Ka Falcelin, Taakeeye; (Dumarku Waa Galmo Doon)🤣

  Рет қаралды 21,810

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

2 жыл бұрын

Пікірлер: 385
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 жыл бұрын
A Somali mans biggest achievement is the number of wives and children he has. The children are starving and lacking parental guidance from a father. The wives are lacking affection and a leader. Other men are chasing academic and career achievement. Educating and playing active roles in their kids lives. I absolutely enjoy your show habo ❤️
@abdulazizmuhammad2270
@abdulazizmuhammad2270 2 жыл бұрын
Dhilo nacalad KUGU dhacday other women are complaining about their men too this is a global issue nacala gaalo yahay madowgu ku kaaja 🤮
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 жыл бұрын
@@abdulazizmuhammad2270 the truth hurts and you are one of them. If not my comment would not get this response. I say this to my husband and he does not cry about it as it’s the truth and he agrees. Somali men need to do better. I’m doing my bit because my sons will know their responsibility and rights.
@sarahosman9030
@sarahosman9030 2 жыл бұрын
@@abdulazizmuhammad2270 let’s hope you can prove I’m a dhilo as described by the deen or your hell fire is waiting.
@abdulazizmuhammad2270
@abdulazizmuhammad2270 2 жыл бұрын
@@sarahosman9030 haha I make 200k a year as a Software engineer at 29 I have 2 wives and living good in Qatar I’m not in shithole America like you gaalo aya ku wasto dhilo nacalaa ku yaal sharmuto when you are 35 and expired let’s see how happy you are 😂👍🏽
@abdulazizmuhammad2270
@abdulazizmuhammad2270 2 жыл бұрын
@@sarahosman9030 you are a dhilo because normal women are insecure and crazy like you worrying about who a grown man marries if the women are consenting adults and want it too why do you care dhilo nacala kuyaal hell is not waiting for me I’m not the one who is against the SUNNAH(polygyny)
@ashaabdisheikh4090
@ashaabdisheikh4090 2 жыл бұрын
Fathia my hero I noticed the deep root problem of our community is wrong early childhood development we can't correct this in taakeye generation but I urge all the parents with young kids to nature good early childhood development and we will overcome Taakeye like mind.
@user-ec5lk9vk4t
@user-ec5lk9vk4t 2 жыл бұрын
Waa sax inta ay curdanka yihin waa in labaro akhlaaqda wanagsan iyo ixtiraamka
@lail111
@lail111 2 жыл бұрын
🤣😂You kill me wa jecelahay sida dulyeste u karbashtiid you're a natural born comedian, a cross between a Somali Oprah winfrey and whooppi Goldberg.
@hodangafadi9374
@hodangafadi9374 2 жыл бұрын
There's no one Somali man financially secure to take care of one women and kids in and out let long four different wives .bedroom died toooo
@amuse5695
@amuse5695 2 жыл бұрын
What about Dahabshiil 😂😂🤣
@samiraige4360
@samiraige4360 2 жыл бұрын
@@amuse5695 you have a point there. Hahaha
@weetbix55
@weetbix55 2 жыл бұрын
@@amuse5695 😂😂😂😂😂😂
@dheemanjamac1612
@dheemanjamac1612 2 жыл бұрын
Wale ragii meel ayaad Naga sartay ilove u so much habo ❤️❤️
@desydedukeva2393
@desydedukeva2393 2 жыл бұрын
Walaahi farxiyaay run laga oyaa baan arki jirnay. Laakiin runta saxda iyo xaqiiqda xaqa ah saad u sheegto waa run qosol badan 👏🏾👏🏾 viva farxiyaaaa🌹
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 2 жыл бұрын
Hadaan duleeste xeer laheen Haween ka mudneeyn xaqdhoor jaceelku miyuu xasili waa maya Taakeeye waa duleeste number one ah
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 2 жыл бұрын
farxiya qiima badan , walee hacooyo badan wad naga amusisay .. haday soomalidu ogan lahayn xikmada iyo caqliga kugu jira wax badan bay kaa faidaysan lahayn aad ban kuu jeclay dar ilahay Allah hanoo ka xafido habo mcn 🥰🥀
@Najwadro915
@Najwadro915 2 жыл бұрын
Omg habaryatay way iga qoslisay walahi you made my day I swear 😂😂😂😂Astqfurllah I love you habo mcn walahi queen 👸🏼 of queens farhiya ❤️❤️
@erumroble5081
@erumroble5081 2 жыл бұрын
Duleyste nr one Maxaa kagalay dumarka Waa dumar nafaqa dii ka Dhamaatey. oo duleyste ilmihii uga Tegay🥳🥳🥳🥳
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 жыл бұрын
You are an inspiration sister I truly love you
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 жыл бұрын
Fatxiye wallaahi inaba caadi ma tihid masha allaah horey u soco walaashey sidaad raga soomaaliyeed badankood u taqaan ayaan la yaabay jaamacadee kaga soo baxday qosolkii baad iga dhameysay 😂💝
@lulgane4654
@lulgane4654 2 жыл бұрын
Alla kujecliyaah you are hilarious markad saan u hadlaysid ban jeclahay 🤣🤣👑❤️
@kaafisaabdi1669
@kaafisaabdi1669 2 жыл бұрын
Naaheedhe,🤣 You should be a stand up comedian and your jam? Sheekh isku sheegyada❣️❣️❣️❣️
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 жыл бұрын
Walahi big sister you are so funny kill can't stop laughing. I'm watching a Sunday night after a long day you make my night.😂😂😂😂😂😂😂😂😘.
@khadijaabdilahi3
@khadijaabdilahi3 2 жыл бұрын
I love you mom walahi waad iga qoslisaa funny keep going
@Hhaysdhibinwaliga
@Hhaysdhibinwaliga 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Kaa meel naga saar fadxiyay qali 😂😂 Wa mid dhaqan xun xaywaan waxid
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Qojobyadi biriq galmo ayay ku waahen 😂😂😂shaqo aan taa ahyn maba hayaan
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@imans3899
@imans3899 2 жыл бұрын
@@ragadhexe.5743 oo nolosha maxaa qabyo ka dhigay? Allow qabyo hanaga dhigin qofkale kuma dhamaystirayee Ilahay baa ku dhamaystiray markay naftaada sikasta naftaada u hagaajiso oo u dhamaystirtid kadib naag raadi
@imthegirlwithoutname981
@imthegirlwithoutname981 2 жыл бұрын
@@ragadhexe.5743 adiga horta maxaa kaa qaldan? Comments farabadan oo macno lahayn unbaad qortaaye. Teeda kale, waxaan moodayey inaad beri lahayd dumarka soomalida waa laga fiicanyahay. Orod oo adigu shaqo yeelo intaad dadka kale afka ku taagayso.
@ejabadahiye2269
@ejabadahiye2269 2 жыл бұрын
I absolutely agree with you
@maay434
@maay434 2 жыл бұрын
He looks like a Somali Kevin Samuels🤣
@ejabadahiye2269
@ejabadahiye2269 2 жыл бұрын
Asc sister Fathia jumma Mubarak
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 жыл бұрын
I love your laughter, mashallah
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 2 жыл бұрын
Masha alaah jimco wngsan farhia jaceel ❤✋
@maryancali6576
@maryancali6576 2 жыл бұрын
Kkkkkkk waar lugaha isu duwo allah runbadanaa siduu isu kala hayo 😂😂😂
@museabdi2407
@museabdi2407 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 smart+comedian wlhi u r such a perfect habo
@calansidacabdi5334
@calansidacabdi5334 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 waad iga qoslisay fatxiya waa funny
@theliberalthinker3308
@theliberalthinker3308 2 жыл бұрын
@18:37. lol. You made me laugh. I was searching for that magical word in my mind in the few seconds between your question and answer! What most of us do with women is MATING, just like jungle residents. No foreplay; just pure force.
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 2 жыл бұрын
He has blood in his hands and he is talking about the relationship between the sexes
@ejabadahiye2269
@ejabadahiye2269 2 жыл бұрын
You’re one of my favorite sisters I love for the sake Allah
@suqambi7591
@suqambi7591 2 жыл бұрын
" kuwa masaakiin ah buu xuurta ku haystaa" 🤣🤣🤣 walaal isuguu hayaa jinka iyo frustration kuba waaka naagaha social media wareejinaya I am sure he's very insecure kor iyo hoosba
@amranmaygaag
@amranmaygaag 2 жыл бұрын
Kan aragiisa ayuuba ciil iga dilaa Waxbaan bartay buu melahaas kaga faani hadalka sida loo qurxiyo xataa ma yaqaan Iga samir badan kuwa ninkaygii uun leh taakeeye Fadxiya I love you tooo qaaali ❤❤❤❤❤❤
@ejabadahiye2269
@ejabadahiye2269 2 жыл бұрын
I love that song Masha Allah
@ejabadahiye2269
@ejabadahiye2269 2 жыл бұрын
You’re absolutely right sister
@ayanosman9970
@ayanosman9970 2 жыл бұрын
Farxiya noolow quruxey si fiican baad ugu jawaabtey❤️❤️❤️❤️
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 жыл бұрын
He's a clown I love this Lady you always speak the truth
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 2 жыл бұрын
Anigu beryahan kuma daawan sababtoo ah murugada uma adkeysan karo ilaahey ha u naxariisto Walaalkeen
@faisahassan9549
@faisahassan9549 2 жыл бұрын
Wlahay Farxiya waa yaab, aniguba waan la yaabsanaa sheekh yada siday u hadlaan, waligay muxaadiro ma dhamaysan, waad ku seexanaysaa wlaahy😂 waa yaab
@yaskaabdi3495
@yaskaabdi3495 2 жыл бұрын
Sifiican baad u garbaashtay. Keep going farhiyaay
@cookwithme8048
@cookwithme8048 2 жыл бұрын
Wow best youtuber ever walee waxaad tahay libaaxad 🥰🥰🥰🥰💋
@fazmatani7584
@fazmatani7584 2 жыл бұрын
Fathia Absie sunta dulestayasha ka ilmeysiso😂😂😂my queen i love u💖💖💖
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 2 жыл бұрын
😂😂😂 waxay La taahayaan waa teneg madhan Fathia inabti. Thank U wallahi waan qoslay caawa, naagahan jinka isku rida waxay rabaan in one loo qalo😂.
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 2 жыл бұрын
Mansha allah mamo wanku tageersanay gar iyo gardaraba alle hakudayo aad ban kuu jeclahy mamo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ hooyo fariida ayaad tahy hore usoco Buufi cayayaanka🤣🤣🤣🤣
@quruxdaiyoaduunka496
@quruxdaiyoaduunka496 2 жыл бұрын
ABU DALXA AYAAD CAADI U CANJISHAY SHEEKHA DAA
@zeinababdi
@zeinababdi 2 жыл бұрын
Hhh I was laughing watching this video cando naag kale laguso walaqay.....
@loloabd1308
@loloabd1308 2 жыл бұрын
Farxiyay qurux bdan kartidaada allaha KU siyaadiyo
@habonqurux7490
@habonqurux7490 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 omg wlhi wan rafty qosol u r another level
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Kkkkkk walaahi waan qoslay kkkkkk dumarka inta kaliya ee lagu dulaystaa waa aqoon la'aan, mid Diiniya iyo mid maadiya, iyo dhaqaale la'aan.
@layloxaaji2569
@layloxaaji2569 2 жыл бұрын
Fathia wlhi waan ku jeclahay sida aad duleeyste yaasha u garbaashto allaha noo kaa daayo
@ayanosman9970
@ayanosman9970 2 жыл бұрын
Waa cawan takeye bilaa caqli ah oo magaca raad is ah
@fazmatani7584
@fazmatani7584 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi qosol iguma harin Fathia Absie waa funny😂😂😂😂😂
@hawaqaale8951
@hawaqaale8951 2 жыл бұрын
You make my day 😂😂🤣😂🤣
@fadumafarah2146
@fadumafarah2146 2 жыл бұрын
You make me laugh 😂😂😂this stupid man don't ways time teeda kale dumarka iygaa is qiima tiray I'm very very sorry Somali ladies
@lulgane4654
@lulgane4654 2 жыл бұрын
Asc Abayo Codsi ban wataa. Raga wad noshegtay qaladadka ay badana galan markay bananka jogan sida inay Cuntada kahadlan Candhadoda ay bananka ku xoqdan I mean waxyalo badan onan halkan ku sokobikarin I’m sure dhalinyaro badan way ka fa iidaysteen👍🏿. Codsigaygu waxa u yahay mad noshegtid hadan dumarnahay waxyalaha aan ku xunahay markan bananka jogno iyo waliba guryaha si aan isaga dayno. Thanks. Raga wad ugu hiilisay dhinacas intoda wax garadka way garanayan. By the way you are my role model thanks 🙏🏿 ❤️👑
@artee5198
@artee5198 2 жыл бұрын
I love the song. Magaceeda iisheega
@ugbaadfaarah8034
@ugbaadfaarah8034 2 жыл бұрын
Wlhi farxiyo wey iga qoslisay😂😂😂 kujecliyaa adoo kale aya ubaahanhy inaa helno aqliga alh kuu barakeyo
@nasroabdi2943
@nasroabdi2943 2 жыл бұрын
You make my day habo love you 😂😂😂😘😘😘
@shamsahussein1045
@shamsahussein1045 2 жыл бұрын
runbadanaa farxiya guuleyso sister😂😂😂😅🤣
@hodonawil7025
@hodonawil7025 2 жыл бұрын
Masha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaahay hanookaadaayo wcneey Saad can jishaan jeclahy tolaw maxay intaa ugu meeraystaan amba hady gabdhi xanuusato udhehaan guurso amba hady waxyroo kle helaan guuryo iyo waxaan isu dhawayn isgu keenaan waa arintaan layaabo samo gu waar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 2 жыл бұрын
Farxiyay walaashey ha xiiqin Dumarku iyagaa gardaran Qashinka iyagaa ku tartama
@saynab9340
@saynab9340 2 жыл бұрын
Habo waxa tahay runsheeg illahay haku xifdiyo
@khadijac9841
@khadijac9841 2 жыл бұрын
Absolutely wuxuyidhi waxbarasho waxan kagaadhay meel aanay soomaali oodhan kagaadhin ayaan kagaadhay adaabta loofadhiistona mayaqaan 90% na sidaasay ufadhiistaan uff
@naimasheikhabdislammoalimm5652
@naimasheikhabdislammoalimm5652 2 жыл бұрын
Habo thnk you waan sugeenay ciwaankaan war anagaaa yaab aragnay
@adiljb5943
@adiljb5943 2 жыл бұрын
Waxa igu daran ee na ka yabay Wa Sida rag hadan nahay damirkeni u dhintay War wa hooyo wa wll wa eedo wa habo wa wlasha wa gabadhada waxa ad ka hadlesan Marka hosteda Isku xishoda bal
@sacdiyoosman683
@sacdiyoosman683 2 жыл бұрын
Maansh allah sax abaayo love it’s a life thanks
@sadiaosman129
@sadiaosman129 2 жыл бұрын
You are so funny sometimes 🤣 😂 😆
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 2 жыл бұрын
Hi honey I’m back to watching you Fathiya 😂😂😂😂❤️❤️❤️👍👍
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 жыл бұрын
😂😂😂😂Alle sidaan u qoslaayey dhulkaan ku dhacay😂😂😂Wadaadada Maxay la taahaan?Codkooda exactly waa keentay Fathia ❤❤❤🌹🌹
@ruwaydacartan8826
@ruwaydacartan8826 2 жыл бұрын
Hhhh fartuun hhhh fathiya waa funny 😄 ilmaa iga timi aniga hhh
@naeem4091
@naeem4091 2 жыл бұрын
Wwwwww runbadana ma.👏👏👏👏👏
@ummaasiya722
@ummaasiya722 2 жыл бұрын
Taakeye waxaan umalynaya inuu yahay sixir kkkk
@amirasami4406
@amirasami4406 2 жыл бұрын
Naga celi habo love you so much🥰❤💋
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 2 жыл бұрын
Balaayo foolxun taakeeye 4 buu xuurto ku heystaa kjkkkkk Galmo kkkkk alla beerka fathia kkkkk
@oummeryemdjiboutien9086
@oummeryemdjiboutien9086 2 жыл бұрын
Salam alaykum fathia cayda culimada iska dhaaf adu culimada waad dheeraysa Allah wa ku arkaya
@roodamohamed5758
@roodamohamed5758 2 жыл бұрын
maashall alla walaalshay qaali ilhay ha xafidu
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 2 жыл бұрын
Fathia that is a question walaalle mida koobaad haween ka dhibkii iyo caruurta iyo gaajada ayaa waasho iyo midkii ilmaha ooga cararay mida labaad nimanka wadadada isku sheego ayaa haween ka sixra oo jin u diro waa shaqo cusub oo u soobaxay nimanka qurbaha waxaan maku aragteen? Dad biyo lagu rusheynayo uf
@kubra8
@kubra8 2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄Allaa qosol waynaa, waxa kadhacday siduu isukala fanahaarinayo, fathia so adigii u bixiyey XAYIIGANE maad iloowday? Magacaa waan ku haystaa. Taakeeye balaayo ku taakaysay waxaanu ahayn ayuu ismooday intuu dumadh masaakiina meel ku xaraystay, inuu dhiig qaboo oo diilaa yahy wayka muuqataa xayiigane.
@Baldgang4ever
@Baldgang4ever 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣u should be Comedian
@ejabadahiye2269
@ejabadahiye2269 2 жыл бұрын
We love u too
@safiahassan2950
@safiahassan2950 2 жыл бұрын
Oo may is daaweyso hadey ogtahay 😂😂😂😂
@kingcobra482
@kingcobra482 2 жыл бұрын
Taakeye needs 5st women off the his life please apply next for waiting list,😂😂😂😂
@fardawsomuqtar8372
@fardawsomuqtar8372 2 жыл бұрын
Masha allha fathiya absiye laandheere
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 Жыл бұрын
Asc habo dulayste meel weliba wuu jooga
@sucadahmed2387
@sucadahmed2387 2 жыл бұрын
😂😂😂wan suga Walhi fatxiya 🥰
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 2 жыл бұрын
Salaam Fathia Qurux, niinka kaneecada uu eg waa ina lagaa shaqeya . Gacanta ya isoo geliya qoorashada aqlaaqda xuun . 😂😂😂
@shukrih1404
@shukrih1404 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Wax walboo fiicanuu taakeeyaaa. Jilaafu ula taagan yahay.
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 2 жыл бұрын
Asc Fathia taakye waa dadka Siyaasadeeya ee musiq maaqa Waa xariif
@abdikarimhassan5740
@abdikarimhassan5740 2 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم. Kubilow walaal.
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 2 жыл бұрын
Wooooow fatxiya Masha Allah gulayso
@leiladahir5967
@leiladahir5967 2 жыл бұрын
Hhhhh alla sida aad codkooda ukeentay 🤣🤣🤣
@nawaliman1047
@nawaliman1047 2 жыл бұрын
Mr Faanoole kasugenaa kafalcelinteda 😅😅😅😅😅
@khadrohashiomar940
@khadrohashiomar940 2 жыл бұрын
Kkkkkkk walee waad la heshay mid Kii waashaba naag uun buu caayaa
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 2 жыл бұрын
Kkkkkkk kkkk alla fatxiya jecliya! War dhuudhubso iga dheh
@anisagirl1111
@anisagirl1111 2 жыл бұрын
Very true
@sahra6279
@sahra6279 2 жыл бұрын
Muxuu yidhi😅😅😅 doqon weeye wuxu miyaanuu hablo dhalin waaba ey
@aliomarjibouti1457
@aliomarjibouti1457 2 жыл бұрын
zhiikh barbarawiga hargyzad bn zoo xasuustey wllhi😂😂😂😂😂😂😂
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 жыл бұрын
Aniguba classic example 😃
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Qosal badnaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 2 жыл бұрын
Dhidhiibso ku dheh taakeye 🤣🤣🤣🤣
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 жыл бұрын
Ahahahahah you are very funny and so truthful😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😘.
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
Waa bila caqli maxo nolol ka yaqan washamanada dumarka
@ducoofficial
@ducoofficial 2 жыл бұрын
Taakeeye lagugu dir🤣
@drs-mushtaqhassan7718
@drs-mushtaqhassan7718 2 жыл бұрын
Hhhhh, love u fathia 💞💞
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 2 жыл бұрын
*Fathia Xaqiiqdii Guurko waa sidaad u sheegtay wuu ka baalaaran yahay sariir uun ee asalkiisu waa raxmad, jacayl ixtiraam labada dhinacba ka soo qulqula kuna hoora qalbiyadooda🥰 maxaa ka qurux badan (jacaylka)*
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 6 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 29 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 4 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4 МЛН
Labadan Dulayste Oo La Sheegay In Qoyan Line Ugu Jirto🤣🤔
21:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 40 М.
MAXAA KU DHACAY WALAALKEENA OMAAR
10:32
BANADIR MEDIA
Рет қаралды 368
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 87 М.
Safi Sheikh Cumar Oo Walaalkeed Si Xun Xamar Ugu Garaacay🥲
27:50
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 13 М.
Sufyaan Taakeeye oo Talo Cajiib ah usoo jediyay Sheikh Rusheeye
45:11
Yaasiin Fitir Faatiroow, In Badan Ayaan Iska kaa Daayey Dulayste☹️
29:25
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 25 М.
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 17 МЛН
❗️XOTINI YOMON QURQIB KETTI 😱😱
0:18
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 4,8 МЛН
Приостановили веселуху😨 #симпсоны
0:59