Sufyaan Taakeeye oo Talo Cajiib ah usoo jediyay Sheikh Rusheeye

  Рет қаралды 33,207

CNA SOMALI TV

CNA SOMALI TV

Күн бұрын

CNA SOMALI TV WAA ISHA UGU KALSOONIDA BADAN AKHBAARADKA SOMALIDA IYO CAALAMKA. SI AAD U HESHO WARARKII IYO DHACDOOYINKII OGU DAMBEEYEY SOMALIDA IYO CAALAMKA RUKUMO CNA SOMALI TV.

Пікірлер: 49
@farxiyafarah6851
@farxiyafarah6851 3 жыл бұрын
Mashallah prof Sufyaan waa xaqiiq fikirkiisu waana khabiir yaqaana siyaasada dhabta ah
@mamulediiriye8005
@mamulediiriye8005 3 жыл бұрын
Masha.allah sh.sufyaan wa nin jira aqon yahan ah fakir islam xambaarsan
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 3 жыл бұрын
🇸🇴😭👈👇CALANKAAN SIDIISABA BARAKO KUMA ARAG INTUU NOO SURNAA SIDAAS AWGEED HADII LA BADALO MUXU INAGALA TAGAYAA, HATAA WALIGEY KUMA HOOS ARAG MASUUL CADAALAD AH HATAA GARSOOR, SIDAAS AWGEED INA DHAAFIYA🇸🇴👈
@ahmedtaleex6087
@ahmedtaleex6087 3 жыл бұрын
Masha Allah sufyan nooloow.... waar weriyaha yari maskax badanaa masha Allah hore u soco suxufi
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
Guulayso walalkay Prof.Sufyan Diini iyo maadiba waad tahay (go a head) 👍🌷🍀🌿
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 жыл бұрын
Mansha alaah horay usoco wariya raadi meel walba ee uu yutubkaga hor mar weeyn ku gaari kara.🙏
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 5 ай бұрын
Xabsiga markii laga soo daayay garkii ayuu daystay geesiga hadana saanuu u labisan yahay waa aakhiru zamaan asaga iyo farmaajo iyo muuse biixi umada alaha ka qabto IYO inta lamida aamiin
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 Жыл бұрын
TAKAAYE USC MORYAANA AYAX BAAHANA CIILQABE ADOON ADOON DHALEY OO DULIYA XASUUQEY AQOON YAHANOW SOMALIYED WAX GARAD IYO WARIYAYAAL SHAQOYINKODII KU JIRA OO AAN HUBEYS NEYN ASAGOO U DILEY QABIIL DARTIIS WAANA DACIIF FULAYA OO SHACAB AAN HUBEYSNEYN LAAYEY WAANA ISBAARISTE TUUGA OO NACABAD LAHEYN OO GUNA WAANA ADOON AAN AB IYO ISIR U LAHEYN TAARIIQ WALIGIINA IN LA XUKUMO MAAHEE AAN WALIGOOD WAX XUKUMIN WAA ADOONTII SULDAN CALI YUSUF KEYNADIID XORNIMADAA DHIBTEY WAXEY U XIISEEN ADOONIMADODII TAASEYNA KU QURUX BADAN YIHIIN HABAAR QABE DHIIG ISLAAN QABA INAAD WAREY SATAN WAA IDINKU CEEB ASAGOO KALE TIIRKA LA TAAGAA ARAGIIS NACTARKA DAMEERKA AQAS CALEEG UF AFNOOLI WUU HADLAA EYNA CIYAA SIDIISA
@abdinajibmohamed8794
@abdinajibmohamed8794 3 жыл бұрын
sufyaan masha Allah
@giftshow
@giftshow 3 жыл бұрын
Soomaali waxay leedahay culumo badan xaga diinta iyo aduunyada, waddankoodina wali waa badbaadi la'yihiin, aniga waxaan ku talin lahaa in la wada shooro sida ururkan sufyaan iyo ururada kale , ilaah idinkiis waxaa ka soo bixi doona xikmaddi lagu badbaadin lahaay dadka iyo dalka soomaaliyeed
@lekonmik6978
@lekonmik6978 3 жыл бұрын
Mansha allah sufyaan waa qof aqunleh
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Waraysi sare su’aalo sare jawaabo sare
@cabdixakinibrahim5450
@cabdixakinibrahim5450 3 жыл бұрын
Masha Alla Sufyaan Taakeeye Waan Nin Aqoonyahan ah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
kan weriyaha sheeganaya wa stupid aan aqoon tariikhdiisa somali lama gumaysan wa sheeko la qoray anagagamaba care garayno june wwayo cidbanama gumaysan weriye ninka aad la murmayso wa ka cilmi badan yahay
@AhmedAlihussen
@AhmedAlihussen 11 ай бұрын
Ŵarka taakeeye was mujrim qiiq isku qarinaya......
@selmaadens9721
@selmaadens9721 3 жыл бұрын
dadkii aad dishay horta bixi maqtoodii xoolo yahaw somaliland na afkaaaga uraya ka dhaaf
@cabdixakinibrahim5450
@cabdixakinibrahim5450 3 жыл бұрын
Maxaa ugu danbaabin sufyaan taakeeye inu dad dilay iyo in kale allahu yaclaame
@hodanc6255
@hodanc6255 3 жыл бұрын
@@cabdixakinibrahim5450 anigu wu dilay iyo ma dilin ma dhihi kari lakin wad u jeda 91 muxu xamer ka so donay anigu xadir ban ku aha badana dadka casimada rer magal bay ahayen waxa dadka laynayay gobalada bay ka yimaden qoraxdo so jedo unbad maqli dadba kawanka lo wada
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 3 жыл бұрын
Mahooyadaabuu.dilay.kusoo cadee .waxaad kahadlayso
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Arinta federal ka sida Sufyaan u sharxay kuma raacsani waxayna xal u tahay tacadiyada ay haysato hogaan xumada dowlada dhexe oo fadhiidka ah umada somaaliyeedna waxay siin in ay deegaankooda uga badbaadiyaan tacadiyada kaga yimaado.
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Sufyaan waa fariid fariid dhalay wixii uu qaldana waa u muwaadil ciday kala dhaxayso baa ka xisaabtamin
@amalaralle2407
@amalaralle2407 3 жыл бұрын
Weriyuhu mareer galbeedbaa sidooda oo kale ayuu. uhadlayaahe yaasoodirsaday toloow
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Marka gumasiga soomaaliya laga hadlayo waxay noqon in marna uu gumaysan jiray nin futo cad marna nin futo madow waa jugjug meeshaada ka joog waxaa la rabaa in la fahmo dowladnimada waxa ay tahay ma aha in hadaba qofkii dangaar ah ku haysta inta kale caburiyo.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
40 kun galada siyad bare tolow ma ku jiray 40 kun kaniisado wawayn baa ku yalay hadaa xata boqol aal badari ba ka howl gala somali oo dadka fidneeya caruuraha ka ilaashada war muqisho wax noqon waydene ninkan waa geesi talada u dhiibta waxad tihin dad wax ogayn kan weriye isku sheegayana aad baan uga xumaahay in dadkaasoo kale weriye shegtan wax uu fahnsan yahayba ma jiro wuu ku khasabyaa in la gumaystay warya isku xishood manad wax akhrin manad waxfahmin war tariikhan way inagu shubeen inaanu waxan jirin u dabaldegno oo kufano gumaysi baa na fasaxay kuma fsaxin wa huuhaa iyo been uu samystay inaga nidhi bax oo naga bax ka dibnu wuxu naga dhaadhiciiyay inau u dabaal degno walahay itoobiya ina dhaanta xagaas markay noqto
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 3 жыл бұрын
Ninka.yaCadayn.uhaya .waa.layiri.lama.rabo
@somalimovies5555
@somalimovies5555 3 жыл бұрын
Waligeen nalama gumeysan
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 3 жыл бұрын
Waa ninki dadka dilay ilahay haku so qabto dilaa takeeye dhigi bad la farisan la’adahay
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 3 жыл бұрын
Mahooyadaa.buu.dilay.kusoo cadee.waxaadsheegayso..waalayiri.kaasocon.mayso
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 3 жыл бұрын
@@xuseenmoh9529 adiga ma hoyada bu wasay ilmo xaran yahow
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 3 жыл бұрын
Totally wuu sax san yahay
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 3 жыл бұрын
Yaa wax kaqaadikara
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Sufyaan wuxuu farta ku fiiqay dhibka umada somaaliyeed oo danaysta yaashu u taliya farta ugu fiiqaan meel been ah sida dalal baa soomaaliya dhib ku haya iyaga oo dhibka wada.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
war weriyow jahil bad tahay dadka markay dagalaman marba qolo wax qabsata qabshao maha gumaysi iminka ciyaraq wa la qabsaday miya la gumaystay somalidu macanha gumaysoi ma yaqnaan warr wax baro wiil yar bad tahay dadka ka wayna ixtiraam ninkan run buu ku sheegaya horta somaliland xata colony la qabsaday ma noqon heshiis yar buu la galay oo uu rabay indi a xwash kaga dooonto marki gumaysi horta manu arag somalia xataa khiyamo ku soo galeen gumaysina lama odhan war wadan la gumaystay geeska africa ma jiro taas fahma dagal lagula galayna maha gumaysi
@xisbigatalokunool23
@xisbigatalokunool23 3 жыл бұрын
AQOONYAHAN Sufyaan Mashallah
@AbdullahiAbdi-i8u
@AbdullahiAbdi-i8u Жыл бұрын
Haaku wasee dabada u dhiibo
@farxiyafarah6851
@farxiyafarah6851 3 жыл бұрын
Waan taageersanahay prof Sufyaan
@waxcusub8654
@waxcusub8654 2 жыл бұрын
Prof sufiyaan hadii talada dalka Hami laga leeyahay haloo dhiibo
@nahwiinaolaadnahwiina6756
@nahwiinaolaadnahwiina6756 3 жыл бұрын
Mashallah pof Sufyaa waan Ku taageersanahay
@amaaracadey3358
@amaaracadey3358 3 жыл бұрын
goormuu taakeeye noqday af hayeenka somalilan hasuuquu isaga geeystay maka hadlay isaga
@mudkeykheire7362
@mudkeykheire7362 Жыл бұрын
Keep going
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
Masha Allaah walalkay Sufyaan xaqa ayad ka hadashay ummada Somaliland adiga oo cilmi ku fadhiisiyay lakiin weriyaha cilmigiisa ayaa hooseeya oo kuma fahmayo
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 11 ай бұрын
Waa xiran yahay walaalkaa godka jilacoow.
@amalaralle2407
@amalaralle2407 3 жыл бұрын
Xafidakallaah
@selmaadens9721
@selmaadens9721 3 жыл бұрын
isagaa jaahil ah una sheega adeer jaamacado ayaanu dhiganaa waxa aad ka hadlaysona waanu fahmaynaa hadii adiga lagu mustaafuriyay haku marmarsoon somali ayaa jahli ah wallaahi somali wax ka aqoon badan ma jirto. Arsinal hore ayay noo soo mareen mana rabno hada ka dib
@saciidaweys3958
@saciidaweys3958 3 жыл бұрын
uqdad ayaa ku hay sa ee isbitaal aad,
@xasancabdidiiriye5505
@xasancabdidiiriye5505 3 жыл бұрын
Madaxa qarso wll is astur xishoodoo
@xasancabdidiiriye5505
@xasancabdidiiriye5505 3 жыл бұрын
Intaadan sufyaan kahadlin
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 22 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 66 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 6 МЛН
SUFYAAN TAAKEEYE l CULUMAA,UDIINKA   WAA DIIMUQURAADI & KUWA MAREYKANKA
15:10
AFAR XAASLE SUFYAAN: Ragga Xasaska Badan:Waa Caqli Badan,Cafimad..
19:28
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 15 М.
Madaxweyne Kasta dumar uu soo kufsaday ayaa daba socda -Prof Taakeeye
17:49
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 13 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 28 09 2024
15:11
Universal TV
Рет қаралды 2,1 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 66 МЛН