DEG DEG Muuse Oo Ku Jabay Doorashadii S/Land,Guusha Cirro Iyo Faysal Oo Ka Galbaday Siyaasadda S/L

  Рет қаралды 27,794

Kaaraamardha Tv

Kaaraamardha Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 98
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 24 минут бұрын
beenta iskadaaya subxaan ALLAAH ALLOOW guuuuul insha ALLAAH najiiidada suga oo beenta iskadaaya ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Сағат бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar viva ciro butland👍🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇☝️🤲🤲🤲❤️
@ND0564
@ND0564 41 минут бұрын
Nacab ciilan ayaa tihiin. Cirro iyo Muuseba waa Somaliland ❤❤❤
@HamzeshukriMahad
@HamzeshukriMahad 5 сағат бұрын
Rajo fiican lagama qabo In ay isbadalaan gudaha somaliland Ciro iyo muse wa dameer labadiisa dhagood waxey ka mideysanyihiin ajandayaal badan
@NuuraHassan-n2q
@NuuraHassan-n2q 5 сағат бұрын
Tani kuma khusaysee Taada raac adeer
@moeawale4891
@moeawale4891 5 сағат бұрын
Waa caynkaa. Waxba baqbaqda ha dhagaysan. Doofaar abidkii ma daahiro.
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 сағат бұрын
Kolay inu dhaamaa laga yaabaa dagaal ooge biixi 7 sano oo buuq ah acuudu billaah🤔
@moeawale4891
@moeawale4891 3 сағат бұрын
@kayfmohamed565 Waxan rajayna yaa inuu booqan MoU qashinka ku tuuro . Hadu taa samayn waayo rajo maleh .
@nucmanabdiraxman7893
@nucmanabdiraxman7893 2 сағат бұрын
Adeer naga dhex bax adigu is xagaaji
@ND0564
@ND0564 42 минут бұрын
Muuse iyo Cirro ❤❤❤❤
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 5 сағат бұрын
Gafuurtaag by by Somaliwayn guuuuuul ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf 4 сағат бұрын
Wad riyoonaysa somaliweyn xagay joogta😂😂
@ND0564
@ND0564 44 минут бұрын
Miiska doqonwaaye. Ciiqabeyaal. Somaliland ❤❤❤❤
@siman111
@siman111 55 минут бұрын
Muuse hadu ku dhawaaqi waayo garxajis waxa ka go an inay ugu daatan Kursiga xoog kaga tuura hambalyo dr ciro Inshallah aamin
@ND0564
@ND0564 44 минут бұрын
Somaliland ❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Сағат бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somaliland muse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva
@fadhiaaar213
@fadhiaaar213 4 сағат бұрын
War mahasaan labadiin doqon reer sheekh Isaxaaq ayaad ku waalateen 😂😂😂😂🎉🎉🎉
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Сағат бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Sarta100
@Sarta100 3 сағат бұрын
Feysal aflagaadaa lagu nacay weliba asagii oo dadka caynayo ayuu leehe subxaana watacaalaa waa eryga waa ilasha xumaan ka fog marka nin caytamaya oo caynaya qalqigiisa feysal ha ogaado alle ma jecla ee ummadiisa ceynaya u sheeg in 18:28 eyr ama iska aamus waa da aan ceyda ka xishoon ina warasbe. . Xishoo waa lagu xisaabin oo towbad keen.
@YusuphMahamed
@YusuphMahamed 5 сағат бұрын
Muse bye bye no more soldier.
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 5 сағат бұрын
Muse biy biy
@cumarcali5512
@cumarcali5512 Сағат бұрын
Cagdhaar
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac 4 сағат бұрын
cadowga kaliye somaliland leedahay muuse jaahil oo qaran qaawiyey.
@shadiaibrahim-hx8pb
@shadiaibrahim-hx8pb 5 сағат бұрын
Aad baan anaguna idin jecel jewellery nahay. Guuleysta dhulka Somalia Allah ha ka xoreeyo Ethiopia.
@MHY89
@MHY89 2 сағат бұрын
Kaas Avacado la dhaho waa yara doqon wllhi. Wax aanu fahamsanayn ayuu isku qaadaa ugu yaraan Falanqaynta iyo Aragtiyahaaga gaar ka ah kala garto.
@NIMCOMohamed-o6b
@NIMCOMohamed-o6b 11 минут бұрын
Aad aad ayaad mahadsantahay soomilaana lagaamaleh Sooli ayaan nahay dhamanten shacabka somalida meelkastoyjoogaanba waawalaalo
@nucmanabdiraxman7893
@nucmanabdiraxman7893 2 сағат бұрын
Subxaan allah beenta intaa leeg xisaabta allah ayaa ku sugaysa
@AyaanWaano
@AyaanWaano Сағат бұрын
Khaniisiinta daqash
@Dekaelmi-xl7gb
@Dekaelmi-xl7gb Сағат бұрын
Guul ciro itoobiya iyo xabashidana karaaaf gayiga somaliyeed somaali inaad midayso allaha kugu duwo somalida wadankasta ku amni daraysan kaalaya hargaysa maal gashada dheh
@newfirsmanmoha
@newfirsmanmoha 57 минут бұрын
Lambadooda isma dhaamaan waa laba doqon
@maryanali6192
@maryanali6192 4 сағат бұрын
Haduu Ciro helo waa dalkiisii iyo dadkiisii muuse biixi 7sano ayuu madax weyne ahaa ,wuxu ku suntan yahay wax qabad ,adkaysi ,sharf ,macawiista ,go,a iyo bakooradu waa dhaqnkeena ,suudhku dhaqan keena maaha umad waliba dhaqankeeda ayey ku faantaa
@ND0564
@ND0564 43 минут бұрын
Doqon ma waaye .
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 3 сағат бұрын
Muuse bix..waa in oow tahriiba.
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE Сағат бұрын
qosal waa kan
@BaraarujiyeMedia
@BaraarujiyeMedia 2 сағат бұрын
Xaqiiq wallee 😂
@mahameddouksieh3630
@mahameddouksieh3630 4 сағат бұрын
Walliba lacag bay ku maca salamayn.
@4ever7lightning25
@4ever7lightning25 3 сағат бұрын
Haasidnimo...
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 3 сағат бұрын
Kkkk aad baan ugu qoslay qaabkaad u dhigteen faaladda.
@XamseDahabi
@XamseDahabi 3 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkk muuse wuu kudayay ilahaw ha nagu soo celin
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 4 сағат бұрын
HADALKAGA. MASKAXDA. SOO. MARI
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 сағат бұрын
Shukrn
@mahameddouksieh3630
@mahameddouksieh3630 4 сағат бұрын
Ninkan muse sanad buu secondary amoud iga horeeyay.
@KhalifYare-p3d
@KhalifYare-p3d 3 сағат бұрын
Muse wad ku dhamaatee maxa qaldan
@AliA.Rasheed
@AliA.Rasheed 4 сағат бұрын
War beenta kadaaya ummadda war kamahaysaane
@XasanKhaliif-d9y
@XasanKhaliif-d9y 3 сағат бұрын
Ala muuse muxunaciiley m.a guuul iyo gobanimo aabo ciroo
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 Сағат бұрын
Islaan mobile haysata kkk islaantu waa biniadam
@calibaashe9703
@calibaashe9703 Сағат бұрын
Kifulaba wa madaxdayadi maxa kagalay adiiga
@SacdaAli-f8y
@SacdaAli-f8y 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 5 сағат бұрын
Muuse Biixi waa u dhamaatay waxaa loo daaray heestii wataas odagii sii dabeyshaday😂
@NuuraHassan-n2q
@NuuraHassan-n2q 5 сағат бұрын
Marku helo aynu is aragno
@Abuqudama114
@Abuqudama114 5 сағат бұрын
Kkkk axmad madoobe iyo xasan khilaafkooda maad kasoo hadashaan mise car kasoo hadlaa laidin yidhi mise hadii kale kistaa laidinka goosan
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 3 сағат бұрын
daaarood oo dhami waa cadowga muuse biixi kab iyo lax ale idinka jebi muuse biixi alow guusha waa cadow ka oohiye😮
@AbdullaahiBashiir
@AbdullaahiBashiir 3 сағат бұрын
Kkkkk Ninkan sida loosameeyay ilaahay unbaa yaqaano Afakaadho Dhib badnidaa nio
@maallcigemukhtar9865
@maallcigemukhtar9865 46 минут бұрын
Waar cag dheereey naga xishooda muse uu soo bexee
@mahameddouksieh3630
@mahameddouksieh3630 4 сағат бұрын
Reer kan aad baan u u aqaan reerkan.ano reer awdal ah.
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 2 сағат бұрын
Ninkani wllhy waxad modaa inuu joogo goobaha waa sidaa uu sheegay aniga waxan ahay kormeere ka socday wadani part national in ka badan 79 polling station
@qorane122cabdirisaaq3
@qorane122cabdirisaaq3 3 сағат бұрын
asc marka goobta lagu tiriyo sanduuqa waa la qaadayaa xarunta degmada ayaa laysugu gaynayaa hadana xarunta guud ee gudiga doorashooyinka ayaa lagu soo xaraynayaa.
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 сағат бұрын
Niyaw warka xagaad kaheshaan takale wad isku eegtihiina maxad iskutihiin
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 3 сағат бұрын
Walhi qosol ayaad tay kaalay hargaysa waa lagu soo dhawaynaya
@AyaanWaano
@AyaanWaano Сағат бұрын
No huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero tuuuuuuug xaarmaajo beeeenle xaarood kudaafad
@mohamednur7940
@mohamednur7940 Сағат бұрын
The most naif channel ever
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Сағат бұрын
What's naif? or you got you're spelling wrong?
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE Сағат бұрын
kkkkkkkkkk
@MustafeAbdi-vf2ev
@MustafeAbdi-vf2ev 4 сағат бұрын
Adeer Anga Xalane Naloogama Taliyo La Hayste ayaad Tahay
@GamalFarah
@GamalFarah 4 сағат бұрын
Illahow hana jabin wallalo waa tartan labada ruux moduun baa badinaya
@CabdicasiisMuxumed-v9l
@CabdicasiisMuxumed-v9l 55 минут бұрын
Niman yaw dadkan xage lagu xisabaya talow
@Pro-justice
@Pro-justice 5 сағат бұрын
May kudhakhsadaan oo ninkaa huwanta ah noogu dhawaaqaan.
@NuuraHassan-n2q
@NuuraHassan-n2q 5 сағат бұрын
Haku seexan taa
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 сағат бұрын
​@@NuuraHassan-n2qAmaa aragnaa isagoo ciro soobaxay😂
@hibogeedi7455
@hibogeedi7455 39 минут бұрын
Hhhh
@GamalFarah
@GamalFarah 4 сағат бұрын
Waan ka xumahauy labadinan nin midna Muuse ma gaadho 7sano ayuu Madaxweune noqday waa nin raga idinkuna falanqeyayaal ayad tihiin horta ma gaadhan waad ka xuntihiin
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 сағат бұрын
Faqash futo xuneey ma idinka ayaa codaynayey oo cirro guusha siiyey .. xaaraan bay idinka tahay shacabka somalland wuu kala yaqaan cadowgiisa iyo naseexiisa
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 5 сағат бұрын
Oromo ayaa laandheer ah been dheh .hadiiba muuse biixi Laga badiyey
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 4 сағат бұрын
Waaryaa waa labadii xoolaha ahaaa waxaa xaqiiqa ah in libaaxii faqashtu ka xanaaqi jirtay oyo qarankii SOMALILAND AY WADA GUULAYSTEEN
@farhanyasin-w6h
@farhanyasin-w6h 3 сағат бұрын
Believe or not Muse is back, Shaqa idiintaala.
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril 2 сағат бұрын
Kkkkkk adigoo soo jeedaa reyooneysaa waa hadii oromadoo dhami codeyso😂😂😂😂
@IlhanMohammed-yj3iz
@IlhanMohammed-yj3iz 53 минут бұрын
Muse dagaloge ninki sool madfaca la dhacay muse dadka iskuma wadi Kara daduna ii maha qabyaladan Wu Ku xerldheryahay
@RoodaCumar-g7y
@RoodaCumar-g7y 4 сағат бұрын
hye benale
@abdisharif8315
@abdisharif8315 6 сағат бұрын
War saaka maxaad haysaan labadiina majaajiliste?
@nugaal012
@nugaal012 Сағат бұрын
Maanta ka dib adiga shaaciraynaya cid ku dhagaysanaysaa ma jirto. Muuse waa soo baxay ee beenta ka daa.
@ApdiAhmed-d5r
@ApdiAhmed-d5r 4 сағат бұрын
Waar maxaa idinka galay orda samaysta ogaadeen
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 4 сағат бұрын
Qoysas beentu dhaqan tahay ayay ku dhex koreen. Anoo 800mitir u jira xarunta Komishanka ayaa xog saxa la iyagoo Nairobi joogana wax kastay war nooga dhigayaan
@Chafiaabdoulrachid
@Chafiaabdoulrachid 3 сағат бұрын
Huwaan dilo guul kulmiye guul somaliland
@XamseDahabi
@XamseDahabi 3 сағат бұрын
Ciro sanduuqa walba qof buu soo dul dhigay oo u ilalli nayay.sidii wadkii walhi qosl ba idilay markan coday nayay sidi waxay dadka u ilali.nayeen mal gii oo kale gobah qaar saxane cidi uma codaynin saxane by by by
@KhalifaCali
@KhalifaCali 6 сағат бұрын
Waar beenta jooji Muuse ayaa kaqaaday 34000 ayaa markii lakala jaray soo baxday
@NuuraHassan-n2q
@NuuraHassan-n2q 5 сағат бұрын
Dadkan update maaha inagaa uga war Roon waddanka gudihiisa
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 сағат бұрын
HHHHHHH YAA FAQASHTU NACAS BADANA DANEYSTE DAROOD FAQASH FAQASH DHALAY HADRAYA NAXLIGA KA MUUQDA COLADA AY DADKA REER SOOMALILAND AAD UHAYSAN EED WALIBA QARSAN KARI WAYDAY ANAGA WAXBAY NO TARAYSAA WADA WAXAN ARAGNAY WIXII AABAYASHAYO NOGA SHEKEYEN SHIMBIR DHARABTU MEEL AAR FADHIYO JIIIDA KAMA DAYSEE INKASTUU DURDUR IYO DABAL GALO DAROOD ABIDKII MA DAHIRO DAHIRO TOOBSAN BUUXIYO TUUGA QORIGA LEH EE ANA ITUURAY ISNA TIIMBADAY TM BUUXSADEY SOOMALILAND GUUL MUUSE BIIXI SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL MUUSE BIIXI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ SOO CAWRYS WE LOVE MADAXWEYNE MUUSE BIXI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliMuse-y7y
@AliMuse-y7y 2 сағат бұрын
Ascm waad ku madsantin sheekada is warasiga aad Soo jeedisen
WAREYSI XIISO LEH BOQOR BUURMADOW | DOORASHADA MW SOMALILAND
18:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 38 МЛН
Dorasho kaste Waa dhacda Faysalow mana Quusatide miyadan xishon?
12:14
Kaftanka Siyaasada 541 oo aad u xiisa badan
39:54
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 29 М.
Rajada Muuse Biixi iyo isbadalka Somaliland" Sh Abdirahman Bashiir"
1:00:33