DIGNIN CARURTA HA GARACISTA WEY U DHINTAN AMA LA DILO AMA LA TUMO RER

  Рет қаралды 6,570

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@munamohamedali8643
@munamohamedali8643 12 сағат бұрын
Abayo qisadaas waa uk wilka inee dishay ayee qol ku xerty cuntadane u diiday kadib qolkii bu ku dhinty markaas ayee gurigii ku gubty markii baritaan dheer la sameyey ayaa lagu ogaaday abayo cunugaas hoyadii baa aad u silicsay meydkiisane guriga ku gubty
@ayaandhemancabdilahi5937
@ayaandhemancabdilahi5937 10 сағат бұрын
😪😪😪😪😪
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 9 сағат бұрын
Waa calol xumo Alle ayanu ka magan galney😢😢
@Almasbiba
@Almasbiba 12 сағат бұрын
Mhdsanid habo aniga inan dilo wllhi ma jeceli lkn madax xanun ayan leyahay qaylada badan uma dul qadan karo iso duceya inu Allah cafimad isiyo oo aan ku korsado dhaman team my rajo Allah haydin xafido 😢😢🥹🤲🥹🤲🤲🤲
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 9 сағат бұрын
SubxanAllah ya Rabb Ilaahayow nagu astur caruurta Walid wanagsan oo naxariis leh naga dhig, somaliyey aan ilaashano caruurteena jacayl iyo naxariis ayey rabaan, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@SabarinXasan-us5ub
@SabarinXasan-us5ub 12 сағат бұрын
Maa rajo mesha ka qaada pleas 3000k aan geyno ❤
@hamdiali1498
@hamdiali1498 2 сағат бұрын
Mansha allah abayo ilahay hano xafido ilmahena oo dhan
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 8 сағат бұрын
Masha Allah ❤
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 5 сағат бұрын
Walahi maanta video muhiima baad ka hadashay runtii Oo loo baahan yahay diinteenuba ma ogola in la dilo caruurta qofkan u naxariisan buu yiri rasuulkeni SCW umadayda ka midmaha ka waran hooyadii dhashay 😭😭 aad baan kuusalamaya wall ❤️🇸🇴
@UmuAnaschannel-j5q
@UmuAnaschannel-j5q 12 сағат бұрын
Marka dilo waka shaleya hadana isma celi karo ilmaheyga marka wax yar iga ciyaran inta an qelin ana dilin imago naxsan ey I dhahan hoyo haidilin asa dila iso duceya ina allah iga madobeyo disha iyo ikaarda
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 9 сағат бұрын
Walashay munira JazakAllahu khayran💞
@Xantiikudhaaftay
@Xantiikudhaaftay 5 сағат бұрын
Wlhi ma fiicno in caruurta la dilo maami video wanka soo daahay Alle haynaa kaa ilaaliyo Dhamaan family❤
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 10 сағат бұрын
Masha allah abaayo ilaaheey ha ku xafido adiga iyo ilmahaaga waa sheeka murig lah
@Maryan_idil
@Maryan_idil 10 сағат бұрын
ilaahay ubad isii 😢❤
@munasaloog1444
@munasaloog1444 7 сағат бұрын
Wlhi Wn ku jeclahay abyo Muniira❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 13 сағат бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@Almasbiba
@Almasbiba 13 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 12 сағат бұрын
Manshaallah waa run ilmaha dilka 😊
@sacdiyohussein4288
@sacdiyohussein4288 8 сағат бұрын
ilahow nagamdoobeeh qasa ahan aniga igamadoobeh ilaham ani wadilah been mafiicna shaley iyo qoomamo ban kaqadah hadanah madayo maqan maxanunba igu jiraah madabecad bey Iga tahay maqan walalyal dhamantin galabtay iduceya Inu Rabi Iga madobeyo😢😢😢😢😢
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 11 сағат бұрын
Shukran mashallah naxriistiyo qof ah❤
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 9 сағат бұрын
M.a abayo muniro Murad an leyahay iso duceya abyo ❤
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 9 сағат бұрын
Subaxalaahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fardowsocabdishiq9468
@fardowsocabdishiq9468 12 сағат бұрын
Subxanalah alaw ilmahena no tosi oo no hanuni😊
@makocusman132
@makocusman132 13 сағат бұрын
Allaah wa akbar 😭😭😭😭😭😭😭😭
@FaraxMataan-k8p
@FaraxMataan-k8p 13 сағат бұрын
Muniira Abshir adbaan kuu jeclahay
@ubahadan8902
@ubahadan8902 6 сағат бұрын
👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹
@umutasniimmohamed6744
@umutasniimmohamed6744 10 сағат бұрын
Allah akubr
@hamdiluul6482
@hamdiluul6482 12 сағат бұрын
Thanks abayo muniiro❤
@FadmaXaji
@FadmaXaji 10 сағат бұрын
Abaayo allaha naga madoobeeyo intaan dilaa hadana ka shalaayaa
@CaishaLiban
@CaishaLiban 4 сағат бұрын
Wallahi markan dugsiga dhigan jirnay hoyaday waxa ay dhihi jirtay macalinka haiga dillin wallahi walaal kay iga weyn horta hore ani iyo walashe iga yar wanalag bixiyay marka walaal key maalin inta dugsi aad ladhahay oo iska dhuuntay halahas waxa uu ka orday usha macalinka waxa uu go'aan saday inuu guriga usoo laaban sidii looradinayay habeen lex sac aala helay marka kadib hoyaday waxa ay dhahday mesha uu darbi jiif kanoqon laha waxa iroon inaa dugsi kabixiyo hada Masha Allah wuu shaqeya school ne wuu dhigtaa Qur'an ka asaaba aqristo Ramadan ka sodan ka jus wuu dhameya mafiicno in ladilo ilmaha waa nimco Allah nasiiyay in
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 12 сағат бұрын
😢😢😢
@CanabguureCanabguure
@CanabguureCanabguure 9 сағат бұрын
Wlhi waa run qofka hadii ladilo muraal ahaan udhamanaa
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 11 сағат бұрын
Subxanalaah😢
@gabarjecelhooyadeedinelaku268
@gabarjecelhooyadeedinelaku268 13 сағат бұрын
Fast comment abaaay muniiro isku dhceeso kla dhceeeso dheh 😂plz
@Drsiskufilan
@Drsiskufilan 12 сағат бұрын
Wllh mid iladhashty waa 10 jir dil ama iska daaa wuso taganyhy tii ul aheyd dadka guriga joogo kala dalay macalinka dugsi haduu tumo wuukasii caraaraa gurigana ma imanayo waxa sas yelayo waa banooni jaceyl alx quraanka wuu dhameyey lkn dhibka aduunka asaga lasaray Allow no toosi yarabi 🤲🤲🤲🤲🥺
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 3 сағат бұрын
Wll Alx dheh willka 10 jirka ee quranka dhameyay dhangadana kadaya macalinkana hadilin ku dhaha ilmaha yar maskinka isda dhafa😢😢😢
@Cayuuniyahye-ez7gn
@Cayuuniyahye-ez7gn 13 сағат бұрын
Ilaaahow iskama dilayo mana dilo ilhey hanoo xifdiyo
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 12 сағат бұрын
Bisinka illaahoow iguma ogid dib in aan ilmahayga ku qayliyo mar mar baan qayliyaa
@BilqeyrMaxamuud
@BilqeyrMaxamuud 12 сағат бұрын
Abyo plz waxaad soo samaysaa sida loo feereeyo dharka raga iyo noocyada dharka la feereeyo iyo kuwa aan la feerayn mahadsanid abyo Muniira
@FatimaHussein-p2m
@FatimaHussein-p2m 9 сағат бұрын
Xasbiya allah
@xafsacabdiraxman7992
@xafsacabdiraxman7992 3 сағат бұрын
Wlh wa dilnaa ani maba qafikaro wax yar igasaneyo wadilaa marka qof uxanaqona wadilaa ilajey hanaga cafiyo
@QamarAmir-l3m
@QamarAmir-l3m 12 сағат бұрын
Allah wa akbar😢😢
@salmalifestyle7424
@salmalifestyle7424 11 сағат бұрын
Aniga wilkeyga asago yaar ayaa dhila wale mardhambe madhilaye
@CanabguureCanabguure
@CanabguureCanabguure 9 сағат бұрын
Abaayo dadka wax dila waa dadkii yaraantoodiina lasoo dili jiray
@HassanmuhumedMahir
@HassanmuhumedMahir 12 сағат бұрын
Abaayo waad mahadsanthy ilahay khayr ha ku siiyo markaad hooyo ilmo korinaysa tahay waa inaad marka hore naftaada nafaqaysa markaa waad u dulqaadan korsiinta ilmaha waxkastay sameeyaan lkn hadaad intoo 2 amba 3 amba 5 amba 7 isku nuuga dhasho naftaada aanad daryeelin ambaba duruuftu kugu adagtahay walaahi waxaad arkaysaa adoo caruurta dilaya dabadeedna ka qoomamaynaya ilahay khayr ka hanagu sugo wll ka soo hadal insha Allah sida marwalba ilmaha ilmo dagan looga dhigo
@ilhaanilhaan9165
@ilhaanilhaan9165 11 сағат бұрын
Abayo dugsiga quraan ayaa kadan Maclin minta saaid ayee ugaracaan wllhi soomliya sorry 😞 😢 waa kanahay
@maryanaxmed3565
@maryanaxmed3565 11 сағат бұрын
Abyo hooyainka qaar abyo xanaaq nerfis xaafad an daganaay waxa ka dhacay hoyo gbr 4bil jirtay uqubeynaysay ku oysy dharbaxsho ujiiday cunugti naqas ku dhagay weyna ka dhimatay😢😢😢
@sahrasancad3187
@sahrasancad3187 11 сағат бұрын
Asc asxabey bal aniga igasoduceya bal dilkas
@abdulhakimahmedthereaisara4229
@abdulhakimahmedthereaisara4229 10 сағат бұрын
Meeqo af ayaa ledahay 4somali kudhahay ayaa tiree
@RoodaXuseen-np5fo
@RoodaXuseen-np5fo 11 сағат бұрын
Isooduce wan garacaa wanna kuqayliyaa muuniiray
@hibaqhibaqmohamed8828
@hibaqhibaqmohamed8828 12 сағат бұрын
Ani camal
@sahrasancad3187
@sahrasancad3187 11 сағат бұрын
@ayaandhemancabdilahi5937
@ayaandhemancabdilahi5937 10 сағат бұрын
😅😅😅
@abdirahmanabdullahihirsi4784
@abdirahmanabdullahihirsi4784 13 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@عليغالي-م2ي
@عليغالي-م2ي 12 сағат бұрын
😢😢😢
@FatimaHussein-p2m
@FatimaHussein-p2m 9 сағат бұрын
😢😢😢😢😢
FULL ROUTINE MALINTEYDA WAXA QABTO RER #my_rajo
10:01
MY RAJO
Рет қаралды 9 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 37 МЛН
QARAXYADA (4865)
1:14:38
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,2 М.
DHALMADA ISUDIYAAR IYO ALAABTA BABYKA||BABY CLOTHING HALL
19:35
NOLOSHA Macaan
Рет қаралды 3,6 М.
4 naag ee tiktok ku wareersan en sonacay
9:53
Istar Kurlibaax
Рет қаралды 3 М.
Taraaraysi  kur xaamilo ama sagaalaysi🤰
8:10
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 154 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:52:36
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН