JUBA | MASIIBADU ADUUNYADA | "(NEW STYLE)" 2017

  Рет қаралды 427,882

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

7 жыл бұрын

KALA XIDHIIDH DOOKHAAGA MAAHIR MEDIA PRO
*RATE SUBSCRIBE *COMMENT**SHARE*

Пікірлер: 117
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
I grow up with Juba and Zulfa songs on waayo waayo. They were my two favourites. Very nostalgic. I did go to all their ruwaayad and shows. Both in Mogadishu National Theatre and Afgooye theatre. Living legends. Masiinadu aduunyada iyadaa u macalinka ah is equivalent of English saying ‘necessity is the mother of all in inventions’. Basically a need or problem encourages creative efforts to meet the need or solve the problem
@daahir2k2official80
@daahir2k2official80 Жыл бұрын
⁰pp0p
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 2 жыл бұрын
Legend hdu jiro waa cabdiqadir jubo sida aan ku taagero ibnu aadam ku taagera inuuna jirin baan umalyn cafimad iyo cimri dherer ku noolaw sxb inshallah inaan malin kulano ayaan rajaynayaa 😪
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 Жыл бұрын
Eraydi xasan xaaji cabdilahi Geney codki Cabdiqadir macalin juba,waxay ka mid ahayd ruwaayadi Masiibadu Adduunyada u macalina ee uu lahaa Abwaan Xasan xaaji cabdilahi Geney,illaahay labadooba cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo,
@saammu8231
@saammu8231 6 жыл бұрын
Fanaaninta aan ugu jeclahay ayu ku jira Abdiqadir M. Jubba Allow ku dhowr 💕👌🏽😚
@dekjama2389
@dekjama2389 6 жыл бұрын
masiibadu Aduunyada iyadaa umacalina heer sare sidaas oo kale u heesa wayna hayn hadii ciyaarta halaga dhafo fanka tolow ma igu raacdeen
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 3 жыл бұрын
Miyaanu ahay fanaanka fanaanintii kasoo hadhay ee aaan is bedellin welli... Waana fanaank codkiisu...so soft.gga uu yahay....he is my most favoraties...aad ayaan u jeclahay heeaihiisa....c/qaadir jubba.....keep on bro
@SergioRamos-ng3gv
@SergioRamos-ng3gv 4 жыл бұрын
Anoo shiid ah #Shaqana heynin ayan hestan dhageysan it's so inspiring walahi
@mydearhealthshow1672
@mydearhealthshow1672 2 жыл бұрын
Ana 6 bilood ee ugu danbeeyay ayaan isku dawaynayaa in sha allah waan rajaynaya, commentkaaguna dhiiri galin ayuu ii noqday sxb
@hakeem2297
@hakeem2297 6 жыл бұрын
lyrics ---------------- taariikhu waa mudan waa jiraha markhatigee marbay ahayd aduunyadu mugdi lagu halaaboo mahadhooyin badanoo dadku ayda magansado ka tashaday mirood kii qarni waliba siduun maaha casri waliba maaree hadba meeris laga gudub dunidii malaasnayd maskax lagu fur furo iyo muruq inuu u sahan tago waxa baray mashkildaha masiibadu aduunyada iyada ui macalina aduuyada masiibadu iayadaa u macalina tariikhu waa mudan waa madhaxa(hadhaaga/haraaga) aadmiga marbay hahayd aduunyadu dadku sida mawaashida isagoon maryo aqoon mudug uu ahaan jiray muqaalkii nololeed hadba mawjad loo gudub hadba male la suure la dhadhami macaankii dunidii malaasnayd maskax lagu fur furo iyo muruq inuu u sahan tago waxa baray mashkildaha masiibadu aduunyada iyada ui macalina aduuyada masiibadu iayadaa u macalina
@kingmoha9965
@kingmoha9965 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo waxatahay ustaad waxtar wayn uleh bulshada somaliyeed saas intaad fahanto lyrics ooga dhig
@maxamedsuldan4394
@maxamedsuldan4394 5 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay sxb
@mohamedsuleiman8796
@mohamedsuleiman8796 5 жыл бұрын
Abdelhakim Tty mahad sanid mudane
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 4 жыл бұрын
Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi "Xasan Ganay"
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir 3 жыл бұрын
Thnkz pro 🙏🙏🙏🙏💋😝🔥❤️🥨
@alisabrie4619
@alisabrie4619 5 жыл бұрын
Salan gobeed juba fananka faniinta somaliyed waayo waa laxamiste weyn waa na mu alif wana hesaa cod dahaba leh intaas waxaa u dheer style iyo asluub isla markasna aqoon leh
@fadumobintuyusuf9327
@fadumobintuyusuf9327 6 жыл бұрын
Dunidii malaasnayd Maskax lagu furfuro Iyo inuu muruq usahan tago Waxaa baray mushkiladaha Masiibadu aduunyada iyadaa u macalinaa Best studio in horn africa Maahir studio
@waxaniwaano5877
@waxaniwaano5877 3 жыл бұрын
Caawa waa habeenkii Igu shaqadaydii aan ka caajiso kadib shaqada kasoo baxay waxa jidka kasoo qaadey sxbkey kadibka cabaar hadan wada sheekaysanay hesstan shidanay ilaa hda waan ku cel ceshanayaa wanba ka heley
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 жыл бұрын
Cabdulkhadir Macalin Jubba ,,,our great legendary artist
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 5 жыл бұрын
Mahamud farah yaa loox riwaayaddii masiibada oo uu lahaa xasan xaaji cabdillaahi xasan ganay heesta iyo riwaadda ay ku jirtay ee masiibaddu adduunyada iyadaa u macalin ah xasan ganay baa leh. Loox foqol loox.
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Taariikhdu waa mudan Waa jire markhaati leh Marbay ahayd aduunyadu Mugdi lagu halaaboo Mahadhooyin badanoo Dadku ayda magan sado Ka tashaday miroodkii Qarni waliba sidii Maaha Casri waliba maaree Hadba meeris laga gudub Dunidii malaasnayd Maskax lagu furfuray iyo Muruq in loogu sahan tago Waxa baray mushkiladaha Masiibadu aduunyada Iyadaa u macalin ah Taariikhdu waa mudan Waa madhaxa aadmiga Marbay ahayd aduunyadu Dadku sida muwaashiga Isagoon Maryo aqoon Mudh uu ahaan jiray Muuqaalkii nololeed Hadba mawjad loo gudub Hadba male La suuree La dhadhami macaankii Dunidii malaasnayd Maskax lagu furay iyo Muruq in lagu sahan tago Waxa baray mushkiladaha Masiibadu aduunyada Iyadaa u macalin ah Heestani waxay ku jirtay riwaayadii la odhan jiray Masiibadu aduunyada iyadaa u macalin ah oo uu curinteeda lahaa abwaanka wayn rabbi cimri dherer ha siiyee Abwaan Xasan C/laahi ganey
@hibokhereh1345
@hibokhereh1345 Жыл бұрын
From djabouti Love juba
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Yaasalaam masiibada aduunyada iyadaa u macalin ah
@triighassan6875
@triighassan6875 7 жыл бұрын
Allaho ku xafid Alla yaa cisig faanaan cabdul qaadir macalin jub
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
*Legend King Of Handsome* *Legend Abdiqaadir Juba ❣️*
@noursaad7903
@noursaad7903 5 жыл бұрын
🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴 VIVE LA SOMALIE
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 5 жыл бұрын
Yaa dhagaysan 2019/06
@simansaida5677
@simansaida5677 3 жыл бұрын
Jubba is a legend! Jir oo waligaa noo joog. xxxx
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Waa hesaha fara kutirska ee kajira dunida kana hadlay ilbaxnimada hada iyo jahligi laso maray viva juba and ganay alle haydin xiftiyo
@yacquubshiekh4993
@yacquubshiekh4993 5 жыл бұрын
sangub maaha walaal wa ruwaayadii masiibadu aduunyada iyadaa umacalin ah iyo abwaan xasan ganeey
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Baayo ma quuri weyday erayada ninka iska leh mise dhabbay kaa tahay oo waadan aqoon. Heeskan miyaadan u jeedin magacii riwaaayadda inuu wato waxaa leh Xasan Xaaji Cabdullaahi ( Xasan Ganey) oo hadda Hargeysa deggan. From Garowe
@abdirizackshaqalla6434
@abdirizackshaqalla6434 4 жыл бұрын
Hassan Ganey ayaa leh waa ruwaayadii Masiibadu aduun yada iyadaa u macalina waana ruwaayadii ugu danbeysey oo la dhigo Somali oo wada joogta 1986 hal ruwaayada ayaa ka danbeysey oo lagu dhigey Dubia Dal wanaajow qurbow ma maxaad duul isku keentey lakin somalia dalkii leysku odhan jirey tani ayaa ugu danbeysey
@abdisalamyusuf7389
@abdisalamyusuf7389 11 ай бұрын
Waa ♥️ Dhab Taasi Nuura🎉
@karamoige5268
@karamoige5268 9 ай бұрын
One of my favourite song.! Abdiqadir juba what asinger.🎻❤️ Still watching 15/10/2023 Monday.
@QayzQayzar
@QayzQayzar 16 күн бұрын
Heeskan waxaN kudhegaystay xeebta batalale anigoo ka fekeraya keliya maqnanshaheda aduunkuna igu kooban yahay 😢😢 fldlan aniga iigu duceya inan ka bugsado jacaylka qoftaz
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 3 жыл бұрын
waa hees juquraafi iyo history ah
@hossienwarsame7
@hossienwarsame7 2 жыл бұрын
Golden voice legend JUBA
@mmhabeb
@mmhabeb Жыл бұрын
Excellent song Juba
@Tahmeenaful
@Tahmeenaful 5 жыл бұрын
Taariikhdu Waa mudan waa jire markhaantiya-agree!
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Midhaha heestan waxaa leh: Abw. Xasan-Ganay Codka heesta cidda raacisay: Cabdiqaadir Jubba Naaxiyadda waxaa saaray: ...................?? Waxa haatan dhegaysanaya waa Maxamed-Siciid Qaloonbi Ismaaciil Hargeysa, caasimadda Jamhuuriy. Barakaysan. Taariikhduna: Jimce, 27/11/2020
@MubaarakKanadi-vf3mj
@MubaarakKanadi-vf3mj Жыл бұрын
Aan ku saxee erayada waxaa iska leh alle haw naxariistee abwaan Sangub
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 4 жыл бұрын
2019 /10 / 5 Khamiis Austria 🇦🇹 Dornbirn
@mahatqadiijo2335
@mahatqadiijo2335 4 жыл бұрын
Haa waa saas
@waxaniwaano5877
@waxaniwaano5877 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@waxaniwaano5877
@waxaniwaano5877 3 жыл бұрын
Seexo
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 3 жыл бұрын
@@waxaniwaano5877 hhhh
@SergioRamos-ng3gv
@SergioRamos-ng3gv 4 жыл бұрын
#Fanaanin sharaf leh baa jira sida. Jubba qof aan aad u jeclahay weye.
@hamisare6735
@hamisare6735 4 жыл бұрын
Kabanka yaa waye
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 5 жыл бұрын
C/qaadir macaLin jubba Fanaanki aan taageri jiry weligey yaraantaydi siduu ahaa bu yahy weli isma badalin ya ila arka
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 жыл бұрын
Abdulkhadir waxuu fanaan ahaa isagoo aad u da' yar
@maaxinho8938
@maaxinho8938 3 жыл бұрын
Hees Qaaliya MAAHIR MEDIA Hore usoco 🌹🙏
@GanaralCabdi
@GanaralCabdi Ай бұрын
Qoslaaye mxaad ku jeclaatay heestaan?
@abdulghanimohamed7669
@abdulghanimohamed7669 5 жыл бұрын
Best of jubba taariikhda waa mudan I love this song
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 3 ай бұрын
laxankii Daud cali masxaf
@user-xf8pz6tu8t
@user-xf8pz6tu8t Жыл бұрын
Maskax lagu furfurayaa Alle heesihii hore mayey dadku Mel xun ugu tabtaan
@bashiirhaji5046
@bashiirhaji5046 Жыл бұрын
nice song 🎵
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 жыл бұрын
waa jiraa marqaati leh
@SergioRamos-ng3gv
@SergioRamos-ng3gv 4 жыл бұрын
#Fanku waa dhaqankena wana dhaxalkii awowayashen please fanka somaliyed #Haladabo qabto. jubba cml mahe qoFdlake Inuheso inuheso yanan u ogolanin
@daudyoutubemohamed894
@daudyoutubemohamed894 3 жыл бұрын
waaw heeso waa kuwii hore waxay ahaayeen kuwa xikmad badan
@carwolyrics2154
@carwolyrics2154 2 жыл бұрын
Legend always take a minute.✌
@adangeydh7387
@adangeydh7387 3 жыл бұрын
Juba ale Haku xafido
@yonizAli
@yonizAli 10 ай бұрын
Very nice 👌
@abdihakinhirsi5146
@abdihakinhirsi5146 6 жыл бұрын
Masiibada aduunyada iyadaa u macalina cajiib
@muxumedxuseen6124
@muxumedxuseen6124 5 жыл бұрын
My best singer abdiqadir macalin juba 09.nov.2018
@abdirahimashuur160
@abdirahimashuur160 2 жыл бұрын
Macalin 🙏
@qadanxusen1833
@qadanxusen1833 3 жыл бұрын
Waaaw
@ugaaz_ahmed_john
@ugaaz_ahmed_john Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@muuseaskarimuuse7056
@muuseaskarimuuse7056 3 жыл бұрын
Kama Daalo dhaqaysiga heesa ha juba
@mawlidyowlac1244
@mawlidyowlac1244 5 жыл бұрын
tariikh deedu waa mudan wajiraa markhati tiri
@apdiqaniahmetopsiiye
@apdiqaniahmetopsiiye Жыл бұрын
ApdiQaDir maxmet jupa wali waaa ninka kaliYa ee aaN zii khaz ah uu dhaGayzto hesiHisa oo dHaN Lkn heestaNi wxy igala Qimo padan thy hezaha kle 2008 anoo safar dheer ku jira ayaa ay heestasi nozo gazhay walipa ano muruGayzaN oo warwar dHaNka xafada iGa hayzatto markay heestu maraysay dhanka dunida iyo masgax lagu furfuray ee mazibadu adunyada iyada ayaa uu macalina Ayaa ay heestasi iso jidadatay xila al aana waaN dHaGayztta 2022 ay thy
@Rageedii
@Rageedii 5 жыл бұрын
Pianada yaa la daba kacay? Kabanka macalin daauud kali bey ku wacnayd heestu. Piano hindi ah bey raaciyeen, caku!
@hamisare6735
@hamisare6735 4 жыл бұрын
Waxbaaa kaaga bilaaaban music
@shucaybfaysal8471
@shucaybfaysal8471 2 жыл бұрын
Juba
@abdillahiali2565
@abdillahiali2565 9 ай бұрын
2023/10/8 isniin hrgysa aniga wllky mustafe ahmed mohed tea shop
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 6 жыл бұрын
Heestaan long time Waye Caadi sangub miraha leh Ruwayda masiibada kujirtay
@engzakibulale824
@engzakibulale824 6 жыл бұрын
mohamud farah sxb xasan ganeey baa leh erayada heestan iyo ruwaayaday ku jirtaba
@honeybadger4812
@honeybadger4812 6 жыл бұрын
Xassan xaaji cabdulahi xassan ganeey ayaa leh
@maxamedsuldan4394
@maxamedsuldan4394 5 жыл бұрын
Hesstani riwaayad ayayba magaceeda tahay masiibadu aduunyada iyadaa u macalina waxaa lahaa xasan xaaji ganay
@cabdirashidahmed4960
@cabdirashidahmed4960 5 жыл бұрын
Wllo heestani waxay ku jirtay ruwayad waxaana lahaa abahay oo ah maxamed jamac kayd iyo xasan ganay ma lahaa sangub
@cabdilahicisman9989
@cabdilahicisman9989 Жыл бұрын
JumbA wa inkii imad lacim wan ku tagesanahay
@shucaybfaysal8471
@shucaybfaysal8471 2 жыл бұрын
2017
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
BABANKAN FILIFIL MIYAA TUMAY ????
@cabdikariim208
@cabdikariim208 5 жыл бұрын
ku dar saciid mire xeydar hanuuniye maryan mursal iyo kuwa kaloo badan oo an lagarin
@saammu8231
@saammu8231 6 жыл бұрын
Lyrics keeda plz
@hibonur123
@hibonur123 6 жыл бұрын
Saam mu l
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees ka hadlaysa xaqiiqda
@safiyamohamed4201
@safiyamohamed4201 6 жыл бұрын
😍😍😍😍
@mceeri7238
@mceeri7238 2 жыл бұрын
Badow Xayaysiiska kadaa Heesa
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 Жыл бұрын
Heesaha laqado heestan hees ka horaysa majirto
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 жыл бұрын
kabax
@khadarmohamed9930
@khadarmohamed9930 4 жыл бұрын
Faysal, Muuse, shiine
@khadarmohamed9930
@khadarmohamed9930 4 жыл бұрын
Kusalinabimuxamed, c, S, w
@hamisare6735
@hamisare6735 4 жыл бұрын
Kabanka yaa garaacayo
@chrisharto745
@chrisharto745 2 жыл бұрын
Asal asal
@QoraneMuxumed
@QoraneMuxumed 6 ай бұрын
nimcojamac
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 жыл бұрын
dunadii malaasneeyd ? maxaa laga wadaa?
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 9 ай бұрын
Xidhneed ayaa laga wadaa
@dualemedia1512
@dualemedia1512 5 жыл бұрын
Faanto
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 3 ай бұрын
Cajiib ninka heestan sameeyey inuu reer miyi ahaa baa dhici karta lakiin wuxuu kahadlayo waa Social science/cilmiga noolaha
@adnancamariofficial9934
@adnancamariofficial9934 6 жыл бұрын
juba ma rer mudugba waxan maqlay inow celbur ku dhashay tolow mudug fananin badana samatar magol salad derbi maxamed yare sulfa somaliland vs mudug weye fanku af somaliguna h.yonis vs h.gidir safigisa ugu kalay
@waqtifilms3971
@waqtifilms3971 5 жыл бұрын
Mudug iyo Galgaduud kala saar. Inta aad sheegeysid badanaa waxay ka soo jeedaan Galgaduud.
@aisha665
@aisha665 5 жыл бұрын
FANKA SOMAALIYA WAXAA HEESTO MURUSADE IYO HABAR GIDIR ABGAALNE WEY KUSO XIGAAN.
@mohamedomar1944
@mohamedomar1944 5 жыл бұрын
Hayay af
@uachighlightsgoals9089
@uachighlightsgoals9089 4 жыл бұрын
Mursade waaye fanaanka lkn fanaan qawiil malaha
@AA-qs1rz
@AA-qs1rz 4 жыл бұрын
Waxaa kale oo ka yimi Galgaduud Cabdinaasir macallin Saciid, Cabdi Xasan dige, Xasan jacayl AUN, ruqiyo Cali guutaale, sacdiyo siman, xaawo degan, qaali ladan, Barre Maxamed Fiidow, xaliimo cod weyn, nadiifo Cali kullane, Faarax dalmar, AUN Maxamed warsame tabantaabo iyo kuwo kaloo badan
@qadarmohdahir9787
@qadarmohdahir9787 4 жыл бұрын
Porno
@shucaybfaysal8471
@shucaybfaysal8471 2 жыл бұрын
Juba
ABDIQADIR JUBA ! HEESTII HARGEISA  NEW STYLE 2017
9:20
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 744 М.
NEW REMIX CABDIQAADIR JUBA SHIMBIR  2017 HD
8:40
L2 Sharp
Рет қаралды 200 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 832 М.
Jacaylkeenii
10:01
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 90 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
JUBA | XIISAHA BOGAYGIYO| "(NEW STYLE)" 2017
12:22
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 164 М.
Naftan by Abdilkadir Jubba (Abdiqadir Jubba)
6:32
TheVenuschannel
Рет қаралды 2,6 МЛН
DAAWO Abdiqaadir Juba oo Ka Ilmeysiiyay Reer Jabuuti 2017
8:11
WADANI NEWS
Рет қаралды 45 М.
Abdulqaadir Jubba Safar
7:30
Somali Top Songs
Рет қаралды 552 М.
JUBA | MAQALEEY WARLAAY| "(NEW STYLE)" 2017
14:41
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 69 М.
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 3,6 МЛН