Ka Hadlida Dadka Hortooda | Sideed u Hadli si ayna fursaduhu kuu dhaafin

  Рет қаралды 270,864

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
التحدث أمام الناس

Пікірлер: 694
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
👅Laba erey o u fudud carrabka,👅 🤲🏾 laba eray oo jecel Eebaha Raxmaana ah🤲🏾 ⚖, hadana miisaan weyn leh⚖. ❤سبحان الله وبحمده ❤ ❤سبحان الله العظيم ❤
@abubakarkarama3493
@abubakarkarama3493 4 жыл бұрын
Ereygan waamuhiin lakinse muxuu kuyimidbal mawduuca kumabamaqalinbee 🤔🤨
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
@@abubakarkarama3493 wll hadalki xabibkeni miyad ilowdey Ayad xita iga garsiya
@deeqaabdi1179
@deeqaabdi1179 2 жыл бұрын
Jasaakallaaah kheyr
@zahraabdirahman6385
@zahraabdirahman6385 Жыл бұрын
​@@elmiroble4608 ماشاء الله جزاك الله خير الجزء
@cabduqaadir5091
@cabduqaadir5091 Жыл бұрын
Alle hakaa abaal mariyo
@abdikanimoadan1651
@abdikanimoadan1651 4 жыл бұрын
inta Quranaka jacal like ha iisarto waana ku mahad sntihiin
@dhiiriyetube5378
@dhiiriyetube5378 4 жыл бұрын
Qof walba oo jecel public speaking...aan is caawino.. Comment..... I like to be motivational speaker 🔊...... ♥ ♥ 💪 💪
@salmonura413
@salmonura413 Жыл бұрын
Okay thanks
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln 14 күн бұрын
Wellcome pro
@abdullahiaynte5852
@abdullahiaynte5852 4 жыл бұрын
Wallahi Videogan inbadan dadka way u baahnaayeen, ugu dambeyntii Waa helnay . Thanks Omar Inshaar❤️.
@yaasmiinjaabir8084
@yaasmiinjaabir8084 4 жыл бұрын
Waxan xasuusta anigo arday ah in la yirii manta ardayda bararuji waa maalin khamis ah 2007 ban filaya waxaan aha fasalk 6aad Markan macrophanki qabsaday ani dhan ba gariiray markaasan wax ku hadlo garan wayey Waxaanah irri ( inalilaahi waa inailahi rajicuun ) dadki dhan yaab wR yaa dhintay baybis dheheen Like isaar hadad aqrisatay wlky wlshay
@cxaafidyuusuf1845
@cxaafidyuusuf1845 Жыл бұрын
Pro dhibkaa aniguu iheystaa ii soo dyceey
@cxaafidyuusuf1845
@cxaafidyuusuf1845 Жыл бұрын
Pro dhibkaa aniguu iheystaa ii soo dyceey
@ferihaemir7984
@ferihaemir7984 Жыл бұрын
Hhhh wlhi anba jaamacada class dhan oga haray soojeedin wadno garaacsaid ah iyo isku dhexyaac🤕
@cxaafidyuusuf1845
@cxaafidyuusuf1845 Жыл бұрын
@@ferihaemir7984 apaayo waxaad gashaa meelaha puplic speaking lagu barto gal
@zahraabdirahman6385
@zahraabdirahman6385 Жыл бұрын
Waad igaqoslisay
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 4 жыл бұрын
Wlhi marka aan dadka ka hor hadlaayo wan baqaa wana dhididaaa lkn BARNAAMIJKAN Dhiiri galin ban ka heli thanks ustaad Cumar INSHAR ❤️🙏 LIKE 🙏
@Englishfudud777
@Englishfudud777 3 жыл бұрын
Ogaansho -- KZbinrka uhadlaha sida Naagaha
@Englishfudud777
@Englishfudud777 3 жыл бұрын
Ogaansho -- KZbinrka uhadlaha sida Naagaha
@Englishfudud777
@Englishfudud777 3 жыл бұрын
Ogaansho -- KZbinrka uhadlaha sida Naagaha
@Englishfudud777
@Englishfudud777 3 жыл бұрын
Ogaansho -- KZbinrka uhadlaha sida Naagaha
@Englishfudud777
@Englishfudud777 3 жыл бұрын
Ogaansho -- KZbinrka uhadlaha sida Naagaha
@cadeyare7288
@cadeyare7288 4 жыл бұрын
Wallahi maanta mowduucaygii baa laga hadlayaa Like ma rabee thanks alot
@ahmedabdinasir
@ahmedabdinasir 4 жыл бұрын
Subxanallah war dadkan mxay ahaayen caqligoodi friat iyo like isar noqday, horta muuqaalka daawo oo feedback kabixi Adoonba daawan mxaad comments qortaa 😬😳
@mrpirate3020
@mrpirate3020 4 жыл бұрын
Aad iyo aad bro wlhi Sidas ayan hada is weydinayey dadkan mxa ka qaldan tolow?
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Umaba jeedan wll🤔
@rafayeelmax9516
@rafayeelmax9516 4 жыл бұрын
Like baan kuu saare adna ii saar wllo
@rafayeelmax9516
@rafayeelmax9516 4 жыл бұрын
Like baan kuu saaree adna we saar
@barashotubeofficial8919
@barashotubeofficial8919 4 жыл бұрын
mmmm dabeecad ayay noqote brother wax kaqabasho malahan
@najmoyacquub8730
@najmoyacquub8730 Жыл бұрын
Waxan jeclahay inaa noqdo qof gesiyad ah oo dadka hortoda ka hadli karto bilowga ah waxan daremaya cabsi bdn lkn wan isdhiiri galiyaa kadib barnajmisja laha ayan sii wata alxm markas wan ku gulestaa i.a maalin maalmaha kamida dad weynaha hortoda ayan istagi dona Insha allah😊
@dhiiriyetube5378
@dhiiriyetube5378 4 жыл бұрын
Qof walba oo jecel public speaking...aan is caawino.. Comment..... I like be motivational speaker 🔊...... ♥ ♥ 💪 💪
@calicumar380
@calicumar380 4 жыл бұрын
Aniscawino
@madaromar9660
@madaromar9660 4 жыл бұрын
8.1k view 1hour 1.1k like. 9dislike Waxay cadaynaysaa inuu Ogaansho yahay chanal la Jecel yahay Intii Jecel Ogansho like ku muji🙋‍♂️
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
waa guul wax fiican oo wax ayni kafaaiideyno dhalinyaro iyo ciroolaba ayuu soo gudbiyaa
@ikramabdiaziz1642
@ikramabdiaziz1642 4 жыл бұрын
Very interesting video. You are a gift to those around you, Thanks a lot.
@hafsafarah1718
@hafsafarah1718 2 жыл бұрын
P
@cabdifataaxjaamac3661
@cabdifataaxjaamac3661 4 жыл бұрын
Wxaan ka mid ahay Dadka fagaare ka hadalka jecel. Laakiin intabadan cabsida dareema Isha allah waa dabaqi doona qodobadan Thnkz Omar inshaar. Iyo dhmn inta Commentigayga Akhrin doonta
@xogsiin
@xogsiin 4 жыл бұрын
Waa mowduuc aad ii dhiirigalinaayo wax badana aan ka faaiidi doono insha allah. PUPLIC SPEAKING aad iskuguma fiicneen balse waayahaan dambe tababar iyo practice badan ka dib sidii hore aad ayaa uga fiicanahay alx. Mahadsanid walal Omar inshar.🙏
@Ula中国
@Ula中国 4 жыл бұрын
Cumarow sxb meerayasha soo dhameytir🙏🙏
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 4 жыл бұрын
Wax inan qoro baa mawhiba ii ah lakin waxaa Dhib iga haysta hadalka OO cabsi baa wax walba idhafisa iyo xishood, waxan aad ujeclahay inan barto mahadsanid walal Omar waa mawduuc aad u muhiim ah.
@nemoahmed1443
@nemoahmed1443 4 жыл бұрын
manshalah wa arin dad badani u bahan yihin runti. lkin anigu sadex qof xata kama ag hadli Karo, fagaare ka hadalkuba wa phobia dayda😄 thanks ustad👑
@queenacishqi1
@queenacishqi1 4 жыл бұрын
Waa hamigeeyga ugu weeyn inaaan noqdo qof speakers ah oo bulshada wax ku soo kordhiso mahadsanid wll cumar👏👏💥
@jimalerashid469
@jimalerashid469 2 жыл бұрын
Hello
@user-ht2en2cn4q
@user-ht2en2cn4q 2 ай бұрын
Muhiimadu waa kalsooni❤
@queenacishqi1
@queenacishqi1 2 ай бұрын
@@user-ht2en2cn4q sax
@fekermedia
@fekermedia 4 жыл бұрын
Ogaansho tan iyo horaantii 2017kii waan ku xidhnaa wuxuna ii nqoday macalin anan marnaba abaalkiisa gudi karin❤ omar inshaar الله يحفطك
@mohtorres2759
@mohtorres2759 4 жыл бұрын
Mnsha Allah ilaahay ha no ka daayo bruda♥️🙏
@said77-i5
@said77-i5 4 жыл бұрын
Mawduuc aan mudo sugayey runtii allha ku barakeeyo ustaad omer inshar❤💐
@xusenyusuf9361
@xusenyusuf9361 4 жыл бұрын
Hal kalmad ayaan ku dari " Marka aad kalmad soo jeedinayso Ixtiraam cuquusha ama caqliyada dafka waayo waxa laga yaaba inuu ku yiro aqoon yahan ama mid kaa sareeyo mid kula mida mid kaa hooseeya, markaa waa inaad ixtiraamta dadka ood intii karaankaaga ah aad soo diyaariso Juhdigaaga dhamaantii aad ku bixiso" Waxa yidhi SH MUSTAFE
@apdiziz7821
@apdiziz7821 4 жыл бұрын
Maalinba malinka Ka dambeysa mawduuc aad u muhiima ayaad noosoo bandhigtaa wll cumar ilaahay haku karaameeyo waa wllka cabdi casiis from hargeysa👋👋❤️
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 4 жыл бұрын
Waa cashir aan inbadan youtubeka ka raadiyay balse manta aan ka heley channel keena OGAANSHO aad ayaad u mahadsan tahay 💙 cumar inshaar
@hero2k283
@hero2k283 4 жыл бұрын
Masha Allah Ustad Inshar waxan kaa codsanaya inaad noso badiso ciwaanada la xiriira *Public speaking* Ani ahan waxan jeclahay inaan noqdo shaqsi markii uu dad lahadlayo deeqsiin kara waxa uu ugudbinayo hdana aanan awodin karin marka waxa iga codsi ah inad dhowr barnaamij inooga sameeso *Public Speaking-ka* Inti ila midka ahna waan soo dhawenaya Mhdsnd *Ustaad Omar Inshar*
@bahjaahmed7734
@bahjaahmed7734 2 жыл бұрын
Manta anaaa u bahan ciwinaadaas wllkia
@ZAKILAUKE11
@ZAKILAUKE11 Жыл бұрын
77
@madinomohumad9262
@madinomohumad9262 4 жыл бұрын
Ani marka dhiganaay school Hose wan cabsan jiray Lkn waqtigii high school ayaa ku fiicnaaday alx . waxana sameya sida adi sameysid luqada Norwegian Ayaan ku qoraa ereyada oo cooban markas wa ii fududaatay luqada jirkane wan baran jirnay oo wan ogaday in eey muhimtahay fiirinta dadka gacmaha oo aad ka hadashid iyo inaa dhaqdhaq sameysid oo micnaha socod Alx hada jamacada bilaaboya bil ka bacdi isoo ducey In ilahey ii fududeeyo
@queenlulu1069
@queenlulu1069 3 жыл бұрын
Anigu wxn aha gabar dadka markay isla jogan lahadli karta bashada dhamna ardayday mesha an ku cusbahay ardayda waxn kubaran jiray ugu badnan 3 cisho lkn wxn ka cabsan jiry inan dadka hortoda so istago wna jecla inan hor istago kdip sanadn wxn gly puplic speaking masha aalh wnka hely wx ban ka barty 3cisho kliya dadka kahor hadly hadana wxd moda inan waligy dadka hor hadli jiry kaliya waxa igu adag wa diyarinta mowduc ana madiyariyo dadka markn horistago aya hadalku sida roobka igu soo dhacaa markasna kawada qosliya kabcdi mowducaygu idhamada hda wxn isku dayaaa inan diyatinta barto💪👍🏽
@yaxyeabaayuup2172
@yaxyeabaayuup2172 4 жыл бұрын
لا ادري متى نلتقي حتي اهدي لك اعظم هدي يستحقها صاحبها احبك في الله
@mrpirate3020
@mrpirate3020 4 жыл бұрын
Austaad Omeer macalin Jilka manta tariikh iyo Wax taar uleeh MnsheAllah Alle Cimriga haku dhereyo Dar ilahay baan ugu farxa Maclumad kaga.
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 4 жыл бұрын
Mansha aallah shukran ustaad❤💯👍🏼👍🏼
@famocabdulahi8088
@famocabdulahi8088 4 жыл бұрын
waa moowduuc aan jeclaa mahadsanid ustaad omar waxaa noo kenta waxaan jecelnahay🙏🙏🙏👏👏
@abdirisaksaed8359
@abdirisaksaed8359 4 жыл бұрын
Macalinkayga aad ban kuu salaamayaa wll ♥️
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin waa cashir aan raadinaayey jazaaka Allah
@siminaarbuild3015
@siminaarbuild3015 2 жыл бұрын
mashA allah mahadsanid omar inshar keep going
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 жыл бұрын
Mnsha Allah mclin cumr mhdsanid
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 жыл бұрын
Our motivation 💕🙏 lot of times😮
@user-vt1tq7ky7t
@user-vt1tq7ky7t 4 жыл бұрын
maasha Allaah wllo 💘💘💘
@jihaanhaji5793
@jihaanhaji5793 4 жыл бұрын
My dear Friend Naima ❤❤❤
@axmedcumar2539
@axmedcumar2539 4 жыл бұрын
Waxaad Tahay,( it)
@najiibhakiim6689
@najiibhakiim6689 4 жыл бұрын
Thnks mr iinshaar
@ismacilcabdi603
@ismacilcabdi603 4 жыл бұрын
abayo wankaa helay😍
@hamdiabdullhiali8020
@hamdiabdullhiali8020 4 жыл бұрын
Alxamdullilah waan jeclahy in aan dadka wx ujeediyo boqolal qof waana ku farxsanahy ♥️♥️♥️
@amaniahmed8172
@amaniahmed8172 4 жыл бұрын
Mahadsanid dhiira galiyaheena cumar Tan waa ciladayda
@zeinababdi1947
@zeinababdi1947 4 жыл бұрын
Your motivation and encouragement constantly inspire me. Thank you for everything.
@gardhaale
@gardhaale 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllkeyow cumar inshaar
@fahiimomaxamuud3775
@fahiimomaxamuud3775 4 жыл бұрын
alaha ku barakeeyo wll wadooyin ayaad noo furtaa mar walpa mahadsanid❤🙏
@Nursalah2
@Nursalah2 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jazakallahu khayra ilahay hakaa Ajaar siiyo aduun iyo akhiro walaal *Omar*
@ismaciilmowliid2865
@ismaciilmowliid2865 2 жыл бұрын
Thanks you have encouraged me to speak in front of the people
@ahmedtallasame6304
@ahmedtallasame6304 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadi ilah haku bullalsho fikirkaaga ustaadi abid guul💯💯🙏
@TIGERFunny24
@TIGERFunny24 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar Inshar
@nurabdalla9106
@nurabdalla9106 4 жыл бұрын
Very Good seminar !!
@ogaanshocusub6268
@ogaanshocusub6268 4 жыл бұрын
Shkran sxb Cilmiga ale hakuu zoyaadiyo☑️🔰
@hulpaleofficial6282
@hulpaleofficial6282 4 жыл бұрын
شكرا اخي العزيز عمر انشار اللهم احفظ اخي عمر انشار
@shadiyomohamudshuushuu5586
@shadiyomohamudshuushuu5586 4 жыл бұрын
Mahadsanid cumar walaal fiicanbatahay mawduucaan aadbuu muhiimuyahay aadnoosoogudbisay❤
@maimun6551
@maimun6551 4 жыл бұрын
Nososo badi walal muqaaladaan cml mahadsanid cumar ishar
@mostafaattator4702
@mostafaattator4702 4 жыл бұрын
Masha alah ogaansho mahdsanid❤
@adoonkiiilaahey3006
@adoonkiiilaahey3006 4 жыл бұрын
Mashallah ustaad waa mowduuc aad ugu baahnaa runtii
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
mahadsanid wlo cumar
@jamalabdinasr8766
@jamalabdinasr8766 4 жыл бұрын
Soo badi videokan oo kale se dhiirigilin no noqoto sabato ah dad badan aqoon iyo cilmi leh hadana dadka lahadlikarin mahadsanid
@user-um8oo6yh3z
@user-um8oo6yh3z 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا معلم
@mahadmahamed6165
@mahadmahamed6165 4 жыл бұрын
Masha allh Omar inshar ilahay haku deysto wax badan ayaan kaa faaidney
@abdikadirgarane1979
@abdikadirgarane1979 4 жыл бұрын
Walaal Allah Haku Xifdiyo Aakhiyo Iyo Aduunba
@zakariyeofficial5994
@zakariyeofficial5994 4 жыл бұрын
Masha allah macalin cilmi allow kusiyadi aaamin hore usocod wanagsan
@omargarad6774
@omargarad6774 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah Illaahay haa ku barakeeyo Inshaa Allaah walaal waad Mahadsan tahay.
@weareone1837
@weareone1837 4 жыл бұрын
Masha allh mowduuc muhiimsan shukran wll
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 4 жыл бұрын
Masha Allah Wll o.inshar thanks.
@m.c.cgraphicdesigner7241
@m.c.cgraphicdesigner7241 4 жыл бұрын
Maalin aan iskuulka kalmad ka jeedinayay aroorti ardayda hortooda Habaynkii ayan reerka ku xaadiriyay Qolka fadhiga sidii ardaydii oo kale ayay soo fadhisteen si ay ii dhagaystaan🤣😅😅😅 xusuus
@carafaadmuniirxuseen1749
@carafaadmuniirxuseen1749 Жыл бұрын
Qqjjjjjj
@sayidibnusayid7881
@sayidibnusayid7881 4 жыл бұрын
ManshaaAllah jazakallah ustaad
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 4 жыл бұрын
Thanks aad baad u mahadsan tahay wll ogaansho, omer inshar...
@abdikaniosmanjama3917
@abdikaniosmanjama3917 4 жыл бұрын
Masha allah wll Omar aad bad ugu mahad santahay runti muuqaalkan aad baanu uga faaidnay jaskalahu khayr wll 👏🙏
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
mawduuc muhiim ah oo aan isdhihi jirey tolow youtuberda waaqeyni maka hadli doonaan ayaad kahadashay masha allah omar inshaar
@queenzlucky2453
@queenzlucky2453 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumr insh
@Hvdtfddhbfygd
@Hvdtfddhbfygd 4 жыл бұрын
9:31 ufiirsada bal wallhay waan ku qoslay 😂
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 жыл бұрын
Kula mid again nd again b dawaday🤣🤣
@Hvdtfddhbfygd
@Hvdtfddhbfygd 4 жыл бұрын
@@naciimaapdinour9260 😂👍kuwaas uu sheegayo ayaan ka mid ahaa intaanan baran fagaare ka hadalka
@samataryare7233
@samataryare7233 4 жыл бұрын
😂😂😂😂👍👍
@shariifmaxamed4587
@shariifmaxamed4587 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Lander6656
@Lander6656 4 жыл бұрын
3:46 wllhi wa ti igudhcdy oo kale habenki igu horaysay masjid an tujiyo fataxad ayan ka boodi gadhy blse waxn xususty salad bila fataxa inyna xidhmayn
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 4 жыл бұрын
😁😁😁😅🙆‍♀️
@abdimajiidmacoow7307
@abdimajiidmacoow7307 4 жыл бұрын
This is what am wait you really thanks ustad
@osmanm6672
@osmanm6672 Жыл бұрын
Shukran waa tusaale fiican
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 жыл бұрын
Team Ogaalka Dunida Ismuujiya 👇👇👇 Like This
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 4 жыл бұрын
Thanks 🙏 for your great 👍🏼 advice
@ArahmanAllahi
@ArahmanAllahi 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@sabiqazakaria3160
@sabiqazakaria3160 4 жыл бұрын
Jazakalaah wll omar
@yosefali6955
@yosefali6955 4 жыл бұрын
Markan arkay mowduca ciwanka caawa Wxan so xusustay Maadadi "public speaking" ee jamacada ku qadanayay. Waxyabaha igu adka xiligaa waligeygana an ilabi donin waxey ahayen "eye contact" aad ugu liitay balse nasib wanag ma ahayn mid daremaya "Stage fright" ama inan isku dhex yaco. Alx. Thanks Millions times!
@codbaahiye985
@codbaahiye985 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad From Baidoa
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@caaqilabdi2867
@caaqilabdi2867 4 жыл бұрын
Ustaad inshar barnaamijkan aadba ugu baahanahay inooso badi
@eng-ahmedcadaani5477
@eng-ahmedcadaani5477 4 жыл бұрын
Maasha allah wll qaali
@hanadrached4917
@hanadrached4917 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@qb7hakam799
@qb7hakam799 4 жыл бұрын
Shukran wll cumar
@sharmaboy9185
@sharmaboy9185 4 жыл бұрын
Cumar inshaar ♥️♥️♥️♥️👏👏 wllhi wax badan ayaa ka faiday
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid macalin omer
@kabadagechannel9791
@kabadagechannel9791 4 жыл бұрын
3:45 Omar Sharif waa wiil taraawixda tujiya cod macaanna le Somalina ah Maasha•allaah
@mohamedmohamuudsheikh2376
@mohamedmohamuudsheikh2376 4 жыл бұрын
Mashallaaah akhii omer allaah haku xafido
@khadarabdisamad2185
@khadarabdisamad2185 4 жыл бұрын
Mansha allah allaha ku xafido mahadsaniid
@engbarwaaqo7200
@engbarwaaqo7200 4 жыл бұрын
Mashalaha wllky wll mawduucan ookale noofarabadi wll plez wlky codsi xagayga kayimi aad baan uguxidhan barnaamujkaaga 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍👍
@ahmedhalane7904
@ahmedhalane7904 4 жыл бұрын
Sxb adiga wllhi waan ku layaabay dadka qalbigooda maa ku jirtaa dhib walbo oo naheesto waad ka hada shaa thanks
@moruush
@moruush 4 жыл бұрын
mashallah saaxib caahir wanagsan ayaa ka qaatay kana fahmay mahadsanid saaxib allah ku sharfo (sağol kardeşim benim... sen çok iyi insan maşallah)....
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 2 жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤
@sabirmoalim5140
@sabirmoalim5140 4 жыл бұрын
1st liker & second viewer😊
@shiinowadani4090
@shiinowadani4090 4 жыл бұрын
Thanks ustad one love
@sohmoh6858
@sohmoh6858 4 жыл бұрын
M.allaH muuqaladan cumarow wll noso badi🙏❤🙏❤🙏
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 жыл бұрын
Sax waaye walaal Allah ku xafido my dear bro keep going forever thanks
@abdikanimoadan1651
@abdikanimoadan1651 4 жыл бұрын
Adoo weyn
@Xakim556
@Xakim556 4 жыл бұрын
Khayr Allah haku siyo
@haldoorka-maanta9520
@haldoorka-maanta9520 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@najmamahamud8458
@najmamahamud8458 4 жыл бұрын
Horo usoco macalin Cumar ILAHAY haku xafido
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 4 жыл бұрын
mashallah wa arin muhim ah oona sahsaleen in dadka laga hor hadlo si wngsn
@anasyusuf3422
@anasyusuf3422 4 жыл бұрын
Masha Allah , ilaahay ha ku xifdiyo 😍👍🏻😍😍👍🏻😍
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,4 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
Xirfadda Fagaare ka Hadalka (Public Speaking)
13:12
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 9 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 214 М.
U Hadal sidii hogaamiye | Awooda fagaare ka hadalka.
6:54
Guuleed Casaan
Рет қаралды 62 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,4 МЛН