JECEEL AYAA NAGA DHEXEYEY LAKİN QOF XUN AYU NOQDAY MOBILKAYGA….HOOYADEY AYAAN U SHEGAY MARKAAS KADIB

  Рет қаралды 11,479

JAKAARTA7

JAKAARTA7

Ай бұрын

Пікірлер: 48
@Navicmavi
@Navicmavi Ай бұрын
Kusali nabiga scw
@AbdihakimmohamedRashid
@AbdihakimmohamedRashid Ай бұрын
Wsc
@CabasMaxamd
@CabasMaxamd Ай бұрын
Aan ku salinity nabiga scw❤❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Subxaana Allah. Allaha naga badbaadiyo tuugadaas oo kale .
@user-gm6gq4lu2f
@user-gm6gq4lu2f 29 күн бұрын
nuura waa magaca hooyadeey alle ha xifdiyeee
@ladanecade8307
@ladanecade8307 Ай бұрын
Caqli ma gali karto qof aad meel wada fadhidaan sidee kaga xadi karaa xitaa masquul ayuu u kacay wana waayay la garay lkn wuu iga xaday No caqli maha na fahansii wll?
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@user-tc1wm7jh3r
@user-tc1wm7jh3r Ай бұрын
𝙸𝚜𝚔𝚊 𝚜𝚒𝚒𝚐𝚊𝚢𝚜𝚘 𝚙𝚛𝚘😂
@NuraOmer-ek9zm
@NuraOmer-ek9zm Ай бұрын
Aduunka gawar nuura la dhaho oo la dhaco ma fahmin wey beer jilecsanthy nuura lkn lama dhici karo
@GabsheAhmed
@GabsheAhmed Ай бұрын
Anaa mustaqbal raadis ah sxbow
@ayaanayaanqaali5325
@ayaanayaanqaali5325 Ай бұрын
Waxani ma qisaa markaa😂
@XAYLE4416
@XAYLE4416 Ай бұрын
Gabar qalbi wanagsan weyan ayadoo ladhacay hadana wey cafisay
@user-rf3vu2em9c
@user-rf3vu2em9c Ай бұрын
Waxaam halkaan ku bur buray oraahdii aheyd Dumarka qalbigooda waa la xadi karaah lkn lacagtooda lama xadi karo 😢😢😢😂😂
@user-fw6gk2wi1e
@user-fw6gk2wi1e Ай бұрын
Qof caana meesha so fadhiisi qofkan cilmi kuma jiree zxb
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud Ай бұрын
Qiso jaceyl😅 nuuro gabar ladhaho maba jirto 2024 Facebok ban iska baranay 7bari miyaa la isku jeclanayaa ku lankii ugu horeyay $40 buu ka xaday hooyaded bey u sheg tay iska dhaf bay tiri micno malahe kulankii 2baad moobilkii oo dhanbuu la cararay qoftan jidkaa laga soo qabtay ayada macalaa shekadeda waxaas oo kale hanoola imaan mar kale😂
@shactirorip
@shactirorip Ай бұрын
Alla beerka😢
@user-wc4wq1if1p
@user-wc4wq1if1p Ай бұрын
First comment like ha ila dhaafin
@SharafAbdi-og7db
@SharafAbdi-og7db Ай бұрын
Qof 7 malin aan aqano ma pinkayga u shegaya fudeed badna nagtu😂
@sonheungsin
@sonheungsin Ай бұрын
Zxp jakaarat wakusalaamay
@abdiaziizraage
@abdiaziizraage Ай бұрын
masheegee marka
@AbdihakimmohamedRashid
@AbdihakimmohamedRashid Ай бұрын
mar waxay ledahay fesbok ban kabartay marna ischol kula haa waa been cad
@Abdiftahamed
@Abdiftahamed Ай бұрын
Indhahan indha run sheegayo Uma eko😅
@munonuur8487
@munonuur8487 Ай бұрын
Anaga maa nagu dayeeh marka😂😂😂😂hda qof danbo aminoh sas🧜‍♂️😂
@kadirismael704
@kadirismael704 Ай бұрын
Sida.wax.lo.wareisto.baro.sxb.waa.mey.ahed.weydiihee
@user-xz1ff2hs8v
@user-xz1ff2hs8v Ай бұрын
Qofta weydii ineey cafisey yarka hadii kale telephone keda wa lo guda
@Zakariayissack
@Zakariayissack Ай бұрын
Nio wareysii baro zxb Ridwaan cml nogo zxb
@bayloodduuliye3410
@bayloodduuliye3410 Ай бұрын
Jakaarta wan xaliyey gabadha aan kaqaaday talefankeeda iyo lacagta anika jaceyl waqti umaheynin ee shiidka iwaalay ee marka haikutilmaamin tuug wey dhacdaaa taliye xaalka juuro wye
@jowharstudio123
@jowharstudio123 Ай бұрын
Asxabta jikarta 1k igarsiya
@ladanecade8307
@ladanecade8307 Ай бұрын
Ciyaar weeyi sidani 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 Wlhi wn qoslay
@maryanmaxamed5449
@maryanmaxamed5449 Ай бұрын
Nuuo aaa fardowsa mashekadana kentay laxawla 😂😂😂
@user-pn5bz6xo2m
@user-pn5bz6xo2m Ай бұрын
Bagah 😂
@omarkalif123
@omarkalif123 Ай бұрын
Jakarta 🎤 lama maqlayo iska hagaaji
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin Ай бұрын
Inee been thy aan qiyaasaa yaa waaye ninka qof uu 40$ ka qaatay dib ula kulmaa hhhh
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 Ай бұрын
Kaa raguu ku cebeeu😂😂
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 Ай бұрын
Shekadan Waxba Kaqaldan side Nin 7 malin xirir idinka dhexeyo Telkada Uqabana Sidokle Side Nin Lacag Ka Xaday Uga Amuse Hadana Inta Amusto Ula Balame !
@AbdihakimmohamedRashid
@AbdihakimmohamedRashid Ай бұрын
Tas waa been lambarku pin malaham miyaa
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g Ай бұрын
40 doolar daaye xitaa haduu boqol tuurto intaa meel usoo fadhiisto kama sheekeynaayo waxaada waa aqli daro teeda kaale hopyada marka waxaas ula tage ciyaal maatahay naaya kadhamoow wiilsha soomali
@wehliyahajacelka3617
@wehliyahajacelka3617 Ай бұрын
J7 111 k subz
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g Ай бұрын
Jakartoow waxaatahay wiil dul qaadbadan waayo waxaadbo dhageeysani beentaan
@MuuseXassan-dz1pu
@MuuseXassan-dz1pu Ай бұрын
Yab 😂
@CaptainWeli
@CaptainWeli Ай бұрын
Trust me she is lier
@mohakulalihi766
@mohakulalihi766 Ай бұрын
i amin qoftaan been ayaa sheegee😂
@UmaRilaamUmaRilaam
@UmaRilaamUmaRilaam Ай бұрын
Walhi Waax 😂😂
@istaahilmaxamad2057
@istaahilmaxamad2057 Ай бұрын
Tani been cad beey nala hortimid kaley markuu lacagta kaa turtey inuu tuug yahay waaba arag tee maxaa mar labad kugu celiyay😂😂😂
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
Number sireedka Haa wuu yaqaanaa kute indho adkaa😂
@munonuur8487
@munonuur8487 Ай бұрын
Anaga maa nagu dayeeh marka😂😂😂😂hda qof danbo aminoh sas🧜‍♂️😂
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g Ай бұрын
Jakartoow waxaatahay wiil dul qaadbadan waayo waxaadbo dhageeysani beentaan
ALI ZAKI 💍 JUWEERIYA WEDDING
13:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 10 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 13 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
DARTIISA AYAAN DOWLAD DEGAANKA OOGA IMID LAKIN ASAGA SI AAN ...
23:05
Hooyaday 70 Jir Ah Lacag Kaqada Kubili Jiray Kadib Saan igalay
26:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 55 М.