Jaceylkaaga Ilaasho | Somali Short Film | Qaali Ahmed | Rage Abdi | Hassan Jabane | 2022 4K

  Рет қаралды 133,220

Raage Abdi

Raage Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 153
@hassanabdi6591
@hassanabdi6591 2 жыл бұрын
Hhhhh anaaba isku qoslay orodka hhhh
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 2 жыл бұрын
😂😂 maserkaa kunuure wiilow
@hassanabdi6591
@hassanabdi6591 2 жыл бұрын
@@nafisaibrahim4531 igu haleey
@hassanabdi6591
@hassanabdi6591 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 2 жыл бұрын
War maxaa ku baacsaday 😂😂😂😂
@saynababukar8355
@saynababukar8355 2 жыл бұрын
hhhhh xassan funny ayaa thy wale keep going 💪👍✊
@Mayyah12
@Mayyah12 2 жыл бұрын
Alla Rage Abdi is back aad aya ugu mahadsantihin filimkan quruxda badan qaali iyo t3am fataale miss y'all 🥰❤
@sulekholove1646
@sulekholove1646 2 жыл бұрын
Culaska allh nag dajiyo anig iyo intii xaamilo ah aamiin
@hafsocaddey2762
@hafsocaddey2762 2 жыл бұрын
Aamiin xbbty Horta qaali madhashe mise wali😂
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 2 жыл бұрын
Alla maxa igu sheeegi waysen In Film Cusub So galiyeey Team-kaygi❤Rage Iyo qali Team
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 жыл бұрын
😂😂😂😂Anigoo hada soo dhacay kawaran hee.
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
War nosoo badsha Qaali wan u xiisnay jiliinkeeda Allah xafido😊
@saynababukar8355
@saynababukar8355 2 жыл бұрын
rage & qaali keep going waa idiin jeclhy qaasatay qaali qurux Miss you qaali 🌹🔥
@Mohamett72
@Mohamett72 2 жыл бұрын
Yes yes yaa ila sugayay 🥰 Legend always Legend raage ❤
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 2 жыл бұрын
Yess kooxdaydii waa soo noqdeen 🤩🤩🤩
@mohamedawies1221
@mohamedawies1221 2 жыл бұрын
Hibo wala haqiray wlh lama aqon sanayo xita rage gabadha wan tagerna ee inoso badiya clpyada
@fardowsaqosalwanag8702
@fardowsaqosalwanag8702 2 жыл бұрын
Haa wlh waa runtada
@bilankaaran5601
@bilankaaran5601 2 жыл бұрын
Hibo nuura ma mesha ku jirto maba u jediye qoftas tageran u ahay
@bilankaaran5601
@bilankaaran5601 2 жыл бұрын
Weyba ficnan lahed hadey ku jiri lahed kuma jirte dhesha ciyarta ka daya
@kowsarliin
@kowsarliin 2 жыл бұрын
Hibo wey ku jirta video gan
@kowsarliin
@kowsarliin 2 жыл бұрын
Cadi waye team hibo cadi iska dhiga codkeda ma idinka dhumayo
@mailtony5958
@mailtony5958 2 жыл бұрын
11:39 HAD ME ROLLING
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
The legend is back rage abdi N Qaali My Fam🥰🥰🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@somalirunsheek1886
@somalirunsheek1886 2 жыл бұрын
mashallah short film oo kala kacsan caadi mahan wa arin ad iyo ad u so badatay ku socda
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 2 жыл бұрын
Hamplya hamplya waxan idinka hamplyn ubadk yar gurka kusoo biir farxad warta idin rayan qali hadu alle kala keen alxmdulh🤲😍
@mursalcismaanxuseen1658
@mursalcismaanxuseen1658 2 жыл бұрын
M.a Allah Asxab lawaayay Noso badiya xasan jabane wanku wata raga abdi sido kale kib going
@Mabule33
@Mabule33 2 жыл бұрын
Qaali waanba u xiisay jilinkeeda❤❤❤❤
@ifrahmohamedsahal9409
@ifrahmohamedsahal9409 2 жыл бұрын
Horta ragow wllo mad sosameysid filmki after ee part2 maraayay please
@amishbintiali7043
@amishbintiali7043 2 жыл бұрын
Maskinta mxa udibeysin wll Rage keep going family a jeclahay ❣️♥️👍💯
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 2 жыл бұрын
Masha alha welcome back axbaabi
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 жыл бұрын
Hassan Jabane Isoo qabta, Hassan jabane ii geeya aniga ku haysta
@leylahaji2029
@leylahaji2029 2 жыл бұрын
Hassan i radiyaa 🥺
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 жыл бұрын
My Fv walaal Hassan Jabane🤗
@mohamedissack26
@mohamedissack26 2 жыл бұрын
M.a qaliyey i.a part 2
@maajidpoi7310
@maajidpoi7310 2 жыл бұрын
My teaan welcome back
@aishaali6565
@aishaali6565 2 жыл бұрын
Welcome my team idhin xisney filimanta noso badhi
@zamzamabdirahman2529
@zamzamabdirahman2529 2 жыл бұрын
Rage Abdi iyo Qali Ahmed wanuxisay wllahi filamadoda
@fartuunmohamed5105
@fartuunmohamed5105 2 жыл бұрын
Hassan jabane jiliinkiisa wlhi aad ayaan u jeclahy
@shamsoaadansheikh5983
@shamsoaadansheikh5983 2 жыл бұрын
qaali madhashy wllo😳
@zuuzuuu7736
@zuuzuuu7736 2 жыл бұрын
Filimantina wanu jecelnhy rage iyo qali❤
@saedsaed7136
@saedsaed7136 2 жыл бұрын
Bro I need one guy like him ✌🏾🧐🤣🤣🤣🤣✌🏾
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wow amazing welcome back guys
@Apdirazakpro
@Apdirazakpro 2 жыл бұрын
30 minutes i can't wait✋
@kowsarliin
@kowsarliin 2 жыл бұрын
Walashey hibo nuura aha igama dhumeyso xita hadi camerada lagu qabanin codkeda aqonsanaya wad ka baxsaty abayo
@cargokill.2391
@cargokill.2391 2 жыл бұрын
Hibonuura wey so labaty hore u soco sis inoso badiya ruwayadahan oo kale oo fadhiga ah
@abdullahiabdi9571
@abdullahiabdi9571 2 жыл бұрын
Shaahan sidee u cabaysaa. Qaali ladan walal macan waan ku salamay
@mrbusy4215
@mrbusy4215 2 жыл бұрын
Jacaylkaaga ilaasho maaha flim-kaan ee Dareenka dheesha kadaaya plz
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Welcome back my team😊🙏
@queensamiiha2240
@queensamiiha2240 2 жыл бұрын
Wilka qali lawado Woow M. a 😭😭😭❤️
@ubaxaxmed5614
@ubaxaxmed5614 2 жыл бұрын
Raage qaali ma dhashay
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 2 жыл бұрын
wawareey qali ahmed she caming back
@ubahabdirahman193
@ubahabdirahman193 2 жыл бұрын
Qaali madhashy🥺
@IiroonHaji
@IiroonHaji 2 жыл бұрын
So laabasha wacan yeamkeena so dhawaada aaad ayaad u mahadsantihiin
@deeqomaxamed8599
@deeqomaxamed8599 2 жыл бұрын
Masha allah
@muunomaanka7003
@muunomaanka7003 2 жыл бұрын
Mashllh abyo noo sobadi filmada
@munomohamed6210
@munomohamed6210 2 жыл бұрын
Ayyyyyyyy noo soo badiya😍
@maizahaaji8395
@maizahaaji8395 2 жыл бұрын
Team qali ❤️ Ladan WA taganhy
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 2 жыл бұрын
M.a Allah isku kiin daayo
@cargokill.2391
@cargokill.2391 2 жыл бұрын
Wow wow wow lejen ah ayad kuso darty ruwayada waxanba ka helay sidey ninka hal gacan ugu qadeyso pro qeybta xigta gorme inoso deneysa waba sugi la nhy
@zeff_mo
@zeff_mo 2 жыл бұрын
Hasso 😂🤣😂😂😂😂nacalaa waad iga qoslise wllhi adiiga iyo amiin 😂🤣🤣😂oroodka idiiilaay iyo ohiinta 😂🤣😂😂
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Wow beautiful noso badiya
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 2 жыл бұрын
wiilkan wlhi waa iska jeclahay Jalinkisa malahan miya KZbin
@deekohusein3244
@deekohusein3244 2 жыл бұрын
My team🥰🥰
@fardowsaqosalwanag8702
@fardowsaqosalwanag8702 2 жыл бұрын
Team hibo nura is mujiya yaqey
@سادهحادمسادهحادم
@سادهحادمسادهحادم 2 жыл бұрын
Hibo nuuri ma fananadii wayneedbaa mise waa tu kale iga daba geeya bal hblo
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 2 жыл бұрын
Qisadaan oo dadban ayaa iheysato waan balanay waqtigii Lama gaarin oo ma dhawa ane jaceel xad dhaaf iyo maseer tano kale. Ah. Aduun ayaa sidan iska eh wlhi.
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Ha maseeyrin wll naftada ku kalsoonow iyo qofka ad jeceshahay waxad aaminta in talada Allah un leeyahay wixii ku qoran cidna ka qaadi mayso insha Allah wad helaysa haday kheyr ku tahay Allah ha ku fududeeyo
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 2 жыл бұрын
@@saynabibrahim4703 thanks sister lkn maseer waa wax jira. Lkn waxa I celinaayo ayaa ah kalsooni aan ku qabo iyada jaceelkeeeda 100%. sheydaan meel geey. Hhhhhhhh asagoo dad ah ayaa buuxa.
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
@@mohabdalla8651 beenta ma ahan wll qaali maseyr wa wax jiro hadii ad awoodii ad ku guursan laheyd leedahay caqabada lama waynayo ee iska so gabagabeya Allah kheyr ha kaga dhigo mararka qaar wax aan kheyr noo ahayn ayan nafteena ka jeclaana lkn Allah ayaa og waxkasto kheyr no ah asaga ayana na siiyo anaga waxba ma ogin marka maseyr ku galo laba rako salad tuko qof wax jecel maseyr kama marno waayo markad maseyrto unbad wax jeceshahay jaceyl bilaa maseyr ah wax jiro ma ahan qofka inta ad u maseyreysa ayad jeceshahay
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 2 жыл бұрын
@@saynabibrahim4703 intaan wada socona shaki amay midkaa raacdaa iguma jirto lkn ninkii lahadlaa hhhhhhhhhhhh xanaaq ayaan dareemaa waana iskula yaabaa. Masha Allah way fiicantahay markaad qof kaa xanaajiyo kuna dajiyo. Waa ilaah nahadiii.
@fatmacumar7191
@fatmacumar7191 2 жыл бұрын
Wxb badn qali oo ordaysa waa aragne hda Qali oradkii waa laga wareejiya😂😂
@muzamil2891
@muzamil2891 2 жыл бұрын
Masha allaah❤❤
@yasinomar9665
@yasinomar9665 2 жыл бұрын
TEAM RAGE ABDI
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 2 жыл бұрын
Part 2 ayaan sugeyna rage🙏
@xadarichannelmx6769
@xadarichannelmx6769 2 жыл бұрын
Part 2can,t wite
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 2 жыл бұрын
My people welcome back 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@zakiaabdi9343
@zakiaabdi9343 2 жыл бұрын
😅😅 musalsal nooga dhiga plz
@runeyofficial2292
@runeyofficial2292 2 жыл бұрын
Abaayo qaali madhashay
@cabdiraxmaanaxmed8208
@cabdiraxmaanaxmed8208 2 жыл бұрын
Rage abdi lbx nolow sxb
@abuukarmaxamedcusmaan9044
@abuukarmaxamedcusmaan9044 2 жыл бұрын
Wan kusalamay raage sxp siqas ayan kurabay will ee number iso dir sxp sre iguna salan dumashideda by
@abdiali1775
@abdiali1775 2 жыл бұрын
Naagti wax rabto ayadana wax ha dhiibto sheekada waa ii dhiib iyo aan ku dhiibee
@zarasalah3488
@zarasalah3488 2 жыл бұрын
Hassan isiya 🥺😂😂
@ayanadan1930
@ayanadan1930 2 жыл бұрын
Thanks rage abdi wll
@siradmohamudhassan7239
@siradmohamudhassan7239 2 жыл бұрын
Wan zuga lahaye ina qali arko
@abdiali1775
@abdiali1775 2 жыл бұрын
Waxaan sugaabo allhamdullilah waa diyaar
@timeyuuofficial8283
@timeyuuofficial8283 2 жыл бұрын
My bro yuu
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 2 жыл бұрын
Yuu 🔥
@aishanoor2236
@aishanoor2236 2 жыл бұрын
inankaan Hassan layiradho ilma adeeryaal hageen kalahariraa bal isohariqa meel uun
@faadiyabeauty7244
@faadiyabeauty7244 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh shankun aa qosol badan muxuu u carerey
@abdiali1775
@abdiali1775 2 жыл бұрын
Wallah billah waxaan ku qoslay inta danbo oo warqada meska.sarayo oo ordaayo ala xarifsanaa bilcaan sidaa unbaa layelaa axsan kale malahan
@mandeeqmoha6540
@mandeeqmoha6540 2 жыл бұрын
Filimantiina uxiisnay yaqey
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 2 жыл бұрын
Filinkaan caadi maaha
@ifrahmohamedsahal9409
@ifrahmohamedsahal9409 2 жыл бұрын
Film kawanka helay runti mahadsanidiin
@bilanhasan904
@bilanhasan904 2 жыл бұрын
HARQAANLE 😂AAA😂😂😂
@haniisse8380
@haniisse8380 2 жыл бұрын
Qaali ma dhashay mase wali wey buuratey
@maanbuumuqtar3562
@maanbuumuqtar3562 2 жыл бұрын
Qali babyga away
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 жыл бұрын
Very handsome lol
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 2 жыл бұрын
Qaali axmed & Rage Abdi waa ka helaa film sameysan
@ifrahmohamedsahal9409
@ifrahmohamedsahal9409 2 жыл бұрын
Iyaa xasana wad iga yabisay hhh 😄 🤣 😂 😆
@Queen-sheba31599
@Queen-sheba31599 2 жыл бұрын
5 kun aaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣alla beerka🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 2 жыл бұрын
Yuusufkan kii rayaan so dhigeesey ma ohoo aawey tinta🤣🤣🤣🤣
@rozaaquen6978
@rozaaquen6978 2 жыл бұрын
😂1daY 5.4Kviewz 😂😂anothr levl 😂😂😂😂
@hibonuuraofficial505
@hibonuuraofficial505 2 жыл бұрын
Inaba cadi maha ruwayada kabax weynu kabaxsanay
@anfacdhayman2534
@anfacdhayman2534 2 жыл бұрын
😇
@nimcosacid1433
@nimcosacid1433 2 жыл бұрын
ar ninka so qabtaaaaa😂😂😂😂😂😂
@ifrahahmed9926
@ifrahahmed9926 2 жыл бұрын
Noso badiya plz😌😂
@sawdasaalahwaliduroon75
@sawdasaalahwaliduroon75 2 жыл бұрын
Maskiinta make up xataa mamarsan yaarab
@acia2237
@acia2237 2 жыл бұрын
Xaaamilana waa tahy maskiinta ilaahey hkala keeno inshaLalh
@abuukarmaxamedcusmaan9044
@abuukarmaxamedcusmaan9044 2 жыл бұрын
Wan kusalamay raage sxp siqas ayan kurabay wll ee number ishere idheh iguna salan dumashideda by sxp
@Bin_hazan
@Bin_hazan 2 жыл бұрын
😁🏃
@maanafiikar4783
@maanafiikar4783 2 жыл бұрын
Shb duma waga madhalin.................. ..?
@koontejr11
@koontejr11 2 жыл бұрын
Waku dheeeshen waxay kala kulantay maqaayada ayaa la rapi ina so gudbisan I mean reaction ayka bixisay lacagta
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 2 жыл бұрын
Kkkkkkk oradkaa iga gadan kkk
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 2 жыл бұрын
Rage harqanle🤣
@hodongoleed9543
@hodongoleed9543 2 жыл бұрын
somada ruwayadaha
@abdiali1775
@abdiali1775 2 жыл бұрын
Qaali wajekada wuu is badlay walee
@umuyusuf7484
@umuyusuf7484 2 жыл бұрын
Ur ayey ledahay sasu isu badale
@naciimoidiris1929
@naciimoidiris1929 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh 😂😂😂 hab isii kulaha
@anhaar8247
@anhaar8247 2 жыл бұрын
Allah qaaliya ninka darteeda loo dilaayo kuteh nin ragaa tahee iska celi 😂😂😂
@yaasmiinmohamed9230
@yaasmiinmohamed9230 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 inta dambo iga gadan😂😂
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 ala manoli shankun aaa fagatax
@ikramkeif4412
@ikramkeif4412 2 жыл бұрын
🤣🤣qebta dharbaxida
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Adnan mohamuud
Рет қаралды 208 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,6 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 102 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Rami Abdalla Official
Рет қаралды 298 М.
FILIM  QISO  DHAB  AH  IYO  XAALDA NAIROBI PARTI 1🥹
14:48
Dareen Official
Рет қаралды 369 М.
NAF KU JACAYL 💔 [SHORT-FILM]
14:05
BRUNO8th
Рет қаралды 88 М.
ILMADA KU HOREE FILM JACEYL SOMALI SHORT FILM 2018
11:11
Hosow Pro
Рет қаралды 544 М.
SHUTTER VS 3 GIRLS | DOOD DAGAAL ISKU BADASHAY
23:10
FAM TV
Рет қаралды 57 М.
QASAARO JACEYL | Short Film | Mohan, Maqsuud, Sucdi | StreamNxt Originals
34:45
StreamNxt Entertainment Inc.
Рет қаралды 190 М.
IFTAR | Short Film Comedy | Rage Abdi | Qaali Ahmed | Hassan
9:55
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24