JIKADA SAN KA DHIGAY

  Рет қаралды 35,446

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@seynababdile6147
@seynababdile6147 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Mashaallah Jikada quruux ayey noqotay kalar aad uu qurxon. Baraakalahufik. Ramadan mubariik inshaallah illaah nabaad iyo cafimad kuwi kusomo ale ha inagu garsiyo. Mahadsanid walashen iyo walalken Muniiro iyo Cabdirisaaq.
@meymuunahmed2870
@meymuunahmed2870 2 жыл бұрын
Masha allah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 gacmo wadajir ayay wax ku goyan family qurux badan ❤ horay u socda ✌
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 2 жыл бұрын
Manshallah muniiro family wurux waye laakiin bacda magaceda Ayaan ubahnay in ad noogu sheegto xaraf xaraf inshallah wayo Holland majogno inta badan Allah kuxifdiyo😘😘
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey munira
@amalabdisamed8523
@amalabdisamed8523 2 жыл бұрын
Shukran waa markii ugu horayso daawado Chanel kan,wan ka helay sharaxada jikada sis maasha Allah
@myhamichannel
@myhamichannel 2 жыл бұрын
masha allah abayadey qaliga gari dumar illahey haku barakeyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Cabdirisaq Iyo Munira, Shaqo aad u Fican ayaad qabateen, wad mahadsantihiin❤❤
@shamsoibraahim7393
@shamsoibraahim7393 2 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin xafido abayo adiga iyo xaajiga iyo caruurtda abayo wn ku jylhy wllhi markan ku Daawado makugu caajiso alle dartisa ayan ku lylhy alle ha inugu kulmiyo janada in sha allah mcnt horeu soco gabar diin leh ayaa rahay nolosha kuma ciisho quruxey
@idilabdoullaahi3797
@idilabdoullaahi3797 2 жыл бұрын
Asc walaashay marka hore masha allaah marka xiga bacdaan beeso bay kaa dhameysee waxaa kuu fiicnaa in aad iska badash miiska dhan oo aad ku miis marble nooca la yidhaah oo hada socda bacda ad ku dhajinaysid u eeg kharash danbe ma kaga baxeen bacdaan waa qaali waa talo walaalnimo.
@xalimomursal65
@xalimomursal65 2 жыл бұрын
Jikada iyo jaqafyadeeda ma fiyuus ayaa galay waa yaab
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 жыл бұрын
Wallahi muniiro tabcaan illahay haku fududeeyo macaanto goorma dhalee mise waa ka xishoone hada kahor waxaa tiri uur aa leeyahay madhihi kari masha Allah
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo
@sahramohamedahmed7908
@sahramohamedahmed7908 2 жыл бұрын
Masha allha beautiful 😍
@cimraanabdirahmaan8213
@cimraanabdirahmaan8213 2 жыл бұрын
Muniiro osman chanelkeda hadana dawan walahi ima aha waliba marki qoyska dhan jogan manshalah
@aliyamohamuud1539
@aliyamohamuud1539 2 жыл бұрын
Masha allha alla haydin xifdiyo famli qurux badan ad bn idiin tageraa
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa abaayo muniiro quruxey ilahey haku xafido insha allaa sharafey 🌹🌹🌹🥰🥰🥰❤️❤️❤️👍👍👍
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah
@SumayaDahir-x5x
@SumayaDahir-x5x 2 жыл бұрын
Masha Allah qaali qurux Kaliya led lights yellow kadhig More cozy and warm look🥰🥰 Much love
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 2 жыл бұрын
Muniiro abaayo waan kuku walacay muqaalkada saan usugayay waan dalay amaba cunug ku eg dhalaaa
@rayaanosman1273
@rayaanosman1273 2 жыл бұрын
Masha allh familkeyga iskuwara abid asxabey walashey ayaa qalin galeysa biri hadow alle nagarsiiyo ilmo laguqalayaa igusoduceyay insha allh inta xanunsan allh nocafiyo inta xamilo ahi sida abayo muniira allh idin saqiro allh idinkala keno adinkoo nabada insha allh soduceeyaa wa codasiye
@riyaanosmaan1971
@riyaanosmaan1971 2 жыл бұрын
Allah ufudeyo insha Allah
@susuusiman256
@susuusiman256 2 жыл бұрын
Aamin xppty Allah ha ufududeyo qalinka 🤲
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Masha allah qurux walhi mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰👏👏👏❤️🙏❤️
@marwojannah6820
@marwojannah6820 2 жыл бұрын
Masha Allah Muniira keep going abayo 🥰🥰🥰
@nasriincabdi7613
@nasriincabdi7613 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarkal alaahuma baarik
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 2 жыл бұрын
Mashaa Allah beautiful
@-taibatmuna
@-taibatmuna 2 жыл бұрын
mashallah tabarakallah
@ikranmohomed9933
@ikranmohomed9933 2 жыл бұрын
Masha’allaah tabarakallaah weyan xbbti qaali mahadsanid ❤️🥰
@caaishacabdulqaadir6640
@caaishacabdulqaadir6640 2 жыл бұрын
Masha Allah walasheey muniro ilahay haidin xifdiyo dhamantiin
@محبوبةالملاين-ه6ص
@محبوبةالملاين-ه6ص 2 жыл бұрын
Mashallah so beautiful
@qaalidumar4004
@qaalidumar4004 2 жыл бұрын
Masha allah my dhiiga allaha ku xafido ❤️
@farxiyocali1682
@farxiyocali1682 2 жыл бұрын
Masha Allaha
@nafisomacalin6285
@nafisomacalin6285 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going sister 💕 💖 ❤
@umuiqra1092
@umuiqra1092 2 жыл бұрын
Masha allaah abaayo allaah ha idin xafido kolada magaceda iso sheeg
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha qurux badan way so beautiful masha allha hor usocoda my family qurux badan ❤❤❤❤❤
@wahibaali6368
@wahibaali6368 2 жыл бұрын
Maansha allah my dear allaha idin xafido maamo
@hamidasheikh4764
@hamidasheikh4764 2 жыл бұрын
Masha allaha abayo allaha ku xifidiyo xaajaga abayo kolada magaceed ii soo sheeg
@fardowsacaruusey4477
@fardowsacaruusey4477 2 жыл бұрын
Masha allah ❤ ♥
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah wlshey ilahey haku barakeeyo
@sahroamohamed2987
@sahroamohamed2987 2 жыл бұрын
Asxaabta my rajo ii soo duceeya qaliin ayaan gali rabaa
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Wlshey iiska ilaali cululeysa qaali Allaha ku fudeyo hadii Alle ku gaariisyo waqtiga Allle kuguma dhibo foosha aamiin aamiin.
@sahramohamud9741
@sahramohamud9741 2 жыл бұрын
Allaha kuu fudududeeyo malinkaada markii lagaaro sis muniera
@fadumaabdi2568
@fadumaabdi2568 2 жыл бұрын
Sadkaas oo iyo alwaxa saran intee laga helaa
@haniali229
@haniali229 2 жыл бұрын
Abaayo muniiro vedioyadada maba ka xiiso dhaco ka wrn aniga qatarzaana my role model illaah haku fududeyo foosha
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
Xoog xoog ban ku jecelahay muniira from burco❤
@nimcoosman4838
@nimcoosman4838 2 жыл бұрын
masha alah abayo munira
@ladancaday2092
@ladancaday2092 2 жыл бұрын
maashaaallaah family qurux badan
@ayanali4647
@ayanali4647 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah abayo ❤️❤️🌺🌸🌸🌹🌹❣️❣️❣️❤️❤️🌺🌺💯💯👍
@umuyasinahmed3516
@umuyasinahmed3516 2 жыл бұрын
Isku dhaceyso kala dhaceyso muniro waa kuwata😍🥰😍🤩
@maryamcumar8596
@maryamcumar8596 2 жыл бұрын
Masha allh allha hanii xafido my family 💝💖💋💋❤️❤️🥰🥰💙💙💙🥰🥰😍🙏
@hafsaomar9833
@hafsaomar9833 2 жыл бұрын
Mashallah qurx waaye abyo
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*Ducada Bisha Markey Dhalato Lagu Duceesto* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *Insha Allah* *KhyrJcl IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis Khyrka* 👇👇🕌🕌 👉 *Allaahu Akbar Allaahumma Ahillahu Calaynaa* *Bil Amni Wal ii Maan Was Salaamati Wal islaam Wat* *Tawfiiqi Limaa Tuxibbu Watardaa Rabbunaa Warab Bukal laah* | *دعاء رؤية الهلال* *«اللَّهُ أَكْبَرُ، اللَّهُمَّ أَهِلَّهُ *عَلَيْنَا بِالْأَمْنِ وَالْإِيمَانِ، وَالسَّلَامَةِ وَالْإِسْلَامِ، وَالتَّوْفِيقِ لِمَا يُحِبُّ رَبُّنَا وَيَرْضَى، رَبُّنَا وَرَبُّكَ اللَّهُ»* 👇👇 *Kuduceyso Ducadaan Cawa Siina Gudbi si aad u Heshid* *Ajar Badan ka Faaaidys Wngs* *🎁Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo* *Islaaaaxa Umada & Fadlan* *👏Icafi* *Walaalkaana Cafi Ilaahay Dartis* *Baarakallaahu Fikum ✍ 🏿*
@Mariamm34
@Mariamm34 2 жыл бұрын
Kkk midaan ma ujeedin midaan ma ujeedin abayo munir funyy ayan dhukuro maa intaa ka soo xaday😂😂😂😂
@sahraeid7760
@sahraeid7760 2 жыл бұрын
Abaayo muniro sharootada English maxaa laku dhahaa please
@farahhaji1134
@farahhaji1134 2 жыл бұрын
Isbishalo baluuq mash allah abaayo
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 2 жыл бұрын
Masha allah Masha allah ilahe haluxafido yarabb yarabb alahumma Aamiin keep going walsheyda Munira
@hibaqabdullahi585
@hibaqabdullahi585 2 жыл бұрын
Masha allah
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 2 жыл бұрын
MashaAllaah
@cuntomacaan9962
@cuntomacaan9962 2 жыл бұрын
Masha allh si qurux badan u hagaajisen walaha igu so biira si ad u noqotan asxap anku faano
@ikraanxasan677
@ikraanxasan677 2 жыл бұрын
Dookhyga aniga sidii hore ayay ku qurux badany abaayo
@hafsomohamed5401
@hafsomohamed5401 2 жыл бұрын
Mash allh abyo qali qurux wye allah ku dhowro 👑🤍💋❤
@raaxo1237
@raaxo1237 2 жыл бұрын
M.a habo
@riyaanosmaan1971
@riyaanosmaan1971 2 жыл бұрын
Allah idin xifdiyo
@nadiifoshuceb5550
@nadiifoshuceb5550 2 жыл бұрын
Masha alah alaha idiin xafido
@hariza9384
@hariza9384 2 жыл бұрын
Wll iigu duceeya Awad barakysan inu illhy iigu deeqo plz😭
@fardosa9749
@fardosa9749 2 жыл бұрын
Allah kusiiyo saad jcshahy wllo
@xafsaali3651
@xafsaali3651 2 жыл бұрын
Hariza 938 caruur bariyal ah o ku indho doogsatit alaha kusiyo adiga iyo inti kula mit ah ya rabi alow ducada misliminta u aqbal ya alaah insha alah kheyr abayo hadu ale ku qorey god lama geleysid bi idnilaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hariza9384
@hariza9384 2 жыл бұрын
@@fardosa9749 aaaamin wllo mcn
@hariza9384
@hariza9384 2 жыл бұрын
@@xafsaali3651 aaaaamin aaaamin aaaaamin aaaamin abayo mahdsnid wllhi niyadban ugu dagy ducadada 🥰🥰
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Allaaha dhamaanteen muraadkeenoo xalaal ah ina siiyo
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584 2 жыл бұрын
M.a
@naciimomaxamud5532
@naciimomaxamud5532 2 жыл бұрын
Masha allaah
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
asckm masha allaah
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Muniiro cadeey
@abdirisaakmaxamed2408
@abdirisaakmaxamed2408 2 жыл бұрын
Abdirsaak shaqdiis farsamo miya m.a
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 2 жыл бұрын
5:40 😂😂😂 muniira dhibkeeda sharaxaba noo socday xage halmar kaso booday
@yaasmiinali2593
@yaasmiinali2593 2 жыл бұрын
Muniro abyo calanka ku dhagana bacada waa calanka qanisinta 🥺
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 2 жыл бұрын
abaayo noo sookhor magaca ilaaheey ha ku kala nabadkeenee
@umuanuushchanel5586
@umuanuushchanel5586 2 жыл бұрын
Bacdaan keenya malaga helaaa igu saacido asaxaabeey
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 2 жыл бұрын
asc abaayo bacda magaceed
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Dukaan kasto waad kahelee cadaan qaali lknmadoow waa asli lamaheli karro
@ikraanxasan677
@ikraanxasan677 2 жыл бұрын
Darbiga cadaan ayuu ku wacnaa
@hafsaowfaarax9967
@hafsaowfaarax9967 2 жыл бұрын
Wlhy waa Iga qoslisiisay ka naa isoocelinayso
@msszooya1919
@msszooya1919 2 жыл бұрын
Ee muniro mesha ka faidesta nadhahde oo alab dhaqowga ado ku dhajinesid maba arkine😫
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Yaa iska helikaro madoowga cadaanka walagadaa lkn car hahelo madow yaa yaa
@faadumagaas9831
@faadumagaas9831 2 жыл бұрын
ar muniira meeshan ku taaganahay kulahaaa 🤣🤣🤣🤣
@idilabdoullaahi3797
@idilabdoullaahi3797 2 жыл бұрын
Bacda gidaarka very 👍
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 2 жыл бұрын
muniiro xaamilo miyaa?
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Haa abaaye allaaha ufududeeyee intaan haysana allaaha siiyo
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 2 жыл бұрын
@@faadumomaxamed8399 masha allh aamiin yaa rabi shukran xabibati
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
@@nadamuqtar6086 Adaa mudan xbbti abaaye ujawaab baan is iri
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 2 жыл бұрын
@@faadumomaxamed8399 الله يسعدك دنيا وآخره
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
@@nadamuqtar6086 aamiin aamiin xbbti kuligeen sharafay
@zamuuofficial9887
@zamuuofficial9887 2 жыл бұрын
🤰🤰🤰
@saynabibrahim9550
@saynabibrahim9550 2 жыл бұрын
Asc call
@saynabibrahim9550
@saynabibrahim9550 2 жыл бұрын
Hello cinematic
@naimohassan2976
@naimohassan2976 2 жыл бұрын
Masha allah
@beautifulfamily6698
@beautifulfamily6698 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Boqorada342
@Boqorada342 2 жыл бұрын
M.a
@Boqorada342
@Boqorada342 2 жыл бұрын
asxaabta sister Muniiro u so duceeya
@naleeyhussein8943
@naleeyhussein8943 2 жыл бұрын
Masha allah
@umuyasinahmed3516
@umuyasinahmed3516 2 жыл бұрын
Masha allah
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 2 жыл бұрын
Masha allah
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 2 жыл бұрын
Masha allah
NIGTH ROUTINES ISKU DIYARI RAMADANKAN #my_rajo
15:29
MY RAJO
Рет қаралды 15 М.
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 35 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 13 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 26 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
FULL ROUTINE MALINTEYDA WAXA QABTO RER #my_rajo
10:01
MY RAJO
Рет қаралды 9 М.
morning Routin
10:06
Hooyo family
Рет қаралды 3 М.
DAILY ROUTINE MALINTII OO DHAN WAXA QABTO RER #my_rajo
14:17
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 122 М.
DAIL ROUTINE MALINTENA RER #my_rajo
10:12
MY RAJO
Рет қаралды 7 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
DAILY ROUTINE MALINTENA WAXA QABTO RER #my_rajo
10:28
MY RAJO
Рет қаралды 13 М.
DAILY ROUTINE JUMMA MUBARAK #my_rajo
10:22
MY RAJO
Рет қаралды 10 М.
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН