JEEKEY OO TEAM ALFAGHI KU GOOBTAY NIMCO HEYBE DARTEED FU'AAD ALFAGHI IYO YACKOO

  Рет қаралды 63,305

Sheeko Yar Official

Sheeko Yar Official

Күн бұрын

JEEKEY OO TEAM ALFAGHI KU GOOBTAY NIMCO HEYBE DARTEED FU'AAD ALFAGHI IYO YACKOO
#alfaghi #nimcoheybe #yackoo

Пікірлер: 236
@saciidamoore5295
@saciidamoore5295 4 жыл бұрын
Nimco iney quruxley tahay hadaa aragtay like dhac kusii my comment
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 4 жыл бұрын
Way u dhalatay quruxda waxayna utahay somali ❤️🙏👏🙋‍♀️
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
Nimca Ahmed Habye su'aal xidigti Muqdisho imse caruur ayaa heesata ilaahey ha ku dhafe❤❤❤
@hussein631
@hussein631 4 жыл бұрын
Jeekey cadaalad sameey ee KZbin nimco Heybe ka soo muuqo
@Mudez-Romeo
@Mudez-Romeo 4 жыл бұрын
💯
@ibraahiimibs
@ibraahiimibs 4 жыл бұрын
sax sax
@saidabdallahsabrie4744
@saidabdallahsabrie4744 4 жыл бұрын
Fuad Mohammed shiqey, Nimco Ahmed hype, Ahmed Sadaq, Jekey All alfaghi legends one love 🙋‍♂️✌❤
@najiibhiir7229
@najiibhiir7229 4 жыл бұрын
Nimco wlhi codkeda dahab iyo dhemanka wuu ka qalisanyahay kajal💗💗
@xogtadaahsoon9323
@xogtadaahsoon9323 4 жыл бұрын
Macalin Jeekey Waa Ninka Kaliya Ee Luuqada Indiga Uyaqaan Maay Iyo Maxaa tiriyoo Kale Jeekeey 1995 Ayuu Lahaa Shirkadii Jabri
@suweydacabdinuur7873
@suweydacabdinuur7873 4 жыл бұрын
Nimcaba wey taqaanaa
@fatimamaxamed3372
@fatimamaxamed3372 4 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin xafido dhamantina wallhi geda maka dhargo thanks h.yar nimco
@Abuukar143
@Abuukar143 4 жыл бұрын
Masha allah faraxada wax qaali walahi ilahay ha idin dhafo heer alfaghi hadi an nahay qurbo joogto xasuus ad na galisaan mar walbo wahel neh wa ino tiihin legends
@wllajeey5508
@wllajeey5508 4 жыл бұрын
#TEAM ALFAGHI YACKO JEKEY FUAAD AYAAN RUNTI CODADGINA HADAN WAYO BESS WAYEE DAQTAR LIGEXA MAAKA WAXAN RAAWA HESSTA CUSSUB EE SALMAKHAN BHAI BHAI INAD ITUR JUMTIN NIMCO XAALNA KU DARSO TEAM ALFAGHI LEE KUMA BAHNE TAGERHA HITTA WU KU JECLAHY WAAN IDHIN SALAME DHAMAN TEAM ALFAGHI 🤝🤝
@mohamedabdullahi8548
@mohamedabdullahi8548 4 жыл бұрын
Macalin jekeu funny aya thy. Fuad legend mr yacko iyo nimco heybe salam sare.
@kaafibeyhani
@kaafibeyhani 4 жыл бұрын
I cannot see and hear the voice of DOOLI. 😥😫😥😥😥😥😥 Dooli allaha u naxaristo
@abdirizakhassan5314
@abdirizakhassan5314 4 жыл бұрын
Amiiin
@naftahaji7912
@naftahaji7912 4 жыл бұрын
Mash Allah my abti iyo habo hormar wcn insha Allah
@pureheart3552
@pureheart3552 4 жыл бұрын
walalo is Jecel fuad Yackoo nimco macalin jeekey anaguna idin jecelnahy
@jeestoyare5078
@jeestoyare5078 4 жыл бұрын
Nimco haybe iyo fuaad waan taageeraa
@FatuushKl
@FatuushKl 4 жыл бұрын
Msh allh Abti keep going
@fartunali7366
@fartunali7366 4 жыл бұрын
Masha Allaah
@asadyuusuf8283
@asadyuusuf8283 4 жыл бұрын
Jekay kl iyo lab ayaan kusalanay adiga iyo dhaman aktarada somali ay kufanto hormuudkooda ayad tihii cimriga ebe haydiin siyaadsho 🙏🙏🙏
@mowfarah252
@mowfarah252 4 жыл бұрын
Legendary team cimriga allaha idin barakeeyo akhyaarta
@habebahahmad1041
@habebahahmad1041 4 жыл бұрын
1 1 q111q1q12rwatqjt 1q11
@abdulahieise8106
@abdulahieise8106 4 жыл бұрын
Fuad al faghi iyo nimco al faghi baarakallah
@wardahaji7260
@wardahaji7260 4 жыл бұрын
Sheeko Yar offlclal keep going guys ❤️❤️❤️❤️
@tayibtayib2658
@tayibtayib2658 4 жыл бұрын
Fuad ayad taagero weyn u ah dhanka jilitanka iyo princess naceemo haybe
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
Nimca Habye waan ku gu racasanahay inaa ka fariisato fanka❤❤
@theosantana7750
@theosantana7750 4 жыл бұрын
Saxibtimo waa taan... this is true friendship... 💯💯🙌
@hananur2384
@hananur2384 4 жыл бұрын
Insha allah curudkeena cabdiwali nur lee u dabeynaayo nimco nacnacii jacelka 💕
@nedraabdishakuur7501
@nedraabdishakuur7501 4 жыл бұрын
Fui,aad io yackoo kep going
@cabdicasiiscabasmaxamed4450
@cabdicasiiscabasmaxamed4450 4 жыл бұрын
Macalin jeekey waan kusalamay 🙏👌
@adenhajji7623
@adenhajji7623 4 жыл бұрын
My sister Nimco, big love from Kenya
@Abwaaan
@Abwaaan 4 жыл бұрын
baashaal aya ka dhacay caawa. heestii Wejiyaal is Xasuustaa. KINSI
@abditube3865
@abditube3865 4 жыл бұрын
Mashallah I love you guys all
@abukarcade7159
@abukarcade7159 4 жыл бұрын
Mshaalh...nooladha damantina intey nolal jirto...lkn ani ahanteyda wxaan dihi lahaa nimco hala fasaxa. Elen adunkaan qof walbo hormar buu ujoogaa..wlshy nimco iyo aqayarta kale wlhi kenya ayan jogaa moyee hdan qamar jogi lahaa waan idin arki lahaa love u damantina
@ayuubaxmed1972
@ayuubaxmed1972 4 жыл бұрын
Jeekey waa codsi ajakis no keen inan aragno rabna
@salaadoahmed7517
@salaadoahmed7517 4 жыл бұрын
Fuaad coodkada waan jeclahay 💯
@suldansalahudiin99
@suldansalahudiin99 4 жыл бұрын
Rakedhii legends Keep going ...
@maslahabdi5049
@maslahabdi5049 4 жыл бұрын
Masha Allah 😍🇸🇴
@hoodoaadan6305
@hoodoaadan6305 4 жыл бұрын
Fu aad iyo nimco hybe siiba fu aad wllhi taagero weyn bn ku ahy hore usocda
@boy_boys4320
@boy_boys4320 4 жыл бұрын
Asc asxabta aan jeclahy hadaad tahy somali like isaara plz 🙏🥰😍💯jekay walaalkayga aan kufaano atahy
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 4 жыл бұрын
Nimco big funny wallahi Hoyadey u egtahay Runti Mom maku dhihi garaa
@kingmarlos8592
@kingmarlos8592 4 жыл бұрын
Please fuad Alfaghi ilaxariiri please ilaahey dartiis walaal
@azadalazadi9172
@azadalazadi9172 4 жыл бұрын
Kajalti somalidaa♡♡♡🙏
@gacaltooyocame4129
@gacaltooyocame4129 4 жыл бұрын
Nimco m. A Gabartan markii igu horay say een arko weeyi 👍👍🤟😅
@abdimaliksherif9765
@abdimaliksherif9765 4 жыл бұрын
Nimco gabadh iska jeclahy oo farxaanad ah ilahy haku xafido
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 4 жыл бұрын
Buyutifiul jekey
@adenhajji7623
@adenhajji7623 4 жыл бұрын
Bring together Ajakis, Yackoo, Faud, Nimco, Salax dhere and jekeey in one video
@King-dayax
@King-dayax 4 жыл бұрын
ALA idin jecliya dadkeygi 😍😍
@ismailbadka3863
@ismailbadka3863 4 жыл бұрын
Jeekay asxan samey Ahmed dhawii noo keen sheeko yar official 🔥👊
@kofitgr8637
@kofitgr8637 4 жыл бұрын
Keep going Abti ❤️
@nasirahmed6509
@nasirahmed6509 4 жыл бұрын
Waw caadi maha wlhi xasus ayaan galey lkn nimca ahmed heyb iyo fued cadi mahe
@ISHAAQOONTA-p2y
@ISHAAQOONTA-p2y 4 жыл бұрын
Macalimad Nimco heype Studio Filimside Siduu ku burburay , Maxuse u burburay?
@saalimshuceyb4803
@saalimshuceyb4803 4 жыл бұрын
Maclin runs ayaan ti waxaa qof aad ufiican
@asadaksheyasadakshey3760
@asadaksheyasadakshey3760 4 жыл бұрын
Macalin jeekey 💯
@abuubakaramigos5971
@abuubakaramigos5971 4 жыл бұрын
Dad culus fanproj kusoo laabta wee idin baaahantahy runtiii😥
@maxamedabdilaahi917
@maxamedabdilaahi917 4 жыл бұрын
Love and respect legends
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 4 жыл бұрын
Nimco Heeybe Walhi Codkeeda isma bedelin, Maxaan Filman badan soo Xasuustaa Codkeeda Macaantiisa darteed. #NimcoHeeybe big Love ❤✅
@paleycaato9252
@paleycaato9252 4 жыл бұрын
Keep going jekey
@wardahaji7260
@wardahaji7260 4 жыл бұрын
Nimco heype my love you ❤️❤️❤️ keep going abyo
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Reer studio all fakri waan idin salaamay
@ilyaassama9466
@ilyaassama9466 4 жыл бұрын
Hi jekey
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Alfaghi
@mohamudbarre2874
@mohamudbarre2874 4 жыл бұрын
Asc asxabey wan idin salamey salan kadib Waxan idin shegayo idinka hadisan eheen aniga filim hindii madauwden
@sihambabylovesihambabylove5128
@sihambabylovesihambabylove5128 4 жыл бұрын
Maama Nimca we love u😍😍😍😘😘
@sihambabylovesihambabylove5128
@sihambabylovesihambabylove5128 4 жыл бұрын
Keep going team alfaghi❤❤
@khadarmuse3270
@khadarmuse3270 4 жыл бұрын
Masha alah dad akhyaar ah alaha nixafido
@zidiiqqariib2346
@zidiiqqariib2346 4 жыл бұрын
macalin jeekey dhawii ama apdifatax lapada mid no keen from hargeisa
@leylaahmedahmed4889
@leylaahmedahmed4889 4 жыл бұрын
Fuaad jaanis siiya waacodsi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Maanqaan22
@Maanqaan22 4 жыл бұрын
Rag codkoda loxisayo ba tihin lkn wali ajakis iyo ciraaqi iyo nin lowada bahan yahy jeeri war jeri codkisa xita nama qaashiya pleas🙏
@limohn799
@limohn799 4 жыл бұрын
M.a
@phaizawacan7736
@phaizawacan7736 4 жыл бұрын
Msha Allah dad isjecl wllla anne wnii jeclhy
@A.fatah_A.qadir453
@A.fatah_A.qadir453 4 жыл бұрын
Love you team Alfaghi
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Niyahow dadkan qiima badanaa Sidey uwalaala yihiin waad la tacajabasa Mashallah wan idin ku faraxsan nahay from Saylac
@aragsanfaraxsan583
@aragsanfaraxsan583 4 жыл бұрын
Jum.A karèem
@ibaraahimyuukaleofficialvi4879
@ibaraahimyuukaleofficialvi4879 4 жыл бұрын
Macalin nimco ilove my sistar🇸🇴❤❤👈
@nastehoabdi1735
@nastehoabdi1735 3 жыл бұрын
Wowo.coda.mcn.badan.mashallh.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂😂😂💞💞💞💖💖💖💖😁
@Ridwaantechnology
@Ridwaantechnology 4 жыл бұрын
Pls walaalahayaga Soomaliyeeed Ha ila dhaafina ilahy dartis subscrbe 💯💢💥💯💢💯💫💯 1k waxa iga dhiman 58 subcribe ah pls 👏👏👏👏😭😱😭😭😭😱
@deeqowcade6660
@deeqowcade6660 4 жыл бұрын
Hye queen
@abdijabarxabiib7594
@abdijabarxabiib7594 4 жыл бұрын
wlhi waan ku farxey heer aan jiri jiricoodey ayaan gaarey waxey udhaqmayaan sida dad wallo okle mashalh majirto damac iyo dareen wa sidii dad wada dhashey film eydan turjumeen ima baxdo
@ramadaanmxd4608
@ramadaanmxd4608 4 жыл бұрын
Woooow !!!! Marka ey ayagi oo runta iso hor fariistan waaba igu adag tahay inan dhageysto waayo codka actors hindi ayaan ku bartay ma kelegeyga dhibkaaa ?
@saalimshuceyb4803
@saalimshuceyb4803 4 жыл бұрын
Asc macalin
@lajecellajecelcadey4532
@lajecellajecelcadey4532 4 жыл бұрын
Legends ❤❤❤❤
@mandeqbeauty8744
@mandeqbeauty8744 4 жыл бұрын
wcslm walaalaheen qaliga sheko yar
@HassanAli-cr8gh
@HassanAli-cr8gh 4 жыл бұрын
Legends nolosha idinma cisho dhamantin❤🙏
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 4 жыл бұрын
Taagero alfaghi unahay lkn plz maryan cali nookena so casuuma
@abdirahmancalooley7868
@abdirahmancalooley7868 4 жыл бұрын
Legends all the time
@suleqo0fficial717
@suleqo0fficial717 3 жыл бұрын
dhmantiin whoo love
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138
@anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138 4 жыл бұрын
Jeekay xarabo wlhi tahay qosol iguma hadhin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@bashiiroromo7689
@bashiiroromo7689 4 жыл бұрын
Wlhi qosolkaa iga dhamaaday
@Johngamer633
@Johngamer633 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@AliAhmed-hz9ny
@AliAhmed-hz9ny 4 жыл бұрын
Like
@ciiseqoryoley3729
@ciiseqoryoley3729 4 жыл бұрын
Rag culus isu wada imaaday maanta waan idin slmy jeekey yacko Nimco fu.aad waan idinla socdaa mar wali oo aad soo galisaan barnaamij yadiinii anigoo Vienna joogo ayaan idin daawadaa daawashada aan idin daawado waad iga kasbateen run ahaantii
@nayruusnalka9399
@nayruusnalka9399 4 жыл бұрын
M a wll waan idin jeclahay
@sokoreycabdisuge6066
@sokoreycabdisuge6066 4 жыл бұрын
Nimco wn jclhy samidey waligey wn jclay.xita ruwayada heedan dawan jiray masha Allah umc sami
@amelievlogandchallenge8935
@amelievlogandchallenge8935 4 жыл бұрын
Wlhi dadkaan ayagoo faraxsan markaa arko waa iska farxaa alla yaacizak yaqey ilah ha idin xafido
@kaafinhoproduction4913
@kaafinhoproduction4913 4 жыл бұрын
Hadee iska dhaafto film turjumow anigane film fiirsi waa iska dhaafaa
@asaadkumar9015
@asaadkumar9015 4 жыл бұрын
Fuad aad ayan ku tagersananahay wllhi lagend ayaa tahay runrii one love s.r k. Ma tageri lahayn hadaadan adi ahaan lahayn
@adenamdi649
@adenamdi649 4 жыл бұрын
Asxbta waxn codsanaaaya jeeri ina la keeeno camera da🙏🙏🙏🙏
@nadakaltuun394
@nadakaltuun394 4 жыл бұрын
Jekey gabadhii pryanka chopra uhadli jirtay aaway magaceeda muxuuhaa Horta soosheega
@crizaaqthiag0489
@crizaaqthiag0489 4 жыл бұрын
Jeekey Lujjiyo aan ubahanahy ee noo zoo qapp0❤
@clzalaanjama7737
@clzalaanjama7737 4 жыл бұрын
War odyga laderinta 2020 u hadla no kenna plz wlalyaal
@kaldeekbazheir8540
@kaldeekbazheir8540 4 жыл бұрын
Jeeekey hal codsi ayaan wataaa tawkada kale ee nimco kasoo muqàndonto youtube kaga waxa IGA codsi ah in aad Noga dalabtid hadaladeeda kuwega aan ugu jeclahey uguna Mac in ay barnmijka nogu celiso ereyadu waxay yhiiin Buseyl iyo xiiso ragey Qofkii badey sowma bahna Bukan kalgaceyl bestiya Bariidada sowma baahna Jaceylkaga hantiya Horjoogaga farxdda😘😍 Alla walayalow waacodsi waaasugi krilahey wallhi inta laiifulinayo
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
10 miln 10 miln aaawey heee nimco heybe wlhi nimco filim ey turjumin ma jecli
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Salaaman tiim sheko yar
@lamafilaanchannel855
@lamafilaanchannel855 4 жыл бұрын
Plz subscribe ii sara somaliyay 😍
@lamafilaanchannel855
@lamafilaanchannel855 4 жыл бұрын
Cabdi xamiid Tube ok wn ku sara wll Adiga i sar
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 4 жыл бұрын
Waxa codsanena fu,ad iyo ajakis oo wada jooga on aan arakno sheko yar offecel ❤
@ameeyare641
@ameeyare641 4 жыл бұрын
ader jekey sana rawa nuuur sheko yar markey dadkeyga joogan
@abuwaled431
@abuwaled431 4 жыл бұрын
Asc xidigaha qaaliyinat wa idiin salaamay ❤❤❤❤
@saalimshuceyb4803
@saalimshuceyb4803 4 жыл бұрын
Maclin wAligaa jir eejooga byyy
@cabduqaadir2493
@cabduqaadir2493 4 жыл бұрын
Team alfaghi wn idin salaamay lkn wxan idinka codsan lahaa inad noso sameysan flimo yarisa o banaka kusojileysan 8 ila 10daqiqo cml ah isbuuciyan cml ddku aad ayey ufirsan lahayene inta ilaxiiseyneyso #Like sara
PRANK || NIMCA HEYBE WALLAAHI WAA DAACAD OOYINTA KA HOREEYSO
18:27
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 83 М.
Jeekey iyo NIMCO HEYBE ma runbaa?? (ARINTAAN AY SHEEGAYAAN IYO)
17:38
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 78 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 13 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 1,6 МЛН
Marshaale Yare Oo Wacdara Ka Dhigay MASRAXA FURAN
9:46
Goodaal Media
Рет қаралды 353 М.
CABDIFATAAX AL-FAGHI HEESAA MIYAA MISE TURJUMAAN?!? ft. NIMCO IYO FUAAD
16:22
QOSLIYAA CAANA USTAAD JAAJUUMOW IYO RAGII/DUMARKII HORE MAGACYADOODII
3:57
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 241 М.
Qosolka Aduunka: Dalmar Yare,  Ajakisiyo Farah Difi maxaa kala qasday
7:11
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47