Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?

  Рет қаралды 228,864

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Ku soo Biir CHANNEL KEYGA Telegram ka si aad uga mid noqoto xerta Xaliye.
t.me/fikradaha...
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 756
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Ku soo Biir CHANNEL KEYGA Telegram ka si aad uga mid noqoto xerta Xaliye. t.me/fikradahaxaliyepodcast
@YourRussiandad650
@YourRussiandad650 Жыл бұрын
This is best advice given to all men 🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 thank you ❤️
@fousiaibrahim4711
@fousiaibrahim4711 Жыл бұрын
wankudageeraa mashala
@marayanmuumin3027
@marayanmuumin3027 Жыл бұрын
Adiiga qashan naga ahey maba haysiide
@x-db4os
@x-db4os Жыл бұрын
𝑀𝑐𝑙𝑛 𝑤𝑎𝑎 𝑦𝑎ℎ𝑎𝑛 𝑤𝑎𝑎 𝑙𝑢 𝑔𝑢 𝑤𝑎𝑎𝑦𝑒😢
@AbdiqaniHasan-yd8uw
@AbdiqaniHasan-yd8uw Жыл бұрын
wad wa mahasantahay
@Coolvidz20
@Coolvidz20 Жыл бұрын
1. Inaad Taqaano Sida Loo Hadlo(Loo Sheekeeyo).😊 2. 🤓Ufiiri Indhaheeda Si Toosa.😅 3. U Istaag Si Sax Ah.😎 4. Tintaada Ha Jarnaato.👨 5. Ha Noqon Buug Furan.😂 6. Xidho Dhar Ku Leeg.🤩 7. Daryeel Jidhkaaga.🥰 8. Adeegso Barafuun Fiican.
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini Жыл бұрын
ku dhaqan hee bro 😁😁😁
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 10 ай бұрын
Intaas miyaa hada laguushegaya😂
@sakariamctominey8730
@sakariamctominey8730 10 ай бұрын
0:52
@mohamedyusuf1010
@mohamedyusuf1010 9 ай бұрын
Legendary 😅
@walaalkashka6069
@walaalkashka6069 9 ай бұрын
😂😂
@foosiomer4279
@foosiomer4279 Жыл бұрын
Anuu macalin xaliyow sikastooy dadkku wax kaaga sheegaan anuu markasta wn ku taageersanahay waayo mararka qaar waad yara qaldantaa lkn bili aadan ka oodhan ayaa khaldama .# sikastood noqoto anuu taageerayaasha da ayaan ka mid ahay ku number one ka ah # cidii igu raacsan fadlan like my comment
@najkaalihusein8441
@najkaalihusein8441 Жыл бұрын
Xawadka kaaq kulaha milikiri miya nah nay 😀😀
@burgal2023hahane
@burgal2023hahane Жыл бұрын
Waa dalanthy macalinka tagero Kagama baahna
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 Жыл бұрын
Ninkan xaliye Waa legend!,waxan ka korodhsaday ama ka faa idaystay waligay kama faa idin you tuber kale.
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Жыл бұрын
Facts 💯 the more you sleep good and eat good, drink good and Pray the 5 daily prayers you skin looks bright.
@Hormarinaftaada7
@Hormarinaftaada7 Жыл бұрын
And exercise regularly...👍✅️
@Shamsoabukar-q9h
@Shamsoabukar-q9h 10 ай бұрын
🤲🫡😊
@sayidcabdi-co9br
@sayidcabdi-co9br Жыл бұрын
Farta taaga inta nin ee aaminsan Macalin Xaliye
@DeeqoCali-vr7ft
@DeeqoCali-vr7ft 3 ай бұрын
Hhhhhhh
@abdulfarah2770
@abdulfarah2770 Жыл бұрын
Waxaa wanaagsanaan lahayd in aad erayga ( Naag), ku badashid magac ka yara qurxoon, sida Gabdhaha, Dumarka, Haweenka ama Dumarkeena..... Waa aragtidayda gaarka ah, inkasta oo aan cidina talo iga waydiin.....
@guulkutaam8643
@guulkutaam8643 Жыл бұрын
Ayaga ha naga faan nin anigoo 17 jir ah oo wiil ah ayey nin ileeyihiin
@abdimasirmohamed6591
@abdimasirmohamed6591 11 ай бұрын
Ereyga naag dictionaryga somaliga buu ku jira awoow jooji daanyeernimada
@AminoHaji-d5d
@AminoHaji-d5d 10 ай бұрын
Hadl lobahna fikrad wan way tnks pro❤
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 10 ай бұрын
​@@guulkutaam864315jir hadaa dhafo nin waatahay😂
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 10 ай бұрын
Haduu saas dhaho attention mahelaayo waa inuu naag ku celceliyaa si looxiiseyo😂
@omarjuldhe
@omarjuldhe Жыл бұрын
Ninkan waa legend good job macalin🥰🤙
@AbdullahiibrahimIbraahim
@AbdullahiibrahimIbraahim 5 ай бұрын
🎉😂
@kamaalhaiy4292
@kamaalhaiy4292 Жыл бұрын
Cashir Naga MaqNaa Awoowe😁 Eye contact is my job bro 👁️🙏
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 11 ай бұрын
Naagaha❌️ Gabdhaha✅️ Hablaha✅️ Dumarka✅️
@cumitabixi9871
@cumitabixi9871 10 ай бұрын
danyer
@captainmaajid8317
@captainmaajid8317 9 ай бұрын
Qaabka aad U hadlaysid yaan la badelin xaliye says "naag"
@5mPolice-be3ie
@5mPolice-be3ie 10 күн бұрын
💔🤦🏻​@@captainmaajid8317
@hanad8226
@hanad8226 Жыл бұрын
xaliye ma ihi nin daawada lkn waxaan ka qoray hal eray ( hadii nin walbah uu u dabacarari lahaa shaqo sida uu haweenka u daba cararayo wax badan ayaa is badali lahaa horu marna waan samayn lahayn
@noraabdulaahi2620
@noraabdulaahi2620 Жыл бұрын
Gabdhihii soomaaliyeed waa loo tashaday. Waa maxay bahdilaadu niyow. Hadaad aad wax soo jeedinaysid maad si xushmad iyo ixtiraam kujiru usoo bandhigtid . Niyow dumar ixtiraam adigoo usoo jeedinayo bulshada wax fiican. Dumar waa hooyo, hooyadana ixtiraam ayey uqalantaa.
@tuney428
@tuney428 Жыл бұрын
Anago naaga ah baa waxas oo dhib ah nolamaraya taas waxey cateen utahay nagaha in dhankasta adan ogo marmin we are special isn't it bal wax sobarta 🤣🤣🤣🤣
@kingabdallayt2749
@kingabdallayt2749 Жыл бұрын
adiga xitaa nin kama marantid ilahy aya sida u aburay dadaka la iskama maarmo .lkn nin lacag heesto naag aan qiima lhyn marabo. naag is cadesay oo wareegta marabo.naag niman bdn marabo.naag asiga saaid uga hosesa ma rabo.waxa iska ledhin nin lacag leh ayan rabna makula thy ninka lacagta leh si fudud in uu ku helay.iyo mxad asiga noloshisa kuso kordhinaysa marka laga rebo caruur oo naag walpa u dhali karta .wax kle uma soo kordhinaysid that means hdii adan value lahyn nin tajir isla ilow coz qimihisa wuu garanayaa asiga☕
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Nolosheyda waxn rabaa xaskeyga la qaato dumar waa laga maar manka nolosha🥰
@tuney428
@tuney428 Жыл бұрын
@@kingabdallayt2749 oh my oo yaraba nin muqayil ah nin nagti socotaba tisa tahay nin ciyal suuq ah adinka lacagta gabdhaha sheegtan ayad kaxuntahin ogow gabadha nin darbi jiif ah oo wax maqabsada ah ineysan rabin sababta lacagta gabdhaha qar uraban nin lacag leh wa iney kunolan karto nolol farxad lee carurteda ineysan gajonin bal adigu isheeg naagta rabta nin edab daran anshax lahayn teda kale mid teda kale waxkasta alle aya dushina kadhigay mafahantay so labada dhinacna qof xun wu jiri kara nagaha aad ku qafifsantahine bal nabiga kusaliya😏😏😏😏
@tuney428
@tuney428 Жыл бұрын
Ninkan dambigisa allaha dhafe midba sixun ugashay said ayu nogu sasanyahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hakiimzack9320
@hakiimzack9320 Жыл бұрын
@@tuney428 scw hppi is daji dadku isku mid maha🥰
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
Xaley cadi matihid good adviser😍😍😍
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
Fardosa ❤️ Insta?
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 11 ай бұрын
Video kaan gabar aan hadda is baraney baa share iiso dhahdey sidaas baan halkan ku imid naxdin😢🙉
@ahmedyusufelectrical6066
@ahmedyusufelectrical6066 10 ай бұрын
😅😅😅
@SaciidYare-z1d
@SaciidYare-z1d 10 ай бұрын
Team xaliye ha la iso dhaweyo 😊😅
@CovernosacadCovernosacad
@CovernosacadCovernosacad 7 ай бұрын
Welcome
@DollowzeGedi
@DollowzeGedi 9 ай бұрын
Thank you so much my teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 9 ай бұрын
Aduunka Ayaan U Necebahay Ragga Aan Sheekada Aqoone Ee Hadalkoduba Aanu Dhafin Maxad Haysa?😂
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Жыл бұрын
Walahi xaliye waxbadanbu ogyahay serious 💯 waxa aad tahayna ka run sheeg dheh been aad naftada ka sheegto hoosbay ku dhigaysa 🎉😂😂😂
@MawliidCaluuke
@MawliidCaluuke 9 ай бұрын
😂😂
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 Жыл бұрын
afka in ay iska cadayaan ugu dar iyo in ay is carfiyaan nin af uraya leh maxaa war ka dhagaystaa
@sahromaxamuud252
@sahromaxamuud252 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 Жыл бұрын
Dila daanyeerka macalin waa kaftan 😂😂
@Amino321
@Amino321 Жыл бұрын
Ala maxa farax lacag ka samaysay isagoo run moodaya waxaad sheegayso 😅
@abdimajidibrahim5318
@abdimajidibrahim5318 Жыл бұрын
Maad aduu soojiidatid intaad iyaga soo waalayso Bidarow 😂
@FadumoCabdifatax-z2i
@FadumoCabdifatax-z2i 10 ай бұрын
Jooji naagta 😮wayo dumar Waa dhihikartaa mxa kugu dhcy
@Samalehbarkhad
@Samalehbarkhad Жыл бұрын
Kalmada naagaha ma wanaagsana ee badal oo dheh gabadh ama inan ixtiraam ahaan sidaa ayaa wangsan .
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 Жыл бұрын
Girlfriend is not essential esp when ur not financially stable. Since 2021 to date am single because am building my life. Stand your own two feet then they will queue for you
@SumayaDaahir
@SumayaDaahir 5 ай бұрын
Aabaha iyo naagta markasta ka sheekeyna sidba wase qarac yahow xaliye ma tihide khariba tahe naagta hana odhan hadanad xushmad daayada garaneyn nagala bax afka Nijaas yahay bilaa camalki waxba views hanagu raadaasan ish
@Utuber387
@Utuber387 9 ай бұрын
Saaxib Arintan gabdhaha in la weeydiiyey aheyd.
@yebakassim
@yebakassim 5 ай бұрын
Thanks baba xaliye waxbaa idarti runtii bro kaxaya taas ,Thanks maxalin
@saliimmuxamad7391
@saliimmuxamad7391 Жыл бұрын
Yaaab waaadba rabtaayee mxaa kuu diiday inaad dhahdo gabadh af xumaa uf
@cabadalemaxamed3572
@cabadalemaxamed3572 Жыл бұрын
Meshan Boskaga Ma ahee mxaa ku Kenay
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Жыл бұрын
Aniga gabadh ban ahee talow xaliye videoskiisa maxaa igaga galay imaba dhaafanbee balo😂👀🏃‍♀️🏃‍♀️
@bukhaarishaahmacabe1918
@bukhaarishaahmacabe1918 Жыл бұрын
ka fa idayso casharada macalinka
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Жыл бұрын
@@bukhaarishaahmacabe1918 ha wallhi waxyabo badn oo raagga hadda jooga anay ogayn oo faido u leh buu u sheega lkn anaga attack ha naga adaysto sxbkiin😂🙄
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 Жыл бұрын
Qodobka mestry wa laga marmaan ina ad ledahy qayb qarsoon aburka dumarku wa kuwa radiya wxi qarsoon marwalba
@adoontiiale
@adoontiiale 9 ай бұрын
Nimanka waynaga baqaan Shaw hadaa hablaha nhy😅
@AbdirahmanAbdirahman-w5c
@AbdirahmanAbdirahman-w5c 9 ай бұрын
Timahaga ayaad ku weyday jarmada 😂
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Жыл бұрын
Naag somali ah inan wakhti ku lumiyo marabo illaahay baan ka magan galaya balayada
@abdiazizfaarah6670
@abdiazizfaarah6670 Жыл бұрын
War legenkii caawa wuu nugu jilcee
@abdalaali6591
@abdalaali6591 Жыл бұрын
Hadaynaan gabdheheena la sheekeysan aynaan guursan ma inaga raga ah baa is orgeynayna markaa? Naagaha shaxdooda fahan laakiin ha nicin, shaxdooda adoo fahansan la macaamil.
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 Жыл бұрын
@@abdiazizfaarah6670 Naaagaha nac lagu ma oran awoow, Shaxda fahan maskaxdaadana isticmaal. Ha u qaadan hadalka Macalinka naagaha dhan ka dheerow.
@saadsuley
@saadsuley Жыл бұрын
Naag waa naag saxib women's nature never change .....
@40Durkiya
@40Durkiya Жыл бұрын
Macalin Anigu waxan ahay ardaydii kula bilawday mawduucena ma barnamijkeena cashiradan aad hada jeedinayso dadkaad ku bilawdan ahaa waanan ka qalin jabiyay saan aamin sanahay waxyar mooye wadadii nadiif ayay noqotay gabadh taageerahaaga ah ayaan is shukansana hada sanad waligeed waxba imay waydiisan aniguna nolosha runta uga sheega wax beena kuma nolosha ugama sheegin kaliya cashiradii aan kaa qaatay darteed ayay igu jeclaatay oon ku dhaqmo marka ilahayba mahadleh teacher adiguna marlabadka mahadsanid horaa loo soconaya anoo fresh arkaya maxa hambo iigaynaya qaacidada ayan wata keep going teacher and labo xiniyood yada ✊✊✊✊✊✊🙌🙌🙌🙌🙌
@suleimanmuktar7823
@suleimanmuktar7823 Жыл бұрын
I Know you're the most influential Man of the 21st century.
@hanoush101
@hanoush101 Жыл бұрын
Yes in somalia not whole the world😂😂💔
@YahyaAwake
@YahyaAwake Жыл бұрын
Hell no
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 Жыл бұрын
Ilkiimiyaad iska hagaajisey????????
@LWRLDZ
@LWRLDZ Жыл бұрын
@@hanoush101 for sure
@nimcacabdi3922
@nimcacabdi3922 Жыл бұрын
@@deqaelmi1368 nayaa edo ma abahey baa kugu adkeyey 😂
@XaajiIprahim
@XaajiIprahim 9 ай бұрын
😂😂😂
@mohamedqaasim9403
@mohamedqaasim9403 Жыл бұрын
Xaliyow ani marka waxaas oodhan sameenayo ma naag miyaa unoolahay maan nolosheyda kale ku mashquulo
@abdalaali6591
@abdalaali6591 Жыл бұрын
War niyow inaad iscarfiso ama aad hadalka barato ama aad dhar ku leeg oo kugu haboon xirataa naag kaliya kuma koobna ee noloshaada oo dhan bay kor u qaadaysaa. Macalinka taladiisa ha dhayalsan
@mohamedqaasim9403
@mohamedqaasim9403 Жыл бұрын
@@abdalaali6591 intaa shegayso nolosha muhiim bey utahay lkin isagu naagle usamey buu leeyahay faham awoowe hadalka
@suleymaancabdi6027
@suleymaancabdi6027 4 ай бұрын
What you are ateacher
@kaworldstudios
@kaworldstudios 2 ай бұрын
"Zarvik d'Ronnax Hiv'Xael - Quorak" "A'tha Eroni Zaltria xeyra nal'Zaeva."
@MohamedSaaalax
@MohamedSaaalax 2 ай бұрын
My teacher keep going I love you😊
@farahmohmed-of1ep
@farahmohmed-of1ep 3 ай бұрын
Asc😮
@awaleabdi9853
@awaleabdi9853 Жыл бұрын
Nio sual Ayn kuweydinaya qoftr hadey kuweydiso mxaaa kashaqeysaa hadey kudahdo wxa saxda aah ee kashaqeyso miyaa loshegaa weyan
@Sharivvv
@Sharivvv Жыл бұрын
Waxa aadka shakaqeyao u sheeg lkn mushaarkaga ha usheegin hadday taasna ku weydiiso wax igu filan ayan qata ladhha..
@Maankapoi-kj8gu
@Maankapoi-kj8gu Жыл бұрын
nin rag ah waa kii macsaro marsado😂😂
@abdalaali6591
@abdalaali6591 Жыл бұрын
Adeer waxaasi waa nadaafad xumo iyo caajis ee iscarfi oo isnadiifi
@mohamedhussein1782
@mohamedhussein1782 Жыл бұрын
@@abdalaali6591 😂😂😂😂
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Жыл бұрын
@@abdalaali6591 anigu nimanbadan waxan ku nacaa habeenka u horeeya cuz nadafada afka iyo shiirka subaxdii markay soo toosan bes cadeystan malaa marka qof date laleedahay waa la qubaysta la cadaysta la is carfiya xanja afka lagu sii tuurta xogaa 30 daqiqo😂😂😂😂
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 11 ай бұрын
​@@naajmasalah4436naag experience leh
@xamdiyusuf2151
@xamdiyusuf2151 11 ай бұрын
bal gabdhaha iska dheh naag Lahyne afkiisu Xuma 😔
@saynabosman8506
@saynabosman8506 11 ай бұрын
Waa caadadisa 😂 iska dulqado apyo😊
@abdullahi1515
@abdullahi1515 Жыл бұрын
Nio ma iska aamuso sida lo hadlo hadaba aqanin nagti dan iga leh iyadaba iso wacaneyse
@HINDIGA7
@HINDIGA7 3 ай бұрын
Maxam
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 Жыл бұрын
Naag no, instead of Gabadh use that terminology. Waa talo dadyda
@xuseenmaxamed8034
@xuseenmaxamed8034 Жыл бұрын
Gabar hadii ladhaho groobyada mxaa umaqan
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 Жыл бұрын
@@xuseenmaxamed8034 Asc Xuseen anigu waxaan ujeeday uun naag waayara ceeb inaad qof dumara kutidhaahdo iyadoo Marka sta loo eeegaayo Deeganada iyo lahjada lakala isticmaaalo.
@BileBashiir-hy8sp
@BileBashiir-hy8sp 9 ай бұрын
Macalin guuleyso marwalba waan kula socdaa podcast tigaada wuxuu iiyahay dhiiri galin guuleyso ustaad ❤🫡🙏
@ahmedhuseen6457
@ahmedhuseen6457 Жыл бұрын
Ustaad wallhi ilaahy haku janeeyo
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 9 ай бұрын
Afxumidaa de awoowe 🤨waaxy NAAGUHU 🤨😏😒 mida kle maxad ka fiirinaa naaagaha kkkkk 😅😂 dhabtii wd iga qoslisa 😂 waxaaye waa sheeko cayaaal😂😢😂😂😂 nagadaa AWOOWE😂😭💔💔👎👎👎👎👎
@abdihakimereg
@abdihakimereg Жыл бұрын
Needing nothing attracts everything. Hadii aadba ka fakarayso inaad soo jiidato taas micneheedu waa inaad chase garaynayso, lakiin aad isticmaalayso manipulation tactics. Bro noloshaada wado ahowna qofka aad tahay oo dhabta ah.
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
ADIGII NAAGTA INTA KU ISTICNAASHAY KAA TAGTAYEE, Ma hadaad baratay sida naaga loo soo jiito? kkkk
@filsandahir7129
@filsandahir7129 9 ай бұрын
😅😂 war wxii ano nag ah hadii an sameyo kwrn so kii maso jidan karo
@adoontiiale
@adoontiiale 9 ай бұрын
😂😂😂
@wizzi8514
@wizzi8514 Жыл бұрын
🤨sadexsano ayaad nagihii nagu direysay cawa miyad shekadan noo kentay
@bashirfaraah8579
@bashirfaraah8579 Жыл бұрын
Ninkani waa Andrew tate somalida
@FaidOmer
@FaidOmer 7 ай бұрын
Xaliye dhiri galiye in aad tahay shiki Kuma jiro
@success607
@success607 Жыл бұрын
Andrew tate of somalia 🇸🇴 The only short sighted people think that this man hates women but everyone can understand that this legend wants to build the somali community as whole especially somali men by changing their main-set and making their life more focus and outgoing .... Keep going legend.... قتل القرود مباح
@Cutemary27
@Cutemary27 Жыл бұрын
Kk.somalida ma wuxuu kuhagaajinayaa inuu dumarka ku adoonsado afkiisa?luuqadiisa aad bay uxuntahay,Andrew Tate muugaarikaro miskiinkaan marada kawayn gashtay. He has a victim mind.
@abduleosman4982
@abduleosman4982 10 ай бұрын
😂
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 Жыл бұрын
Soo Jeedinta Xaliye Ee Ku Saabsan Sida Lo So Jiitay Guud Ahaan Dadka Gaar Ahaan Dumarka Waa Wada Facts 100% Kama Hadlayo Fikradihiisa Ku Saabsan Arimihisa Kale Ee This Point Is Good, Tusaale Waa Waxyaabaha Looga Bahanyhy Qofka Presentation Usoo Jeedinaya Bulsho Uu Si Uun Ula Hadlaayo Taasi Waxay Uga Baahanthy Soo Jeediyaha Inuu La Yimaado Qodobadan U Sheegay Xaliye
@farxaanmaxamed4396
@farxaanmaxamed4396 Жыл бұрын
8:53 m.a📞📞📞📞
@khube732
@khube732 Жыл бұрын
Danbi jecela alle ayaba dhahay indhaha laba. wale sikastood indhaha ucadayso dherad maheshid
@saidaabdirizak7575
@saidaabdirizak7575 Жыл бұрын
Maashaa allah xaliye waa nin waxgarad ah ee ragaw talooyinkaas hadhayalsanina ee noqda kuwo kafaa iidaysta
@pepsinhamosinhamo17
@pepsinhamosinhamo17 Жыл бұрын
Hanti dhowraha raga papa xaliye🙏
@MohammedSufi-rl9lx
@MohammedSufi-rl9lx 2 ай бұрын
What a joke What's the world coming to In this era someone is telling ya how to conduct and approach a relationship Get real my Somali people I bet my gerni this guy had a advice from various girls.
@yarkabwouydejunior8087
@yarkabwouydejunior8087 Жыл бұрын
Keep going macalin xaliye..waxan kacodsanaya inaad vedio nososameysid sida gabar kukucusub oo ad jeclati lolahadlo
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 Жыл бұрын
Hhh
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
​@@ruuncadaey5531😂
@adenjibril7974
@adenjibril7974 Жыл бұрын
Great teacher big up to u
@zakariyesleymaan5729
@zakariyesleymaan5729 Жыл бұрын
Mᴀᴄᴀʟɪɴᴋᴀ ʜᴀᴅᴀʟ ᴍᴀ,ᴀǫᴀɴᴏ 🤞 xᴀʟᴀʏᴛᴏ ɢᴀʙʀ ɪɢᴜ ᴅʜᴀʜᴅʏ ᴡᴀᴅ ǫᴜʀᴜx ʙᴀᴅᴀɴᴛʜʏ😞 ᴡᴀɴ ʜᴀᴅʟɪ ᴡᴀʏᴀʏ ...🧐😞
@limaahmed4466
@limaahmed4466 Жыл бұрын
😄😄😄
@abdfatahabdallahxussen9970
@abdfatahabdallahxussen9970 Ай бұрын
2 Sano kahor waxa ka aamin sana Rufiyan ina thy but hada wxa fahamay 1. Ina thy ligend wax badan fahansan 2 . Nin nolosha wasay 3 . Ina shukansiga qabiir ku thy🫡
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 11 ай бұрын
Kan aaakhiro aduunba naag haka sheekeeyo.aduunkan naag looma iman ee in illahay lagu caabudo ayaa looyimi.kani business ayuu Nagu dul firtay 😅😅😅😅
@princecj3450
@princecj3450 Жыл бұрын
Hambalyo ustaad studio-ha cusub ee labo xaniyoodlayaasha xogta looga soo gudbiyo
@mmhdataja8053
@mmhdataja8053 11 ай бұрын
It seems this guy has been rejected my girls,why he always after women..did he forget his mother and sister's are women..he look depressed but pretending to be ok.. who do you think will listen to your advice when we listen to the words of prophet Muhammad scw who said "honour the women and he also said best of you is the one who is best to his wife and I'm best among you". Bro you need to go back to religion you look confused...?
@MonaGarad
@MonaGarad 9 ай бұрын
Xalige Hooyada iyo hablahagu Ma Naagaba mise waa Gabadh Ama Hablo ?! Adoo hili kara kalma ka qurux badan inaad ugu yeedho dumarka maxad ugu celcelinaysaa Naag? Dib ugu noqo Soomaliya oo Soo baro kalmada sida Ay ukala duwanyiin😮
@fatxinaqurux2550
@fatxinaqurux2550 11 ай бұрын
Ano nag ah dawaday kawarn xaliye 😂😂
@MustafCabduqaadir-uq5cc
@MustafCabduqaadir-uq5cc 3 ай бұрын
boqortoyo kasto waxe ledahay hogamiye hogamiyuhu waxo sosara hoga miye
@mrabdu1805
@mrabdu1805 Жыл бұрын
Andrew tateka somalida wan ku wataa 🤣🤣🤣
@bykharimama-vw8eq
@bykharimama-vw8eq Жыл бұрын
macalinow hadalka iskasax gabdh dheh lkn naag hadhihin
@noraabdulaahi2620
@noraabdulaahi2620 Жыл бұрын
Waxaan jeclahaan lahaa inuu isticmaalo dumarka badelka naag. Intaas waa ra'yigayga.
@Usame_mustafe
@Usame_mustafe 10 ай бұрын
Thank you ustaad My role model ❤
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 Жыл бұрын
Macalin good job 🔥
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 3 ай бұрын
Lkn aniGu uma nooLi inaan Gabdhaha soojiTo nloshaYda aYaN kumashqulsanaHaY nafTaYDa aYaaNa raali GaliN iGamudaN
@WIILABGALCNL
@WIILABGALCNL 8 ай бұрын
Maclin ee bel maku rager jirin lkn hada. Nin raga horo. Inu uwado rawo aya tahy 😢😮
@nimcacabdi3922
@nimcacabdi3922 Жыл бұрын
Xaliye runti ma ihi nin lkn waxaa jirto faa iido aan kaa dhex arko waxana ku ahey taagero buuxda runti hab laha kale waxey igu dhalee ceyaan sababta aan kugu taa gero hore usoco hogaamiya ma garanayo in aad u aragto in aan ku tagero mid qalada
@40Durkiya
@40Durkiya Жыл бұрын
Waxad utaageerta waxad rajaynaysa mustaqbalka inaad arday dugsiga xaliye wax kusoo bartay oo laba xiniyooda oo ku hogaamiya aad ka hesho isha Allah waad heli doonta naftana runta usheeg khiyaaligii hore ka bax cabdi khasaare yuuna ku gaadin 😅
@Ubdishukuor
@Ubdishukuor Жыл бұрын
@@40Durkiya kkkk
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 Жыл бұрын
AlleH Haku Sharfo Waxad AragtaY Waxyaapo RuN Ah Oo Ustaadku Ka HadlayoH
@sheeylong9946
@sheeylong9946 Жыл бұрын
Mesha mxa ka haysa khadijo kuusey
@cabdiwahabcali4937
@cabdiwahabcali4937 Жыл бұрын
keep going macalinka taageer
@Maryanibrahim-p5d
@Maryanibrahim-p5d 4 күн бұрын
Nio afsoomaliga iska Sax Naag ka lahyne Tan aad naagta ku Tilmaameysa miyaany ahyn tii ku dhashey dhaan dhaanyow aduunka ka fadhiiso kuwan baba uguh dagan Teacher leh 😮
@ayanabdullah3979
@ayanabdullah3979 9 ай бұрын
plz xaliye inaadeer naag iskadhaf o kubadal dumarka ama gabdhaha
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 2 ай бұрын
Mxey kukala duwan yihiin
@MowliidMouse-zh7un
@MowliidMouse-zh7un 5 ай бұрын
Erayga naag Naag maad iska dhaaftid adeer Erayyo.badanoo kala jiree
@SumayaMohammed-f5b
@SumayaMohammed-f5b 7 ай бұрын
Adidiga tin maba kugu taalee see kujarataa Mar walbo😅
@SahraCabdilaahi-c2t
@SahraCabdilaahi-c2t 9 ай бұрын
Gᴏᴏᴅ ᴊᴏʙ Mᴀᴄᴀʟɪɴ Xᴀʟɪʏᴇ Bᴇsᴛ Tᴇᴄʜᴇʀ Gᴜᴜʟᴀʏsᴏ
@inagurey7482
@inagurey7482 Жыл бұрын
Xaliye legendary
@hajirsiad
@hajirsiad 7 ай бұрын
Xaliyow wll qali waxaan raba inaad barnamujyadada Kusoo dartid luqada dhagolaha
@apdilaahiahmet1865
@apdilaahiahmet1865 Жыл бұрын
Alh hku barakeyo ustaD xaqiiqatan intii N helay dhiiri galintaaada waxan noqday nin nool wxana dhaafay cadooyin badano xun waxan iska daremayAA HORUMAR DURPA BARAKOW
@kalsoniboqortoyo3630
@kalsoniboqortoyo3630 Жыл бұрын
Dumar ama eraykale adeegso
@aliyuusuf9350
@aliyuusuf9350 4 ай бұрын
ninkaad kabaha ka tolansid kabihiisaa la eegaa adiga imisa hablood ayaad kusoo xera galisay sidaad how money😂😊❤ waar waanku wataa gar iyo gardaroba selaakiin suaashaa iigasoo jawaab zxp xaliye????
@nimcoibrahim7424
@nimcoibrahim7424 Жыл бұрын
Everytime I listen this guy, I can't stop laughing 😂 🤣
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
Ma dhageesata Xaliya
@halimoosman9528
@halimoosman9528 Жыл бұрын
Me to 🤣😂
@ahmett5835
@ahmett5835 Жыл бұрын
Why aad u dhaysata mar walba
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 Жыл бұрын
Ninkaan haduusan Ahayn dumarka weey naqabsan lahyaayen Allhamdulilah kkkkkkkkk kkkkkkkkk I love you xaliye
@mohamedomar633
@mohamedomar633 Жыл бұрын
Makaheshaaa maxaaa😅
@FatoumaOmar-mb3mv
@FatoumaOmar-mb3mv 9 ай бұрын
Andrew tate of samaliya😂😂😂😂😂 danyer
@ahmedcarab3262
@ahmedcarab3262 Жыл бұрын
Ninyahoow wajigada duli Nimo ayaa kamuqda qof naahsan ayaad uu egtaxay
@XakiimoXakiimo-l3r
@XakiimoXakiimo-l3r 5 ай бұрын
Waryaa xaliye faarax maja baastayaashan badow ga ah waxbar😂😂😂anig midkasta hadalka bara wa xoolo gudaaya
@DeeqoCali-vr7ft
@DeeqoCali-vr7ft 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@faysalactr6362
@faysalactr6362 4 ай бұрын
Xaliye waxan ahay bro macalin kaa khibrad badan balse aan talo bixin xaga baraha bulshada lakiin wankugu raacsanahay taloyinka muhiimka ah ed siinayso dhalin yarada good adviser
@FarxiyocaliXasan-vb5fb
@FarxiyocaliXasan-vb5fb 10 ай бұрын
xaliye waa beenta yaa kugu yir naaguhu ma yaqaanin sida nin loo shukansadoh😂😅 yaa naga war badan beenlow yahow
@hafsoabdisamad6583
@hafsoabdisamad6583 9 ай бұрын
Maxa kugu kalifay in dumarka sidaan u necbato maxaa keenay ?🤔
Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha
24:33
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 82 М.
Robert Greene: How To Seduce Anyone, Build Confidence & Become Powerful | E232
1:54:48
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 28 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 210 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
5 DUMARKA SOO JIITA
12:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 128 М.
Sidee Loo xakameeyaa Emotion -Kaga Nin ahaan.
1:31:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 26 М.
SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.
36:31
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 67 М.
Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?
22:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 84 М.