JAWAAB DEG DEG AH, WAXAAN MAQLI JIRAY ILOOWSHA DHAWAA MA UMULAA!!!

  Рет қаралды 25,729

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 674
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 8 ай бұрын
Nimco Quruxley MashAllah garashadada iyo xigmadada hadey lahanlahayeen umada waxbey ukordhinlahayeen siduu Ilahey shegayba wuxuu lajira kuwa isaga kabaqa Nacam Xamda abkey mooryan komanka usoqore oo sacbine intey runta ushegilahayeen Allah Somali dulmi jecela kkkkk Xamda gar ayada kusonoqone ayey naqday waxaasna waa xigmad xumada iyo cilmi la’aanta
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Maria intee kuoo celcelinayay Hooyo hadalka baro. hooyo qalinka qaado! Wadan fursad leheey joogtaa hal shahaaddo kama qaadanin! Waxaan guri xaaqoow eheed ummadda lama hor imaan karto! Waan yarahay kkkkkkk fiilterkiyaa dadka waalay! Goormaa dhalatay 01.01. 1993 kkkkk kuli naagihi dhan! Waan kusalaamayaa!
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 8 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹wanosheegtay inan wax barano Allaha nagutoosiyo
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 8 ай бұрын
​@@dhaqaaqaaddhaxashidee maasha allaah Nacimo macaanto anigana waxan jecelahay quranka marka aad aqrineso yaarabi ku xafido carabkaga 🎉allaahumaa aaamiin
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 8 ай бұрын
Beerihii la dhacay hala soo celiyo lee ka wadaa abaayo Naciima ❤❤❤ saasan u fahmay Naciimay huno
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
@@shukrimohamud5596 Mahadsanid walaasheey Shukri!
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 8 ай бұрын
Adigu inaad qof ku dhagto mooyee wax kale ma haysid miyaa
@Anababdi903
@Anababdi903 8 ай бұрын
Barakallahu feekum. I love that you always remind us of Allah Subhanahu wa ta’ala. ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Shukran!
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 ай бұрын
Nacimo run sheeg ceeb sheeg sheikh mustafa waxan dhagaystey run lagu dhagarobo iyo been lagu badbado gabadhas dad iyo duunyo waa iska dhamaynay jufada an ka dhalanay dacwana uma qabo beesha Gareth eyn waa cayshka wada cunay waxma iska dilin dhalashada dhararwadaga dhanto xabibti ha lays cafiyo somali cuqdad yaan lays ku haynin Asw
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 8 ай бұрын
Walahi waa run , Muqdisho mooryanimada taala cid ay ka qarsoontahay maleh , wayna kufanaana subhanallah, Anaka xita gurya nalaga haysta wiliba abtigay gurigaas dartiis loogu dilay , boosaskii banaana hasheegin .
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
SubxaanaAllaah Allaha u naxariisto abtigaa! Xaqiisa wuu heli Allaha aktiisa Caddaalad taalaa! Iimaan Allaha uur buuxiya!
@indhodaraleyabdi5373
@indhodaraleyabdi5373 8 ай бұрын
Mashallah you are amazing human being. We all love you ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
JazaakaAllaah qeer, waan idiin jeclahay guuleeyso!
@minaafrica2295
@minaafrica2295 8 ай бұрын
This woman placed a fire on her hands. Teach her lessons. Guleeyso always.
@munam016
@munam016 8 ай бұрын
Walahi I love you and I agree with you 100%. Keep speaking the truth my sister ❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Mahadsanid Muna Allaha ku sharfo!
@fatumobarkadle5456
@fatumobarkadle5456 8 ай бұрын
Manshaalah you are right
@Suheyla270
@Suheyla270 8 ай бұрын
Masha alaah tabarakalaah qof quran iyo tafsiirbartey isn't easy ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@maryanabdi4253
@maryanabdi4253 8 ай бұрын
Masha Allah Keep going sister 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 8 ай бұрын
Bini,aad meela loogama baxsan karo waayo maanta Qof laleeyahay quraan baa ku soo gashaa Maxaa ka fiican qof quraan iyo waqlkii ilaahay Akhriya maxaa ka fiican alle ha kuu siyaadi Abaayo🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️
@maryamsharif900
@maryamsharif900 8 ай бұрын
Education is very important❤❤❤
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 7 ай бұрын
Run sheek waa ceeb sheek Naciimo quruxey intaa sheegtey waa xadiis ❤❤❤❤❤
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 8 ай бұрын
Run iyo xaq ayaad ku hadashay naciimo wallaashay hore u soco oo guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimaabdi270
@halimaabdi270 8 ай бұрын
Masha allah naciima reer wardhiigley ilaahey ha no barakeyo
@myasmamysumaya3382
@myasmamysumaya3382 8 ай бұрын
Mashallah well done dia sis our people are sick mental and physical to thanks
@katrinakazim7600
@katrinakazim7600 8 ай бұрын
ربنا ينصر كل المظلومين واهلنا في غزة الخاصة
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 8 ай бұрын
No You Are right sister ❤️❤️❤️👏👏👏 masha Allaha ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 8 ай бұрын
Masha Allah beautiful ❤️ 💖 💕 ❤❤❤ job well done 👏 ✔️ 👍
@saadanoor9331
@saadanoor9331 Ай бұрын
Umadda waa wada siman yihiin xag Allah adduun iyo aakhiro inta kale waa qashin.
@s_h4807
@s_h4807 7 ай бұрын
Maansha allaahu tabaraka Allaahu wa runtaa xaqa weligaa u hadal dadkaga wa jerjer weyne iyo madhibaan iyo gabooye iyo raxanweyn xaqooda wa la asaa ama la xabala ama lo awood sheegta lakiin iska suga mardhow xaqa dadkamasakiinta ay ka galleen ayaa isku diraya illaahay dullmiga ma jecla qofka wax dullma ma dhaafo illaahay ha ku xifdiyo amiin 👍❤️
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 8 ай бұрын
Aduunka waa labo cisho haleysku sabro Naciima abaayo mcn ❤❤❤xaquuq Allah xagiiseey jirtaa dunida dulmi baa ka jira😭😭😭
@NaciimoCabdullaahi-r8s
@NaciimoCabdullaahi-r8s 7 ай бұрын
Masha allah
@hibay4752
@hibay4752 8 ай бұрын
Qabiiliiste aaa tahay dad inaa isku dirtit waa qalat xal wada hadal aa lagu raadiyaa hadaa saan u cay tamee sit wixi hawiyee is ka dhaafaa gabar taan janaal keeda hafiirsanina kala laabta like ta
@MaymunaAbdullahiDirie
@MaymunaAbdullahiDirie 8 ай бұрын
Masha allaha naciima wlhi runta ayaa uu sheegtay yes you are right
@ladanq5197
@ladanq5197 8 ай бұрын
Keep going girl you are a right Allah haku Xafiifo & qof kasta oo u hadlayso Xuquuqda baniaadamka ha noolaado👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ShamsoMaxamed-q3v
@ShamsoMaxamed-q3v 2 ай бұрын
Baciimo aniga wan ku tageratsana xaqa aad cadeysa m.a
@hanny20
@hanny20 8 ай бұрын
Alley lehe Waqtigan LaJoogo Sacadaha Iyo Tilfonada Idinka Dad U Dishaan Oo Furataan Bastolado Iyo Toorey U Wadatit Shegowneh Malinti La Qabte Tuugo Naga Yarate Aa Nafisne Ayeyo Xanunka Ku Haayo Allah’a Kaa Caafiyo…🙌🤲
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين المجاهدين وكن لهم عونا ونصيرا واحفظهم بعينك التي لا تنام
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 8 ай бұрын
Mansha allaaah niciimo sharaf waxad ka hadasha waa runta sax walalo qali samra runta waa xanuun waqtigan lajogo qali❤❤❤❤❤
@AadamShariif
@AadamShariif 8 ай бұрын
Mash Allah alla haku xafido
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 8 ай бұрын
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 8 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 8 ай бұрын
Sallallaahu calleyhi wasallam Sallallaahu calleyhi wasallam Sallallaahu calleyhi wasallam
@FaadumoHassanmahamad
@FaadumoHassanmahamad 8 ай бұрын
Masha alaah tabarakalaah dadkaaga taager waa runtaa hadalkaaga ❤❤❤
@faizaali4959
@faizaali4959 8 ай бұрын
Thanks 👍🏽❤ yes
@fofohassan3058
@fofohassan3058 8 ай бұрын
Bas abaayo Naciima waa ka garheshee meesha ooga har. Shekadan waysii waynaanee ❤
@Yusr4sDi4ry
@Yusr4sDi4ry 7 ай бұрын
Ilaahoow ishiida kaaduw. Caqliga ilaah hakuubarakeeyo
@zeynebshariif7203
@zeynebshariif7203 8 ай бұрын
نعيمة ربنا معاكي ويوفقك كل كلمه اللي قلتيها صحيحة مية بالمية الله ينصرنا عليهم ❤❤❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 8 ай бұрын
Wa runta xaran wa la cunya like dadka dhanya mah
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 7 ай бұрын
Subxaanalaah 😮
@FarxiyoXaaji-ed8dd
@FarxiyoXaaji-ed8dd 8 ай бұрын
Maansha allh macaanto qof qaali aatahay waxaan kugu jeclaaday runta adiga camal alaha noo so badiyo abayo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal FarxiyoXaaji!
@mariamabdi7041
@mariamabdi7041 8 ай бұрын
Asc wrb abaayo Naciima ManshaAllah mahadsanid waad ujawaabtay siqurxbadan.tankale midwalba qurbaha soogasha waxy isumalaysaa da,ada ay isku dhiibtay inay jirto. Allah ha ku xifdiyo wallahi aad ayaan kuu jeclahay.Allah dartiis iyo shaqsiga runta ah eedtahay.JazakaAllahu khayran xabiibti ❤ ❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Mariam abaayo Allaha ku xifdiyo Allaha kujeclaado jazaakaAllaah qeer! Saas malagu yaraanaa hee?
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 8 ай бұрын
Sax waye❤❤❤❤❤
@naimaahmed423
@naimaahmed423 8 ай бұрын
والله احنا كلنا نحبك يا نعيمه سيبيها على الناس اللي ابو وجهين💟
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 8 ай бұрын
BARAKA ALLAH ABAAYO MACAAN❤❤❤❤☝️☝️☝️☝️👊👊👊
@Iqraali-s5o
@Iqraali-s5o 8 ай бұрын
Maamo xamdi wad ka qaldan thy iyadu wa qof shaqsi ah ku qabso waxa ay samysay lkn haku qabsanin wixi qabiilkeda ay dhacen o ay dulmiyen😮
@FowziyaAhmed-h5m
@FowziyaAhmed-h5m 8 ай бұрын
❤❤❤ naciima waa runta dadka la dulminaayo waa in eey iska celiyaan dadka dadka dilaayo oo dhacaayo Dila sax waan kuugu Raacsanahay xabiibti naima qaaliyeey Buufi caya yaanka nooca eey yihiinba walaalkeeyba ha ahaade.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal Tawfiiqda Allaha nawaafajiyo!
@ladanq5197
@ladanq5197 8 ай бұрын
Ha noolaato Xaq u dirito Naciimo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 8 ай бұрын
Mashallah.Làaquwata ilaabilaah.,❤❤❤.Naciima qurux.Illahey cilmi uu ku siiyaya.Somali oo dhan.Ayeey dhaceen.waa runtaa.Xaaraanta xushmeeye.Xalaal ma xasuusto.♥️♥️ Mashallah.Naciimo Well done ✅ 😍💯🎉.Cayaari waa gelin dambe. Xoolaha ay dhaceen.Inay ayagu leeyihii,ayeey aaminsan yihiin.They Are Cruz people.Naciimo,waxaan aqli jiray.Dàgaalkii 4,biloodka.Lkn,waxaa soo socdo.Dagaalkii 4,sanaadka. Markaas ka bacdi,ayeey somaliya. Noqoneeysa,sidii Ruwànda oo kàle. Marka qof walba xaqiisa helo.Ayeey Somaliya oo dhan.Isku imaaneysa.Oo Somali,is jecel la helaya.sida Rowand❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Haa waa sidaas koowga horre waa in lis dubtaa, Xuriyadda waa in lisku dhamaadaa kibirka meesha kabaaxaa kadib sinaan iyo caddaalad iyo siduu Allaha raali ka ahaa. Inta ka horeeysa!
@hanefa283
@hanefa283 8 ай бұрын
walaasheyda XADI DECOR RUNTA MARABTEE ISKA DAA WAXA DAD SOO BARA KICIYEY ILa hada 2024 nolosha kugubaaya waa HABAR GIDIR MARKA XAMDI YEY RUNTA WAA XANUUN RUNTA QAADO
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 8 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@istarabuukar6671
@istarabuukar6671 8 ай бұрын
اللهم انصر كل مظلوم في كل مكان 😱
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Aamiin!
@fartunmohammed7162
@fartunmohammed7162 8 ай бұрын
Maasha Allah Nacima xushmad baad mudantahay. Runta ayaad ka hadashay. Hadi adiga camal runta laga hadli laha oo runta la isku sheegi laha isbadal baan samayn lahayn. Meeshan waa la is yeelyeela. Horay u soco sister xaqa ayaad ka hadashay.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Fartun mahadsanid walaal!
@sacdiyodiriye4640
@sacdiyodiriye4640 8 ай бұрын
Mashalaah naciimo guulaysp
@hanefa283
@hanefa283 8 ай бұрын
Ar naciimaay haiibil bilaabin 35 ayaan saas u arkaayey MAMA RAXMA WAA ISLAAN REER SHABEELE AH KULI SACADKA XAAFADA ZEYBIYAANO IYO ZOOPE DADKA AYEY IIGA SHEEKEYSAY WAXAY RITI DADKAAN WALAAHI SIDAAN UBALAARTAY GAARI AYEY KUSOO GUREEN BARIISKA AYAAN KUHABEYNAY 😢😢😢😢😢
@deqanasir219
@deqanasir219 8 ай бұрын
Walah wa karbaashtay xaqa dadka lacuney ceeb dulmi ma u arkan aniga jareerwene ma ah lkin xaqan aqana nacima nolow 10 adokale ficnan lahed ❤️❤️ cad nool i love you sis walahi dulmiga dhacbahay
@naimaahmed423
@naimaahmed423 8 ай бұрын
هذا الحرمه شايفه يا نعيمه لخبط موضوع على موضوع لانه ما عندها ولا شيء ومش متعلمه وما تصير مثلها جاهله يا نعم انت انسانه طيبه وتعرف حقوق الناس وانسانه ما شاء الله متعلمه❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Shukran walaasheey Naima!
@safamahad7147
@safamahad7147 8 ай бұрын
​@@dhaqaaqaaddhaxashideejareer weyne af marabee imaaw qoriga qaado waxbana inta lacag beena haku raadinine
@ruqiahusseinhassan1545
@ruqiahusseinhassan1545 8 ай бұрын
Maasha Allaaaaaaaaaaaah ❤ Meel dheer wax ka Aragtey Nooloow
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Sidoo kalle walaal!
@Naj-143
@Naj-143 8 ай бұрын
Nimco somali hada nahay dadka ugu xun o wax cunsuriyeyaaan nahay jareerta waaa dulmiyaaa Somalia I agree u with and I fell the pain of qof la dumiyey
@hodanomar9909
@hodanomar9909 8 ай бұрын
Asc Maanshaallah Allaha idin Xifdiyo idin Barakeyo
@ShamsoMaxamed-q3v
@ShamsoMaxamed-q3v 2 ай бұрын
M.a naciimo sharaf baa leedahay abayo xaqa kor allaha ka dhigo
@sparkeledits5495
@sparkeledits5495 8 ай бұрын
Waligaa xaqa u taagnow naciima wale runta sheegtah dowlad aYAAN KA JIRTO LUGU LAHA SOAMALIYA MAQAARSAAR WAAYE
@ashaomar6719
@ashaomar6719 8 ай бұрын
Naima u right gabadhaas kibir iyo quursi ayaa ka muuqdo. Maasha Allah Naima runta aan kuugu jeclahay dulmiga iska dul qaada waan kuugu racsanahay 👍❤🏆 GUUL IYO GOBANIMO.
@nadifoaliafrah9436
@nadifoaliafrah9436 8 ай бұрын
Nacima alle dartiis ugu har inaa isku soo jawaabtan waxba maka dhefeysiin jazaa ka allah
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 8 ай бұрын
Maanshallh naciima doonfaarta meel ayaad saartey ❤runta ayaad u sheegtay ❤❤❤❤
@suadmohamed2098
@suadmohamed2098 8 ай бұрын
Guuleeyso abaayo ❤️
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 8 ай бұрын
Alhamdulillah alshukrulillah rabilcalamin Kenya aya walidkeyga iyo walidkis iyo aniga iyo ilmayashena kudalaney . Sedax qabil aya schoolka nalakubaray marki an yarenay, Bantus, Nilotes and Cushites iyo sidhey ukalabaxan. Marki an schoolka dameenay certificates ayan collages and universities kuadnay as long as u r qualified waax qabil saan iyo saas ladheho magaranni jirin lakin marki somalia nosoimaden wallahi warer qabil aya nugudhacay ila hata the other Kenyans now know each somali clan subhanallah. Rer Somali muslim nima weey shegtan lakin diinta qabil aya kalaweyn subhanallah hata kenya weey haleyen weey kubateen diina makudaqman weey iska tukadhan iska soman marya waweyn xirtan qalbiga waxay cabudhan qabil bees aah.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Sax waaye wadamadii kalaa labaray, MEELKASTEE Somaali tagtay waa laga yaqaanaa qabiilada Somalida Turkiga waa saas waa labaray! Yaab waan kusalaamayaa
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 8 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee add ayan kusalamay Naima .Wallahi aniga personally waligey abehey maidhihin qabilkas ayatahay qoof lalene ma ishegin.wax bees nalabaraye tartan cilmi quran diin iyo school iyo inan wax barano mel kasobaxno.we were never taught about clans,tribal issues rer Somalia waan layabi jirnay Wallahi billahi markan aragno ilma yar oo rer somali qabil garanayo mise dadka caaynayo .hada normal ayan u argna daqankoda hada sawahiligi aya laflaf ugaranayo.
@Afnaan181
@Afnaan181 8 ай бұрын
Masha Allah naima runta waa biyo ka ma dhibcan guuleyso walshay qaali❤❤❤❤❤
@fartunjama4040
@fartunjama4040 8 ай бұрын
Hamdi ayadoo og meesha ay ka dhalay in ay dulmiloshin ahaayeen bay is indha tiresaa mana ahi Beesha Jareerwayne.Waa naag munaafaqeeneso xaqiiq baad ka hadashay abaayo.
@saeedjama-mj2jx
@saeedjama-mj2jx 8 ай бұрын
Mansha allah naima abaayo xaqa waa lama taabtaa ilaaheey ha u barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Shukran!
@yugiboi5287
@yugiboi5287 8 ай бұрын
Naciimo waa ku wataa hore u soco Marshall's allaha
@hindamoha8357
@hindamoha8357 8 ай бұрын
Nyc❤❤
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 8 ай бұрын
Wallahi anigu waxan aaminsanahay qabiilada la dhoho.5 inay aarsadan oo xaqooda dhacsadan meeqa la dulminaayey😡😡😡jareerweyne, gaɓooye iyo reer xamar xaq bay u leeyihin inay isdifaacan.💪💪👏👏👏wallahi mana ihi dadkaas lakin wa la dulmiyey😭😭qofna dulmiga ma jecla.
@suleekho232
@suleekho232 8 ай бұрын
Wallahay I strong agree that one more civil war on Muqdish is necessary and this has to be Habargidir iyo Abgaal oo hal meel aha iyo Somaali kaloo hal meel aha because those people doesn't want people and equality.
@Istanbuulofficial
@Istanbuulofficial 8 ай бұрын
Masha Allah Abayo Allaha ku xafido cayayanka bufi
@billeabdi1061
@billeabdi1061 8 ай бұрын
Masha Allah waa runta naciimo buuf cayayanka ❤❤❤❤
@ShamsoMaxamed-q3v
@ShamsoMaxamed-q3v 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ ilove you sister
@amuunabas
@amuunabas 8 ай бұрын
Naciima abaayo waxaad kahadashaa xaqa anagana waan kugu tageena Xabiibti ha uu jo❤jin tankale dhalen dhaforkeey kutaala ee nagahaan waxey kuwaashen yaraan ilahow cumri cafimad leh iyo cibaado suban nasi
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Aaamiin, mahadsanid wlalaal!
@user-ft6qu3nw4z
@user-ft6qu3nw4z 8 ай бұрын
Abaayo Naciima hoosha meesha kasiiwad. Naagtaas waa NAAG been noo sheegtay manaxdo ah. Keep going for the hard work. Runta ayaan kugu jeclahay. Qalinka haqaadato oo waad ku mahadsantahay sida aad noo tustay qabiilasato in ey tahay. Weyna ka muuqataa XALIIMO NIMIDA
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Qof kastee is qariya anigaa balan ku qaaday wujigiisa saxda inaan banaanka soo dhigo!
@hawajama9081
@hawajama9081 8 ай бұрын
Mashallah Nicima qaaliya allaha ku xifdiyo ❤ Runshegbadana ❤ garashadada iyo xigmadada Alla bixiya jzkl allah khayran 🥰🥰
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool 8 ай бұрын
Waa run waa in ay sinan iyo cadaakad helaan beesha jarer wayne
@ubahahmed7166
@ubahahmed7166 8 ай бұрын
MaashaAlaah naima walaahi si fiican aad u gu hadashay good girl naima qoloftaada weyn maahinee inaad yartahay qofkii aqli leh waa fahmaa ilaah ha idin barakeeyo adiga iyo familkaaga ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Aamiin walaal mahadsanid, waa ween tahay laguma weeynaado waa yartahayne laguma yaraado!
@Hadafkayga
@Hadafkayga 8 ай бұрын
Dadka uhadal haday dulmanyiin aniga kolay reer Hargaisa aahy aqon uma lihi konfur
@marianamin2577
@marianamin2577 8 ай бұрын
Asc walaashey nacima adiga familygaada waa idin salaamay aad iyo aad u mahadsantahay sida aad runta uga hadasho waa kugu raacsanahay qof walba oo been iyo waxaan jirin ku hadla in aad soo qabato maaskada wajiga ka furto waxa tahay maashaAllah qofka kaliya qof walba oo qaldan runta u sheega aad tahay aad ayaan u jeclahay chanelkaada aad ayaan ugu xeranahay dulmigana in aad la dagaalanto waa kugu raacsanahay wadankeena xaqa allaha deg deg ku soo dilaaciyo nacima aad ayaa ugu mahadsantahay horey u soco thankyou
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Marian walaal qaali aad ayaad u mahadsan-tahay salaantana waan kaa guddoonay Allaha ku xifdiyo!
@canabomar2250
@canabomar2250 8 ай бұрын
Horey u soco waad ika qoslisey
@quruxsanqurux8659
@quruxsanqurux8659 8 ай бұрын
Walaaley habaryareey waa xishmad maamo weenbaatahay diintana haku qaraabanin acuudubilaah😂
@BeYourSelf-zy3zz
@BeYourSelf-zy3zz 8 ай бұрын
Walaahi hadan Allah ka baqo iyo Malinta Qiyaamo wa saax, wale xoole dadoow wa la dhacay dhul i beero islamedna wa la dhacaay ila hadana la heysta. Qabil lagu difacana Allah unba cadalad sameyn dono Youmul Qiyaama yan lashaleeyn.
@FarxiyoXaaji-ed8dd
@FarxiyoXaaji-ed8dd 8 ай бұрын
Maansha allh naciima ❤❤❤❤❤❤
@deeqohassan7918
@deeqohassan7918 8 ай бұрын
Masha allah illahey hano badiyo idigo kale abaayo naimo waxaa tahay qof caqli u saaxiiba jazakallahu kheyr ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal qaali Deeqa!
@nee-caawjaceyl6400
@nee-caawjaceyl6400 8 ай бұрын
Xamar abgaal ayaa logu sogalay balse qabiil adna god kulagali mayan xamdina sidokale
@haboonjiil682
@haboonjiil682 5 ай бұрын
Aniga jarer weyn ma ihii lakin wa ruun waxad shekaysii niciimo
@sumayo2093
@sumayo2093 6 ай бұрын
Sax waye habaryar nimco
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 8 ай бұрын
Ruun sheeg waa ceeb sheeg aan maqli jiray from D5
@faadumoali1675
@faadumoali1675 8 ай бұрын
Runtaa waaye Walaahi iyagoo macawis bolol ah wata ayey soo galeen xamar maantana anagaa leh ay dheheen saas u karbaash tuugada ❤❤❤❤
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 8 ай бұрын
Waligay comenti ma bixin balse maanta waa ka ahaan waayay naciimo qalbiga kaa jeclaha wll xaq udirir sax ah baad taha caqliga Allah kuu siyaadiyo Run sheega kugu jeclaaday baaraka llahu fiik
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
UmuSalmaan walaal qaali jazaakaAllaah qeer, Allaha ku xifdiyo Allaha ku jeclaado, waad mahadsan-tahay!
@safiyoabdulkadir1217
@safiyoabdulkadir1217 8 ай бұрын
Maasha alaah walaashey waa runtaa walahi afkaaga caano macan lagu shub vive nimco
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@nura8724
@nura8724 8 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤
@sacdiyo6925
@sacdiyo6925 8 ай бұрын
Mashallah sister keep going that’s true abaayo ❤👍
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 8 ай бұрын
Wah Maxaa la dhacay Reer waqooyi’Madhibaan,Jareerwayn, Daaarood oo dhan wich means Somalida dhan vs Hawiye 😂 Istaqfullah maaamo Illhay ka baq aakhiro xisaab taale 😢😢😢😢
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 8 ай бұрын
Naciima walaal , waxaan jeclaan lahaa in aad arinkan so af jartaan ,Bishii barakeysneynd Rajab aakhirkeedii weeyaan , ilaahay ha ku xafido adiga iyo reerkaaga quruxda badan, aqoon ilaahay waa ku siiyay qof wax garad ah oo cilmi leh ayaad tahay.waxaan jecelahay inaad horey u socoto , Guuleyso .
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Roda waad mahadsan-tahay walaal! Waan ogahay in bisha Rajab ay gabo gabo tahay, Bishaan Barakeeysan cibaadada lacibaadeeysanayo ayuu ka mid yahay muuqaalkaan! Waa CIBAADO QOFKII KAHADLAA JANO UU KUGALAYO!
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 8 ай бұрын
Naciima abaayo waa runtaa , aniga jeceyl walaaltinimo ayaan kuu lahaa sidaas iyo in aan ajarku ku dhaafin , mahadsanid@@dhaqaaqaaddhaxashidee
@ShTa-s4n
@ShTa-s4n 8 ай бұрын
Masha allah nacimo allaha ku xifdiyo xbbti adiga iyo familkaga❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Maxakamada dahir alasow ok kiis adag la hor kenay yaab
21:40
Najma cadeey
Рет қаралды 2,6 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН