ABDIQADIR JUBA ! HEESTII HARGEISA NEW STYLE 2017

  Рет қаралды 782,271

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

Күн бұрын

KALA XIDHIIDH DOOKHAAGA MAAHIR MEDIA PRO
*RATE SUBSCRIBE *COMMENT**SHARE*

Пікірлер: 362
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Rer Muqdisho ayaan ahay Hargeisa Hadhwaanag Baan Imika joga anigo weligey xamar so dhaafin Baan Imid Berbera Ayaan Kaso Baxay 2.habenimo Masha allah somaliland Nabada alle Hausiyaadsho Love u Rer zomalilland ❤🙏❤🙏
@mohamedsaeed2774
@mohamedsaeed2774 5 жыл бұрын
Rabi ha ku xafido
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Welcome your country ❤
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Qalbiyey magalada Ada iska leh Muqdisho Alle wxn uga baryaya nabad warta Insha Allah
@exhussein
@exhussein 4 жыл бұрын
Juba wadani nolow
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 4 жыл бұрын
U well come sister dalkuu waa dalkaagii wllo
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Muqdisho ban ka dawanayaa hargeysaa wa another level heesaha loo Qadana wa miisaanka culus ❤🔥Hada iga danbeyso Meshada ban kugu salaamay saxib mcn yacnii fadhigaada ayan kugu salamayaaa❤️🙏
@thesilencevevo9839
@thesilencevevo9839 11 ай бұрын
Hargeisa aya ka salamayna walalkayioo
@mohamuudmohamed8193
@mohamuudmohamed8193 4 жыл бұрын
Maasha alaah Anigu Waxaan ahay nin reer sool ah oo somalilandr ah laakiin hargaysa caasimadayda aad baan ujeclahy I love you hargaysa somaliland
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 3 жыл бұрын
Moncha allah goptih bad tahay
@sukhramustafe797
@sukhramustafe797 2 жыл бұрын
Mashalaah darawishta
@abdiazizhassan8826
@abdiazizhassan8826 2 жыл бұрын
Adeer way cadahay inaadan ahayn reer laaska ee hargaysadada iimaanso xariif maxaa iska galay reer sool iyo somaliland
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
Hada wali ma jeceshahay sxb mise hada dagaalada ayaa Ina kala dilay
@sucdiali3176
@sucdiali3176 Жыл бұрын
3 years tolow maanta ra yigaan. Aa minsantahay wa hadaa noshahay
@poqoradareersheekhisaxaaq8601
@poqoradareersheekhisaxaaq8601 6 жыл бұрын
Masalaha xafadaydii masha allah wixii reer hargaisa like ta
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 жыл бұрын
Hinda Hoodo masalaha xafadaydii 🖐
@Internut1985
@Internut1985 5 жыл бұрын
poqorada reer sheekh isaxaaq Waa ku salamay Inader
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 5 жыл бұрын
Cali siciid 😂😂😂
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
🖐🏽ani ani
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
Waanku saarey indr ana Ciyaal masalaha Ah Frome Oslo Norwey
@iamproud7936
@iamproud7936 4 жыл бұрын
Ereyadii alle haw naxariiste Yusuf Xaji Adan Qabile ❤💭💚
@sabiruk10
@sabiruk10 5 жыл бұрын
Hoyadii fanka iyo sugaanta casimadayda wanjeclahay from borama Hargaysa magalo anjeclahay iyadiyo dadkeda Waa magaladaydii labaad
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
sabiruk10 Boarme❤️🤍💚Hargeysa
@khadaribraahim6331
@khadaribraahim6331 4 жыл бұрын
Sxp 2habewn kadin waxa kuu buuxsamay halsano wali maad qayilaysaa masuul
@abdikhadarmahamud8919
@abdikhadarmahamud8919 6 жыл бұрын
Hargaysa casimada geeska Waa magalo An jeclahay From awdal saylac Hargaysa hadhwanag
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
Magacaa ha sareeyo 💚💨❤👑
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 жыл бұрын
Shibiqdii halaaya iyo Maygaagta shuban iyo Masalaha shafkiisiyo Sheekh madar dushiisiyo Sheedihiyo naasiyo Sheekh nuur baalahiisiyo Shacabkii hargeysoo Shan habeen cirkii miray Thanks juba sida aad xaafadihii hargeysa noogu sawirtay.
@ramlaabdijamac1239
@ramlaabdijamac1239 6 жыл бұрын
googaa wa abwan gariye allah u naxriste waxa sawiray jubana wu ku xarago heesay masha Allah
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 6 жыл бұрын
Ramla, Gaarriye ma lahayn ee waxaa lahaa Alle ha u naxariistee Yuusuf Xaaji Aadan Qabille (Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan aabbaheed). Gaarriye Alle ha u naxariistee heeso la qaaday ma uu lahayn, ee maansooyin buu lahaa.
@ramlaabdijamac1239
@ramlaabdijamac1239 6 жыл бұрын
Abdirahman Joseph mahadsanid walal man ogayn aniga inu gariye sameyay bu qof igu shegay 👍wa hees macn wan jecelhay
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 6 жыл бұрын
googaa Haaheey waa erayadii AHU Yusuf Xaaji Satan Qabille
@hamzemuhumedahmed5262
@hamzemuhumedahmed5262 6 жыл бұрын
googaa
@saeidomar1226
@saeidomar1226 5 жыл бұрын
juba inaba caadi maha wlhi hargeisa my xaafadayda idaacada inta garanysa idaacada llke
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Isku xaafad nahay
@randamuuse780
@randamuuse780 3 жыл бұрын
Ciyaalo idaacada
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
Sifiican ma meel lagaran wayaa ana 150kan hay markii horana ciyala idaacada 💚💨❤👏👑🔥
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Idaacada
@hamzeebrohem8406
@hamzeebrohem8406 6 жыл бұрын
Fanaan caan ah oo aan hargaysa hees uqaadin Maan arag inta badan Cabdulqaadir macalin juba noolow Al fanaan
@jamacsaid808
@jamacsaid808 Жыл бұрын
Waynu ku karbaashnay
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Fanaan aan hargeisa hees uu qaadin fankiisu ma hana qaado sabaabta waxaan uu maleeyey waa hooyadii fanka soomaaliyeed
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Rer hargaysa like sara from jigjiga ❤✌🏼
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 6 ай бұрын
Ilhay hargaysa ha barakeeyo cadawgeedana ha jabiyo my caasimadayda fanaan aan hee u qaadin hargaysa fankiisa waxbaa ka dhiman
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 Жыл бұрын
Hargeysadii hore kadibna noqdey qurbajoog kans soojeeda ssc buhoodle hager aaden hargeysey hadheeliyin aamiin
@mahamuudahmed5437
@mahamuudahmed5437 Жыл бұрын
🥰
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Ereyadii Alle ha u naxariistee Yuusuf Xaaji Aadan Cilmi Qabille the second father of education in Somaliland Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan aabaheed, Aqoonyahan Macallin iyo weliba suuganyahan.
@nasirrashid3018
@nasirrashid3018 Жыл бұрын
WuXuu Ahaa AwOwGaY AllE JaNaDa HaNaGu KuLmiYee
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 4 жыл бұрын
Heesta Heesaha Hargeisa an ugu jeclahay. love you reer Hargeisa
@NiciimaNacnac
@NiciimaNacnac Жыл бұрын
Jacaylkeedu waa gaar wllhy hargeisa macaaan magaaladan ku dhashay😢
@hanadqays5415
@hanadqays5415 5 ай бұрын
DHAMMAANTIIN REER HARGAYSOW WAN IDIN SALAAMAY SANAD KASTA IYO MAALIN KASTANA FROM BURCO😂❤🎉
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
This song remind me back in Kenya 🇰🇪 , Rift Valley province to where I grew and went to boarding school as to where my Awoowo that use to be the loving n caring unique type, as to who show me love and caring and I feel appreciated by him. May Allah bless and protect him n grant him to Jannatul Firdaus Aameen Ya Rabbi. Hargeysa ma sha Allah, home to where we originally from but don't know much about the country itself. May Allah bless and protect people there n may the country of Somaliland be recognized officially overall the country Aameen Ya Rabbi
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
You should visit there’s room for all people especially our own you can get your citizenship if you can prove this
@apdohakim1650
@apdohakim1650 2 жыл бұрын
Amin im your cousin lander. My Allah grant jannah our beloved granf fathers . We can introduce each other reply fir me if you can see this message.
@samsambarud4376
@samsambarud4376 2 жыл бұрын
Ma sha Allah Jazaka Allah kheyr my brothers 🙏 Kheyr iyo kheyr
@kahiaka7973
@kahiaka7973 2 жыл бұрын
0⁰00⁰¹¹l Nice
@sarinagoddess3085
@sarinagoddess3085 Жыл бұрын
You
@xariiromar8367
@xariiromar8367 Жыл бұрын
Habaryaro ba dhagaysan jidhay heestan ano yar waa xasuusta erayada inta xifdiyay u qaadi jiray from kismayo 🫡🙏🏽
@abdinurseefka
@abdinurseefka 2 жыл бұрын
Big big legend juba heestaan aadbaa loogu fara yareeystay shacabkii hargeeysoow waan idin salamay mar uun waan imaan doonaa hargeysa insha allah
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Heesta lyrics keda walking👇 Shibiqdii Haleeya iyo Migaagta shuban iyo Masalalaha shafkiisiyo Sheekh madar dushiisiyo Sheeda iyo naaasiyo Sheekh nuur baalihiisiyo Dhirta shaqal madoobiyo Shaadir lagu hagoogo Dhigrigii shareeroo Shunux shunuxda Dharabkii galoo Sheeganayso shacni badane Ubaxii Shinkiisii dhamaadoo Balanbaalis sharaxliyo Shini malab abuurtiyo Burdihii ku shirayaa Marka shaaca waabari Cirku shagagax leeyahay Daadku shagagax leeyahay Sidii geenyo Shucub iyo Kuure ku sharaxan Shalmado xariiriyo Shaal lagu hamsiyayoo Shir lakeenay madalbaad Sharafteeda leedahay Hargeysaay 😌🎧🎶📚❤
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 Жыл бұрын
Rer hargaysa likeda ha ila dhaafina from borame caasimada labaad ee jamuuriyaa
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Hsrgaisa❤ imisa 2021 dawanysa🤣
@absaakmahamud9498
@absaakmahamud9498 5 жыл бұрын
waaw eeshcalaa hees waa hbeen khamiisa 2019 /10/10 waan hhh mirqaamayaa 150kii istayshanka daloodho agtiisa
@hamsemohamud1707
@hamsemohamud1707 6 жыл бұрын
Hargaysa caasimadda somaliland i love you all my somaliland people
@farxiyacartan874
@farxiyacartan874 6 жыл бұрын
كگددءد
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
💚💨❤👏👑🔥
@abdimoh
@abdimoh 4 жыл бұрын
Sheekh madar dushiisiyo....... Sheekh madar 8 sano ayaan ku noolaa waa xafadaan ku koray waa xaafad xiisaheeda iyo xasuusteedaba leh waxaan ka bilaabay dugsigii hoose nuura-diin oo sheekh madar ku yaala waana halkii naanaysta kur-libaax la iigu bixiyay taariikhdu iyadaa is qorta✌
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
xafadaas waxa ku dhashay aniga iyo aabahay sheekh madar dushiisa. nuuradiin na waxan dhiganjiray 1998 lakin magalada waxa kasoo kici timay 2001 dhinacayo qurbaha. meel aan ka jecelahay xafadayda ma jirto habenka oo madoow ayan salax yada dul ordi jiray
@hamsemohamed7637
@hamsemohamed7637 5 жыл бұрын
Illaaahaw hargeisa cadawga ka ilaaali yaa raxman my city hargeisa hadhwanaag waa tiirka fanka somaliyed hargeisa cadaw kuma haleelo waligaaa iyo guud ahaanba somaliland .awadl.saaxil..maroodijeex... togdheer.... sanaag...... sool........good luck my country
@atoorebaadiyo6345
@atoorebaadiyo6345 Жыл бұрын
Heestaan waxaa i jecleesiyey walh wii la yiraahdo gasac oo rer hargeyso ahaa lkn u dhashay bari bosaso waan ku qayili jirnay 2002 ilaa 2005 xaaftul carab boosaso maqaayad cabdi talyaani AUN maanta oo taarikhadu tahay 25/11/2022 waxaan joogaa dalka oman aduunyo qurux badan waan soo marnay io dad is jecel allow sidio noogu soo celi aamin
@gattomedialiveheesocusubga2976
@gattomedialiveheesocusubga2976 7 жыл бұрын
axyaa zxb maahir walee best studio inta af somaliga ku hadasha hargeisa woooow
@hargeisahadhwanaag3266
@hargeisahadhwanaag3266 4 жыл бұрын
Ereyada Yousuf haaji Adam Qabiile Adr Alle haku Naxariisto Sifican ayd Hargeisa hadhwanaag nagu Sawirtay
@adnantetra1469
@adnantetra1469 2 жыл бұрын
Hargaysa caasimada caasimadaha iyo xafadaydii sheekh nuur
@hibaaqmaxamud3747
@hibaaqmaxamud3747 6 жыл бұрын
Ax xafadaydi masala hargaysa cady qofki kudhashe kubarbara garan kara jawiga hargayesa hadhmacn thanks fanan nagu qaliya
@yazenismael3368
@yazenismael3368 6 ай бұрын
Hargeisa casimada Africa si gaara casimada qaranka somaliland Hoyigi fanka Alle amniga iyo quruxda u siyaadi❤
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Mashaallah hargeisa hadhwanaag casimada geeska hargeisa raaxo jawi macn waan uxiisay runtii my home sweet hargeisa Bilan ❤️❤️💪
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
Xage jogta ta
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
@@ahmedliban7035 Canada 🇨🇦
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
@@hanuush6787 I'm in hargiesa and are you in Toronto or Ottawa or Vancouver or Montreal lol
@khadijaibrahim6788
@khadijaibrahim6788 7 жыл бұрын
maansha allah aloow kuu dhoor abdiqadir macalin juba wagi aan hargieysa joogey baan xasuute
@khalidyusuf9669
@khalidyusuf9669 6 жыл бұрын
Khadija Ibrahim k
@Bulshaaleh655
@Bulshaaleh655 11 ай бұрын
Cabdiqadir Cumar Macallin Juba. Saaxiibkay. Waan Ku salaamayaa meel aad joogtaba. Ex-New Hargeysa ayaanu Jaar ahayn. Isku Masjidna waa Ku tukan jirnay. Qof Akhlaaqad wanaagsan. Maanshallah Tabaarakallah
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 5 жыл бұрын
hestu inyaro update ah bay u bahantay jigjiga yr iyo new hargeisa halaguso daro 😂😎
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 4 жыл бұрын
Erayadii Alle haw Naxariisto Abwaankii weynaa Yusuf Xaji adan Qabile
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 3 жыл бұрын
Marki igu horeysay wax doqeyga an helay i halelay cashaqana wa dhashi rer hargeysa ee wilka Hargeysa ugu aqliga bdn oo ugu wanagsan ifahmikara ina aqrisan karo oo howshisa iyo wajibgisa yaqano uguna cod mcn inow ilahey iga sahlo igu duceya hadan Somalia nahay o ul iyo dirked nahay tol iyo qarabo nahay Somalia mohamed 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️💥💥💥⭐️⭐️⭐️😍😍🥰🥰🥰🌻🌻🌻🌹🌹🌹🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😥😥😥😥😥
@zakariyeabdi5839
@zakariyeabdi5839 5 жыл бұрын
Mosha Allah Cabdiqaadir Juba Alle CCC Ha Ku Barakeeyo Iyo Codka Mcnka Ee Hargaysa Aad Ku Aamantay Nolol Warta Xusuusti Waabiri Ayaa Laga Dheehanayaaye
@caydarusahmed4013
@caydarusahmed4013 6 жыл бұрын
Jawigaa abwaanku tilmaaamey maanta inuu ka waramayaad moodeysaa shan habeen cirkii helay cajiib weeye heestan
@JanoHoodo-r7r
@JanoHoodo-r7r 2 ай бұрын
Masha allah tabarkallah sheikh madar wan Deganwy maygaagtan wanku soo kor alx hargeysa ❤hadhwanaag
@hannahhussein5215
@hannahhussein5215 4 жыл бұрын
Hargeisaa Cadey 😍❤️ Listening ... 24-jan-2020 friday
@somalilandpure1461
@somalilandpure1461 4 жыл бұрын
Hargeisa dhuuxa may dhiiga mansha allah SOMALILAND
@boqorkajcaylka2202
@boqorkajcaylka2202 6 жыл бұрын
Wooow hargaysa casimaada aadunka iyo alfanaan juba masha Allah
@youngmoha5759
@youngmoha5759 7 ай бұрын
Murusade waa reerka hawiye ugu qalbiga ficn uguna fanaaniinta badan Abdukadir Jubba masha allah nolosha haku wanaajiso legend
@barwakamohamed471
@barwakamohamed471 5 жыл бұрын
Shacabkii Hargeysow shan habeen cirkii miray ooooooooof Halkaan ku dhashay Juba noolow 💞💞💞💞💞💞💞💞
@xaydarofficial
@xaydarofficial 5 жыл бұрын
Sidoo kale xafadan ku koray kuna barbary 🙏
@saedrasta2845
@saedrasta2845 3 жыл бұрын
Isniin 11 /1/2021 goor sheegtuna waa 4:57 pm Jawidagan ayaan ku dhagaystay Heesta Hargaysa like ta saara cidii Iga danbaysaay.
@zinkyhamza9469
@zinkyhamza9469 6 жыл бұрын
I lve hargaisa hadhwanaag from sh.madar village
@s.m.c.hargeysawidhalada1769
@s.m.c.hargeysawidhalada1769 6 жыл бұрын
Juba welcome to Hargeysa insha Allah Fananka somaliyeed long life
@hassan-pc2gn
@hassan-pc2gn 6 жыл бұрын
mashalah juba
@hassan-pc2gn
@hassan-pc2gn 6 жыл бұрын
mashalah juba wabaa ka dhacay
@abdirahmaanmohamed397
@abdirahmaanmohamed397 6 жыл бұрын
Wooow hargeisa fanaan walba heesbuu uqaaday all fanaaaniin taaasina wxy cadaynaysaaaa.... Inay tahay hoygii fanka.. Hoygii abwaaaniiinta lasoco
@wizamintv9147
@wizamintv9147 7 жыл бұрын
Hargaysa casimada somaliland💕💕💕😘
@cabdiraxmanelmi3465
@cabdiraxmanelmi3465 7 жыл бұрын
nice song c.qaadir jumpa 💚💚💚💬💬💬❤❤❤ KABANKANBA cadi ahayn 💘
@farhanyare17
@farhanyare17 7 жыл бұрын
Wlee waa hees iyo padh ka waramaysaH hrgeisa iyo xfadaheedaH garanayaa garanaya dqona looma sheegayoH😂😂
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 Жыл бұрын
Aad iyo aad gatanaya garanya 💚🤍🤍💚🎤💯
@AiSomaliland
@AiSomaliland 2 жыл бұрын
Fankii hore & ka dhexe & ka danbeba hargeisa hoygii fanka fannaan aan u heesin wuu yaryahay 🎉 allow dhawr hoygii fanka iyo suugaanta.
@Saxansaxo554
@Saxansaxo554 2 ай бұрын
Hargaysa waa magaaladii nabada xadaarada, xoriyada, ganacsiga, qof afka somaaliga ku hadla oo aan ku hamiyeen inuu tago u malayn inuu jiro, somaliland socotoo samadaa dusheediyo xidigaha ku socotaa soo noqon maysee kii sugayayow samir, abtiyaal gob iyo Nasab ayaad tihiin, waligiin noolaada, from mj bosaaso we love you
@xaliimaaxmed9560
@xaliimaaxmed9560 2 жыл бұрын
Hargeisa somalilnad 🥰❤💚💋💉🙏
@BarkhadCllahi
@BarkhadCllahi Жыл бұрын
Waan Ku salamay hadad qoraalkayga aragto isoo ducee waaba intaasoon Kaa hooseeya ee ❤
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 4 ай бұрын
Sheekh madar wan ku xiisey gurigeygii meeshan ku dhashey kuna soo korey weeye dad gob ah iyo jaar iyagu family isku ahaa banu ahayn😢😢❤
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
wooow cabdiqadir juba best heest woow garanaya garanaya intaaba ala maxaa arkay oon uxiisay waalaysu soo noqon wixii nool ilove this song
@MAAHIRMEDIAPRO
@MAAHIRMEDIAPRO 7 жыл бұрын
garanaaa garan ! Happy Ahmed thanks wlshay
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 6 жыл бұрын
Xusuus aan duugoobayn iyo dalkaygii hooyo Insha Allah maruun dib wn kugu soo laaban doonaa anigoo nabada
@yahyehargaysawi9177
@yahyehargaysawi9177 3 жыл бұрын
Masha alllh hargysa cadey ilahow cadawga ka ilaaali aaamin
@74somer
@74somer 2 жыл бұрын
CabdiQaadir macalin juba the king 👑 of Somali songs 🎶💕🎶💕🎶💕🎶
@libancawl1812
@libancawl1812 Жыл бұрын
هرجيسا مدينة الحب والأمان. Magaaladaan ku dhashay, ku barbaaray, wax ku bartay, ka shaqeeyay, mar kasta oo aan ka Safrana u soo xiiso. Shibiqdii Hallaaya iyo Maygaagta shuban iyo Masallaha shafkiisiyo Sheekh madar dushiisiyo Sheedihiyo naasaha Sheekh nuur Baallashisiyo.
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 5 жыл бұрын
Ex ciyaal hargeisa waan u xiisay wlhi 😘
@barkhadmustafe1327
@barkhadmustafe1327 6 жыл бұрын
ahahahaya juba heesta ino tilmamaysa quruxda iyo wangaa dalkena hargeisa
@filzanofficial8471
@filzanofficial8471 6 жыл бұрын
fannakii qarniga juppa😍😍 i mss u hargaisa😍😍😍
@hoodoabdilahi931
@hoodoabdilahi931 5 жыл бұрын
Love hoyga fanka&fanaaninta hargeisa
@Degaliah
@Degaliah 2 жыл бұрын
September 2022 still my favorite song hargeisa insha allah wan iman
@suldanxanuujiye898
@suldanxanuujiye898 4 жыл бұрын
Heestan waxa alifey yuusuf xaji aadan qabile oo fawsiya yuusuf xaji adan aabeheed Oo wasiirkii arimaha dibada ee xukumadii raiisalwasaare saacid Yuusif xaaji waxa kale oo uu alifey somaliyey toos
@maxamedcali5478
@maxamedcali5478 Ай бұрын
Xaaji aden af qalooc
@hamsehassan83
@hamsehassan83 6 ай бұрын
Ereyadii abwaan , mufakar , aqoonyahan , Yuusuf x. Aadan qabile
@hasanrashid323
@hasanrashid323 4 жыл бұрын
Woow walahy eesh calaaa hees Juba eesh calaaaa mirqaan
@nimanmoha6174
@nimanmoha6174 Жыл бұрын
From borama casimada Geeaka HARGAYSA 💥🙏
@maxamedcali5478
@maxamedcali5478 Ай бұрын
If iyo akhiraba illahay haku naxaristto bro
@farduuscali795
@farduuscali795 2 жыл бұрын
Waw heestan Mar hore igu dambaysay 👍🥰🥰
@mjmj2602
@mjmj2602 2 жыл бұрын
Heesta: Hargeysa Erayada: Yuusuf X. Aaden Qabile Codka: C.qaadir Macin Juba Kabanka: Daa'uud Masxaf. Magaalada Hargeysi waa hoyga Fanka ummadda afka Soomaaliga ku hadasha,waana hooyada xorriyada.
@jowletest1207
@jowletest1207 3 жыл бұрын
Woow nio wax jirta ayn ahy wlhi hestn shly ayn dhgysty hadana wan so radco thy wan so lehy mana aqon cid qda iyo magaceda😂💯👋
@randamuuse780
@randamuuse780 3 жыл бұрын
Mansha allaH juba leggend my xfdaydih xawadleH is muujiya ciyaala xawadle
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
ala maxaan intaaba maray caruurnimo dhulkaygi hooyo hargaysaay igu dheerida
@badraarab9509
@badraarab9509 4 жыл бұрын
Masalaha shafkiisiyo eeeey xafadaygii❤️
@sameerali5043
@sameerali5043 3 жыл бұрын
Abdiqadir pig Legend fanaan Amaanay dhulkiisiii hooyo from reerhargeisa ❤️
@zakiboy9222
@zakiboy9222 2 жыл бұрын
Qabiil kaah waye Fanankaan waba Hawiye juba we love
@cabdullahibohar7996
@cabdullahibohar7996 7 жыл бұрын
Heesta inta Soomaaliga ku hadasha kkk
@suldaankasomaliland8220
@suldaankasomaliland8220 7 жыл бұрын
Cabdalla Bohar hhhhhhh heesta hargysa caday hogya fanka inta afsomaliga ku hadasha
@omarzolaph9069
@omarzolaph9069 6 жыл бұрын
Shibiqdii halaaya iyo Maygaagta shuban iyo Masalaha shafkiisiyo Sheekh madar dushiisiyo Sheedihiyo naasiyo Sheekh nuur baalahiisiyo Shacabkii hargeysoo Shan habeen cirkii miray
@siyadmohamed5816
@siyadmohamed5816 5 жыл бұрын
Wow sidhaas weye Abdiqadir juba wadani
@caydarusahmed4013
@caydarusahmed4013 6 жыл бұрын
Juba tiyaatRka cusub maka LA dhameeyo hadii alle yidhaa halagu cusumo maka LA furAyo hargeysa
@alisaid1214
@alisaid1214 11 ай бұрын
Ciyaala xamar jadiid Isku skool ayaan ahayn hoose/dhexe xamar jadiid
@xariirxaajixuseen994
@xariirxaajixuseen994 6 жыл бұрын
Waxaas iga dheh caasimad nabad galyo sogaletigana waanu soo dhawenaynaa
@hoodocu5674
@hoodocu5674 3 жыл бұрын
Hargaysa Somaliland Allow dhur ♥️😘
@AbdifatahAdam-r1o
@AbdifatahAdam-r1o Жыл бұрын
❤ l love u so much hargeysa hadhwanag
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 7 ай бұрын
Long time hargeisa cadey 3 agion 😢😢❤❤❤ 17/2/2024
@jegelskermig15
@jegelskermig15 4 жыл бұрын
Hargeisa,. The brain of all the somali people
@omerahmed7384
@omerahmed7384 5 жыл бұрын
iilahey dowlad fiican nasii amiin
@XagarCadaadley
@XagarCadaadley 4 ай бұрын
Waa hees ay sameeyeen boys reer hargeysa dhab ahi waa ereyadii yuusuf X.adan. yusuf herer.waxa qaaday .fanan karaamaysan wa c.qaadir omar m.juba oo waqtiga uu hesta qaaday ku noolaa guriga yusuf here wa abwanka heesta sameeyay waxaynu odhan karnataka wa family u hagar baxay qiimaynta magaaladi ay ku noolaayeen
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Heestan waxan ka heli jirey 2002 aad ayaan u dhagaysan jirey
@fahmahussein9812
@fahmahussein9812 6 жыл бұрын
Sheikh madar dushiisiyo wewe❤️❤️
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 Жыл бұрын
Hargesa somaliland allow barake oo balaayada hareer mari ameen🥰💚🤍💚💯💯💚🤍💚💚💯💯❤💯🤍💯💯💚
@Walkingnomad.
@Walkingnomad. Жыл бұрын
Masalaha xaagadii aan 10 sano degenaa ayaa heesta ku jirta,Hargeisa waa magaalada aan u jeclay dalka Somaliweyn,jawi deggen iyo amaanka aan cidna wax kuyeelayn
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 8 ай бұрын
❤😂🎉Sharper kudilaad sharafdeeda leedahay Hargeisaaaay...😊😊🎉🎉❤❤❤
@xamsexasan8952
@xamsexasan8952 6 жыл бұрын
Waaaw hargeisa hoyadii fanka
@abdimalikali9313
@abdimalikali9313 6 жыл бұрын
cabduqaadir juba allaha ku xafido abti
@CaskaIbnucaska
@CaskaIbnucaska Жыл бұрын
Eraydii abwaan yuusuf xaaji aadan qabile
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj Жыл бұрын
DHUULKAYGII soomalinad🤍❤️💚🥰🥰🥰🥰🥰🤍❤️💚
JUBA | MASIIBADU ADUUNYADA | "(NEW STYLE)" 2017
9:21
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 451 М.
Cabdi qaadir juba iyo heestii qadarin
5:41
Yaasiin Muxumed
Рет қаралды 47 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 803 М.
NEW REMIX CABDIQAADIR JUBA SHIMBIR  2017 HD
8:40
L2 Sharp
Рет қаралды 259 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Hargeisa
8:09
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 47 М.
CAWALE ADAN HEESTII HARGEISA IYO TAARABUUNKA LIVE MUSIC SHOW 2019
6:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 358 М.
JUBA | MAQALEEY WARLAAY| "(NEW STYLE)" 2017
14:41
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 73 М.
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cabdiqaadir Juba 2020 /Warshiikh Hees Shirib
5:09
FANKA FILMS
Рет қаралды 136 М.
Abdulqaadir Jubba Safar
7:30
Somali Top Songs
Рет қаралды 577 М.
ABDIQADIR JUBA 2017 HEESTII DAAWO DACALADA OFFICIAL SONG
12:23
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 254 М.