PRANK | NIMCO HEYBE OO LAGA AARSADAY!! FU'AAD ALFAGHI IYO YACKOO MAXEEY SAMEYEEN?!

  Рет қаралды 107,860

Sheeko Yar Official

Sheeko Yar Official

Күн бұрын

PRANK | NIMCO HEYBE OO LAGA AARSADAY!! FU'AAD ALFAGHI IYO YACKOO MAXEEY SAMEYEEN?!
#pranks #prank #nimcoheybe #yackoo #fuaadalfaghi #fuaad #alfaghi #sheekoyar

Пікірлер: 480
@exnewhargeysa162
@exnewhargeysa162 4 жыл бұрын
Inta nimco codkeeDa JeCeL like isaara
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 4 жыл бұрын
Nicmo haybe qof qaalia wlalaheed jecel fuad iyo yackow noo soo badiya proud heroes Halla sheeko yar 😘
@bidixoentertainment5944
@bidixoentertainment5944 4 жыл бұрын
walashey qaali ah subscribe iisaar hadii aad awoodo walashey
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
Sidii kaajal aya u oyday inta ilamidka like sar team nimco
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
Wlhi wn ooyay
@mohamedabdi6426
@mohamedabdi6426 4 жыл бұрын
@@miimilovechannel5998 hhhhhh
@husseinmoallimsuleiman5175
@husseinmoallimsuleiman5175 4 жыл бұрын
Warkaaas imara nimca way aarsaneen inta ila taageerta like dhac
@nasriinsomaali4937
@nasriinsomaali4937 4 жыл бұрын
Sorry anaba ilin iga keenten bee Fu'aad iyo yackow Nimco waad ka oosisen mardanbe yaa lagu samenin prank 😕
@bidixoentertainment5944
@bidixoentertainment5944 4 жыл бұрын
walashey adoo iga raali ah subscribe isaar fadlan
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
😭😭😭 nimco mx saaan ugu ooysiiseen nimco😭😭 wlhi wn ooyay nimco hadey ooyneyso wn ooyaaa😭😭
@cabdikariimkhayrfaafiye239
@cabdikariimkhayrfaafiye239 4 жыл бұрын
Ooo Fu'aad alfaghi wuu qurux badnaaday atooraa modaa😃💜💜😂 Awal waayeel buu u ekaa hada se wiil dhalinyaraaa oo kufiican aktarnimo
@mohamedhassanosman1476
@mohamedhassanosman1476 4 жыл бұрын
Sxptinimo iga muuqato meshaan Yacko gacant Fuaad uqaadi laha ruf allaH iga SiiYo intas iLin iga Timid Xushmada uhayo wlh xushmey Qof kasta😥💔🙏
@cumartayo5195
@cumartayo5195 4 жыл бұрын
Nimco haybe waan kaxumahay Wlhi maskiin
@leylaahmedahmed4889
@leylaahmedahmed4889 4 жыл бұрын
Nimca heyba ilaah haku xifdiyo adi yacko iyo fuaad♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ nimca dhibka kadhafaa😭😭😭😭😭
@siciidsimbaofficialchannel5605
@siciidsimbaofficialchannel5605 4 жыл бұрын
Legent fuaad best acter of somalia 2 Legnet Acter Nimco Heybe so 2 person ilove u so much ❤❤♥️💋💋🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍
@arsenalfootballclub972
@arsenalfootballclub972 4 жыл бұрын
Saxiipatinimad walnimada weyaka wangasantahy. Yacako kulaha fuaad gacanta uqadilahay rofa allah siiyo respect 🙏🙏🙏🙏
@abokarahmed9271
@abokarahmed9271 4 жыл бұрын
Prank inta uso oroday ani cml like sara
@nasranashaadofficial4118
@nasranashaadofficial4118 4 жыл бұрын
*All Nimco Calolo Jilcan All hooyo Mcneey Yacko Nimco Ha laga Daayo Prank wlhi Wn la Oyay* 😭😭
@hassanhujale2111
@hassanhujale2111 3 жыл бұрын
Nimco gabar dulqad badan oo calol jilicsan manshaa Allah..nimco ninki helaa nimco ayu jaqayaa..horey usoco walal qali
@ahmedhassan1361
@ahmedhassan1361 4 жыл бұрын
Nimco haybe uma qalanto in laga oohiyo waayo codkeeda meesha an ka maqlo ma dhaafo soomali oo dhan codkeeda way yaqaanan wan taageera nimco haybe nolosho kuma xumeyso abid abaayo ❤❤❤
@aminahassanmsufi3281
@aminahassanmsufi3281 4 жыл бұрын
Nimca Caloosha iga hurisay wlhi Abaayo 😭😭
@bidixoentertainment5944
@bidixoentertainment5944 4 жыл бұрын
walashey qurux subscribe ma iisaari kartaa walashey
@Xariif_1
@Xariif_1 4 жыл бұрын
Bidixo Entertainment walalkey qurux adna ha Iga hilmamin
@nimcoahmednimcoahmed6815
@nimcoahmednimcoahmed6815 4 жыл бұрын
Nimco waa ka oysiiseen sorry nimco 😂😂😂😂😂
@umumohamedamiinmohamed3211
@umumohamedamiinmohamed3211 4 жыл бұрын
MashaaAllah waxaas lagaa dhahaa walaaho isjecel Nimco Heybe Qalbi Xabxab waaye anyway keep going
@riyaaqjacfar9856
@riyaaqjacfar9856 4 жыл бұрын
Mal mahan dhan fu'Aad io nimco aan sugayy love U guys❤❤❤🕊🌷🥀💗🌿
@djamolodinekhalid2608
@djamolodinekhalid2608 4 жыл бұрын
Wan idin salama dhamantine hanbalyo Ahmed saadik iyo nimca iyo fouad
@camilleethan231
@camilleethan231 4 жыл бұрын
Wlhi aad an idin jacelhay my fav actor's one love guy nimco ,fuaad ,yacko big actor's 😘😙👑💕❤💋
@safiyomaxamedsafiyomaxamed6065
@safiyomaxamedsafiyomaxamed6065 4 жыл бұрын
Rali naqo namco 🙏
@emranmeigag2860
@emranmeigag2860 4 жыл бұрын
Lujiyo inta sugeeso like
@bakarabduqadir9116
@bakarabduqadir9116 4 жыл бұрын
Anigaa kula mid ah brO
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 4 жыл бұрын
@@bakarabduqadir9116 sidoo kale ana igu dara
@bakarabduqadir9116
@bakarabduqadir9116 4 жыл бұрын
@@warsameyaahoo7274 Hye sxB
@xirsicarwo5858
@xirsicarwo5858 4 жыл бұрын
Inta nimco haype inuu guursado rapo like dhacku sii
@hibadauddagan747
@hibadauddagan747 4 жыл бұрын
Fu,ad iyo yackoo nimca yalaga ooyinsinin🥺 wlhi wan jeclahay❤ aniga nomco tageraa u ahay
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 жыл бұрын
pls 🙏🙏🙏🙏🙏 nimco wllshen haa garab qabto oo dhaqsi youtube keeda haloo kala kiciyo
@anisaasma9234
@anisaasma9234 4 жыл бұрын
It But means hhuiiopopoo 7ùbnmk Fggķgfffooplplpppkgvbìvjj
@haboonali7481
@haboonali7481 4 жыл бұрын
Uuuuuuuuuuuuuuuf hooyo MCN nimco heewe wllhi dhap ayaa u il meyay srroy hooyo MCN nimco 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😓😓😓😓😓
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 4 жыл бұрын
😭😂😂😂😂😂 nimco waa calool jilcantahay 😭😭
@keyfwarsame1545
@keyfwarsame1545 4 жыл бұрын
Filim Hindi oo af Somali ah inan dawanayo aa modaa wlhi we love you guys ❤️❤️❤️❤️❤️
@sumayocadey7552
@sumayocadey7552 4 жыл бұрын
Asc wa idin salamay yacko mardambo nimco haka oysinin wa ku barya caloshe ihurisay wa la oyay
@fadumoaden8529
@fadumoaden8529 4 жыл бұрын
gabadha masaa kiint inkaar teeda idin ku dhcdey haka oy sii nina😭😭😭😭
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 4 жыл бұрын
Axmed Sadaq iyo Fu'ad Al Faghi Maxaa idiinka qaldan hahahaha Qofka Markuu ooyo Biyo 🍹ayaa loo keenaa si uu Wajiga iskaga dhaqo una Cabo, kadib uu degsanaa moyee Af qaleel ayaad Prankgi waa Prankgi waa ku leedihiin istaqfurulah 😂🤣
@Al-muslim1
@Al-muslim1 4 жыл бұрын
Macalin Jeekey ruwado noo soo bilaawo nimco jikiinkeeda caadi ma ahan
@mohamednoor1335
@mohamednoor1335 3 жыл бұрын
MAANSHA ALLAH WAA GABAR QALBI FIICAN WARYAADA NIMCO DHIBKA HALAGA DAAYO WAA QALBI NADIIF
@zakir0242
@zakir0242 4 жыл бұрын
Imika ma fanproj ayaan daawanaya 😂😂 aktor iyo atareshad iyo ajakis aan arkaaye
@alinuur121
@alinuur121 4 жыл бұрын
Ax wlhi calosha ayaa iga hore say nimco asxabey kada ya waa caloh jil can thy nimco ax ilin ayaa iga keyn thy 😭😭😭
@nimcocanshuu7207
@nimcocanshuu7207 4 жыл бұрын
Yacko iyo fuad maranbe prank yan lagu samenin nimco wey naxariis badantahay kadaaya
@abdiqanisaleban5022
@abdiqanisaleban5022 4 жыл бұрын
Waxaan modayaaa in aan filim daawanayoh walahi nimco haybe ilaaa yaraantaydiii ayaan jiclaaa waan taageeraaah ❤️❤️❤️❤️
@marwaancade3982
@marwaancade3982 4 жыл бұрын
Yaackoooo inta an arkey waa markii 2 aad ka ohisey naima ee kadaa marka kkkkkk
@adulkhadirabdi2679
@adulkhadirabdi2679 4 жыл бұрын
Caaadi ayey u ooysay nimco 😂😂😂
@naciimabdirashiid4191
@naciimabdirashiid4191 4 жыл бұрын
Sorry nimco😕😕😕
@xamdibushro6069
@xamdibushro6069 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh waa hoynoya kamirada dami walhi kal iyo lab ayn u qosly kkkkkkkk kaba wajiga ugu garaca aaaa abo jekey alla ku maqn
@abdirahmancirro4979
@abdirahmancirro4979 4 жыл бұрын
Waar Raga Gabdhu kala Haysaa Mxy ahaayeen 😂😂🤣 Reer Xamarku ma Sidan ayey isku Dagaalan Oo Dumarkaa Dhexdhexaadiya Kkkkkk
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
nimca heeybe wey kaa oysiiyeen ka aarso labadaan niman aarsan oorjka habartii kuma jiro aarso like saar intii igu raacsan
@monasser.milano756
@monasser.milano756 4 жыл бұрын
Wixiina prank mahin halesku dheel dheelo waye Prank le iska soconayo😂😂😂😂
@faizabeautysalon6387
@faizabeautysalon6387 4 жыл бұрын
Masha Allah wad isjeceshihin sidhab ah walal tinimo wada dhalasho kali mahan nimco wall qali wayay
@marwonimcoyaxye826
@marwonimcoyaxye826 4 жыл бұрын
Nimco cadey wakaoy siisen wllhy Masha Allah wllhy wanku farxa sida iskuku xirin tihin Masha Allah ilahey haisku kiin dayo 😘😘💞💞💞💞
@jawahirxasangacal1653
@jawahirxasangacal1653 4 жыл бұрын
Nimco waa gabar wanagsan oo sharaf badan guuleso
@jakartapoyoficial8673
@jakartapoyoficial8673 4 жыл бұрын
waraa jekey gabadhan walaalo maatihiin mase Talentigii shiekh cabdirahman ayaad wadiin ☝🏼🤣🤣🤔🤔🧕❣
@mssdiamond1544
@mssdiamond1544 4 жыл бұрын
Yackoo funny weeye wlhi i love him
@saacidxuseen8103
@saacidxuseen8103 3 жыл бұрын
Adduunka waxaan ugu necbahay qofkii nimco axmad heybe ka ooysiiyo axmad saadaq plz nimco yaanan niyadda laga dilin fuaad feer aad xiska u gelisay waa wareeryey wallahi
@bileshow2582
@bileshow2582 4 жыл бұрын
Jekey IYO Nimco way isla Wareeren 3 prank sameyen
@haawasharaf4822
@haawasharaf4822 4 жыл бұрын
Maskin wey ka oysiýen 😃😃😃aarso xbibti guuul
@bidixoentertainment5944
@bidixoentertainment5944 4 жыл бұрын
walashey subscribe isaar adoo iga raali ah
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
*🙏Yacko Legend zaxib Macalin JeekeY Pranki Ha ku Zamayn, izkadaa Anaga DartaYo,* *Keep Going Sheeko Yar🙏*
@osmaa014
@osmaa014 4 жыл бұрын
Aniga waxaa qabaa Prank in aad iska dhaaftaan, in qof laga oowsiyo waa laga fiicanyahay, waxaa laga yaabaa qofka wadno xanuun in oo u dhinto, fadlan iska dhaafa.🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 4 жыл бұрын
5:39 Nimco wxey tiri Wlhi haddaa is dagaashiin idinma kala celinaayo markaan kkkkkkkk 😂😂😂
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 жыл бұрын
Maskiin Nimco sorry 😍😍💘💘
@bidixoentertainment5944
@bidixoentertainment5944 4 жыл бұрын
walashey subscribe isaar wallo adoo iga raali
@mohamedhassaam9213
@mohamedhassaam9213 4 жыл бұрын
Abti yackoo iyo fu.aad habaryartay nimco hargaysa ayaan idinkaso salaamaya
@marryme4690
@marryme4690 4 жыл бұрын
Mamadan Jeclaa Ka Oysiisen😭😭 Anwy Waaa Prank😂
@CeyniQurux-ko7dg
@CeyniQurux-ko7dg 4 жыл бұрын
Nimco wn ku jeclahy keep going abyo😍😍💖💖
@kim.taehyungjc7352
@kim.taehyungjc7352 4 жыл бұрын
Masha Allah 🥰❤❤
@zunduzabdi8228
@zunduzabdi8228 4 жыл бұрын
Prank aaaan caaadi aheeen wlhi😁😁😁😁💖
@cabdikariimkhayrfaafiye239
@cabdikariimkhayrfaafiye239 4 жыл бұрын
Jekey waa dira diraale Yacko vs fu'aad yaa kadem beeyey khaain jekey......... nimco mesha way kubaabaday😢😆😅😃😂
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Prank waaye 😂😂 walaahi run run aa isku dagaalaysiine 😂😂😂 war dadkaan ma caruur ayay u dhigayaan show
@awalehmouktar3764
@awalehmouktar3764 4 жыл бұрын
3:29 aad ayan uu qoslay wlhi yackow iyo fouad alfaghi PRANK fican ayad sameyseen run ba loo maleynayaay
@daadiraxmed4646
@daadiraxmed4646 3 жыл бұрын
Kaajol o oynaysa weye walhi nimca masha allh❤️❤️❤️❤️❤️
@AS-Story
@AS-Story 4 жыл бұрын
Maskiin walaahi 😂
@hamzabinaba797
@hamzabinaba797 4 жыл бұрын
Alla nimca calol jilcanaa😢
@omarabdi2590
@omarabdi2590 3 жыл бұрын
Nin rag ah Gabdhaha macaayo nacas
@adeshofficial2178
@adeshofficial2178 3 жыл бұрын
Inta ila aragtee nimco iney calol jilecsantahy..like dac kusi..
@abuukarsrk2484
@abuukarsrk2484 4 жыл бұрын
Fuaaad io cumar ismaan maya two legend✌💯💯
@muniiramanka7806
@muniiramanka7806 4 жыл бұрын
Ar fuad igeeya lov buuran uqaaday 🤨☺🤪
@fowsiyagarmela9561
@fowsiyagarmela9561 4 жыл бұрын
Walaahi anigaba waa kula ooyay Abaayo Macnto waxaa kugu jacelahay qalbi nadiifkada Abaayo Allaah ha ii xafido adiga iyo wiilasheena qaaliga Ah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘
@Rizkhan3
@Rizkhan3 4 жыл бұрын
Salax Dheere iyo jeekey maxad feer maku samesid yacko sxb hhhhh
@sucadcumar3395
@sucadcumar3395 4 жыл бұрын
Abayo nimco fanparoj maxa ku dhacay filimada maso fasirtan xitah bejki fanbaroj wuu ka baxay hawada mel an filim ka dawano ma aqano wlhi 😓😓
@sucadcumar3395
@sucadcumar3395 4 жыл бұрын
@Ibrahim Cabdulahi imisa lagu gala abowe
@sucadcumar3395
@sucadcumar3395 4 жыл бұрын
@Ibrahim Cabdulahi luqa waa xage
@sucadcumar3395
@sucadcumar3395 4 жыл бұрын
@Ibrahim Cabdulahi isheg plz imisa lagu gaala iyo side logalo
@anuushpea4482
@anuushpea4482 4 жыл бұрын
Sucad cumar lacagts was dollar saaswye
@sucadcumar3395
@sucadcumar3395 4 жыл бұрын
@@anuushpea4482 lkn imisa aya lagu gala sidena lo dhiba lacagta yalo dira
@kabbiilatube6800
@kabbiilatube6800 4 жыл бұрын
ISKALAAJI HEES cusub kun jeer qosol maalintaadakzbin.info/www/bejne/boi8gmNnbJx_n5o
@malyuuncabdi6094
@malyuuncabdi6094 4 жыл бұрын
Prank been waa qofkii ila fahansan like saar😒😒😒😒
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 4 жыл бұрын
Ceyb hadaadan kahelin kadaneeso wxaadan hubin haku hadlin
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 жыл бұрын
@@xamdaqaali9207 saxiiix umadi ayaaba sidan iska noqote billahi
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 4 жыл бұрын
@@farduuscilmi7723 mcnto ma,ila aragtay qofka hadal niyad jabiyo lama dhaho in leen mahubtid run iyo been ifka wll lagu yahay wlhi
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 жыл бұрын
@@xamdaqaali9207 saxiix wllky umada sanadkaan iney jiran yihiin iyo iney waaln yihiin iyo iney cfmd qabaan kalama taqaanid kaaga sii daran waxey dhahayaa xita kama fiirsadaan ......ugu yaraan qfka waaa iney afkiisa iyi dhagihiisa is maqlaan lkn aaway caqligaas kuwii ku dhaqmi laha allaha caafiyo lee yahay ileen waa aakhiro zamanki oo la soo garay in wax walbo oo run ah xita been noqote ileen beenti ayaaba iska badatay...... uamadan hadalka fican afkooda allaha ku duwo..💔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 жыл бұрын
@@xamdaqaali9207 sorry xbbti wllshy ina ku dhha rabay keybord iigu jira i qalday oo ii daba mareye wlshy mcn xaqa alaaha na waafajiyo zaban aakhira lagu jiraaye
@ayaancismaan3302
@ayaancismaan3302 4 жыл бұрын
Walltinimadu wa qali nimco wa qofqalbi wanagsan wlhi
@ahmedibrahim366
@ahmedibrahim366 4 жыл бұрын
Waa iga codsi jeekey prank halagu sameeyo isdagaala
@mohamedamiin8776
@mohamedamiin8776 3 жыл бұрын
masha alh nimco wa qof qalbi wangsn nimco masha alh
@abdinaasirwali6764
@abdinaasirwali6764 4 жыл бұрын
Keep going my bro
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Wlhi dadkan sidey isu jecel yihiin walaalnimada ka muuqata Anaaba ilmeeyay ba Wan idin sosalamaya from Saylac
@mukhtarsuilemanelmi4933
@mukhtarsuilemanelmi4933 4 жыл бұрын
Axmadoow Inanta Kadaa ciyaarta🤣🤣🤣
@amranalinur8688
@amranalinur8688 4 жыл бұрын
Waan la oyee runtii hawo nimco kujecliya ilahey hakuxafido
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 4 жыл бұрын
Jeekey waad jafteen walhi 😂 Qalal uu qabaa iyo wuu dhareeraa Maa keenteen.
@osmaneeyofficial
@osmaneeyofficial 4 жыл бұрын
Masha allaah 🤣🤣🤣🤣
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 4 жыл бұрын
Waa oynayaaye istiraashada ii keen aan maqli jiray, Waa oynayaaye camerada dami maa I maaday🤣
@toolittletoolate3412
@toolittletoolate3412 4 жыл бұрын
War dadka dacad sana prank lisla og yahay run modan wey oysay kulaha oyin ma akteda wax ka ah intas so jilesay run run eba umodan oyinta 😂
@munaaxmad5392
@munaaxmad5392 4 жыл бұрын
Fu aad wuxuu u ekyahay ajeey inta ila araktay liketa dhac
@abshirmahrez8251
@abshirmahrez8251 4 жыл бұрын
Ar dadka oo dislike usarayan dadka filmanta aa dawatin idhinku raxeyo maxa kaqaldan wllhi cuqdad baas eyqaban ilah haka saro usoduceya inti dadkena tagersan ismujiya
@indhodeeqabdirizak5070
@indhodeeqabdirizak5070 4 жыл бұрын
Saadax denama waiden jaclahay ❤️💯♥️💋 wanjaclaniahaa inaan edenlakulmoo 😭😭♥️💯❤️💋🥀💞
@hujuumlastking1390
@hujuumlastking1390 4 жыл бұрын
Nimco ilin ayba iga keeni gaartay maskiin yaa lagu sameen prank danbe 😭😭😭
@axmedlaki6540
@axmedlaki6540 4 жыл бұрын
Inta jecel yackoo hadalkiisa like saar
@dontsubscribeme0k
@dontsubscribeme0k 4 жыл бұрын
wallhi yacko dhiblow waye ha iso marin😂
@ciise7775
@ciise7775 4 жыл бұрын
Nimca quruxeey isgaabi adi filnlee waaye hhhhh adi mar warwalba ma lagu gaadaa hhh goormaa ilbaxee atariisho baadiyo ha igu noqonin.jeekeey ey utaalaaa.
@alinuur121
@alinuur121 4 жыл бұрын
Nimco wan tageyraa runti nimco abayo ax 😪karali noqo abayo anaa kaga rali gali yay abayo mcn
@fartunabdikariim9999
@fartunabdikariim9999 4 жыл бұрын
msha Allh wlsheY Nimco iyo fu.aad yackoo idin kecel nhy
@shamsoshamso6839
@shamsoshamso6839 4 жыл бұрын
Ruwaayada keyna iska dhaafa. Ruwadaha aad kaytan wan jecelahay.
@Has-o9d
@Has-o9d 4 жыл бұрын
Kkkkkkk beelo prank waaye asxaab igu qaali
@mohammedabas5816
@mohammedabas5816 4 жыл бұрын
Ileen waxaan isdhihi jiray nimco see ilinta iska keentaa hindi caadi wayee kkkkkk
@Lily-xt3ky
@Lily-xt3ky 4 жыл бұрын
Maskiin abaayo araso
@Lily-xt3ky
@Lily-xt3ky 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️😍😖
@Abwaaan
@Abwaaan 4 жыл бұрын
@@Lily-xt3ky fikrad fiican maaha aargudsi
Salmaan Khan Maxaa Ispitaal loola Cararay wax ka ogoow
12:19
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 3,6 М.
PRANK | NIMCA HEYBE OO JEEKEY IYO AWEYS BAAFOW KA DIIDAY IN..
15:33
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 87 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 49 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
TURJUMID || NIMCA HEYBE OO ILIN KA KEENAY FU'AAD ALFAGHI
16:24
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 55 М.
jeekey iyo yackoo  qosol hadaa rabto daawo sheekadii 4.5 kkkk
13:47
Soya films Studio
Рет қаралды 92 М.
PRANK | YACKOO OO SI RUN OOGA OOYSIYAY NIMCA HEYBE
15:01
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 221 М.
Deg Deg- FU’AAD ALFAGHI ft. NIMCO HEYBE! (JEEKEY OO ISKU KEENAY!)
14:53
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 182 М.
PRANK || KABTAN BAARA IYO ISMAACIIL XAAJI OO U TASHATAY NIMCA HEYBE
12:48
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 50 М.
PRANK YACKO OO JEEKEY GABAR UKEENAY RUN
16:14
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 100 М.
SHORT FILM IS FAHMI WAA 2020
23:29
Fadumiina Comedy official
Рет қаралды 261 М.
Jeekey iyo NIMCO HEYBE ma runbaa?? (ARINTAAN AY SHEEGAYAAN IYO)
17:38
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 77 М.
PRANK | AWEYS BAAFOW OO KOOLO CABAAYO IYO YACKOO FEERIRABAY!!😱🤛
16:20
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 184 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay. Part 2
23:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 513 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН