyeed🇸🇴❤🎉
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Team jcl ka danbya un😂❤❤❤
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
@@najaxnayruoz76 mcnei😂
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Cidi kadib 2018 ya ila so boqday hadan sogaray viva dalmar &fartun kama dalo hesaha dalmar bidar 😂😂
@suhaybxasanbarre6188
@suhaybxasanbarre6188 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan ascm wllo
@suhaybxasanbarre6188
@suhaybxasanbarre6188 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan xaga commentska waad ku dheeraysaa
@suhaybxasanbarre6188
@suhaybxasanbarre6188 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan adiga ley xiligaagii gaadhay in comments lagaa bixiyo
@hanikhadar4858
@hanikhadar4858 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan ľ
@abdulahihassan7668
@abdulahihassan7668 4 жыл бұрын
Suhayb405 Xasan r
@rashkastudio1385
@rashkastudio1385 5 жыл бұрын
2019 yaa daawanaya like iisaara
@almunshidahnajmatusoowmaal6480
@almunshidahnajmatusoowmaal6480 4 жыл бұрын
Allaaaah hees iga dheh 2020 yaa dawanaaya sideeda❤❤
@nafisomahamed3784
@nafisomahamed3784 2 жыл бұрын
Me 2022✌️
@makahilabduqadir454
@makahilabduqadir454 2 жыл бұрын
🥰🥰/1/6/2022
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
23😂
@ruwaayamedia3833
@ruwaayamedia3833 5 жыл бұрын
2020 ayan dawanaya 😂😂☝️
@saabiriinsaabka3764
@saabiriinsaabka3764 3 жыл бұрын
Yaa ila jeceyl heestan ilaa hada dawanayo like 👍 ha ila dhaafin
@khaanizback9313
@khaanizback9313 5 жыл бұрын
hestan schol aqoon bile kusoxasustay 2013😢😢 allow unaxariso mamulaha scholkas abaha aqonta abdullahi wiiish
@somalimusic9347
@somalimusic9347 5 жыл бұрын
Allha u naxariiso wiish xasuswaa wa wllh scholkas aqoon bile hadana wa 2019 adunyo
@abdullahidalmar7052
@abdullahidalmar7052 6 ай бұрын
Who's listening 2024 ❤❤❤❤
@FerihaFeriha-rj5fq
@FerihaFeriha-rj5fq 4 ай бұрын
Me❤
@abdullahidalmar7052
@abdullahidalmar7052 4 ай бұрын
@@FerihaFeriha-rj5fq enjoy it
@minasaidmed
@minasaidmed 4 ай бұрын
😂😂😂
@qadarintadadkawaahadaafkeg8820
@qadarintadadkawaahadaafkeg8820 8 жыл бұрын
Waxani waa aduunyo ee barito inaa dhimaneysid ma ogid ee is astur Allah ku aburay ka cabso abrito fanan aan ahay majirto
@sabiriinibraahin2133
@sabiriinibraahin2133 4 жыл бұрын
wwwwww hes igadheh
@zaynnur9342
@zaynnur9342 4 жыл бұрын
Fankawa Way joojisay maasha Allah
@affarokurz1486
@affarokurz1486 4 жыл бұрын
Adiga maxaa meeshan ku keenay oo u daawanaysaa?
@habonjunior6924
@habonjunior6924 8 жыл бұрын
wat a nice song.....jiribki xanunkiyo jabki aad imarise jaliilba igasaaro jaalkeygi waan hele.......amaizing
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 5 жыл бұрын
2019 ka yaa dawanaya kaalay anaa og lagama dhamaan kare like igu qabo taangis waa muniire 🤣❤👍
@buralecade5365
@buralecade5365 4 жыл бұрын
2020 hada daawanesid like ii saar
@naimaali2501
@naimaali2501 3 жыл бұрын
2020 yaa fartuun u xiisay???😭😢😢
@mushtaaqbuubee8999
@mushtaaqbuubee8999 6 жыл бұрын
kuujoojin maayo waad saxdey wlhi fanaanad igdhe inta ilajcel heesta like👍👌iila Booba waaw
@nimcomaxamed171
@nimcomaxamed171 5 жыл бұрын
Haa ila dhagaysanaaya 2019 6 .26 June..10:18 pm 😜😜😜
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Heestaan kama daalo 2013 xasuus igu qaali 😭 Ileen wakhti ma soo laabto maantana waa 2021 8 years ago Still I listen 👂
@basmaboqorada4795
@basmaboqorada4795 2 жыл бұрын
Amba waa xiliga dhegysanjirey
@awalemohamedelmi54
@awalemohamedelmi54 4 жыл бұрын
Gabadh hg boqortooyadii sacad siciid geesiyaashii reer hilowle viva fartuun cumar🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@anjaliitervedii817
@anjaliitervedii817 6 жыл бұрын
Kuu jooji maayo jehaga iga qari hepeloo😂😂😂😂2018 yaa ila dgesanoyo😉
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 жыл бұрын
Anjalii Tervedii 👆👆👆👆😉😂
@liibaanmuqtaar6744
@liibaanmuqtaar6744 6 жыл бұрын
Anjalii Tervedii . ani kula dhagesanayo 😂😂👏
@aishamohamed25
@aishamohamed25 6 жыл бұрын
Anjalii Tervedii me
@asaldhaladinaahmed6566
@asaldhaladinaahmed6566 6 жыл бұрын
Anjalii Tervedii kkkkk kula mid cml 2018😂
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
War kan ciil ayo igu dilay war naagta we ka tashatay Nin kle aye raacday adne ka tasho dunida rabiga dumar ayo ku badiyay mxa hal mid ku daba dhigay ileyn bun hadi la waayo badalkiisa la hela qalad hada ka gashayne darsi haku ahado ogow nolosha hal qof kuma xiran 🐅 💪
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru Ай бұрын
Habeen Sabti soo galayso. 20/7/24 Dhammaan waa idin salaamaya, ka timid Hargaysa. 🎉
@amiirarashiid5720
@amiirarashiid5720 27 күн бұрын
9/8/2024 hbn sabti so galayso 11:19
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 27 күн бұрын
@@amiirarashiid5720 Salaan boqortooyo.
@nasronasronasro9497
@nasronasronasro9497 4 жыл бұрын
Heestan iyo tariqdeyda iskumid waye runty markan dhageysto waxan soxasusta qofkii anjecla igadaneyste balse hada alhamduliallah
@kamaludinabdullahi7001
@kamaludinabdullahi7001 4 жыл бұрын
Am sorry wlalo qali samirka badi inshallah qof kujecel waad heleysaa waa hubaal,,, niyadaada nah qeer usheeg wlashey macan
@faraxxasan5016
@faraxxasan5016 3 жыл бұрын
wax khyr qaba ale aya kugu badali zxp jcayl iyo farxad kuwaar
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 жыл бұрын
2020 inta ila daawanayso like iku sharfa
@nasrodahir724
@nasrodahir724 8 жыл бұрын
midkaloo ijcl baa midigteyda jooge kuu joojin maaye jaahaaga iga qari qofaan oghy wale waa run fartuun cumar good wlshy mcn waa ka reysay runti
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
U
@aichadarar678
@aichadarar678 9 ай бұрын
Who is listening it November 22nd 2023 🖐🏻?
@a26121a
@a26121a 4 ай бұрын
11th april 2024😊
@ahmednani1659
@ahmednani1659 3 жыл бұрын
Hdad dhagysanyzo 2021 like saar❤🇸🇴
@AnwarAbdalla-zn6sb
@AnwarAbdalla-zn6sb 8 ай бұрын
Who is listening 2024
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 5 жыл бұрын
Dalmar io fardun wllhi waaa faniin faniin dhafey ruunti blse hdd ilaa dawaneysoh 2019 like taa igu dabo hee
@sucdisiman8434
@sucdisiman8434 5 жыл бұрын
2019 ya ila dhageestay mar uun soo jaleeco dhanka ka jiiro🤔🤔
@utuxmukhtaar9198
@utuxmukhtaar9198 4 жыл бұрын
2015muqdisho ku dhageysan jiray Hada waxaan jogaa indonesia 12/6/2019
@fawziyamohamed160
@fawziyamohamed160 5 жыл бұрын
30.10.2018 5:03pm sariirteyda korkeeda yaa ila daawanaayo liketa ila soo mar hadaa iga danbeeso
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 13 күн бұрын
2024 yaaa dawanaya .24.8. 2024. Sabti ❤ ilahay heesaha ha naga madoobeyo dhamanteen🤲🙏
@AnfacD
@AnfacD 10 жыл бұрын
Masha Allah heestan caadi maaha Dalmar &Fartuun Jecliyaa heesaha daadiskaa fartuun caadi matihid sis jir oo joog waligaa duubisteedana caadi maaha tks br @somalivip
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 жыл бұрын
Aar day suu u qosli! Kan waan ku aruurin lahaa hadduu sidan oo kale iigu Qosli lahaa😇.
@nasronasronasro9497
@nasronasronasro9497 4 жыл бұрын
2012::::::2020 heestan ayan dhageysta maxayele heestan iyo nolosheyda iskuxeran sidasey tahayna qofkan jecla ilaa iyo hada wanxasusta jaceylka uqabe inu farxad laan iyo dadka igasare balse hada alhamduliallah qof ijecel ayan heysta sidokale nolol qurux badan kujira heestan dalmar yare iyo fartun omar mailowi karo sadabto ah nolosheydi hore isoxasusisa waa qofki uguhoreye andareen jaceyl lawadage
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
M a ugaas 💛
@aminakarshe1238
@aminakarshe1238 10 жыл бұрын
Love this song..
@sayaas9993
@sayaas9993 4 жыл бұрын
Kaalaheee sida wax aan director ka ahaa ku faraxsanahy 😜 yaraanteydi fiirsan jiry naagta markaas qurux lkn hada...... macsalaama😂😂😂
@abdixafidjr7826
@abdixafidjr7826 4 жыл бұрын
Dalmar wakhtisiigi sa so laastaY faannn weYn ya ila dawadY 2020😁😂
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Alla hestan anoo yar baa dawan jiry ani iyo walalhy alla mxn wlshy uxisy
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 4 жыл бұрын
Heestan Ayaan uquray nin naag iga aroosay anoo Jecel markaaso isonoqdey xasuus aan jecleen ayeey iguleedahay aduunka dhan cariire Ayaan dharemijiray lkn hada alx xaas lajecelyahay ayaa ahay
@saedsudi
@saedsudi 6 жыл бұрын
Weli dhadhan ayay agtyda ka leday heestani july 2018 inta iga dnbysa like
@makahilabduqadir454
@makahilabduqadir454 2 жыл бұрын
2022 yaa daawanayo xasuus ismuujiya 😁👏👏
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 жыл бұрын
dalmar yare iyo fartum omar wlhy heestan qiso ayay igu ledahay si gaara ayay itabata adna jabisay wacadkii ana jaray xiriirkeen kuma jidh naxaye♥️♥️♥️
@smokypubg9748
@smokypubg9748 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanya 👇
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 3 жыл бұрын
Heestan markee soo baxdy ila hada waan shukansada yaab allow guur qayle ka baryay🙈
@yousfkhadar2880
@yousfkhadar2880 5 ай бұрын
Ila hada ma shukansataa😂
@susuyahye
@susuyahye 11 жыл бұрын
wlh anaa heesta intaas gaarsiyay sida u dhageesanayay maba ka daaloyi
@fadilahossein6278
@fadilahossein6278 3 жыл бұрын
1:58 to 2:25 her voice is just amazing Mashallah 🤩😍
@nastehamireahmed1049
@nastehamireahmed1049 3 жыл бұрын
Wan xasuustaa wallaky cabdicasiis mire ayaa hestan markasta dhageysn jiray
@MrSanbus
@MrSanbus 11 жыл бұрын
ugaas dalmar yare rag dhibaatadooda ka hadashay sanadkaan waaba na heesatay sheekadaan keep going bro nice song
@qaalisaciidqaali1678
@qaalisaciidqaali1678 8 жыл бұрын
Fartuuuuuuun iyo dalmar fananin igu qaali ah masha allah
@almunshidahnajmatusoowmaal6480
@almunshidahnajmatusoowmaal6480 5 жыл бұрын
yaaa dhageesanaayo 2019/3/2
@doonefataax8827
@doonefataax8827 11 жыл бұрын
dalmar yare walee waa fanaan cod kara iyo fananada qaaliga ah fartuun cumar,,waan idin salaamayaa .nice soooonnnnnnn
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 7 жыл бұрын
Ya dhagaysanaya wali 15/6/2017 hees iga dheh
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Ahmed jcyl aniga July 1💜☚
@ibrahimxabad8800
@ibrahimxabad8800 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare dulufow meel kasta xaadir hhhhhhhhh
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 7 жыл бұрын
Ibrahim Xabad dhagaysta waaye ilaa jiida waabari
@dakmoibrahim1590
@dakmoibrahim1590 10 жыл бұрын
afkagaa canoo lagu qabey ay fartuun cadeeeeeeeeeeeeeeee
@intheworldofcars
@intheworldofcars 11 жыл бұрын
Somali music videos are getting soo good nowadays! Wow. Great job.
@munaabdiazizsalad6100
@munaabdiazizsalad6100 8 жыл бұрын
Dalmar yare inaba caadi matihid ...jecel maa saas dhaan kuhaayo mar uun so taleeco xagega nooh adi kkk😍😍😍😍😍
@abdiqanifreeman7680
@abdiqanifreeman7680 8 жыл бұрын
+muna abdiaziz salad hhhhhhhhhhhhhhhhh sax
@munaabdiazizsalad6100
@munaabdiazizsalad6100 8 жыл бұрын
+abdiqani freeman thanks hhh
@xoriyomaxamudsheikhmaxamud2207
@xoriyomaxamudsheikhmaxamud2207 8 жыл бұрын
+abdiqani freeman hhhhhhhhhhhhhhhh
@faaidjaamac9095
@faaidjaamac9095 2 жыл бұрын
yaa iladhageysanayo habenka sanadka cusub 1/1/2022 02:36pm
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 6 жыл бұрын
Wlhi heestaan xasuus iguleedahay qiso igudhacdey katorjimesaa joojimaayee hesstaa qoraalkeda anaa diray
@XassanSiciid
@XassanSiciid 11 жыл бұрын
Dalmar caadi ma tihid saaxiib fartuuna waxaan u ahay big fan. laakiin heesta midha caadi maha gabadha sameesey. Mideeda kale laxanaa ku dhamade Salah Doooyaale waa aabihii fanka walahi laxanka sida uu ula heley dareenka heestaa ka qeeliyey.
@baabiyare713
@baabiyare713 Жыл бұрын
heestan xasuus ayee igu ledahay qalbi jab mar uu iheestay ayaa exyeyda uqaaday hada xaas laqabo waye ane singal naago kudhela ayaa naqday lkn hada alx jecelka dhabta wan helay alx🥰
@guulcade
@guulcade 11 жыл бұрын
masha allah inaba caadi maaha wlhi keep going cml fartuun and dalmar yare
@mesutahmett6490
@mesutahmett6490 8 жыл бұрын
Mar un Soo Jaleeco Dhankaan Kaa jiro Imow 👌👌💯✔✔
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Fariidataanaa cadayyareeydataana dumaar Waleee yartaanaa taanaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho gabadha
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 Жыл бұрын
Anigu ku jacelo ku jeelan inan yahoo Caga joogsan wayo dhankale jalacee hada jabisay wacadkii anaa jiray xiriirka kuma jiir naxaye . Yasalaam wayo wayo waa rumeysan la'ahy 10year in ka soo waregte lkn 10year gudaheed dad islawada joognay hada islama joogno ilahay waxa ugu baryaa in janno wada geeyo inta nool nolol qurux badan waqtiga waa socda mana dareemeyno galbanimo jumco 16;51 3-2-2023 muqdishu-somalia
@samiiraelmi4822
@samiiraelmi4822 8 жыл бұрын
oooooooop Dalmar yare waa fanaan jira runtii codkiisa iqaaday mnshllh viva dalmar yare ✌✌✌👍💚💓😍😗
@ikraanqalanjo5595
@ikraanqalanjo5595 11 жыл бұрын
Masha Allah love u Dalmar Yare wiil somaliyeed eebo nasiistaaa tehe
@amalcabdiraxin5574
@amalcabdiraxin5574 4 ай бұрын
2024 inta dawanosa 😅❤
@user-yc5uz5zx7w
@user-yc5uz5zx7w 4 ай бұрын
Waikana abyo lkni 2019 radio kadageysn jity😅
@elmihonest8286
@elmihonest8286 4 жыл бұрын
2020 inta dawa haysa liketa 👌
@khadrastar359
@khadrastar359 4 жыл бұрын
1/14/2020 yaaa ila dawaana 🙋🏽‍♀️❤️🔥
@kingroomajhny1291
@kingroomajhny1291 7 жыл бұрын
gabdhan Dooro Aan Jeclaa oo iga dhimatey Ayaan Ku so xasuustaa Markan Arko
@soomabrown2274
@soomabrown2274 7 жыл бұрын
king rooma JøhñY 😂😂😂😂😂
@wardacali9919
@wardacali9919 5 жыл бұрын
king rooma JøhñY hhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂wax walan
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Allah u naxaristo wllo
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 жыл бұрын
Heestaan waan iska jeclahy 2021 inta ila dhagaysanayso
@nastexocali1670
@nastexocali1670 4 жыл бұрын
13 december 2019🤚🏼 👇👇💖
@kadroismail8268
@kadroismail8268 11 жыл бұрын
gabadh fartuun ah maxaay gabdhaha u wada caayayaan toloow ma ragay uga wada baqeen quruxdeeda dadkuse maxay qurux uyaqaanaan qofkii lixdiisa lixaad qaba caafimaadna qaba ma qurux baa kamaqan yaaaaaaaaaaab ha ubixin fartuun adaa usitee
@bashirmedia7383
@bashirmedia7383 6 жыл бұрын
2018 yaa dawanaayo like saar
@abdirashiidmohamedbucul731
@abdirashiidmohamedbucul731 7 жыл бұрын
who is listening this in 2017?
@nawaalcusmaan3904
@nawaalcusmaan3904 7 жыл бұрын
Abdirashiid Mohamed Bucul me
@m0hatamara11
@m0hatamara11 7 жыл бұрын
Abdirashiid Mohamed Bucul ✌✌✌
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Abdirashiid Mohamed Bucul anigaa 💖❤💙
@balqiisbeautycooking-show8985
@balqiisbeautycooking-show8985 7 жыл бұрын
Abdirashiid Mohamed Bucul me
@najmaabdullahi5107
@najmaabdullahi5107 7 жыл бұрын
Abdirashiid Mohamed Bucul mi
@yuuyu114
@yuuyu114 10 жыл бұрын
wow fanka horey ayuu socdaa thanka Dalmar iyo Fartun waa hees macaan
@sergiomacasaro3194
@sergiomacasaro3194 5 жыл бұрын
sabti 8 June 2019 Wan ka Helay Heestan wlhi futureka ana qaadaya
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Yaa ila dhgysanaya wali heeskan mcn 28/01/2018
@hodancabdirisaaq3230
@hodancabdirisaaq3230 3 жыл бұрын
Hestaan wan dhgaysan jiray anoo yar wlhi hadana 2021
@ugbaadismael6673
@ugbaadismael6673 3 жыл бұрын
2021 ya ila dhagaysanaya heestan ♥️😭
@blackspider7781
@blackspider7781 5 жыл бұрын
Fartuun fanaanad aan aad ujeclaa ayay ahayd waan kaxumahy iney ka baxday fanaanimda lakin mashallah
@ayaancraxman9488
@ayaancraxman9488 4 жыл бұрын
Xasuus ayeey igu thy walhi 2014ayaan Dhageysan jiray asxby wlhi waqtigu wuu socdaa
@Maahira12
@Maahira12 Жыл бұрын
Jah hestaan kama daalo wllhi hadoo thy 2023 /6_13 Jun ilahada wan dawanaya
@jesto12
@jesto12 11 жыл бұрын
Dalmar yare
@dhayibmaxamednuur9760
@dhayibmaxamednuur9760 7 ай бұрын
2024 yaa ila dawnayo😂😂
@thehunterlgnd948
@thehunterlgnd948 3 жыл бұрын
October 2020.... ya dawanaya???
@mustafinhoabdi2975
@mustafinhoabdi2975 Жыл бұрын
Hada jabisay wacadkii ana jaray xariirkii mdikale ijecel midigtay fadhiyee
@jimcaalexasan4492
@jimcaalexasan4492 11 жыл бұрын
fartuun naagaha heesaha iyadaa uwanaagsan xag walbo muuqaalkeeda ama maqalka codka viva fartuun umar
@ahmedshiine6827
@ahmedshiine6827 11 жыл бұрын
ninyow naagta way ilko dheertay may iska gaabiyso ilkan dhadheer ninyow yaab dalmar yar naag uu arkab muu la heesaya viva viva wayaha cusub
@aminashire3608
@aminashire3608 3 жыл бұрын
ya ila dawanaya 2021
@mofarah5689
@mofarah5689 4 жыл бұрын
FARTUN CUMAR WEY CURYAANTAY USOO DUCEEYAA WALALAYAAL.
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 8 жыл бұрын
intee madaxa ululee fartun kkk birimo kuso baxdee love you cadey uuuu mac 👍💋
@onetwothree6901
@onetwothree6901 6 жыл бұрын
Ask
@khaatumo2012m
@khaatumo2012m 11 жыл бұрын
well done Dalmar yare And Fatuun Omar , Nice song , waxaan halkaan ka salaamaya Abwaan Fahan Burco . have nice day every one .
@updirahman2042
@updirahman2042 9 ай бұрын
Dalmar lions
@farah73501
@farah73501 11 жыл бұрын
Nice video, Somali Music videos modernizing this days!! great job who-ever Directed this Video clip. XXD
@ikraanali6560
@ikraanali6560 6 ай бұрын
2024/2/22 aya dhagesa naya 😊❤
@dalnuurshecabdi2488
@dalnuurshecabdi2488 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw aboowe sare dalmar yare caadi matihid my bro
@istahilaraye9212
@istahilaraye9212 6 жыл бұрын
Who listing 😍2018 happy new year❤💕
@salmiitasalahsiyaad4181
@salmiitasalahsiyaad4181 3 жыл бұрын
Niyadaa kujamatee mar uu soo jaleeco 😭😭 💉💉 9/12/2020/ 🎧🎧 3:00 pm 🎧 xasuus 🖤🖤💡
@mohamudfunny3967
@mohamudfunny3967 2 жыл бұрын
2012 Baan Dhagysan Jiray 11 sano Jir Anigo Ah Hdana 20 jir Ahay Alla Aduna😭😄
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Hhh waynu is leegnahay hada😁
@maidashukulaatiina2433
@maidashukulaatiina2433 8 жыл бұрын
horta aniga wanba yaabe marwalba maxan isku ficilna oo wax leeh iskaga sheegna qofka wax walbo uu yahay asagaa ku faraxsan maxa Naga galay mideeda kle hadii aad la jeceshay qeerka walalka waa alx Lkn maaha inaad aflagadeyso waano waala isku leeyahay waxlee in lasheego maaha dankale nagama dhacdo miyaa wllhi aniga maa qaldan oo si kle u fikiro mise dadka qaldan oo si xun wax u arko ma aqaan runti hadii aan qaladanhy wad I sixi kartid si dagan aflaado la'aan thanks all of u
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 8 жыл бұрын
fikir kaaga waa mid aad u saxan lkn is ficilka iyo caayda somali ayaan unhy sxbeey dhaqan keena iyo cadadeena ha jabin waa inaad caayda qofkasta kkkkkkkkkkkk
@maidashukulaatiina2433
@maidashukulaatiina2433 8 жыл бұрын
ösmaan cädde bro cayda waalaga fcnyhy xasid ma libaano wllhi waalaga fcnyhy in dadka ku mashquulno maxa yeelay nafteyna nooga baahan ku mashqulid sax so maha bro and thanks a lot
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 8 жыл бұрын
+Maida Shukulaatiina waa mid laga fcn yhy aad iyo aad waxaa an ooga harnay dunidaan hormarty walasheey qaali waa xaasid nimada iyo cuqdada aan isku heyno illahi qulub teena ha inoo mideeyo oo xumanta iyo xasad nimada hanaga saaro waxkle malahan uduucee un wll qali somali mahadsanid
@naimahussein2815
@naimahussein2815 2 жыл бұрын
2022 dhageysanoya🤣🤣
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Soo Jaleec. Fartuun Omar 2011 - Directed by Nabiil Nur
4:47
NABIIL NUR
Рет қаралды 689 М.
dayniile song 2012 OFFICAL VIDEO
7:32
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 3,2 МЛН
DALXIIS NEW SONG DALMAR YARE IYO RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
6:31
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,7 МЛН
Axmed Daahir X M Dalmar Heesta Kulan HD
6:44
Horn Cable Tv
Рет қаралды 704 М.
Dalmar Yare DIIHAAL 2013/2014  DIR: A.zim
6:51
Fanka411
Рет қаралды 740 М.
DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
7:09
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
Fariin - Fartun Omar 2011- hees Cusub
5:45
Madaale Productions
Рет қаралды 583 М.
Koobkii Caashaqa
7:42
Ilkacase - Topic
Рет қаралды 850 М.
Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare . Ha Iga Dheraan. Directed By Samatar Said Salah
6:51
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН