iOS 18 waa uu ka xiiso badanyahay kuwii ka horreeyey, bal arag 3 qodob muhiim ah oo uu leeyahay iOS 18, una diyaar garow in aad faa'ideysato. Halkan uga yeer saaxiib reer iPhone ah. #iOS18 #iM252
Пікірлер: 9
@NishowAliaadam14 күн бұрын
Macalin Maxamed xagee uu kudembeeyaa wllhi Ustaad kaas wan uxiisney
@wllmohaFilms21 күн бұрын
Iphone 11 pro max maku shaqaynaa
@GARASHO4714 күн бұрын
What'sapp status views lacag Malaga sameeyaa zxp
@Joseph_abukar21 күн бұрын
Dhaxalsugaha im252
@rashidseerar21 күн бұрын
Axmed Bashe mahad sanid!
@roro-rx21 күн бұрын
Waxan jeclaan lahaa inaa kasoo hadasho side sim card iPhone lagu programming gareeya ani iphone cusub soo gatay SIM card kasta aan gashto iiguma shaqeenayo qofkii yaqaano ha iisheego waxa la sameeyo