No video

Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain

  Рет қаралды 10,652

Barashada Xaawo

Barashada Xaawo

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@s20fe65iidle-rb4nj
@s20fe65iidle-rb4nj 13 күн бұрын
Mahadsanid abayo waan ku faidey jimicsiga
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 13 күн бұрын
@@s20fe65iidle-rb4nj adigaa mudan walaal soo dhowoow
@namiup0274
@namiup0274 2 ай бұрын
Mahadsanid habo
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 2 ай бұрын
Adigaa mudan qaali❤❤
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 Ай бұрын
Masha alaah abaayo waad mahadsantahay waan ubaahanyahay jimicsigaa dhabarka
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 24 күн бұрын
Adigaa mudan quruxeey🥰
@luulahmed1869
@luulahmed1869 24 күн бұрын
shukran
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 24 күн бұрын
Adigaa mudan qaali🥰
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 3 ай бұрын
Mahadsanid
@luulahmed1869
@luulahmed1869 24 күн бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤
@ahmedyussuf-xf5in
@ahmedyussuf-xf5in Ай бұрын
Wll mcn illahay kacabso
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo Ай бұрын
Aamiin aamiin yaa Rabi dhamaanteenaba Insha ALLAAH quruxeey mahadsanid
@HalimaOsman-ei5yv
@HalimaOsman-ei5yv 2 ай бұрын
Thanks ❤
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 2 ай бұрын
Adigaa mudan qaali
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 28 күн бұрын
Qofkii ur leh masameenkaraa abayo
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 28 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/l5DKqoiKoN57iJIsi=GcrlDmSnNmp49uYP Kan sameey hadii aad our leedahay quruxeey hadii aad leedahay midwife tusi intaadan sameynin 2 labadaba ❤❤❤
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 28 күн бұрын
Hayeh macanto shukrn
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 24 күн бұрын
@@CANABADANJIMALI adigaa mudan
@user-pm1cl1ve8b
@user-pm1cl1ve8b Ай бұрын
Abyo illahay janadiisa ha ku geeyo aniga xanuunka i hayaa
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo Ай бұрын
Qaaliyeey taqtar ma u tagtay waxa xanuunka keenay??
@maxamedaxmed3186
@maxamedaxmed3186 4 ай бұрын
Qofka qaliinka galay ka waran
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 4 ай бұрын
Hadii aad qalantahay fadlan u sheeg daqtarkaaga eena sameey jijimicsiga hadii aad sameynkarto keliya. Lakinse hadii aad xanuun dareento fadlan ha sameynin jijimicsigaan
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 3 ай бұрын
Waad sameyn kartaa laakinse dhaqtarkaaga waa in aad weydiisaa in aad sameyn karto iyo in kale. Hadii aad xanuun dareemeyso oo dheerad ah markii aad samey-neyso iska jooji jijimicsiga fadlan
@hamzenasir4443
@hamzenasir4443 7 ай бұрын
Asc
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 7 ай бұрын
Caleykuma Asalaam, soo dhowoow walaal
@faizayusuf1282
@faizayusuf1282 Ай бұрын
Walalshay macaan waxaan dad badan oo aan Muslim aheen ba duuween marka qofkii ubahan haka so firsato lakin howshaan in a publc Rabigaaga kamaraali aha please don't do that
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo Ай бұрын
Waad mahadsantahay laakiinse waxaan waa wax aan ku caawineyno jirkeena ee ku saabsan CAAFIMAADKEENA. Ilama ahan in aan dembi gelaayo. sababtoo ah aniga ma qaawni waan asturanahay ALXAMDULILAAH. Waxaa jira dad badan oo u baahan arintaan
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
dabadeeda ayeda ayaa surwal soqadatay oo tiri jimicsi ayaan samaynayaa Ana waxan ku iri ilahay kacabso
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 24 күн бұрын
Waa sax SURWAAL ayaa igu jiro ee aan ku asturanahay. Maasha ALLAAH maasha ALLAAH
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 24 күн бұрын
shukran sodhawow
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 23 күн бұрын
@@abdallahassan4127 adigaa mudan, waan dhowahay
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
naa dabada qarso qofyahay oo isku xishood ilaahay kacabso sub
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 2 ай бұрын
War heedhe dabadeeyda xageed ka aragtay???? Teeda kale adiga yaa fiiri ku yiri??
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
hadana habar kasta oo. qaxooti noqota ifiirsha ayay leedahay
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 2 ай бұрын
Sax, maasha ALLAAH adna iska fiirso qof kuu diideyso maleh
@AtharismailAthar
@AtharismailAthar Ай бұрын
Xgpi
@BarashadaXaawo
@BarashadaXaawo 23 күн бұрын
🙄Ma fahmin??
Jijimicsiga Dhibatada Garbaha - Frozen Shoulder Exercise
7:37
Barashada Xaawo
Рет қаралды 2,6 М.
Menopause kii maa i haayo? - Do I have the Menopause?
7:20
Barashada Xaawo
Рет қаралды 984
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 13 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Dhaqtar Mareykan ah iyo Abdisalaam Hereeri maxaa kala qabsaday?
7:39
Exercise-ka Caloosha Kan 1: Tummy Exercises Part 1
8:31
Barashada Xaawo
Рет қаралды 1,2 М.
Dhabarku Maku Xannuunaa ?Arimahaan Iska Ilaali Doct.Sh.Yusuf Xoogweyn
7:37
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 169 М.
Dhabar xanuunka dhibaatada keento.
6:20
JACEELOW_FITNESS
Рет қаралды 2,7 М.
Si fudud oo ku jari kartid hilibka garbaha fuulo Adi gym adin
6:27
Ifraxiina Channel
Рет қаралды 41 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 13 МЛН