Jawaabta Sheekh Dirir Faqriga Lagag Baxaa Guurka

  Рет қаралды 101,801

WACDI Islamic Channel

WACDI Islamic Channel

Күн бұрын

✔ Please Subscribe ✔ SHARE ✔ LIKE✔ ✔ Thank You ✔
fadlan Ku Xidhnaw khayrka WACDI Islamic Channel ┇►
/ @wacdiislamicchannel
muxaadaro 2023 bosaaso
muxaadaro 2023
muxaadiro 2023

Пікірлер: 58
@user-so5hx9dq6b
@user-so5hx9dq6b Ай бұрын
Masha Allah horta inta aduunyadu dadcilmi diineed leh ma rogmato run guurka faqriga sababo lagabaxo ayuu ku jiraa
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B Ай бұрын
جزاك الله خير جزاء الله يحفظهم شيوخنا من كل مكان يا رب❤❤❤
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v Ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Ай бұрын
Masha allah aniga ugu horeeya
@JuweriyaSaleban-t5c
@JuweriyaSaleban-t5c Ай бұрын
❤❤❤
@user-ul1nr8rr9j
@user-ul1nr8rr9j Ай бұрын
waa.run.guurka.illaahay.wuu.kugu.arsaaqi.insh.allaah
@JuweriyaSaleban-t5c
@JuweriyaSaleban-t5c Ай бұрын
Masha allah ❤❤
@JuweriyaSaleban-t5c
@JuweriyaSaleban-t5c Ай бұрын
scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw. scw❤❤
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b Ай бұрын
Waa run fakhriga waa lagaga baxaa laakiin waa inay jirtaa niyad wanaag
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 Ай бұрын
Sax waaye walagu taajiraa guurka laakin WA Ina yaqiinsantahay
@Taliyow-e1f
@Taliyow-e1f Ай бұрын
Mashaallah
@PoppieRooi
@PoppieRooi Ай бұрын
Allah Allah AK bar ❤
@abdidiriyehassan1509
@abdidiriyehassan1509 Ай бұрын
Allahu akbar ☝️
@XaawaApdilahi-sg5ru
@XaawaApdilahi-sg5ru Ай бұрын
Mashaallha mashaallha ❤❤❤❤🎉🎉
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
Masha allah sheekh cumar dirir
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Ай бұрын
Allow waad aragtaa 35 sano xasuuqa bur burka dayaca ay ku wadaan dalkii iyo diintii yaa rabbi sharkooda ka dul qaad maatada 5 somali weyn
@AbdirazaaqAlimohamoud
@AbdirazaaqAlimohamoud Ай бұрын
جزاك الله خيرالجزاء وحفظ الله من كل سوء ومكروه❤❤❤
@Haawaali566
@Haawaali566 Ай бұрын
Masha allah
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Allahu Akbar
@issaal-hashemi4581
@issaal-hashemi4581 Ай бұрын
ولكن اولا لابدان يكون الزواج صحيحا۔۔۔ والله سبحانه وتعالى جعل لنا نظاما ولكن كثيرا من الناس زواجهم ربما لا يكون صحيحا فعلموا الناس الزواج الصحيح اولا ۔۔۔
@cabdiqanifaysal-x4q
@cabdiqanifaysal-x4q Ай бұрын
😂😂
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
اخي الكريم القصد مش زواج الصحيح. احن أمة الإسلامية زواجنا اكثره صحيح. كما اعتقد ان القصد هو يقينا تاما ان الله هو الرزاق ذو القوة المتين، والصبر والاحتساب اجر ودعاء والتضرع لله، لكي يكون الحال أفضل. اما بلا يقين يكون الحال زي هذا الرجل من القرب الذي ذكره الشيخ يقول بعد أيام قليل أين رزقها الذي قلتم سيجي بعدما زوجتما. سبحان الله
@XasanShabeel-s8y
@XasanShabeel-s8y Ай бұрын
Man sha Allaah waa nolool guurku
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 Ай бұрын
Shiidka la sheegaba waa guur la, aanta shiikhow
@user-lj5kq3vm4w
@user-lj5kq3vm4w Ай бұрын
Maa sha allaah sheekh
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo Ай бұрын
MASHA ALLAH TABARKA RAXAMAAN CULUMADA SMLYT.
@user-vb5sn1pt9q
@user-vb5sn1pt9q Ай бұрын
Masha Alaah
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Ай бұрын
Shiikhoow maad ka hadasho xasuuqa ku socda Samaroon iyo harti iyo under kuper iyo dhalinta dabka lagu dhibayo oo 80 jiradu ku dhakhlaynayaan ❤yaa aawey dad dal diin❤❤❤❤
@user-kb8fk3rl6w
@user-kb8fk3rl6w Ай бұрын
Inaad aamusto ayaa kuu roon qaxba kumaad hadline . Yaa xasuuqay sowkuwaa nabaqaba ee guryahooda amaamanka ku jooga ee shaqaysanaya haday siyaasada xumo amaba hogaanka laysku hayo amaba saami qaybsi siyaasadeed jiro taasi ma xasuuqbaa ,.mataqanaa macnaha xasuuuqa ? Hadalka aad se qoraysaa ma wanaag u qorbaa mise waa shar u qor ? Hadaad u aragto xasuuq saami qaybsiga siyaasadeed maxaad koonfur ugu haysaan waa nagaa argna inta xilka iyo madaxnimadu ay ku dul wareegtee dadka kale amanqabaa ilka kale ee ay kamid yahay dadka aad ka hadlayso khaasatan samaroon maxaad siiseen bal noo sheeg . Qabiilka aad xumahoosa u jeedo ma inay wax ku qabaan bay ku lacahay dhamaan meesha , waa la ogyahay meelkasta farta siyaasada hayo inay isku koobto faa iidadeedana ay qaataan iyagu shacabka kale waxba aanay ka soo gaadhin ee ama si guuud u hadal caam ah ama iska aamus ..hadaad xume xiisaynaysona hadalka inoo cadee wavba diinta haku gaban waa say umuuqatee
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Ай бұрын
Xasuuq maxaya waad xanuunsantahayee illahay haku caafiyo
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Ай бұрын
Dee ayagaa Samaroon isku filan. Ma ayagaa ubaahan Shiikhu inuu kahadlo arintooda ama difaaco. Ma malyan qof baa baroor iyo oohin ubaahan.
@ayaanayaan-io9dg
@ayaanayaan-io9dg Ай бұрын
Nin faqiir ah iska ilaaliya👍
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 Ай бұрын
Scw scw scw
@user-wh4mv5gx5v
@user-wh4mv5gx5v Ай бұрын
❤❤😮😮😮😮😮
@user-zc7ek1fr2b
@user-zc7ek1fr2b Ай бұрын
Lacag cid kastaba way rabtaa lkn fakhriga qof laguma naco hadaa jeceshahy 🫠
@taarofihri-qo2wn
@taarofihri-qo2wn Ай бұрын
Hhhhhhh funny sh dirir
@PoppieRooi
@PoppieRooi Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk ❤
@khadarismail2019
@khadarismail2019 Ай бұрын
Sheekh.ninka.doonaya.in.guursdo.gabdh.diin.leh.sidee.loo.he 2:41 layaa.
@ubahahmed2972
@ubahahmed2972 Ай бұрын
Faqriga waa lagaga baxaa lkn waa ninka aad ka u fikirayo oo masuulayadu war war ku hayso.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Wadaadadii Soomaalidu hal mar bay u wada jawaabeen gabadhii. Waxaad moodaa meeshii ay kalidood iska lahaayeen in dumarkii ku soo doonteen. Boqotooyadoodii ayaa halis la gashay...
@Sooyaalmediagroup
@Sooyaalmediagroup Ай бұрын
waar wll ilaahey ka xishoo muxaadiradan waa bari hore
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Sheekha Muna waa Runteed nin faqiir ah lama guursanayo. 😞 Sorry Bariiska ha iskala cuno hooyadii. Daliil baan uhayaa bey tiri ...Subxaanallaah way hilmaamtay ayaa dhici karta, waayo daliilku wuu jiraa waana:- عنْ فَاطِمةَ بنْتِ قَيْسٍ رَضِيَ اللَّه عَنْها قَالَتْ: أَتيْتُ النبيَّ ﷺ، فقُلْتُ: إنَّ أَبَا الجَهْمِ ومُعاوِيةَ خَطباني؟ فَقَالَ رسُولُ اللَّهِ ﷺ: أمَّا مُعَاوِيةُ، فَصُعْلُوكٌ لاَ مالَ لَهُ، وأمَّا أَبُو الجَهْمِ فَلاَ يضَعُ العَصا عنْ عاتِقِهِ متفقٌ عَلَيْهِ. Xadiiskaas Nabiga Salallaahu calayhi wasallam laga wariyey saad fahmeysaanba waxaa weeye:- Saxaabiyadda ladhaho Faaduma Bintu Qays Allaha karaali noqdee ayaa waxay tiri:- " Waxaan umid Nabiga Salallaahu calayhi wasallam waxaan kudhahay:- " waxaa isoo doontay(yacni inay iguursadaan) Abaa Jahmi iyo Mucaawiya. Rasuulka waxuu dhahay:- " Mucaawiye waa Faqiir Maal malahan, Abaa Jahmina usha kama dhigo qoortiisa, (yacni waa nin garaaca dumarka). Xadiisku waa Muttafiq(Imaam Bukhaari iyo Muslimba waa isku raaceen Allaahu yarxamu ajmaciin asxaabu sunani) xadiiskaas macnihiisu waa in aan laguursaneynin nin Faqiir ah iyo midka wax garaaca toono. Saxaabiyaddii waxuu uguuriyey Nabiga Salallaahu calayhi wasallam Saxaabi kale. Marka walaalayaal gabdhaha Culumadda ah wadada haloo Baneeyo, hadeynu wax hilmaamno hanalo cudur daaro.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
we need proof sheikh guurka fakhriga lagaga baxo digoon waxba hayiisan
@MohamedSalah-wb7ie
@MohamedSalah-wb7ie Ай бұрын
Diinta soo baro I misa dad ayagoo faqiir isku guursaday Maanta maalqabeen ah
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
@@MohamedSalah-wb7ie waan aqaana deenta ee ha ikhasbin edo ana choice is kaleh
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Ай бұрын
Dee iimaan iyo rumayn baa kahoraysa; hadii aad dhulka isdhigto adigu yaa kor kuu qaadaya?? Meesha hankaagu joogo aya wax tarkaagu ku egyahay. irzaaqadu irida kamasoo gasho iyadoo luga leh. Lakiin waa la kalahaa subaxdii Ilaahayna waa latala saartaa. Indhaha kalafur. Waad hurudaaye.
@Igraaniid
@Igraaniid Ай бұрын
Scwscw
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
Dumarka fakhri marabaan hana khasbina
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Ай бұрын
Hee adinka dumarka maxaad haysataan hortaa? Haday ragu duruuftiina idinku qaataan maxa udiidaysaan in adinkuna sidaa ookale kuqaadataan raga kii duruuf haysato?? 😂😂 Aniga faqri igu qaado adigana kuguma qaadanayo Xagay kashaqaynee??
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
@@saidhashi2856 Allah swt sidaa ayuu inoo sameeyay waayo even hadayi dumarku lacag hayiistan masaariifti weli waa layidi ka rabaa laakiin fakhri mashaqayiinay sxb sorry no any women wants a poor man sadly
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Ай бұрын
@@ilhamdahir9915 Your sustenance was writen while you were in your mother's womb. Stop being silly!!
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
@saidhashi2856 waa wadheeni taasu waxaan always ku meerayisan Allah qorayo arimo noocaasa Allah waa qadera laakiin yaan nacas nimada layiisla soodonan
@NimcobileNimcobile
@NimcobileNimcobile Ай бұрын
ماشاءالله
@CilmiNour-fx7dy
@CilmiNour-fx7dy Ай бұрын
❤❤❤❤
@CilmiNour-fx7dy
@CilmiNour-fx7dy Ай бұрын
Mashll. Allha
@Xamda-ee1nr
@Xamda-ee1nr Ай бұрын
Masha Allah
@SulekhaAyanle
@SulekhaAyanle Ай бұрын
❤❤❤❤
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 36 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
TOWBADA ! | HAKA QUUSAN NAXARISTA ALLE | Sh.Mustafe
28:41
RUNTA NOLOSHA
Рет қаралды 204 М.
Muxaadaro Cusub July 2024 Sheekh Xuseen Cali Jabuuti
36:44
WACDI Islamic Channel
Рет қаралды 422 М.
Sadaqada iyo Qisooyinka Ugu Cajiib Sanaa Sheekh Maxamed Ismaaciil
14:44
WACDI Islamic Channel
Рет қаралды 6 М.
Faa'iddoyinka Alle Ka Cabsiga  Sheekh Dirir
26:57
Baraarug Media
Рет қаралды 19 М.
#sis_amtaf #muxadaro 20 sheeko ugu qosolka badan  sheikh cabdi xayi
20:48
SABABO AAD ISBADAL LA TAABAN KARO KU SAMAYN KARTO | SHEEKH DIRIR
1:27:03
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 447 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН