Jasiira beach iyo Saxaraha muqdisho 🏖🇸🇴

  Рет қаралды 180,354

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Жыл бұрын

Пікірлер: 577
@handeeqa5264
@handeeqa5264 Жыл бұрын
Inta ila aragty in wiilasha rer somaliland sida ay u soo bandhigan quruxda soomaliya inany cidkale uso bandhigin so daawo vlogyada Abdalle jamal, Qays qayser iyo dhakhtarba ay duubeen 😊❤
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Fata dhugta kala tag mesha wax somali land la dhaha ma jirto ee
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Haa wllo soo dhawaaw mogadisho waa gurigaaga welcome🤝🖤
@sacdiyaahmeh6231
@sacdiyaahmeh6231 Жыл бұрын
Reer xamar hadaa nahay waa qarsa jirnau deee nimcada
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 Жыл бұрын
SOO WLALAHEEEN MAHA RABI HAYNOO DAYSTO WLAL LAYSKAMA HELEE🤍
@rahmaali423
@rahmaali423 Жыл бұрын
@@nasraabdullahi9406 Amiin wllnimo ❤
@marwokhalid1402
@marwokhalid1402 Жыл бұрын
Mashallah Muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴ad bay u qurux badantahay allaha dayo o bilicda u siyadiyo balayadana harer mariyo xalka iyo jabuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ban idinka so salamaya walalayal
@MaidoCabdi-qm6fs
@MaidoCabdi-qm6fs 4 ай бұрын
waanka qaadnay wll
@rahmaahmed2716
@rahmaahmed2716 Жыл бұрын
Wan jeclahy inaan muqdisho tago mar un love U reer muqdisho from Hargeisa❤
@farhiaahmed7653
@farhiaahmed7653 Жыл бұрын
Love you too sis
@ayuushahmed4493
@ayuushahmed4493 Жыл бұрын
Welcome Queen❤
@naciimohassein6623
@naciimohassein6623 Жыл бұрын
welcome wll ada leh xamar😍👌
@mos1954
@mos1954 Жыл бұрын
Soodhawoow Huuna ,Hargeysana Waa inoo Hooy labadaba waankunoolahay.
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 Жыл бұрын
Soo dhawoow abyo🤍
@Khaliiid212
@Khaliiid212 Жыл бұрын
This is our own Maldives 🇲🇻 thanks for showcasing the beautyfull side of a our nation Edit: thanks for 💯+ likes
@Mohatopg
@Mohatopg Жыл бұрын
🇸🇴proud to be somali
@israshiekh2606
@israshiekh2606 Жыл бұрын
Hl
@Khaliiid212
@Khaliiid212 Жыл бұрын
@@israshiekh2606 hello
@kadraali9180
@kadraali9180 Жыл бұрын
muqdisho wan jogaa waligey ma tagin halkaas wiilasha hargeysa ka yimadeen jogaan masha allah team dhakhtarka waad majadsantihiin waan idin tageraa
@CabdiqaniTooree
@CabdiqaniTooree Жыл бұрын
​@@kadraali9180 😂😂😂
@najmanayruus1942
@najmanayruus1942 Жыл бұрын
jah 🥺 wa qiiroday wlhi allow xmr nabad warta sii amin yarabi
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Dalkeennu quruxdiisa ma'aragno 🥰 Isagaa meelwalba noogagafilan 🥰
@caanodhame2523
@caanodhame2523 Жыл бұрын
Aduunka wadan dalxiis uga wacan ma jiro wadankeena runtii waa wadan qani ah lkn an dawlad xoog leh hysan keep going from 🏖
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 Жыл бұрын
Ee dhakhtar wa ku salamay🥰🥰 muqdishona duco iga gadhsii wllky wa gabadh borama joogta
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Two
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
Walal wad kumahadsantahay sidaas ookale anagana naga gaarsii salaan iyo duco reer boorama magaalda cilmiga iyo aqoontaba usaaxiibka ahi.
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 Жыл бұрын
@@aarboy2305 wllky qali mahadsanid🙏🙏 Haye ana kagadhsin
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Waa kaa godoonay adiga salaan naga gaarsii qalbigaa idinka jecelnahay
@rahmarahma9457
@rahmarahma9457 Жыл бұрын
@@dailycontent3955 🥰🥰
@faravsharif4988
@faravsharif4988 Жыл бұрын
Dalku nabad buu rabaa, dad wanaagsan buu rabaa dowlad daacad iyo daryeelka kuwanaagsan buu rabaa, gafuurduub laduugaa larabaa, dunidu daawasho utagtuu rabaa, duliga aan kabaxnaan rabnaa. Hore usoco doctor.
@zuhuurasomali6219
@zuhuurasomali6219 Жыл бұрын
Mashallah Muqdisho bilan allow balada ku dhinacmari 🇸🇴🤲😇🥰🥰
@baxarozcade5185
@baxarozcade5185 Жыл бұрын
Jaziira meel qurux badan maasha allah waa u xiisay
@salmanmanka
@salmanmanka Жыл бұрын
Waan ilmeeya Wlhi markaan arkay wadankan bilacdan iyo quruxdan leh dadkiisana is cunaayo sorry Somalia 🇸🇴 😢😢😢
@samiiraahmed9498
@samiiraahmed9498 Жыл бұрын
Muuqalka iyo heestaba waa laysku talgaley my mother land jaziira🌊
@amalhawadle2502
@amalhawadle2502 Жыл бұрын
Thank you for showing what the media don’t show. Somalia is such a beautiful place. Keep going and hope to see more of this content inshallah. Somalia Hanoolaato 🇸🇴
@Faatuush-yr9yt
@Faatuush-yr9yt Жыл бұрын
Qd 4q 3:11
@Faatuush-yr9yt
@Faatuush-yr9yt Жыл бұрын
🎉5
@Faatuush-yr9yt
@Faatuush-yr9yt Жыл бұрын
P😊pp😊
@Faatuush-yr9yt
@Faatuush-yr9yt Жыл бұрын
😊p0😅pppp0p😊ppp😊
@Faatuush-yr9yt
@Faatuush-yr9yt Жыл бұрын
😮
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 Жыл бұрын
shac'abku isma hayaan ee waa siyasaad wallhi inaad gurigaagi joogtaa la mooda 5th somaliyeed ha nooldaan from somaliland
@user-pt6uw5jj3k
@user-pt6uw5jj3k Жыл бұрын
MashaAllah
@aaminocadiraxmaan8797
@aaminocadiraxmaan8797 Жыл бұрын
masha allh qurux badanaa allow nabad noga dhig muqdisho muuq wanag mar uun waan iman insha allh🥰🥰❤
@abdirahmaanawil-zn7gc
@abdirahmaanawil-zn7gc Жыл бұрын
Saxiib keep going ❤ Masha Allah mugadisho 🔥💯🤑
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 6 ай бұрын
My favourite beach ⛱ jasiira waan u xiisay wllhi
@mademoisellesoso6375
@mademoisellesoso6375 Жыл бұрын
Mogadishu magalada madaxdyna allow nabad ka dhig waa diamond ee 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 Жыл бұрын
Dhakhtarow hor mar wacanaa ku rajeenaa i.a nuqdisho markle kuso dhawaaw 🥰🥰
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 Жыл бұрын
Muuq bilan muqdishu macaan iyo youtuber halaasi baa is helay qurux badan muuqaalku❤🇸🇴
@Lil_shaafi1
@Lil_shaafi1 Жыл бұрын
WAX WLABA WAXA KA MACAAN QURAANKA ❤️
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane Жыл бұрын
Gacantaada ha barakoowda, caasimadda ku Soo dhowoow mar kale
@adannur4755
@adannur4755 Жыл бұрын
Masha allah sxb keep going hourmar wcn dhulkeyga hoyoo qurux bdn
@lolesp1084
@lolesp1084 Жыл бұрын
I don't normally comment but I have to say Dhaktar is a really cool guy.
@gabarlandheereah8075
@gabarlandheereah8075 Жыл бұрын
Muqdisho nabadbaan jeclaa inaan mar kusoo nastee nasiib ha i keeno xamar nagaasho dadkoo ku jira Mogadishu hal bil ayaan ka maqanahay wana u xiisay 😢
@guuleedipro7400
@guuleedipro7400 Жыл бұрын
Anoo daawanaya maldives ayaa waxa isoo dhacay notification jasiira Pouse ayaan ku qabtay waayo kan anaa le kaana nin ila mida Our land alle amaan ha inooga dhigo shanteena somaliyeed oo qalbiyadeena ha isku furo
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Жыл бұрын
Masha allaah kudalxiis dhulkaga wll doctor ❤❤ 🇸🇴🇺🇸
@ubaxadan8779
@ubaxadan8779 Жыл бұрын
Aboowe lugta sideeh kuu noqoty ilaahay hakuu caafiyo wllo from muqadisho 🇸🇴❤🙏
@samiiraomarmuze5365
@samiiraomarmuze5365 Жыл бұрын
horomar wacan wll 🤗
@djimalehabdidouhour7755
@djimalehabdidouhour7755 Жыл бұрын
i'm verry happy to see this place in my country #Somalia Jasiira beach one of the days i will become in muqdisho inshaallah. keep going my brother dhakhtar.
@filsancadey1625
@filsancadey1625 Жыл бұрын
Thanks wll sida wacn ee dalka quruxdiisa usoo bandhigeyso 😍😍
@mohammeda.aidiid3039
@mohammeda.aidiid3039 Жыл бұрын
Dhakhtarow bro wadadii ugu wacnyd imka qaady saaxiib❤️👏
@Zancho777
@Zancho777 Жыл бұрын
My favourite KZbinrs Dhakhtar and qays qeysar 👏❤️
@Kaynaan-dp1em
@Kaynaan-dp1em 2 ай бұрын
Dalku waa qurux badan yahay 🇸🇴❤
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Жыл бұрын
Ay m.a qurux 😍 mudisho muq wanaag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@IqraSheikh-cu1lz
@IqraSheikh-cu1lz 2 ай бұрын
Waaa dhulkaaga Hooyo adaa leh cid kaa xigto maleh❤
@ugaasmacnaawi5388
@ugaasmacnaawi5388 Жыл бұрын
Dhakhtar lugta xanuunaysa Alle ha caafiyo waa qof qalbi fiican Wu uhuray inuu muqaal so duubo hadada dawatay more duco
@hamdiINdhacad
@hamdiINdhacad Жыл бұрын
Inshallh wadankeena burburka wuukabixin meelahaas oodhana wala dayactirin wakhti aan fogayn waxy noqon meel dalxiiskeeda lagu tartamo quruxd3edq
@maryanfarah9868
@maryanfarah9868 Жыл бұрын
soo dhawow dhulkagii ku damashad jawi wacan waa dalkagii iyo dadkagii somaliyed oo ku jecel jawi wacan dhalinyaroyiska damashada cafimd wacan gacalayal horumar wacan guulaysta dhalintena somaliiyed
@manaomar212
@manaomar212 Жыл бұрын
Dhalinyarooy isku tashada oo dhulkiina ilaashada oo ka tashada Odayaashan waqtigodii dhamaday oo siyasidiin isku sheega ah oo idin kala qaybinaaya ☝❣ ☝❤ ☝🇸🇴✌
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 Жыл бұрын
May Allah protect our country from evils Aamiin
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Ala dalkeenu Qurux badana ka so biloow illaa Goobweyn ku gee buurtii daalood waxa Alle nimco ino dhigay hadana somalidu Ka baahan yihiin.maxamud dhakhtar Adigana walal Allaha ku xafido guul wacan Ku rajaynayaa
@dekowibrahim8049
@dekowibrahim8049 Жыл бұрын
Keep going brother 😍👑👍✅🇸🇴
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын
Masha Allah jasiira beach 🏝 jawi fiican 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shalka34
@shalka34 Жыл бұрын
Caasimada umada soomaliyeed❤️❤️
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 Жыл бұрын
Kkk umadee adeer naga xishooda waa caasimadii qarax iyo qadaad wayntee
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
​@@ibraahimaliaspro8334edeb daran tahay waryaa adaa qarxa sas hakugu qurxoonaato adiga oo qarxin hoyadaa baa qaraxda😏
@MrMoe612
@MrMoe612 Жыл бұрын
Maasha allah my county is beautifully❤❤❤
@Abdihakin797
@Abdihakin797 Жыл бұрын
Masha allah dhamaan dalkeena qurux alle wa u dhameyey heesta isku jirjirta ya qadey igu cawiya fadlan.
@nasriina_4457
@nasriina_4457 Жыл бұрын
Gcnta alle haku barakeyO Like iyo share yakula dhafi kara ba 🎉 Bilicdii dhulkeyaga so duubte muqdisho allow nabad ka yeel.🇸🇴🤲
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Жыл бұрын
Walalkey Dhaqtar Sharaf iyo karaama korkaaga ❤️
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brothers dhakhtarka beautiful sea 💘💯💪
@caddeheey2013
@caddeheey2013 Жыл бұрын
Mash@llaah...Dhakhtaroow ur ma ahane caraf dheh ...qaxwaha ...waan idin salamaya sxb adiga iyo teamkaaga ...Allah habidin xifdiyo Jaziira in badan ban ku dabaashay...beautiful ever beach ⛱️
@aaminocabdulaahifaaraxacf596
@aaminocabdulaahifaaraxacf596 Жыл бұрын
muuqaalkan wuxuu u aqlmaah wax like kabadan wlhi m.a ee plz muqaalka xaqiisa halasiiyo 🥰🥰🥰
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 Жыл бұрын
Keep going Brather dhakhtar channel 🥰
@Codka143
@Codka143 4 ай бұрын
Masha Allah waa meel aad & aad u qurux bdn 🥰 Meelaha aan lacagaha ku bixino waliba anaga oo bahdilad dareemeyno cunsiriyad fara badana inoo dheertahay & Dhulka aan heysano ee Illah inagu beeray lkn aan sinaba ugu faa’ideysaneynin Waa ciil & qoomamo #Dhulka aan heysano+habacsananta ina heysata & kuwa hogaanka inoo ah = Hoog oo ba’ hanna harsan waligaa 😡💯
@nimcaanmaxamedmuuse5719
@nimcaanmaxamedmuuse5719 Жыл бұрын
Beautiful beach 🏖️
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Adeer waa casimadda umadda Somaliyed Ku raaxeyso sxb nd welcome to mogadishu 🇸🇴💙
@ashaamey5593
@ashaamey5593 Жыл бұрын
Manshallah tabaarakallah aad u mahadsanid sida quruxda badan aad wadanka meelaha ugu qurxoon aad soo diyaarisay you make us so jealous beautiful place thank you so much
@QadromohamudQadro
@QadromohamudQadro Жыл бұрын
Wow my city 😍 😳
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Жыл бұрын
Soobadi❤️ wll qali jasaakalaahu khayr jaas
@aaishaabdullahi1927
@aaishaabdullahi1927 Жыл бұрын
Masha Allah alla dalkena maxa qurux tala I miss my muqdisho muq bilan🥰💋 this he is best KZbinr DHAKHTAR wll mcn noloshu Kuma ciisho wlhi wilkan 1M ka bdn uqalmaa sln sare legend🤴🌹❤🥰
@hamthanasir3777
@hamthanasir3777 Жыл бұрын
Masha allah ku raxayso noloshada🤩🤩🤩🤩🤩
@maryanruun369
@maryanruun369 Жыл бұрын
Waaaw masha allah waa xafada an kudhashay
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f Жыл бұрын
Masha Allah 🇸🇴❤
@caskaoficiall9116
@caskaoficiall9116 Жыл бұрын
First the best KZbinr ❤
@najiimosman2963
@najiimosman2963 Жыл бұрын
Dhakhtar Big Legend zhp 👏
@dahabaomar857
@dahabaomar857 Жыл бұрын
ماشاء اللة تبارك الرحمن الله يحفظ بلادنا الحبيبه من الظالمين أن شاء اللة تعالي نرجعلك يا وطني غالي 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 Жыл бұрын
First one keep going my dear brother 🙏
@xamda9097
@xamda9097 Жыл бұрын
Wawwwww mashalah keep going brother mahamoud
@Kooreeye
@Kooreeye Жыл бұрын
Ninka kalyeen taageero dhakhtar keep going from burco😁
@khadaranilion5722
@khadaranilion5722 Жыл бұрын
Second comment my brother keep going
@deeqosaid5555
@deeqosaid5555 Жыл бұрын
Horumar wacan wllky khadhtar😘😘🥰
@hibonur9375
@hibonur9375 Жыл бұрын
❤❤❤❤amazing home sweet home wadankenaa wa barwaqoo Allah nawad noga dhigoo
@ayanomar3962
@ayanomar3962 Жыл бұрын
You are super talented bro, masha Allah keep going may Allah protect you
@diamonddiamond6415
@diamonddiamond6415 Жыл бұрын
War dhakhtarow luugti maa waxweynba kaa gadheey waali waad dhitiinaysaye waan idiin salaamaya adiiga iyo asxapta kalebaa ✌✌
@ayuushahmed4493
@ayuushahmed4493 Жыл бұрын
M.a best KZbin welcome to Muqdisho Dalkaga io dadkaga ku soo dhawow Gacmo furan qalbi safiya bro🥰❤️
@shireabdi1063
@shireabdi1063 Жыл бұрын
Enjoy brother beautiful place
@raxomoha5481
@raxomoha5481 Жыл бұрын
www mashaa alah video jawigisa wata waye ❣️💔❤💛
@nasrafaisal5726
@nasrafaisal5726 Жыл бұрын
MashaAllah amazing video😽🥰 keep Going walal ❤
@suhuusahur6782
@suhuusahur6782 Жыл бұрын
Fav youtuber🥰💖
@alimohamed9172
@alimohamed9172 Жыл бұрын
MASHA ALLAH MASHA ALLAH BROTHER I LOVED YOUR CHANEL
@fatxi4567
@fatxi4567 Жыл бұрын
Woow muuqal qurux bdn allow wadakena nabad noga dhig
@oumihoussein5238
@oumihoussein5238 Жыл бұрын
Waaaw Wan ladhacay masha allah jazaka allahu kheer
@anishaabdirahman8916
@anishaabdirahman8916 Жыл бұрын
absolutely gorgeous love my people one love always and forever😊 keep going wallalo ❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
The Legend Dhaqtar 🙌
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Qrxdaas nabd Allah inogu daro dhaqtar thanks yaqeey 🤗🤗🤗🤗😊
@Khalduuni_Vlogs
@Khalduuni_Vlogs Жыл бұрын
Keep goin dhkhtar bro ❤🎉
@zabariinaabdishakur9436
@zabariinaabdishakur9436 Жыл бұрын
Ayy Muqdisho cadey ❤️😩
@abdiqaninor7385
@abdiqaninor7385 Жыл бұрын
The goat of somali youtubers wan ku salamay sxb
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
#Dhakhtar waan ku wadana sxp hore usoco legend muuqal qurxoon waaye 🥰
@marwacabdimaxamuud7217
@marwacabdimaxamuud7217 Жыл бұрын
Mash allaah maxamuudoow muqdisho nagu dalxiis waan ubogay wadan keen hore usoco maxamuud wlky ale haku xafido
@drabdallesaleban
@drabdallesaleban Жыл бұрын
Wooow hore u soco brother dhakhtar guulayso
@tamaanshire9989
@tamaanshire9989 Жыл бұрын
Nio your driver was quite crazy 🤪 as well 🤣🤣🤣
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Dhakhtar best youtuber ❤
@anjuupea8062
@anjuupea8062 Жыл бұрын
M.a indhaha kadalxiisny wlhi thank you
@najmanayruus1942
@najmanayruus1942 Жыл бұрын
manshalaaah xmr cadey misse you wlhi walal qiimo badan ilahay gacanta haku barakeyo wanku raxaysta muqaladad wlhi m.a❤💋🥰
@fayzaali6066
@fayzaali6066 Жыл бұрын
Wwwww Mansha allah meel shidan 🥰😘😘
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 Жыл бұрын
Quruxda iyo bilicda magaalada Ayaa nosoo bandhigtay thnks Bro🥰🥰
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 Жыл бұрын
Amar allee waa iska taageeraa dhakhtar❤️👑
@faatumaibrahim4473
@faatumaibrahim4473 Жыл бұрын
Masha allaah muqdusho cadeey💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴
15:25
Taalooyinka muqdisho   | historical places in muqdisho 🇸🇴
9:43
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 67 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 85 МЛН
Maldives of somalia | Mareero Beach 🏝
10:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 288 М.
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 257 М.
Gabar yar oo 10 jir ah | maxa Ku kalifay shaqadan adag wax ka ogow
13:29
deg deg daawo wararkii udanbeyay geerida ismaaciil haniya
20:52
DFC Somaaliya
Рет қаралды 4,5 М.
IS BADBAADI SUAALO ADAG IYO ABAAL MARIN WAYN
19:02
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 196 М.
Wareeysi Gaar Ah, Youtuber Ka Caanka Ah Ee Qays Qaysar
27:40
Universal TV
Рет қаралды 101 М.
Nolosha Geeljiraha | A day in the life of Geeljire
14:26
Qays Qeyser
Рет қаралды 384 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 84 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН