Ka xir Data-da mobile-ka appka aad doonto - Android - 3 Daqiiqo

  Рет қаралды 4,313

iM252

iM252

Күн бұрын

Haddii aad adeegsato telefoon Android ah, isla markaana aad daneyneyso in aad maamulato daatada moobilkaaga, muuqaalkan waxaad kaga bogan kartaa sida aad uga xiri lahayd internet-ka sim kaarka applications-ka aad doonto adigoo u fasaxaya kuwa aad la jeceshahay.
Fadlan la wadaag asxaabtaada!
#iM252

Пікірлер: 31
@omarikar82
@omarikar82 5 ай бұрын
Im252 Meel aan waxbadan ka bartay illaa 2017 dhamaadkiisii baan filayaa inaan Sooraacay Janaalka weliba waagaas oo aan Iphone ku cusbaa. Mahamed Guulayso Walal🎉
@Ahmed_daahir
@Ahmed_daahir 4 ай бұрын
Masha allaah waa arrin fcn masul sarw
@user-qq6kx1db6g
@user-qq6kx1db6g 5 ай бұрын
Waaw qofkii u horeeye oo videoga fura me😂 keep going bro
@yasiin-guray
@yasiin-guray 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@GuulwadeOfficial
@GuulwadeOfficial 5 ай бұрын
My role model, guuleyso macalin
@diktorzaki1076
@diktorzaki1076 5 ай бұрын
Looma jeeda adeer
@tusaalemedia1617
@tusaalemedia1617 5 ай бұрын
Muuqaal muhiim ah ❤
@ShiiraazXeydar
@ShiiraazXeydar 5 ай бұрын
Sidee loo sameys taa Netflix fadlan nooso gali
@ExcitedGrazingCows-wk9yk
@ExcitedGrazingCows-wk9yk 5 ай бұрын
Mahatsanit im252❤❤❤❤
@mohamednuur5790
@mohamednuur5790 5 ай бұрын
Mahdsand
@Nabad659
@Nabad659 5 ай бұрын
iPhone/15 p max isagana wa ka sugeyna insha allaah
@fatimamohamud9006
@fatimamohamud9006 5 ай бұрын
Asc ustada waxn raba basic competer inan Barto wadna bixisa ayan filay waxn u bahany inan barto waliba sii dhaqsa ustada hadad bixinayso iso jawab plz ustada wan u bahany inan barto
@mohonestofficial7240
@mohonestofficial7240 5 ай бұрын
A55 5G Kasoo warbixi xogtiisa oo dhamaystiran pro
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 5 ай бұрын
mahadsanid sxb
@cumarabaz
@cumarabaz 5 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@AbdulahiAli-hu3ed
@AbdulahiAli-hu3ed 5 ай бұрын
saan uraadinaye topican wlhi lkn iphone aan rabay see cml ustaaad😢😢 isagoo by iphone ah ka soo hadal as soon as possible🙏
@caliasadibraahim5085
@caliasadibraahim5085 5 ай бұрын
Thnks
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 5 ай бұрын
Qurba jogle fahmi karan dhibkas no qorax jog😄😄
@MadshaaadanHassan
@MadshaaadanHassan 5 ай бұрын
Thank❤❤
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 5 ай бұрын
Kk hadii aan labadaba isticmaalane siden uga xira aniga warlesne wu iigu jira guriga date,ne waa isticmalahe bal taane xalkeda kusodar duca qabe ilen hadana date,da xiro warleska iishaqenayo hadan warlesta damiyane date,iishaqeneso maxa xal eh mana rano inan qadka dhan iska wada xiro???
@O_M_E_R_77
@O_M_E_R_77 5 ай бұрын
Wali qadlee wye Anoo Netka kujira rbaa inaa qaar iska xiro👉🏻
@user-fe2fs9fc4i
@user-fe2fs9fc4i 5 ай бұрын
nin lo xisay
@mucaashaqchannel9497
@mucaashaqchannel9497 5 ай бұрын
Macalin waxa ku weydina whatsapp GB maxa ku dhacay
@eriksune8497
@eriksune8497 5 ай бұрын
Galaxy a55 kaso hadaL
@Naafac-Shiikh19
@Naafac-Shiikh19 5 ай бұрын
Mhadsnd
@cmc1154
@cmc1154 5 ай бұрын
Whatsapp gb xagee ku dambeeyay
@sabrinmahmoud6749
@sabrinmahmoud6749 5 ай бұрын
IPhone 14 isaga maxa uxala
@ShiiraazXeydar
@ShiiraazXeydar 5 ай бұрын
Netflix sogali
@cadnanalcadala2934
@cadnanalcadala2934 5 ай бұрын
Wll aan waqti hore lasocon jiray marba ardigaga noqon rabay lkn lacagta iciishay wlhi 2019 IT saa ii barto 😢😢😢
@KamaalYare-ux9tm
@KamaalYare-ux9tm Ай бұрын
Waa been
@ShiiraazXeydar
@ShiiraazXeydar 5 ай бұрын
Netflix sogali
Si fudud xog ugu dir qalab walba (keliya 2 daqiiqo)
2:19
iM252
Рет қаралды 1,9 М.
Af Soomaali ku adeegso ChatGPT
2:33
iM252
Рет қаралды 2,3 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 18 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 163 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 49 МЛН
Maxaa ka cusub iOS 18? Ka ogow saddexda ugu muhiimsan.
2:46
Isticmaal Ai si aad codka nadiif uga dhigto
1:36
iM252
Рет қаралды 1,6 М.
Arag Update Ku cusub Whatsapp Calls (2 daqiiqo)
2:16
iM252
Рет қаралды 2,6 М.
Adeegso ChatGPT Si Aad Udiyaariso Presentation
2:52
iM252
Рет қаралды 1,7 М.
Sidee dab looga qaataa tel Samsung ah?
1:51
iM252
Рет қаралды 1,1 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 18 МЛН