Waxyaabaha Ka Dhalan Kara Marka La Yaraysto Xanuunada Ugubka Ah.

  Рет қаралды 26,088

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 30
@Jina_gameing9999
@Jina_gameing9999 4 ай бұрын
Hadaa nabimohamed scw jeceshay like isaar
@CABDULKaafi
@CABDULKaafi 4 ай бұрын
Wacyi galin wanaagsan waaye walee
@AishaMaxamud-ld6yy
@AishaMaxamud-ld6yy 4 ай бұрын
Qafka ugu horooye❤
@FadumoBashiir-pq9om
@FadumoBashiir-pq9om 4 ай бұрын
wllhie somalida dhaqaNkan waY taqan
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 Ай бұрын
Saasa naha wlhi waa Somalia 🇸🇴 😊
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 4 ай бұрын
Manshallah manshallah manshallah runti waa arin muhiima sidaad bulshada u dhiiri galinaysan waxaad tihiid group dadkooga u adeegaya qaab walba oo dadka wax lagu fahansiin karo waad uso dhigteen
@LadanAxmed-ix9rj
@LadanAxmed-ix9rj 4 ай бұрын
Yaa iga horeeya
@deeqocali2137
@deeqocali2137 4 ай бұрын
😢😭😭😭😢😰 qisadan waa qiso dhab ah wallhi waa ku waye walalshay video waa idabtay sidee camal Allah unaxaristo wallhi 😢
@KaafisoIbrahim
@KaafisoIbrahim 4 ай бұрын
Amiin ihy hunaxristo❤
@Asaktitv
@Asaktitv 4 ай бұрын
Qiso xaqiqo ah waye cajiib :nolasha saxda somalida /siwalbo wahooyo 👈😔👉?
@FogaanDersi-jl3zy
@FogaanDersi-jl3zy 4 ай бұрын
Run,umaleeye,ilinta,igadhamaatay
@DrsAamina
@DrsAamina 4 ай бұрын
Wlhi wa wacyi gelin wngsan
@AsadcaliAdan
@AsadcaliAdan 4 ай бұрын
1million coming soon
@CabdiCumar-e4w
@CabdiCumar-e4w 4 ай бұрын
Wlhi Daren ka hoyo nimadeda
@anisoyareychannel12
@anisoyareychannel12 4 ай бұрын
Asxaabey please isoo booqda routino sameeyaa❤❤❤
@ZucaadAbdirahman
@ZucaadAbdirahman 3 ай бұрын
Ax runtii waxaa xasuuustaa mar aan magalada hargeisa joogay oo xunuunka xumada dadka kuwada dhacay aad ay dhimanayeen dhalin yaradu sababtuna waxaa weeye qofkii dhalin yar cid ma daryeesho qof yar iyo mid weyn uun xanuunka laga fikiraa 😢
@CabdiCumar-e4w
@CabdiCumar-e4w 4 ай бұрын
Ayaa ka cay wlhi wcyo gilin fican waye
@MohamedAmin-ix8wb
@MohamedAmin-ix8wb 4 ай бұрын
Aniga sunbaan cabay kadib malaha imigay iguso bax baxaysa waxna ka baqaya in ay saamayso mustaqbalkayga xafadayadana uma sheegin pls maxan sameeya😢😢😢😢😢😢
@ikraam_72
@ikraam_72 4 ай бұрын
Rerkada hada u sheeg ina sun cabtey waxa qarsato wey ku qarsadane ilaahay hku caafiyo wll
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 4 ай бұрын
​@@ikraam_72Ala umada hahaligin gargaar dag dag buu ubaahan yahay sitartiib tartiib ah bay. Jirkiisa ugu faafaysaa ilaa ay cansar isku badasho😢😮 walaalow. Familyga intaadan lawadâagin kahor dhaqtar raadso kadibna usheeg waxa aad cabtay.
@AbdiraheemMohamed-bm1gt
@AbdiraheemMohamed-bm1gt 4 ай бұрын
Hospital aad si degdeg ah😢
@CABDULKaafi
@CABDULKaafi 4 ай бұрын
Is dhameestir kaw iska sii walaal ana ka naxaaye😂😂😂😂
@ikraam_72
@ikraam_72 4 ай бұрын
@@CABDULKaafi qaabku ku cabay ma taqan marka iska hadleyso hadana hdal wanagsan ku hadli karin amus🤫
@RazeyCade
@RazeyCade 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 4 ай бұрын
Hada lugta malaga jaray 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 miskiin😂😂😂😂😂😂
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 4 ай бұрын
maalin inaga oo isla socono saaxibkey eng mustaf tuure baan waxaa inaga soo horbaxay wiil dhalin yaro ah markasbay cabaar isla taagnayeen oo ay wada shekeysanayeen markii ay shekadoda dhameysteen baan israacnay inaga rabnay inaan dhegino boorarka an anta sameynay daabacada uqadnay markasbuu igu yiri " wiilkaa hoyadii way xanunsaneysaa waxaa laga jaray lug dhan awal markedi hore ayada oo suulka cididsa xanuneysay ayaa laga dawaday illa anqawga agiisa ayuu xanunkii garay isbitaal ayaa lageyay markasba lagu yiri waa jarid ila anqawga wixii kahoseya dumar ayaa wada ayuu igu yiri ayaguna wxa ay dhaen maya maya xafda ayan kuceleyna illa xanunkii uu kufafay oo ugu dambeyntii lagayey dalka dibadiisa laga jaray illa bowdada korkeda . waxaa uu arinkas iigu shegayay markas waxa ixanunayay sulka cididisa isbital aad ayuu igu yiri " war cuduradaan aad isku dawaneysan iska daaya
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 4 ай бұрын
Dhaqanee ka tahya, Hooyooyinka Allah soo hanuuniyo saliid hala marsado iyo hais ciyaalin ee ku dhahayan, waxase ugusii daran marke ayaga xanuunsadaan ey isbitaalka diidaan
@Isalaam-bd7sq
@Isalaam-bd7sq 4 ай бұрын
One comments
@ramlomohamedfarah5670
@ramlomohamedfarah5670 4 ай бұрын
Hooyooyinka somaliyed 😂😂😂
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 395 М.
Maqaayadda Waalan I Short Film
6:05
Bile TV
Рет қаралды 219 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,1 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 35 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 58 МЛН
Anagaa kula soo hadlayna!
5:02
Bile TV
Рет қаралды 117 М.
Qolka Qalliinka | Meeshu Waa Afrika
6:20
Bile TV
Рет қаралды 55 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26