Farqiga Wayn Ee U Dhaxeeya Dumarka Hore Iyo Kuwa Hadda.

  Рет қаралды 29,741

Jiil Media

Jiil Media

Ай бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 62
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Ай бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Ай бұрын
Aamiin
@you...252
@you...252 Ай бұрын
Wllhi adunkii baa sii dhamanayo akhiradii baa soo dhawatay allow dumarka udanbi dhaf wax yaabo badan een san danbi umaleynwynin ayey faraha kula jiran Allow udanbi dhaf
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 Ай бұрын
Noloshaas Waa Dhamatey Farax😂
@Fardawsacc
@Fardawsacc Ай бұрын
Dumarka o dhan sidan ma aha ee waa inyar oo kamid ah sbbto ah dumarka suuqyada cadceeda kulul wax u dhex iibinaya miyyna Ahayn kuwa hada kuwa dharka dadka u maydha iyagoo Raba inay ilmahoda ku koriyan sawmaha kuwa hada jooga Aaway masuuliyadii Raga saarnayd. ???
@Zeina_ahmed
@Zeina_ahmed Ай бұрын
😢
@CaashoMaxamed-mf5nt
@CaashoMaxamed-mf5nt Ай бұрын
Ana ugu horeyo manta😂❤❤🎉
@AdniOmar-ks1qv
@AdniOmar-ks1qv Ай бұрын
Wlh dadkan m.a hora usocda
@FadumoBashiir-pq9om
@FadumoBashiir-pq9om Ай бұрын
jiiL media allah ha idin xiFdio wllhie jilliinkiiNa top waayeh m. a❤xaqiqaNa waad ka hadasheen
@user-by5cx5jk4j
@user-by5cx5jk4j Ай бұрын
Koobkeeda horay usoo qaadanee😂😂
@abdimajidabdinur4474
@abdimajidabdinur4474 Ай бұрын
Horey usocda
@adan125
@adan125 Ай бұрын
Maalmahaan waa kaa shakisanaa gabdhaha hadda xagee u socotaan waa yaabe #jiilmedia
@Niimca
@Niimca Ай бұрын
Guul
@askiaamiir
@askiaamiir Ай бұрын
Aakhiro saman 😢
@user-oo8dp7om1r
@user-oo8dp7om1r Ай бұрын
Runt waa xaqiiq jirto midaan.
@moudanmed7320
@moudanmed7320 Ай бұрын
Sheekadu cajiib bay ahaayd ila inta xaaska labaad laga soo gaadhey😂 Wanaageedi inti leeka waxba uma soo faaidin, finally ta xun iyo ta fican ba wa lalaguursada 😂 Marka dar alle u wanaagsanow, nin abaal haka sugin
@user-pj8zr3ev2l
@user-pj8zr3ev2l Ай бұрын
Hablihi hore waxay ahyn kuwo wngsn o dacad ah
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 Ай бұрын
Dadka hore waa dad wngsn lkn wali raga nocaas ahaa iyo dumarki wala heli kara
@analeese
@analeese Ай бұрын
Sidey dumarku isku badaleen bey raguna isku badaleen ta kale wakhti casri ah baa la jooga xiligii gabadhu dulmanaan jirtey maaha WOMEN EMPOWERMENT
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 Ай бұрын
Sheekadii reer galbeedka ayaa Nala soo donatay. Waxaas dhaqan somali iyo mid islaam ma aha ee nagala Tag. Women empowerment ku te. Sheeko gaaleed ayaa noola timid
@noorahmedhirat4404
@noorahmedhirat4404 Ай бұрын
Women empowerment kuteh wallee wixii beentaas gaaladii habalaha ka dhaadhicisay naarbey kuu wadaan
@naciimonalka6679
@naciimonalka6679 Ай бұрын
111
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Ай бұрын
Kawii hore duli beyba ku nolayen badan kood ilaahay ima jojin cidna xad u lahen ima so dhafi karta ilen ima dhaline👋😂
@uzaame__vic
@uzaame__vic Ай бұрын
Ĥhhh kuwaz idinka fcna 100 💯
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Ай бұрын
@@uzaame__vic 😂😂taas waxba igma galin teyda ii daran sida rabana u Nolana ee dad uma nolanayi👋😂😂
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Ай бұрын
Kuwi hora wangsan say waxay u dhaqmen sida diinta m.a waana ku farxsanhay madma ay hooyaday mcn so ahyd😂🎉❤
@user-yi9qq9hw3o
@user-yi9qq9hw3o Ай бұрын
Sac balaayo qaba Wa runtaa saca dhaMo markuu gacan qaado
@FaizasaidMohamed-jh5nb
@FaizasaidMohamed-jh5nb Ай бұрын
Alla wa qoslay kuwa hada jiro cadi ma ahan😂😂😂😂
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg Ай бұрын
Jiil media su'aaly ayaan wataa _____ Marka indha adayg laga hadlayo maxaad usoo qaadataan fartuun iyo daaha 😂😂😂😂
@dowdafarhan6868
@dowdafarhan6868 Ай бұрын
Haa waa run
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Ай бұрын
Weey kusoo baxdaa Fartuun😂😂😂
@SiradCumar-mu5ek
@SiradCumar-mu5ek Ай бұрын
Magaceyga ii daaya war wa maqlaaye
@user-vp3nd5lv8w
@user-vp3nd5lv8w Ай бұрын
Dad waa dadki hore guurna waa guurki horey Hadda waa awooda waa 50 iyo 50
@abdirashiidmohamed5862
@abdirashiidmohamed5862 Ай бұрын
222
@wllmaikel6814
@wllmaikel6814 Ай бұрын
Xaaska labaad😂
@SHUCAYBMACALIN-tn9um
@SHUCAYBMACALIN-tn9um Ай бұрын
Views la'aan😢
@Arabduur
@Arabduur Ай бұрын
6:06 siraad saan daacad miyay ka tahay😂 Soosoco siraaday😂 Siraadoo kale hee😂
@user-pj8zr3ev2l
@user-pj8zr3ev2l Ай бұрын
Hablaha hada jiro ablo maba ahn murun io qeylo dagaal maser😂😂😂😂😂
@analeese
@analeese Ай бұрын
Raga imika joogaa ka daran sababto ah rag maba jiraan wakhtigan rag wada jilicsan oo aan shaqeysaneyn
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l Ай бұрын
Wxaa isoo jiitay koobkeeda hoaray usoo qaadan 🍵😂😂😂😂😂😂😂
@NabiilYare-vi8to
@NabiilYare-vi8to Ай бұрын
Koob inay soo qaadato iska daaye markay marti imaato qolka fadhiga xita maso ag marayso 😂😂
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Ай бұрын
Ani gabdhaha denbe ayaan ahey😂
@ARIZAK766
@ARIZAK766 Ай бұрын
Not good
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Ай бұрын
@@ARIZAK766 mid igu rabo wab heysts huuno🤭
@ARIZAK766
@ARIZAK766 Ай бұрын
@@bilancabduqadir ilaahay ha isku kin barakeyo
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Ай бұрын
@@ARIZAK766 huuno ani gabdhihi hore ayaan ahey dhaqan ahan wan tagersanahey lkn naag labad bis ayan ku raaceen sababtoo eh nagtan waxne ima dheero. Lkn inta kale ninkeyga wan ugu denbeeyaaa 🥰
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Ай бұрын
😂😂😂
@Abdikarim121
@Abdikarim121 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 Ай бұрын
Kkkkk
@aminaaliyassin3530
@aminaaliyassin3530 Ай бұрын
2024 best kuwii hore silic bay ku nolaayeen alle dib nooguma celiyo 😂
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
😂😂😂😂
@Fiigsane
@Fiigsane Ай бұрын
Muhiimadu waa in Somaliland ay tahay Maamul Goboleed
@Arabduur
@Arabduur Ай бұрын
Maxaa kuwii hore u dhahee😂 Kuwii hore aa baadiyaha laga helaa hada😂
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Ай бұрын
Waar dumarkii hore wax maka hadheen hadii meelahaa wax kaga hadhay illa sooo socodsiiya
@samiirmohamed2466
@samiirmohamed2466 Ай бұрын
Ilaahay ima tuso naagtan cml bisinka naag oo dhan ayaad na nacsiiseen , guurso ayaa is dhahayay balse waaba ka quustay
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Ай бұрын
Gabdihii hore camal rawaa 2024 intee kahelaa😢😢😢
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Ай бұрын
Kkkk
@user-sm5fl3ri1q
@user-sm5fl3ri1q Ай бұрын
Qabriga allaha ha u qabojiyo😢😂
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn Ай бұрын
Guul
@CaashoMaxamed-mf5nt
@CaashoMaxamed-mf5nt Ай бұрын
Ana ugu horeyo manta😂❤❤🎉
@queentasniim2696
@queentasniim2696 Ай бұрын
Kuwihi hore waa masakinbe cadibawa loogu kor timan jiry 😂
@user-sp8zv2zt9l
@user-sp8zv2zt9l Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 45 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 12 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
MUSALSALKA DOOKH IYO DAKANO | XALQADDA 34-AAD
13:00
Bulaal Media Ent
Рет қаралды 183
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 11 М.
SOMALI TIKTOK QOSOL | MUUQAALO QOSOL AH.😂😂😂
16:51
C A D E K A C A D E
Рет қаралды 98 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН