Walalkey Ali iyo walalkey yasiin Masha allhhh ❤ jimco Mubarak ❤ saln sare
@MakoFarax8 сағат бұрын
Huwantiii oo ay qalbadu jabtay muuse soo noqay kuwii necbayow kanaxoo nafta waa wanu ka gulaysamay cadowgii somaliland iyo huwantii ay la shurakoben uu dhacay cirro by by by wadani oo laga taherayey somalya iyo jabuti
Abaayo muxuu muuse ku qabtay ciidan kaagii waraabaa cunay ragiinii xaabuu ka dhigay 7sano oo buuqa yaab marka kaas waxba ha amaanin anu hadaan ahaan lahaa re somaliland muuse afkaygu masoo qabteen🤔
@ND05642 сағат бұрын
Ciil qabayaal. Ooya
@salmansamir55707 сағат бұрын
Faysal waxaa ka nasanaya Majeerteen ka.
@ND05642 сағат бұрын
Somaliland ❤❤❤
@FransiisСағат бұрын
Somaliland Guul
@muscabpro223045 минут бұрын
Waddani hanbalyo ❤😂muusaw bay bay
@cabdishawo673 сағат бұрын
Ilaahay baad been usheegtay tv kasta oo caduga dibadu somaliland oo isku dhacda ayay jeceliyihiin waar somalia uduceeya tan ilaahaybaa barakeeyee waad ayaan darantihiin ilaa daa in abid tani way dhaqaaqdee cadawga dibada ito ka gudahaba ilaahay hajabiyo Ameen Yaarabi
@queency79433 сағат бұрын
Ina dhilo maxaa ku ogaysiiyey waxa sareeya kuwii qabsadayba ma oga eqadhmuun
@SafaMarwa-ww8wc5 сағат бұрын
Ninkasta. Oo. Shacabka. Soomaaliyeed. Khayr u. Hayn illahay. Haynaga hordhaqaajiyo
@dualtermСағат бұрын
Ali haraare, qof haa u dhaho buu horay usoo wattaa oo u camira😂
Beenaale somalilaand ayaa aduunkoodhami in dhaha ku hayaan itadu way idin daysay wana waxaa dagaal isugusoo bahaysateen calankayagii baanu soo ceshanay alxamdulilaah
@maryanjama29184 сағат бұрын
Horta adigu ma waxaa doorata
@anabismail26647 сағат бұрын
Beenaale halkii aad ku kortay waad ku caasiday
@PukhaariSheikhcali-pn2gb48 минут бұрын
Waruntii cali xarare
@ahmedmaxamed77808 сағат бұрын
Ali xaraare saadashadi hore waa dhaboobay
@IsmaaciilCabdi-t4q5 минут бұрын
Cali maxaad xasan sheehk uga caawinwayday xasan sheehk
@sihamcora54633 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 waa. Qosol
@dhagacadejowhar6375 сағат бұрын
DHAKTAA NOOTAAGAN
@abdirahmanyusuf96114 сағат бұрын
Caliyow dhiiga haydhaqaajin nabad gali adeerkay wuuu tagaye hayska seexdee
@SahraHassan-r2cСағат бұрын
Nabiibiye naari ku cuntay asasaqiyo haragow
@SuhurMohamud8 минут бұрын
Buni tolow halkee buu galidon marka uu wadani qabsado
Cali xaraara waa wariye hargaysu ku dhashay ka qaxay wa asal Ceeigaabo warsangali Laascaanod mayaqano
@mdh80664 сағат бұрын
😂😂😂😂 Adeer waa jiimcee ee beenta dayaa
@abdifatahali64317 сағат бұрын
Çalı xaraare adoo warsangani ah miyad nin Gx oo rer guleeed sudlaana wax ka shegesa😂
@abdullahiyusufofficial82233 сағат бұрын
Qosolkii yaasiin ayuu rabaa inuu inoo jilo lkn ma keeni karo
@Iphone202493 сағат бұрын
Gan ravinba xamar uf shicibkana ka mid aha
@ShiineXasanCaynabСағат бұрын
Asc.saxiba
@amalianasrani8942 сағат бұрын
Calow soomaali waa horay umaahmaaheen Fiqi tolkii kamajanatago Seekh 😂ilaqosol Madaxweyne😂 ilaqosol😂 Qbiilaysi ilaqosol😂 Cadaalad ila ooy😢 Run ila ooy😢 Ilaah kacabsi ila ooy Somaalinimo ila ooy😢 Midnimo ila ooy😢 Qaran ila ooy😢 Milatari ila ooy😢 Dhulka soomaaliya ila ooy😢