Mareexaanow maanta fursad dahab ah ayaad haystaan ee ka Faa'ideysta oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud taageera oo Kismaayo qabsada 👍👍👍
@Zeina-w8d4 күн бұрын
Mareexaan Iyo Ogaadeen Waa Walaalo Xasan Sheekh Iskuma Diri Karo
@Hasuni6754 күн бұрын
Hahahaha shalay kuwaad tidhi ma idin rabo maaha. Mareexan mooryan ushaqayn mayo muufada Iska cuna
@MaleykaGabane4 күн бұрын
Ningardaran ma guulestee wuu ku jabi xasan cidanka wa ki shaley rascomboni ku jab.marexana iyo ogdena wa is yaqanin horey bey isu arken wax maqadikaran iyagaa ku jabi oo qaxi hadey tallboy qadan
@imanomarhassan89424 күн бұрын
Jumca Mubaarak dhamanten
@KadarAbdi-f5n3 күн бұрын
Hassan sheekh waa calooshii la ciyaar
@mulaaxocaqli5543 күн бұрын
Hadal riyo riyo ah😅😅😅😅😅 io yaq yaqsi ah😂
@MohamedDahir-hj2oq3 күн бұрын
Jubaland guul.ahmed Madobe is the president of Jubaland state.hassan sheikh and accolades clean alshabab militant in your midst.
@ANWELLIJAAMAA4 күн бұрын
WAA LAWASYAA CAGDHEER
@adengoumaneh52323 күн бұрын
Umadi Somaliyeed ee Muqdisho Ku noolayd maxaa Ku dhacay,
Idaacadiina ogaadeen bes miyeey lahadashaa ani waan yaabanahay 😅 wlh
@mahamedcade69823 күн бұрын
😂😂😂kkkk may dadka odhan bay lahadashaa
@AbdiHassanabdi0074 күн бұрын
Dalka oo dhan waxaa hogaaminaya dad shaqaale u ah ( Itoobiya iyo dowlado kale), kkkk yey la dagaalameen Itoobiya? Waa 1 qabiil ragaan u nacamleynaya Itoobiya wey ku saxan yihiin sababtoo ah qabiilkoodu Itoobiya ayuu la socday
@SiradXasan-q2n4 күн бұрын
Wlahi.waayaab
@MAOmar-oy2uh4 күн бұрын
Hedoodi ayaa Jubaland kusoo cadaadinaysa
@saidamohamed14244 күн бұрын
Horta ninkaan muxuu juba land ugu waashey awey dawladii kale acuudu bilaahi
@ogaaloge32814 күн бұрын
Oo hada ma waxaad aaminsantahay jupaland ayaa ka awood badan dowlada su,aal? Guutadan birjeex awood miyeey leedahay (haa) hadeey leedahay maxaa diiday in eey buulaxaaji dhaafto 13 sano mise uma socdaan oo heshiis baajiro Adigu bal sabab kale sheeg Awood baan leeyahay cadawne is kama celikaro oo gobal iyo bar baa la iga heystaa is waadaji Mise waxaad uxoog badan tahay wiilasha fedaralka
@fowsiaabdi26154 күн бұрын
ilka case jooji qosolka maxaad ku qosleysaa ma waxaad tahay Naagaha Xunxun ceeb weyn weeye Adoo nin ah inaad dhiqdhiq leyso iyadoo aanay meesha oolin wax lagu qoslo.
@AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim4 күн бұрын
Aduun niman xishonayn ilen xalba kama raco
@CadbirashidMacalin4 күн бұрын
aqli yara ogaden melcidlo ah ayad jafaysaane axmad tag
@guledsm4 күн бұрын
Baaq ku socda Waxgaradka Beesha Mareexaan!!! Marexaanow, Assalamu Calaykum, Madaxweyne Xassan Shiikh shalay ma idin rabin hadaad Marexaan tihiin. Taariikhdu waa ku cadahay inuu waligiisba ka shaqaynayey isku dirka, kala furfurka, xasuuqa iyo burburka Darood. Shalay beey ahayd markuu waxgaradkiina iyo culumadiina ka codsatay Madaxweyne Xassan Sheikh inuu idiin dhiso buundada Baardheere. Haye ayuu idin yiri. Waa balan qaaday. Balantiina waa ka baxay. Labo sano kabacdi bundadii Baardheere weli waa dunsa tahay. Neceebka Darood ma qarsado Madaxweyne Xassan Shiikh. Maanta....... Maanta buu Madaxweyne Xassan Shiikh u baahday reerkii Mareexaan. Maantuu rabaa inaad garab istaagtaan sidii marxuumkii Xamza Barre. Maantuu rabaa inuu Marexaan iyo Ogadeen dhex dhigo dakano iyo colaad aan dhamaan weligeed. Waxgaradkii Marexaanoow kaca . Fadhiga iyo maahsanaanta ka kaca. Inteey goori goor tahay kaca oo ka hortaga horgalada Madaxweyne Xassan Shiikh u soo dirsaday in Marexaan loo adeegsado colaad Ogadeen. Hadda afka furta oo diida qorshaha Madaxweyne Xassn Shiikh. Diida shaatiga dawladnimo u soo xirtey inuu u adeegsado Mareexaan burburinta Jubaland oo ah Dawlad Goboleed Darood. Alloow ma idiinla Taliyey Tolkeeyoow.
@user-mk1gp2cw7o Xassan Shiikh maalina kama shaqeeyn dan Hawiye. Alle ha naga xijaabo shartiisa.
@maxamedcisicabdi87644 күн бұрын
Inta la Gallo ayaa Hal Hal loo sooqaqabayni
@eye2eyeerigavo7774 күн бұрын
AHN MAXAMED S Barre, wuxuu HAYEY DAD CAWAAN AH, oo aan FAHANBA u lahayn DAWLADNIMO waxay tahay!! laakiin ahaa AYAX GAAJAYSAN!! oo FIDAYA oo beeraya QABIIL & Kala qaybinta DADKA…SOMALIYA waxay noqotay bullaacad URAYSA oo caalamkii u noqotay Library wax laga barto qatarta dawlad la’aanta & FASHILKEEDU leedahay!!…maxaa keenay..? Somaliya waxaan doorrannay inaan QABIIL darteed mustaqbalkii dadka gacanta u gellinno kuwii la rabay in lagaa ilaaliyo AMA laga dhowro..maddaama KHATAR WEEYN ku yihiin ANSHAXA & ilaalinta dawladnimada dadku u baahan yihiin kana maarmin haddii la doonayo ummad yeelata MUSTAQBAL laakiin nasiib darro waxaan QABIIL ku keennay kuwo u taagan inay AASAAN MUSTAQBALKA DADKAN & DALKAN yar ee haysta FURSADO WAAWAYN OO MUCJISO AH!🙈
@abdifataahabas26194 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@XassanKhaalif4 күн бұрын
War xasan wuu washe cidqabata malawayay
@Sacdia_siman4 күн бұрын
Waan yaabanahay waxa lo fiirsanayo odaygan intuu maryaha tuuran may naga qabtaan
@IstaahilAli-uy1tv4 күн бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
@mahadawilhossein92204 күн бұрын
Been badana war naga tak puaale yaa jooga waaba cidle
@Adan9744 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 war ka joog
@cabdallayare45544 күн бұрын
Ogaden maxaa Gedo iyo Kismaayo ka galay 😂😂😂
@aliabdi83474 күн бұрын
Iyagaa iskaleh oo lahaan Jiray
@YUUSUFMuuse-h4f4 күн бұрын
Ogadeen horta somaliya maxay gashadeen ethoibiya ayad ku habon tihiin cbb bay manta tagan tihiin sow ma aha xasan viva karbash cagdheer iyo cumar jees
@nasrarabi76434 күн бұрын
Ogaden haday itobiyaan yihiin waa kuwa madaxwaynahoda abi aad u su juudeen eed badii siiseen utibiyana ku haysanaysa cumar jesna afkaaga edeb u yeel oo nabad geli maytida naar galayow
@abdifataahdeyibseid32694 күн бұрын
Ogaden ciil hadlaya
@abdikafarismail3753 күн бұрын
Xalka jubaland waa gado oo laga saaro jubaland waa laba gobal