Maashaa Allaah Soomaaliland waa very beautiful country. Waar akhiyaarta waan idin salaamnay ASC WRWB salaam ka dib waa dedaaleysaan Siciid iyo team kiisow maalmaha qadhaadh inaga giijiya. Siciid sidii aad Sanaag wacdaraha uuga dhigtay berrigii dagaalkii huwantu cusbaa waadigii Sanaag oo qurux badan noo soo bandhigay ee yidhi Waar Sanaag annigaa leh oo ku abtirsada awoowyadeyna ku aasanyihine dhoola tus aan caadi ahayn ayaad ka dhigtay Maashaa Allaah. Maantana Saylac iyo goblka Selel isna huwantii oo Ethiopia wadata ayaa soo hunguraysey ee waxay u baahantahay dhoola tus milatery ciidamadii bada ee Soomaaliland raga uugu dhaadheer ee uugu xooga waaweyn ee dhalinyaro iyo waayeelba leh oo derajadoodii iyo dirayskoodiiba xidhan soo kaxeeya oo dhoolatus ha ku sameeyaan adoonkii Oromka ahaa ee Ebay iyo Huwantii Xaarmaajo iyo Xasan Sheekh qunyar abees iyo dabo dhilifkii reer Soomaaliland ba ha ku quusteene. Dhalinyarooy odayadu dhulkan way idiin soo xoreeyeen waanay ka tegayaan dunida mustqbalka dalku waa idinka intiina illaahay gaadhsiiyo. Odayadu iyagoo idinka yaryar ayey u dagaalameen dalkan iyagoo mideysan oo aan is kala gureynin maanta ( this is your time) waxaa laydiinka baahanyahay inaad qabyaalada ka fogaataan siyaasada gudahana aydaan ku mashquulin. Kuwa inala reer Soomaaliland ah ee guracana isku daya inaad soo jiidaan oo aad u caqli celisaan haday diidaan sidii Cabdimaalig na ka digtoonaada idinkoon dareensiin ogaadana cadowga guduhu reer keliya ma aha jilib walba ayey leeyihiin waana laba qolo. Qolo waa dad fikir khaldan laga dhaadhiciyey oo fikirkaas xanbaarsan. Qolana waa qolo bilaa damiir ah oo shilimo iyo sandareero yar dalkiisa iyo dalkiisa ba dhaafsanaaya labada qoloba kala daran khatartooda ayey leeyihiin ee ha laga digtoonaado. Dalka ilaalintiisana ha loo midoobo ( qabyaaladi dugsi ma leh waxay dumiso mooyaane ee isku duubni baa dedaal lagu gaadhaa). Ogaada inaad ( good job) haysaan. Saxaafada wadankeena qaar badan ayaa iska nadhaaciya siraha dalkana si fudud u sheega taasna ka digtoonaada. Waxbarashada maadi iyo diiniba ha lagu dedaalo oo weliba tababarada ciidan iyo is difaacidana ha la barto shaqadii qaran Madaxweyne Muuse Biixi sameeyey aad ayey u fiicnayd wada gala si aad ciidan kayd ah u wada noqotaan. Waan idin salaamay si kal iyo laab ah. Waan dheereeyey hadalka laakiin waa ii muhiim in aan intaas dalkayga iyo dadkaygaba ku caawiyo. Soomaaliland allow dhawr oo guulee cadowgeedana jebi. Aamiin. Aad ayaa u mahadsantihiin dhamaantiin
@Akvlogs_2025 Жыл бұрын
Thanks wall talada fican ee aad dadkaaga siisay iyo sida aad channel kan ugu xidhantahay ba ☑️
@aishamuuse8703 Жыл бұрын
istaahil jazaka allah khayr si fiican baad dadkaaga waansisay ilaahay ha dhowro oo dhexdooda hays jeclay siiyo mahadsanid❤
@AbdirahimAhmed-tw3sz Жыл бұрын
Masha allah waa jaziirado qurux badan.
@istaahilismail5117 Жыл бұрын
Doonyo ciidamada bada ah oo calankii Jamhuuriyada Soomaaliland ka babanaayo keena badaha gobolka Selel ee quruxda badan ku quuso qudhaanjo kaga dhiga. Mahadsanidin. Well done
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Masha Allah libaax guuleyso pro markastaa Waan idiin laa socda 🥰🥰🥰✍🏽✍🏽✍🏽✍🏽🏔️🏔️🏔️🗻🗻🏝️🏝️⛰️⛰️
@hassanarab7873 Жыл бұрын
Well-done bro. Wuxuu ahaa safar quruxbadan.
@aishamuuse8703 Жыл бұрын
masha allah qurux qurux somaliland
@aweesabdullahali1633 Жыл бұрын
Masha alaheeshu quruxbadanaa
@user-ShareYoutube Жыл бұрын
Manshall wadanka dalxiis ubahanyahay
@gamemodesecret Жыл бұрын
Masha Allah
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Maanaha Alaah
@jamaahiirwase Жыл бұрын
@mazing Somaliland!❤❤❤ Mangrove island Sacaadadiin! Anigu Ceebaad ayaan ku haystaa Summer house ayaan ka dhisanaya insha Allah 🎉
@NasraSamatar-kt3rb Жыл бұрын
Maasha Allah qurux iyo ka badan waar ducada badiya in ilaahay inoo xafido dalka
@saynebxasan9049 Жыл бұрын
Caadi maha maan shaa allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedOsman-lb6ei Жыл бұрын
you are the best
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪 Maash Allah. So beautiful ❤️❤️❤️❤️. 🏞️🏞️🌅🌅🫶🫶🫶💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🙋🙋🙋🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@AmaraEMPIRE Жыл бұрын
❤
@omaali2898 Жыл бұрын
My beautiful Awdalstate of Somalia. Allah may protect from those who want to divide.
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Wad xanusanyah
@omaali2898 Жыл бұрын
@@isseyusuf8888 Hadii Cidi waalantahay kuwa wadan jira oo sharciyada aduunka yaal shaaq qabiil ku qarin rabaa xanuunsan. Meesha waa Soomaaliya ama diid ama Doon.
Maansha Allah waar somaaliland waa dal qaniya bwlse dadkii laha ma garanayaan geedka aan uu kuu saxe waxa magaciisa layidhaa dikhay. Waxa uu u eegyahay geedka qaad waaba isku midban marmarka qaar is idhaa noolaada baashal wacan sxb jasiirada liibanna soo duub taasiba adbay u quruxbadantahay waxy u dhaxaysa swylac iyo lawo cado dhulkeenu waa dhul ilaahay qurux kumanaystay waan jeclahay dhiigaygana waan u uhurayaa ma jecli inaan maalin kaliya ka baxo dadka reer somaaliland waxan leeyahay waar xeebaheena haloo guuro oo hala tago waayo lama arag dad ilaayhay bada siiyay oo oogaduun kusoo yaacaya badahoodiina ay faaruq cidla ah yihiin oo oromo iyo dad itoobiyaani ka kaluumaysanayan walalaahi inaga ayaa jitrna imiga xeebta intaa leeg lowyo cado ilaa barbera dad ethiopian mahee cid kale ku arki maysid ethiopian kaaso ciidana waliba ayaa ka kaluunaysta halka dadkii lahaa ay cidleeen ee ay garan laayihiin qiimaha bada iyo xeebaha kolay dad reer somaaliland ee fariintaydan akhiyi doona waxa leeyahay waa xeebaheeni waa lala wareegay oo ethiopian ayaa kasoo buuxsamay waar ethiopian halagaso kaxeeyo oo xeebaha ha lagu noqdo from abwaan talasame
@triphabesha Жыл бұрын
1:21 😢😢
@triphabesha Жыл бұрын
Vlog in the redsea corrider😢😢😮❤❤
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
Siidhibaad qaadatee intaasaa muuqaalka dishay
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
MANSHA ALLAH WA QUURUX LKN NASIBDARO MEL AAN WADO LAHAYN SIDE DADKU KU IMAANAYAN??? UMADA WAXA JIHEEYA DAWLAD DALAD LA,AANTU WAXA NA BADAY IN AAN QUXUTI NOQON OO ISKA DAWANO WADAMO DIDKI LAHA QURXISTEN😢😢 MAGARANAYO GORTA SIYASIFA IYO MASULKA SOMALIGA AH UU DADNTA DADKISA IYO DALKISA KA SHAQAYN EE U CALOSHISA SO DHAFAYO??
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Maal galinbay u baahan tahay
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Qurbajoogta Nahay Waa Usoo Socona
@pilotkaduula Жыл бұрын
wll ak si aan ugu talo galno lacagta saylac kaga baxeysa qofkii ilaa imisa ayay noqoneysa markan baaburta jabouti raacayo ee 50$ ah waxad nooso sheegta hotel lada saylac wa imisa lagu seexda cuntadeeda iyo dhaqalaha ay ka rabto celcelis ahaan
@Akvlogs_2025 Жыл бұрын
Walal xaga macishada iyo hotelada wxay lamid tahay magalooyinka kale
@Siciidtodeeredeere Жыл бұрын
Macaadugu dagiweydeeen markiibawaadsoolaabateene
@hashiyahya2518 Жыл бұрын
Kkkkk waa la soo direy idoorkii ayaa soo direy tii gooja cade ka dhacdey ayaa seylac ka dhici walaahi hadaad hargeysa ku noqon weydaan