KAAF IYO KALA DHEERI PART 23 FULL HD 2019

  Рет қаралды 889,444

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 2 200
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Juma Mubaarak Xiiso Gaar Ah & Caawa.Walaalayal OGEYSIIS Kaaf iyo Kala Dheeri Qeybtani 23aad Ma Daawan Karo 18 Jir Qof KaYar Waa Cabsi Dil iyo Dhiig. Sidaa Ula Socda.Thanks Abaal Weyn Baan idinkaga Hayaa Daawashadiina Walaalayaal Noolaada
@boqorad.dheymanluul838
@boqorad.dheymanluul838 5 жыл бұрын
mahadsanid abukr mhdi masha alah adbn idin tgera hormr wcan
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 5 жыл бұрын
Juma jamila wllky thanks yaa la dili donaaa tolow
@caaizhamoha1030
@caaizhamoha1030 5 жыл бұрын
Abuukar mahdi allaha ku xafido walal mcn
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Adna noloow sxp
@umusuleymanmohamedabdi4681
@umusuleymanmohamedabdi4681 5 жыл бұрын
Thanks wllky abukar mahadi hurumar wacan inshllh👍
@kinggoldsolomoncslm8954
@kinggoldsolomoncslm8954 5 жыл бұрын
ilahay hana jeclesiiyo wacyiga diinta quraanka dhamanteen baarakalaah
@sadiiqcabaas2952
@sadiiqcabaas2952 5 жыл бұрын
Hhhhhh war waaa munye dr qooto qooto hhhh allaylehe wuu uga hiliyey minyaradi
@AdelAdel-qj4eb
@AdelAdel-qj4eb 4 жыл бұрын
You have a major
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 5 жыл бұрын
waxan ilheey ka barya riyo walbo aad ku riyoto oo qer ah ilheey inu u sahlo qofwalbo ooo muslim ah danbigenaneh ilheey dhaafo amiin amiiin ☝☝☝
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 жыл бұрын
Sahro dawo aamin
@hannanaliabdi2952
@hannanaliabdi2952 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe dhac igu sii abyo plzz
@mulkijiaale1725
@mulkijiaale1725 5 жыл бұрын
Sahro dawo Aamiin
@anushaainaboqortooyodeqaja9392
@anushaainaboqortooyodeqaja9392 5 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@hodanomar4381
@hodanomar4381 5 жыл бұрын
Qof walbo Muslim oo qoralkeyga arko waxan u rajeyn cafimaad tama ah iyo cimri dheer iyo cibaado subaan ilaahay haku barkeeyo Aduun iyo Aakhiro insha Allah ❤😘
@janogasho2474
@janogasho2474 5 жыл бұрын
Aamiin yaa RABIII
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Isaar subcribe plzz
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
@@janogasho2474 isa sibcribe
@ikraaam1202
@ikraaam1202 5 жыл бұрын
Aaamiiin adigana sidookale wll
@fartuunxasan9673
@fartuunxasan9673 5 жыл бұрын
Amiin mahadsanid
@rayaanofficial6354
@rayaanofficial6354 5 жыл бұрын
Tiim ilhaaan like ta ha ika ilaabina guuul #abukar Mahdi gooood director
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Madiino Muhyidiin subscribe iisaar blz
@yaaskachannel6425
@yaaskachannel6425 5 жыл бұрын
Qof walba wixii niyadisa ku jirey oo Qeer ah allah u sahlo From Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Liketa 👍👍👍
@muhimcadeymahamed2387
@muhimcadeymahamed2387 5 жыл бұрын
Amin
@gabadhafarxadajecel1530
@gabadhafarxadajecel1530 5 жыл бұрын
Amin ya Allah
@drhassannasiib2742
@drhassannasiib2742 5 жыл бұрын
Inta Xamar ka daawanaysa ciyaal xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤❤❤❤ ismuujiya from Muqdisho 🙌
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe plzz
@berluulabigix602
@berluulabigix602 5 жыл бұрын
Dr Hassan Nasiib Nairobi an ka dawanaa lkni I love hamar adey ❤️💝wlky
@sawdaabdirihman8669
@sawdaabdirihman8669 5 жыл бұрын
Alx🇸🇴
@drhassannasiib2742
@drhassannasiib2742 5 жыл бұрын
@@berluulabigix602 ciyaal xamar meel walbo oo ay joogaan waa isku dhiig
@berluulabigix602
@berluulabigix602 5 жыл бұрын
Dr Hassan Nasiib that’s true kama mi ciyaal hamar nahney
@sahragacal4319
@sahragacal4319 5 жыл бұрын
Ilaahow caruurta noo xafid aamiin aamiin yaa alaaah
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 5 жыл бұрын
sahra gacal Amin ya rabi
@naftauroon3919
@naftauroon3919 5 жыл бұрын
Inti romiyow xaasid ku ah like I igu qabtaa 💪❤❤❤❤❤❤💋
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Hhhh subcribe dhac igusiii like dhac kugusiye
@hindiahassanabdirahman1633
@hindiahassanabdirahman1633 5 жыл бұрын
Wllhi romiyow xaaasid weyan weyo waa laadir wllhi seytuhuu ukeenay kkkk bro romiyow waa kabaxsatay hadey somali laadir nimo mel geyneyso
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 5 жыл бұрын
bella ina jaamac 😂😂😂😂👈
@ibraahimnuur5976
@ibraahimnuur5976 5 жыл бұрын
@@Pentoncomedy jhg😭😭
@hamdazikawi711
@hamdazikawi711 5 жыл бұрын
bella ina jaamac h
@sadiyoahmedsalah461
@sadiyoahmedsalah461 5 жыл бұрын
caruuraha iyo hooyooyinka kalamaqan ilaahay haisku keeno aamiin💏💑👨‍👩‍👧‍👧👩‍👦
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 5 жыл бұрын
Inta. Faynus tagerta farta taga ilahey cadabta hanaga xooreyo dhamanteen
@wacyigalinchannel2918
@wacyigalinchannel2918 5 жыл бұрын
walal subscribe iyo like wan ku sarey adnah igu cawi adiga mahadsan
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 5 жыл бұрын
wacyi galin chanel 2 kusaray wll
@ayuushahmed2259
@ayuushahmed2259 5 жыл бұрын
👆
@hassanabdiwahab8621
@hassanabdiwahab8621 5 жыл бұрын
Aamin
@hasse9755
@hasse9755 5 жыл бұрын
Inta kaaf iyo kala dheeri taagerta farta taaga. I Think this one is the best riwaayad that abubakar did like if u agree to!✌❤
@istaahilaadan2836
@istaahilaadan2836 5 жыл бұрын
☝️
@leylacadey8859
@leylacadey8859 5 жыл бұрын
Mama feynus qpfka garacayo wa munyo yaa ila arkay plz like ta ha iga xasidina
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Caadi aaba loo fahmaa in oo asi yahay tintiisa aaba fahmy iyo sanka
@queenanuzh1361
@queenanuzh1361 5 жыл бұрын
Kkkkk munye waa iga quslisiyey khadijo bujis cml back warejiyey
@nasriinyuusuf4762
@nasriinyuusuf4762 5 жыл бұрын
@@queenanuzh1361 waan ku xesabtama cawokale wlhi waan kaxumahay cawa rumiyow temgesa ayaa kacan saretsa aftubka aad baan uku naxay
@rahmadhalole6716
@rahmadhalole6716 5 жыл бұрын
Haa waa isaga balaayo madax weyn
@ilhaanali9143
@ilhaanali9143 5 жыл бұрын
Kkkkkk waa asiga
@kingofmogdishu5025
@kingofmogdishu5025 5 жыл бұрын
Maamo feynuus qofki tumay muunyo ino yhy cidii ila qabto like ii saar
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Hhhh saax isaar subcribe plz
@ayaanaxnef501
@ayaanaxnef501 5 жыл бұрын
WaaN.ka.hela.tan.
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk dhinteey kuyey Ala manoli?
@cirshiugaas5522
@cirshiugaas5522 5 жыл бұрын
Naagaha nimanka naasaha saarayo ilaahay ka baqa
@sahrinabea1138
@sahrinabea1138 5 жыл бұрын
Inta kenya ka dawa neyso dhac igu siya hee wa gawar somali
@sweetheartinaadem8436
@sweetheartinaadem8436 5 жыл бұрын
sahrina Ali abyo
@nimoyusuf6763
@nimoyusuf6763 5 жыл бұрын
Aspirin Iyo aspro ayay kashintahay...salamaat. team kenya👌
@mahirking1856
@mahirking1856 5 жыл бұрын
Www
@haliimasacdiya5292
@haliimasacdiya5292 5 жыл бұрын
Subscribe iizara
@nastexoruun6119
@nastexoruun6119 5 жыл бұрын
Kkkkk
@updyzhakour8739
@updyzhakour8739 5 жыл бұрын
qoFkazta oo qoralkayga arka waxan u rajaynaya guul iyo farxad
@luulmacanto9093
@luulmacanto9093 5 жыл бұрын
All cawa wn kasoo dahay wn isalaymay asabtaa ugu horeye abuukar mahdi iyo asxaabtaa kaaf iyo kala dheeri kuxiran salaansare aan ileeyahay
@yasmineibrahim6194
@yasmineibrahim6194 5 жыл бұрын
Ameen yaa rabi adna sidokale wlshy
@rahmishcizman7128
@rahmishcizman7128 5 жыл бұрын
Aamiin
@muscabyare9286
@muscabyare9286 5 жыл бұрын
🔕📯📣🕭📣🔫🔪🗡🔮⚗🛡🏹🗿🛢
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 5 жыл бұрын
First one from hargaisa one love somali mohamed
@hodannutritionistgirl8226
@hodannutritionistgirl8226 5 жыл бұрын
Aniga hapen wlpa like idin waydiistaa adinkuna imaba bxdan mxa xaasidnimo ah
@hodanomer9402
@hodanomer9402 5 жыл бұрын
Omg😱 fooziya best actoress wlhi in camero lagu hayo lama moodo serious ayay ujilaysaa ❤❤❤👍👍👍
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 5 жыл бұрын
Inay nin ajnabi xabadka saarto waa xanuun hajisho laakiin waa danbi
@nimoritadiamond9501
@nimoritadiamond9501 5 жыл бұрын
Inta nairobi kenya ka daawanesa 👍
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 жыл бұрын
jecelka,xoogmiyaa,bos
@kifaaxmaxamed537
@kifaaxmaxamed537 5 жыл бұрын
Iska Zara cml
@kifaaxmaxamed537
@kifaaxmaxamed537 5 жыл бұрын
Iska ka sara cml
@farhiyafiskaabdiabdifiskaf4485
@farhiyafiskaabdiabdifiskaf4485 5 жыл бұрын
☝️☝️
@farhiyafiskaabdiabdifiskaf4485
@farhiyafiskaabdiabdifiskaf4485 5 жыл бұрын
Watching from kenya
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Ob waaa filmka aan aadka ujecelahay cawa meel xasaasi ah ayuu marayaa loyarka ilmihiisa lagu yaaci rabaa Inta ka war heeso like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Haa waba kahela wlh in marwlbo laso daya jeclahy plz subcribe isar walal
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Waaku saaray
@fartuuncxaamid6637
@fartuuncxaamid6637 5 жыл бұрын
T
@sahrobuux9846
@sahrobuux9846 5 жыл бұрын
Hhhhh lagu yaac
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
@nimco laki waaku saaray abaayo
@ilhaansamaaraoffecial9920
@ilhaansamaaraoffecial9920 5 жыл бұрын
Inta jiif ku daawaneeso like dhac kusii
@sweetheartinaadem8436
@sweetheartinaadem8436 5 жыл бұрын
Ilhaan Samaara offecial abyo subscribe isaar
@salmacabdinaasir8517
@salmacabdinaasir8517 5 жыл бұрын
Inta Hargiesa Ka Dawanyza Is Muujiya Halydin Arkoh
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 5 жыл бұрын
Duriyadii reer hargeisa idin mee zxpayal gob ayad tihiina liketa i saara wa mizkiintii o so habsaante
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
inta Germany ka dawaneyso like Filimku meel xasaaasi ah buu marayaaa ax waa ka naxay ruweyda yar Oo La afduubtay 😢😢inta sugu la,Loyarka Oo kiiska ilhaam faraha kala baxaayo io arinta oo sii xumaneyso ☺
@naiimamohamed2643
@naiimamohamed2643 5 жыл бұрын
Goormeee daran fiicnan lahayda inan saan kheyrka ugu dagdagno allaw na hanuuni oo kheyrkana saan ookale ugu dagdagna
@fartunabdi520
@fartunabdi520 5 жыл бұрын
Amiiin abayo
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Plz subcribe isaar plz walshey
@ashkunsuper5781
@ashkunsuper5781 5 жыл бұрын
Amiin abayo
@maryanaden5719
@maryanaden5719 5 жыл бұрын
Aamiin alow nahadee
@samirahassan4536
@samirahassan4536 5 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiiiiin yaaaaa allaaaaah
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 5 жыл бұрын
Walaalahayga somaliyeed aduunka wallal lagu yahee iso booqda o igu so biira
@fadumpsheikh5925
@fadumpsheikh5925 5 жыл бұрын
Waakusaaree isaar wall
@fayzhfayzh4601
@fayzhfayzh4601 5 жыл бұрын
Mcn abaayo wan kuso boqody thnkz
@kaltumguhad960
@kaltumguhad960 5 жыл бұрын
Wan kusaraay sister
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
I subscribed to your channel , hore u soco walaal
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 5 жыл бұрын
@@HawrarLyrics aadbaad u mahadsantahay wall
@cabdiwalicali7628
@cabdiwalicali7628 5 жыл бұрын
inta marisa iyo mammo faynuus taageerta farta taag
@BlackMan-tp4sg
@BlackMan-tp4sg 5 жыл бұрын
Inta ila arag inay islaanti doctorda ahayd wareegto noqotay maalmahan like dhac🤣🤣🤣🤣
@canabetacadey702
@canabetacadey702 5 жыл бұрын
Black Man feynuus taba bartay 😂😂😂😂
@aminationstudios4882
@aminationstudios4882 5 жыл бұрын
Faynuusbaa galaafatay
@BlackMan-tp4sg
@BlackMan-tp4sg 5 жыл бұрын
Wlhi been maad sheegin malmahan waaba ka yaabanahay😂😂😂
@fardoozdahir5697
@fardoozdahir5697 5 жыл бұрын
Hhhh bukankedi cafimaday so wa inay qaybt warifnimada gasha hda😂😂😂😂
@haniluulalove9024
@haniluulalove9024 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😂😂😂ani kula arky
@nimcoshariif5201
@nimcoshariif5201 5 жыл бұрын
Inta romiyow neceb lk dhc igu siya🤣😂
@shankaronmaxamedalqurankarim
@shankaronmaxamedalqurankarim 5 жыл бұрын
waaaw mash allah
@shankaronmaxamedalqurankarim
@shankaronmaxamedalqurankarim 5 жыл бұрын
muye hhhhhhhhhhhhhhh
@ramadancabdilaahicali8691
@ramadancabdilaahicali8691 5 жыл бұрын
Waxani waa filime caadi iska dhiga
@fatimazahraa2180
@fatimazahraa2180 5 жыл бұрын
Caawa filimka waa xamaaasad like ta ha iga xasdina walashiin ahee
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Fatima zahraa subscribe iisaar blz
@hamdiomarmuhumed9828
@hamdiomarmuhumed9828 5 жыл бұрын
inta ila sugeeysay qeebtaan like isaare fadlan 💖💓💗💖💓💕💞💓 one love
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Wakugusiye eee subcribe dhac igusii plz
@kaafiyagacal6041
@kaafiyagacal6041 5 жыл бұрын
queen Somali
@wiilkariyada5091
@wiilkariyada5091 5 жыл бұрын
Abukar mahdi fikradiisa inta ku qanacday like isaara walayaal
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Gabadha Foowsiya Walahi Bilahi Bilad Tahaba Ayaan Siin Lahaa Waa Gabadha Kaliya Ee Flimka Ka Ah Actor Dhaba Wooow Somali Isma Odhan Jirin Dad Sidaa Wax U Jilaa Ku Jira 😍😍😍
@cutecats6478
@cutecats6478 5 жыл бұрын
Saacad kadib farxadbad helaysa like Saar kadibna 1saac kadib wax aad Ku faraxdad helaysa Hadi anad Rabin iska sii soco like lacag Maher byby
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Hhhhj wan kusaaray
@safiyo664
@safiyo664 5 жыл бұрын
Waa ku sari
@fahmohajji5216
@fahmohajji5216 5 жыл бұрын
hhh xabbti mba duceyne ...
@abdiqani609abdiqani2
@abdiqani609abdiqani2 5 жыл бұрын
Rufiyanada filimka faynuus in ay thy dadka Ila arkay like Yana layga baqiilin
@deeqomohamed8068
@deeqomohamed8068 5 жыл бұрын
Adaa usoo horeeya laha😰waligey 5like ma helin😰
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Maryan Mohamed Waan ku saray subscribe iisaar blz
@warsanmediagroup8602
@warsanmediagroup8602 5 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 waa kuu saaray Adna iisaar
@deeqomohamed8068
@deeqomohamed8068 5 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 ok
@nasirezmahnasirm3456
@nasirezmahnasirm3456 5 жыл бұрын
265 ban kaga dhigay calacalkaga dartis maryaneey
@ilwaadnuur7298
@ilwaadnuur7298 5 жыл бұрын
@@deeqomohamed8068 naa tugsi badnida meshan ogaa kuga so nacay 😂😂
@luulhassan5177
@luulhassan5177 5 жыл бұрын
Reer Nairobi plz ha ila dhaafina gabadhiina baan ahaye inta kisaawhili iyo afsomali taqaanaba subscribe iyo like plz waadna ku mahad san tihiin🌹🌹🌹🌹❤🙏
@fayzhfayzh4601
@fayzhfayzh4601 5 жыл бұрын
Abaayo neyrobi majogi wan kusaary thnkz cdey
@abdirhamanabdifatah7043
@abdirhamanabdifatah7043 5 жыл бұрын
Akhrisan was not in
@ifrahyusuf5594
@ifrahyusuf5594 4 жыл бұрын
Hhh
@Abdisadik28774
@Abdisadik28774 3 жыл бұрын
Inta igamaso horesay Luley
@Ayuush143
@Ayuush143 5 жыл бұрын
inta from Baladweyne ka daawaneyso like dhac igu siiyo 👏🏻
@balqiisasuldaan585
@balqiisasuldaan585 5 жыл бұрын
Muunye wan ku taagera nolow qosolka iga dhamaysay wlhi from boorama😍😂
@farxiyaahmed7116
@farxiyaahmed7116 5 жыл бұрын
Asc wllyaal wxn idinku salamay salanta islamka cawa wa jimco an ku salino xbbkeena nabi muxamed salawatul caley (إن الله وملائكته يصلون علي النبي ياأيها الذين ءامنوا وصلوا عليه وسلموا تسليما)🙏🙏🙏 الدال علي الخير كفاعله🙋‍♀️😍😍
@niciimaahmed7365
@niciimaahmed7365 5 жыл бұрын
Scw
@mahadismail3346
@mahadismail3346 5 жыл бұрын
S
@azmaaapi1073
@azmaaapi1073 5 жыл бұрын
Farxiya Ahmed scw scw ❤️
@zaahin
@zaahin 5 жыл бұрын
Scw
@manhaahmed1393
@manhaahmed1393 5 жыл бұрын
Farxiya Ahmed scw
@najma112
@najma112 5 жыл бұрын
Ar romiyow inta naceb ani cml like isara
@susugoobdoon9699
@susugoobdoon9699 5 жыл бұрын
inta Germany ka daawaneyso lkin saar qoraalka🤣🤣🤣
@isseabduzadir5127
@isseabduzadir5127 5 жыл бұрын
Aniga Hanover ☝️☝️☝️
@Mudan-
@Mudan- 5 жыл бұрын
Kkkkkk aniga Marburg😂
@kafiyamohmed5633
@kafiyamohmed5633 5 жыл бұрын
Anigana Berlin
@AhmedabaasAhmed
@AhmedabaasAhmed 5 жыл бұрын
Stuttgart
@omarmohamedali2212
@omarmohamedali2212 5 жыл бұрын
😁☝️ ani München . Susu waa gobalkee adna
@anassomali8754
@anassomali8754 5 жыл бұрын
I LIVE YOU TEAM ILHAN❤❤❤❤💖💖💖💖
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Anas Somali subscribe iisaar blz
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 5 жыл бұрын
Xaaska yar ee muunye cajiib jilitaankeeda maashaa allah
@khadarmuslimn4321
@khadarmuslimn4321 5 жыл бұрын
Wll wallahi wan jecleedaay taan yaar
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 5 жыл бұрын
Aniga waxaa qosol igu dilay qaabka ey u .ordeysay maama feynus 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
🤣😂🤣😂🤣😂aniga macaa wa kula arkay
@asuumasuum8312
@asuumasuum8312 5 жыл бұрын
aisha sharif 😂😂😂😹😹😹
@farxiyaaxmed9864
@farxiyaaxmed9864 4 жыл бұрын
Like saar riwaada
@abdirahmangurey6612
@abdirahmangurey6612 5 жыл бұрын
Ilahw jandi nage dhamnten 🦄khyrkana na tuz Awladana naso hanuni
@zeinababdi8567
@zeinababdi8567 5 жыл бұрын
Today I didn't see ilhan I use to watch because of three people Romeo ilhan and Maris I love ilhan the most I feel bad I didnt see her tonight
@zureer5014
@zureer5014 5 жыл бұрын
filim iYo BadH WeeYe #like izaaR HadaaD Necep TaHaY in HooYo laGa nixiyo😢😭😭😭
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 5 жыл бұрын
Minyarada Muunye Asturnantay ku quruxoontahay Yeysan is Qaawin Plz Gaarsiiii Way quruxbadanthy Ha is qarisoo😓
@rukhiahassan
@rukhiahassan 5 жыл бұрын
@@hamdichannel6823 hhhhhhh
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 жыл бұрын
@@hamdichannel6823 car wakasayey inyaro aan noqodo ilahey ikama dhigo saaaan maa jirto
@najmoqaali4355
@najmoqaali4355 5 жыл бұрын
Abyo muu qawa
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 жыл бұрын
@@najmoqaali4355 abayo wax meshan isqabo👫 uma jedo ee waaa ruwayaad leee
@ahmedhasan7767
@ahmedhasan7767 5 жыл бұрын
Sidaan miya asturnaan ah subxana llah
@inamohamoud5058
@inamohamoud5058 5 жыл бұрын
3 views leehaa plz like i saara 😭😂❤️🇸🇴 from mogdisho
@nuriinibdillahi7943
@nuriinibdillahi7943 5 жыл бұрын
WaNku diidaY payo😂😂
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 жыл бұрын
Aaliya luula kuusarey abyo subcuribe iisaar
@boqorad.dheymanluul838
@boqorad.dheymanluul838 5 жыл бұрын
lke1 ad ana le
@daryeelchannel4760
@daryeelchannel4760 5 жыл бұрын
🔈🔈8 hab oo looga hortago cagaarshoowga ka daawo dr timajilac 💗subscribe wlaal💗
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe dhac igusiya plzz walalalay
@honabdifatahtiini9846
@honabdifatahtiini9846 5 жыл бұрын
Inta ka heshay fooziya jilinkeda like isar
@inaahmed8909
@inaahmed8909 5 жыл бұрын
1 mint talaa wana jogaa plzz like walige ma tuuksan like ha ila dhafin😂
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 жыл бұрын
iNa ahmed waankusarey like subcuribe iisaar wll
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 subcribe isaar plz
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe dhac igusiii
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 dubcribe dhac igusiii plz
@saharaqasim8qasim533
@saharaqasim8qasim533 5 жыл бұрын
@@Pentoncomedy .
@user-uw7mx2tw8q
@user-uw7mx2tw8q 5 жыл бұрын
Asbaro iyo cabdi xamiid markeey wada hadlayaan muusikada naga yareya waa codki oo gaban iyo musikada oo dheer naga gaabi bless abukar mahdi😍❤😍❤
@sam101act8
@sam101act8 5 жыл бұрын
This is the best series Somali I ever watched
@farxaanocadeeycadeey3652
@farxaanocadeeycadeey3652 5 жыл бұрын
Kkkkk eedo xaliimo dheereey soo xasuustay
@bintuali632
@bintuali632 5 жыл бұрын
Hhh big pro Oo kale ayuu noqdey caawa muunyo
@fardowsoahmednoor9815
@fardowsoahmednoor9815 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh big bro way isku ekaden munyo
@ciiseyare6934
@ciiseyare6934 5 жыл бұрын
Farxaanocadeey Cadeey ma ila aragtay
@nimcomaxamed2705
@nimcomaxamed2705 5 жыл бұрын
Kkkkk filimaka caadimaaha
@zamzammohamedmohamud5297
@zamzammohamedmohamud5297 5 жыл бұрын
Hhhh wlhi dacd iiga qosliye eedo xaliimo dheer🤣🤣
@azakidw9405
@azakidw9405 5 жыл бұрын
Aasparo waxoo ahaan jiray ciyaal faacali, asiga ayaa shida mishaan waa dadkii soo daalay waqtiga dabagalay. Markaan waa Aasparo team?. Iguqabo Suulka!..
@ilaqosoltv1641
@ilaqosoltv1641 5 жыл бұрын
Cawa qaraxo ayow leeyaha inta feynus tageersan like haila dhafina kulaha waa lanjeeriyaan afsomaliga bartay lool
@naimoahmedsulieman8054
@naimoahmedsulieman8054 5 жыл бұрын
Who needs Netflix when kaaf iyo kala dheeri is out 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@abdifatahsergio9511
@abdifatahsergio9511 5 жыл бұрын
Wlhi bllihi tollhi film iyo badh weyeh xitaa kuwa bollowooddka kuma doorsanyo kaaf iyo kala dheeri film tarikhda galY❤
@makeupbynaju6956
@makeupbynaju6956 5 жыл бұрын
Haley so boqdo guys Hada comment geyga arkeysid 👏👏😍😍Insha allah
@farxiyomaxmuud8177
@farxiyomaxmuud8177 5 жыл бұрын
xgee
@samira6781
@samira6781 5 жыл бұрын
Nagadaa tuugsiga najmo😂😪
@abdifamiliesismyfavorites4834
@abdifamiliesismyfavorites4834 5 жыл бұрын
Maanta qof todotaad aan noqday aqyaarta like ha iga baqiilina jumca kariim
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Ifrah Qaali subscribe iisaar blz
@hamichannel5790
@hamichannel5790 5 жыл бұрын
Askarigan wariifka ah inaa ceejiyo ayee iga heysa yaa ilaqabo
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Ani xataa wllhi
@hayatdugsiya5811
@hayatdugsiya5811 5 жыл бұрын
Maila aragty wlley 😁😁😁
@wacyigalinchannel2918
@wacyigalinchannel2918 5 жыл бұрын
hami chanel walal subscribe wan ku sarey igu cawi adiga mahadsan
@umuuneysnur7820
@umuuneysnur7820 5 жыл бұрын
Runti ani 🤨🤨🤨 ciilkisaa ihaayo
@queenanuzh1361
@queenanuzh1361 5 жыл бұрын
Haa wlhi marka romio uu lakul mayey aaba ka shakiyey hbnki koow in tif tif yahay
@iskudayinaaqrisobible835
@iskudayinaaqrisobible835 5 жыл бұрын
Waw inaba caadi matihin waad kabaxsateen ani mawa dawado filimawa somalida lkn hadda sida u arkey kaf iyo kala dheeri waan jecladay nice
@somalisweetgirl6854
@somalisweetgirl6854 5 жыл бұрын
Musalkaladaan okale noo badiya si an uga marano musalsalo ajaanib ah 😍❤
@ahmedyusuf7721
@ahmedyusuf7721 5 жыл бұрын
walasha iskuma hubtide Sediga Ha isku dirin qofki Fahmay Ba Fahmay😃🇸🇴
@ayanmahamedabdulahi1167
@ayanmahamedabdulahi1167 5 жыл бұрын
Faynuus inay jaceyl iyo waayaheedii ay shidneed soo xasuusatay
@safiamoha402
@safiamoha402 5 жыл бұрын
من مرّ هنا صلي علي النبي🌻💜
@Naaneeycaddey
@Naaneeycaddey 5 жыл бұрын
Safia Moha scw
@cabdibasiirxussen9301
@cabdibasiirxussen9301 5 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ٢❤😍
@queenalizebeth1401
@queenalizebeth1401 5 жыл бұрын
Calayhi salatu waa salam
@aysalochannel1570
@aysalochannel1570 5 жыл бұрын
Inta boorama ka dawaneysa ❤️salansare 🇸🇴
@farhiyazoona9011
@farhiyazoona9011 5 жыл бұрын
sidaan usugaaye waan dalay inti sida aniga cml u sugeysay like dhac dhac igu siiya bal☝☝
@HARGEISAH
@HARGEISAH 5 жыл бұрын
Agaasinka film-ku waa heer sare, well done film Director #Abukar Mahdi
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Isar subcribs plz
@zainabsalat7155
@zainabsalat7155 5 жыл бұрын
ilaahey swt hanagu aadiyo saacadul i jaabada ku jirto jimcaha inta wali jimco u tahay
@amaldiriye7606
@amaldiriye7606 5 жыл бұрын
Aniga Birmingham aan ka daawanayaa
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 5 жыл бұрын
Pls wll like ii Saar aan kuu saaree pls😍😍😍
@sodwamohamed2777
@sodwamohamed2777 5 жыл бұрын
Maasháa alaah kaaf iyo kale dheere waan kahaley noo soobadiya ilaa 50 kadhika asxaabta inta ka heshey kaaf iyo kale dheere ka he shey like iku siiye
@rahmohussen2022
@rahmohussen2022 5 жыл бұрын
Ma jiro walhi meel aan commenti ka bixaya ruwaayadan aad ayaan u jeclhy walhi dadkii ma taley cidii csqliyaysay way iga farxiyaan alleh haka farxiyo wad mahadsantihiin👌❤
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Rahmo Hussen subscribe iisaar blz
@fadumpsheikh5925
@fadumpsheikh5925 5 жыл бұрын
Qofkii 3xaad aan ahee like isaara plz hadii somalinimo jirto
@dhageysiquraan6340
@dhageysiquraan6340 5 жыл бұрын
Subscribe isar pls
@liin5598
@liin5598 5 жыл бұрын
Somali mahamed wll like ii saara🙏😂
@kaltuunmuseciise2854
@kaltuunmuseciise2854 5 жыл бұрын
Hal talo oo ku socota foosiya wall ma banaana in aad sidaad raga ugu dhawaato oo xabadkaaga usaarto waa danbi
@munocali9272
@munocali9272 5 жыл бұрын
Waa tun danbigu kala daranee sidaas ma fiicno wax yaabaha anshax xumada ah
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe isaar plz gawar walasha dadalesa ahay
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
@@munocali9272 subcribe isaar
@farhiabulhan2658
@farhiabulhan2658 5 жыл бұрын
Adigu diinta ku dhaqan marka hore
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Adi inaad daawato yaa kuu baneeyay waa danbi
@mulkiahmed2064
@mulkiahmed2064 5 жыл бұрын
Waxaan jeclaan laha foziya iyo ninkeeda in ay kashifaan sirta oo dhan oo duqaan foosha xun laso qabto time ilhaan Mida kale caawa nasteexo qurux ayey aheyd masha allah
@fardoozdahir5697
@fardoozdahir5697 5 жыл бұрын
Abukar mahdi iyo jilayasha flmk bartoda dhigeen keep going specially faynus sheikh dahir big love😍😍😍
@yaasmiinmohamedabdikarim3645
@yaasmiinmohamedabdikarim3645 5 жыл бұрын
Waaaaw soo dhacyeey qofkii ugu horeeyey noqday saan usu gaayey caawaa dhan Abukar mahdi thank you
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subbcribe isaar plz
@nazhaatmoha7880
@nazhaatmoha7880 5 жыл бұрын
inta sidode kle sugesy love y'all♥️😍😍😍
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe isaat plz
@suusansiman7453
@suusansiman7453 5 жыл бұрын
ImG
@xasanurur2703
@xasanurur2703 5 жыл бұрын
Cawa wan farax sanahy inta si deyda oo kala ah like dhac ha igu sii yan
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe dhac igusiii
@honeysilver5289
@honeysilver5289 5 жыл бұрын
Wee igu socotq sheekadan kaaf iyo kala dheeri waaa ka baxasten abukar mahadi noo sii waad beelo waaye mashallaah 🥰💁‍♀️
@amiirshekh7292
@amiirshekh7292 5 жыл бұрын
Inta reer saudi arabi like
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 5 жыл бұрын
hhhhhhh maama feynuus iyo sxbted si loo dilaa ka helay hhhh gabadha miskiinta weeba dhibeen hh baraawo dheh
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Farduus Cilmi subscribe iisaar blz
@zeitunyussuf8309
@zeitunyussuf8309 5 жыл бұрын
Wlh anabaa kayaabee
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 5 жыл бұрын
Zeitun Yussuf subscribe iisaar Blz
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 5 жыл бұрын
Way xijiyeenba 😂
@nimcoahmedfuree2659
@nimcoahmedfuree2659 5 жыл бұрын
Ninka gangistarka ma talayaa ugu jilnin fcn filimka
@hamdamohamed1707
@hamdamohamed1707 5 жыл бұрын
Bosbaas
@huthahasan3443
@huthahasan3443 5 жыл бұрын
filmka dhan wxn ugu necebhy romio
@suhaybdaacad9132
@suhaybdaacad9132 5 жыл бұрын
The best actors i have never seen before somalis.
@silverdost5289
@silverdost5289 5 жыл бұрын
Romiyow waxaa fiican in laga xayiro lacagta
@quruxdadumarkasamira3807
@quruxdadumarkasamira3807 5 жыл бұрын
Masha allah horo usocda
@kassimabdimohame4381
@kassimabdimohame4381 5 жыл бұрын
First person to comment 😭😂👍🏾🙏🏾
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 5 жыл бұрын
waxan layabay fowsiyo iyo Wllkeed Subxna Allah inta ila mid ah like isaara Wlhi waan yabanahy Wlhi
@sadiimohamed2646
@sadiimohamed2646 5 жыл бұрын
Alla qosolka iga dhamaade hadan fiirsanaaya sidaan u dhahaaye waqti fiican u raadi waqtigaanu iguso gaare munye Mara loso xira iga gadan 💓macsokor caleen shaah
@najibmohamoud558
@najibmohamoud558 4 жыл бұрын
Thanks 👍🇸🇴😄
@mumtaazmuhudin6785
@mumtaazmuhudin6785 5 жыл бұрын
Fowziyo caadi mhn actarad an inaba caadi eheyn❤️😂😂👍🏻👍🏻
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 5 жыл бұрын
Intii jiif ku fiirsanysa o usodiyar garwdaydy mesha bulluga eh taabta plz
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 5 жыл бұрын
Bisinka waxano dada maxay ahayen waxanba modayey inan ani u hureyo inti iga dambayso like iyo subscribe dhac dhac ku siya 🤳
@ikranabdullahi234
@ikranabdullahi234 5 жыл бұрын
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan l fbook ayan kugu ogahaye halkana ma timada
@fatoumahassan838
@fatoumahassan838 5 жыл бұрын
Hhhh waa lawada sugaya
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 5 жыл бұрын
@@ikranabdullahi234 haa sow adba ma jogtit qali
@ikranabdullahi234
@ikranabdullahi234 5 жыл бұрын
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan ha mcanto
@ilwadmead1067
@ilwadmead1067 Жыл бұрын
Wow waan ka helay filmka sida lo matly🎉🎉❤❤❤😊😊❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@suldaanaxmed689
@suldaanaxmed689 5 жыл бұрын
Inta muqdisho ka dawaneysa like dhac igusiya
KAAF IYO KALA DHEERI PART 24 FULL HD 2019
1:06:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 874 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 125 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 26 FULL HD 2019
1:28:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 865 М.
Muxaadiro | Sharciga iyo Qaanuunka | Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:39:46
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 28 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 28 FULL HD 2019
1:16:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 844 М.
XUJO PART 1 FULL HD 2020
1:01:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 988 М.
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 3,5 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 1 FULL HD 2019
50:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 701 М.