Ka Hortag In lagaaga Jabsado Akoonkaga Facebook Waligaa! | Qaab Aad u Fudud

  Рет қаралды 26,419

Somali Tech

Somali Tech

4 жыл бұрын

muuqalkan waxa aan kugula wadaagi doona farsamooyin badan oo kaa caawinaya inad akoonkaga facebookga ah amnigiisa sugto. farsmaooyinka aan kugula wadaagayo muuqalkan waxa kamid ah, sidee looso celiyaa facebook lagaa jabsaday. ama sido kale ka hortag in lagaa jabsado facebookgaga. sidee looga hortagaa in lagaa jabsado facebookgaga. . sida looga hortago in lagaa xado facebook. sida facebook 2 step verification loogu furo. dhamaan muuqalkan ayaad kaga bogan doonta i.a farsamooyinkan oo dhamaystiran. ka faaidaysi wanaagsan.
casharkan waxad ku baran donta sida loga hortago in laga jabsado facebook account gaga sida ugu macquulsan. waxa aynu si talaabo talaabo ah u eegi doona talaaboyinka ay tahay inaad qaado si aad akoonkaga facebook uga dhigto secure dhamaystiran
-- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. -----
HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
*** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ***
** facebook page: / somalitech0
** instagram page: / somalitech0
** tiktok akoon: / somalitech0
**whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
**whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZ...
**telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
#sideeloogahortagaainlagaajabsadofacebookakoonkaga
#sideeloosoceliyaafacebookakoonlagaajabsaday
#sideeloosoceliyaafacebookakoonaadpasswordkiisiilawday
#sideeloosceliyaaemailaadpasswordkiisiilawday
#sideeloogadhigaafacebookakoonkagaprivatesidhamaystiran
#digniin:iskailaaliinsidanloojabsadofacebookakoontigaaga(muuqaldhamaystirna)
#sideeloogahortagaafacebookremembering
#kahortaginlagaaxirofacebookakoonkaga
#im252facebookpassword
#facebooksomalitech

Пікірлер: 44
@anigaanigalewaye4498
@anigaanigalewaye4498 3 жыл бұрын
Thanks walalkey ha niyadjabin horey usoco waan ku garab taganahay
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb keep going
@siciidmoho1820
@siciidmoho1820 7 ай бұрын
Thanks
@shariifcalifaarax5384
@shariifcalifaarax5384 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waan kugeleystay casharadu hasocdeen sxb
@user-kb9nz2td1v
@user-kb9nz2td1v 4 ай бұрын
m,a waa video
@siciidmoho1820
@siciidmoho1820 7 ай бұрын
@karaamochannel6672
@karaamochannel6672 4 жыл бұрын
nice video
@xasansamatar1638
@xasansamatar1638 4 жыл бұрын
Thanks walal
@user-ty1eh6fu6w
@user-ty1eh6fu6w 4 жыл бұрын
بالتوفيق.
@YuSufali-fb2dg
@YuSufali-fb2dg 4 жыл бұрын
Good Jop 👌
@samiiramohamed4859
@samiiramohamed4859 4 жыл бұрын
M.a walal
@jirdeaxmed4982
@jirdeaxmed4982 2 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
adiga mudan walal
@Abdirashidcalanle
@Abdirashidcalanle Жыл бұрын
Hadaad is tidhaahdid ka badal number ka facbook isagoo two factor authentication xidhan yahay ma ka badali karta
@user-rv6ws3nr6p
@user-rv6ws3nr6p 14 күн бұрын
Wuu ishaqynwyey
@xog452
@xog452 2 жыл бұрын
Thanks wll
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
adiga mudan wll
@saciidibraahim9493
@saciidibraahim9493 Жыл бұрын
Legend horay usoco
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Mahadsanid wll siciid
@aadanxasanyuusuf4004
@aadanxasanyuusuf4004 Жыл бұрын
Zxp meesha turn of aay kuqorantahay mataabanaa? Markaan sistamkaan maro
@QUENSHENO
@QUENSHENO Жыл бұрын
Wll plz iga caawi aniga waan ku xirtay kadib telka ayaan iska badalay hada fcbook meel.kale iigama.kacaayo passwed si kasto u galiyo iyo cod hadan galiyo hadane iima.furmayo mxn sameeyaa
@Jamaal_Ahmed
@Jamaal_Ahmed Жыл бұрын
Mku caawin karaa
@aadanxasanyuusuf4004
@aadanxasanyuusuf4004 Жыл бұрын
Sxp markaan Furty waxaan ayuu isooqoray:>>waxaad shiday fariimo SMS ah lacag ayaa laga yaabaa in laguugu soodalaco waxaad kabixi kartaa goobaha ogeysiintaada. Maxuu kawadaa sxp.
@sergio9893
@sergio9893 2 жыл бұрын
Zhp face book gayga markaan samaynayay ayaan gmail iyo lanbar ba way iigu xidhiidhsanaayeen zhp gmail kiina wuu iga lumay markaan is iraa code ku gal gmail ka ayuu udirayaa code ka lanbarkana uma dirayo code
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Hadii uu number kuugu jiro, waxa aad xaga hoose walal ka eegta meel ay ku qoran tahay try another way, knadib ayuu numberkaaga kuugu diraya codeka wAseba hadii uu ku jiro number
@niciimaaadan3803
@niciimaaadan3803 2 жыл бұрын
Xaqiiq
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
mahadsanid wll
@saaniyaxasan723
@saaniyaxasan723 4 жыл бұрын
Cashar xiiso leh
@axmettmoxed232
@axmettmoxed232 Жыл бұрын
Wll englishta badan eee ad isticmaalayso iskada wll oo dadka qaarba an fahansanyn eee iska Kala yareee !❤📍🤳👏
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Hyh wll, waad ku Mahadsan tahay warcelintada wll
@maxamadsaliin3558
@maxamadsaliin3558 Жыл бұрын
@@SomaliTech0 hhh
@omarmahamoud4986
@omarmahamoud4986 3 жыл бұрын
Siden ku jabsan kara fb saxib adigo iga rali ah
@Zaam495
@Zaam495 Жыл бұрын
Asc wll sidaan si ka fudud iisheeg adoo.mahadsan
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
wcs wll, sidan ayaa ugu fudud, iskuday wixi aad fahmi waydana commentga inoogu reeb i.a si aynu kaaga soo jawaabno
@nimcoayaan3547
@nimcoayaan3547 Жыл бұрын
Wll password waa iga diiday
@axmettmoxed232
@axmettmoxed232 Жыл бұрын
Sad wll uqarisy numberka si hadhow dadka ay urakaan sidaado kle ❤👏
@SomaliTech0
@SomaliTech0 Жыл бұрын
Waxa aan ku qariyay wll softwareka aan muuqalka ku edit garaynayay oo ah adobe premiere pro
@warsamegabaxeey688
@warsamegabaxeey688 2 жыл бұрын
Macalimow sidee ku ogaa inow iishaqeeynaa factorskaan
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
Marka aad diyariso e aad furto, logout dheh facebookgaga kana dibna login uga dheh browser, ama app kale o facebook ah o aan ahayn ki ad marki hore ku adeegsanaysay
@aweyzmuxudiin4157
@aweyzmuxudiin4157 2 жыл бұрын
Sxb ani ayaaa leyga ha kiyy sidee uga bixin karaa
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
micnaha facebook ayaa lagaala wareegay miyaa. haday sidaas tahay igala soo xidhiidh whatsapp ama telegram numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose
@musealanle6761
@musealanle6761 2 жыл бұрын
Codki laguu soo diray ma mihiimba miyad xafidi?
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 жыл бұрын
May uma baahnid, markasta oo aad akoonkaga galaysid code gooni ah ayaa laguu soo diraya halkaas mar ee laguu soo dirana waad adeegsanaysa, markaas uma baahnid inaad xiftidi maadama code walba mar kaliya aad adeegsanayso, gaar ahaan marka laguu soo diro
@aliyre8447
@aliyre8447 2 жыл бұрын
WaR waxa taqaan majiraan ee dadka kaday bent
Facebook ka ogow halka ay joogaan asxaabtaada.
7:30
iM252
Рет қаралды 97 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 18 МЛН
DIGNIIN FACEBOOK HADAAD ISTICMAASHO HALISTAAN ISKA XIR HADA...
17:03
Ka hortag in lagula adeegsado Whatsapp-kaaga!
5:54
iM252
Рет қаралды 423 М.
Telegram oo Hada Lacag Laga Samayn Karo iyo Sida Looga Samaynaayo
8:36
Sida Two-factor Authentication Loogu Xidho Facebook | 2 Qaab
7:21
Barkhad Tech
Рет қаралды 3,3 М.
5 Farsamo muhiim ah ka baro Whatsapp
6:27
iM252
Рет қаралды 584 М.
Хакер взломал компьютер с USB кабеля. Кевин Митник.
0:58
Последний Оплот Безопасности
Рет қаралды 2,1 МЛН
Rate This Smartphone Cooler Set-up ⭐
0:10
Shakeuptech
Рет қаралды 6 МЛН
Лучший браузер!
0:27
Honey Montana
Рет қаралды 933 М.
Как удвоить напряжение? #электроника #умножитель
1:00
Hi Dev! – Электроника
Рет қаралды 1,1 МЛН