Qof walba oo aqrinaya commentigaan allaha siiyo waxa uu jecelyahay oo wanaag ah like ta dhac iigu siiya
@najmoabdulqaadirnajmoabdul26685 жыл бұрын
Rashka yare official aamiin
@UmmIsraa005 жыл бұрын
Rashka yare Official ameeeen
@zoyaquruux14665 жыл бұрын
Amiiin yarabi
@maxamedmacali37955 жыл бұрын
gabadha maariyo lalaqabo is astur dhar qaawan baad qabtaaye
@ahmedmahamed96765 жыл бұрын
Aamiin dhamanteen
@nimconalka57135 жыл бұрын
Aniga wuxuuba cil iga haya kan askarigaa ee Reomiyo wararka ugeeya inta ila qabta Like
@qadarqataa89425 жыл бұрын
Haa wasax askariga ru fiyaan ka ah
@youssefyounis39723 жыл бұрын
@@qadarqataa8942 11
@AbukarMahdi5 жыл бұрын
Reer KZbin Masaakiin Waaye Laakiin Reer FACEBOOK Tan Ay Caawa igu Dhigeen Canaan Wey Dhaaftay Waxooda Caayeey Mareysaa.Saacadihii Uu Filinka Dib Udhacay Darteed kkkkkkkkk Waxaan is iri Somalida Kuwa Ugu Xanaaqa Dhow Baa Filinkan Ku Xeran.Maxaa Besbaas idinka Wada Dhigay Walaalayalow kk Daal iyo Rafaad Kadib Wax Cajiib Ah Baan idiin Soo Saarnay.XAALNA WAXAAN IDINKAGA DHIGNAY SAACADA UU SOCONAYO FILINKA WAN IDIIN DHEEREYAY WAA SAACAD IYO BAR OK Ma Tihiinoo. Hada Daawada War Bixina iga Soo Siiya Filinka Balaayo Ha idiin Shaqeeysee lol
@munahassan55795 жыл бұрын
Abukar Mahdi aniga reer America hada nahay sabti baa no fiican in laso daayo
Alla saas ha dhihin daadka isku mid maaha wll waad inow dadashaa kheyr badan allah haku siiyo wll
@amiiratulquluub22525 жыл бұрын
Thanks abukar nin rijaal yakhi mar dambe hanagala soo daahin😍
@Inna_mohamet5 жыл бұрын
😂abukarow raali noqo lkn filimkani jimcaha sida bunka no qabta laba hapen manan sexan😊❤si kastoy ahataba mahadsanid
@biibiibeauty4865 жыл бұрын
Inta rasuulka scw jecel like ha iisaarto scw scw
@queenhanaa67575 жыл бұрын
Scw
@hodan17noor115 жыл бұрын
Subxanllaah Abayo macanto ado rali ah Rasuulka CSW magcisa sharafta leh like xun haku radin allaah meel ka irsaqo
@hibohussein37525 жыл бұрын
walhi waan dawada marakan waaya waan xaqaya
@ahmedhasan77675 жыл бұрын
Umu anisa like taada aya kafikirtay somahin
@liibaanmohamed26465 жыл бұрын
Walee umadaan imaanka laga qaaday wlh subxnlah like xun ayaa rasuulki lala meel dhigay wlh waa yaab
@cabascabdalla80915 жыл бұрын
Faynuus hadey dhimato filinka wa eber yaan ladilin feynuus inta jecel feynuus like
@beelobeeladaydi31545 жыл бұрын
hayey,faynus iska jir
@aishasheikh4amalow3515 жыл бұрын
Walahi anbaasaa isdhahay isku qalbi manht
@educationalchanell83135 жыл бұрын
mariiso waa madhax
@ahlammohamed91735 жыл бұрын
Faynuus dhiman meyso ee waxan waa riyo lee ufiirsada jimcaha danbe riyo ayey naqanesaa
@Hogol_5 жыл бұрын
Maxaa adilee bisinke
@cabdicali57315 жыл бұрын
Inta maama faynuus jecel like isaara
@fatxiinafg2745 жыл бұрын
Inta og inu cafimaadku muhiim yahy like isaara
@halimoelmiabouker44704 жыл бұрын
YES OF COURSE IS TRUE HAB
@hamdaabdirahmaan41345 жыл бұрын
Inta neceb askariga rufyaanka eh o hadey arkaan madaxa kufudhan laheen like dhac kusiiya 😂😂😂
@aminoali58765 жыл бұрын
Y txt f xxx uy Dr ey u uh other trademarks of Apple,
@shaadiyadiamond69275 жыл бұрын
HooYo macaan Alle Janada ha Geeyo😓😓like plz👍
@ummalikchannel71545 жыл бұрын
Shaadiga diamond igu cawi boqashadada thanks
@curejiaxmed82815 жыл бұрын
shaadiYa diamond amin amin yaa rabi🙏
@qadromustaf90465 жыл бұрын
intii mama faynuus ku qososhaye like dhc dhc kusii
@safiyasiciid18235 жыл бұрын
Soomali maxamed like hala dhaafina inta rasuulka scw jecel
@xidigareerhargeisa87385 жыл бұрын
scw
@abdixaabsade76035 жыл бұрын
Somali baan ahay like Igu cumaamada zxbiyal
@guleidgolden73575 жыл бұрын
Team faynuus Like dagdag ah ❤️
@ummalikchannel71545 жыл бұрын
Guleid abdi iso booqo shukran
@munamohamuud925 жыл бұрын
Ku jiraa
@nuur.jimaaaleabdi33695 жыл бұрын
@@ummalikchannel7154 9
@ummalikchannel71545 жыл бұрын
@@nuur.jimaaaleabdi3369 shuukran
@missmovingon97955 жыл бұрын
Team feynuus subscribe ka ila ogaada
@yahyecabdul28925 жыл бұрын
Jimcihii inta wesay riwaayda ee xanaaqday ani cml like isaara 😂
@thebosslady95145 жыл бұрын
Wlhi kula mida ahy🤣xnaq jabsdy😂
@kadijalove47695 жыл бұрын
Me xanaaq. Com
@فاطمه0745 жыл бұрын
Wlhi xad dhaf ayan uu xanaqat
@saladsocial10515 жыл бұрын
Ani xitaa wlhi
@ugaasoahmett82184 жыл бұрын
@@kadijalove4769 i
@hxxhx-x64975 жыл бұрын
Faynuus intii ku haysta 😂😂 👇
@dahabodahabocadey60815 жыл бұрын
Aniga xita abukar wan waxeya 👍😋
@drsshacbaan25325 жыл бұрын
Fadlan intii Ka Xun mamo Feynuus Sheekh Dahir in La dilo Like ii saara Somaaleey 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭
@Quman_qaali5 жыл бұрын
Mama feynuus wa qof dhiig bdn I love her 😍 Illahow cimriga ku dheereey
@ayanlesamaale5 жыл бұрын
Reer Africa way hurdaan sacadan. Reer Yurub iyo intaa Dhafarta unbaa dawanaaysa Caawa. Waligaay Like ma dalban hhh bal caawa igu deeqa Like. baasha Like la idhaah xiisan u qaba aaway Soomaali Mahammed 😉. Form Germayn,hbn kastaa oo axad ha halaga dhigo wayo waa hbn fasax ah. Intaasina waa kaftan. Mahadsanid Inj Abukar iyo Akhaayrtaada. Mahad badan ayaan idin hayna Caawa sidaan kolbaa u eegaayey KZbin ka wan daalay 😅.
@fartunabdi5205 жыл бұрын
Wan sojedna reer dhafar wa nahay kk
@ayanlesamaale5 жыл бұрын
@@fartunabdi520haye dawasho wcn 🤗
@ummalikchannel71545 жыл бұрын
@@fartunabdi520 abayo iso boqo shukran
@ummalikchannel71545 жыл бұрын
@@ayanlesamaale walal iso booqo shukran
@ashwaaqmohamed64865 жыл бұрын
Hana yassin abyo waan soo jeednay lkn adee 1:00 kuu tahay anaka00:00 ey noo eheed
@anzalhiraabeanzalhiraabe8065 жыл бұрын
Hada cafimaad qabto like isaar 😥😥
@abdiraxmanmuslim86095 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@MariaMohamed15 жыл бұрын
Walalnimadu waa wehel like dhaha hadaa walaashin ahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@@gobadgaredumarxitigtasaded7974 subscribe isaar ana ku saaro
@qalimohamed21095 жыл бұрын
Filimka in uu ka hadlayo dilalka ka dhacaya ingiriiska inta ila aragtay like ku dhufta
@naxariisproduction36835 жыл бұрын
Mamo feynuus inta xabada inee ku riyootay ayado la dilaayo aaminsan ismuujiya la aanteed waa eber wlh 😘😘😘🙏
@ikkyyikkyy55205 жыл бұрын
Thank you Abubakar mahdi Wallahi dhowr jeer baa youtube ka fiiriyay 😂 ❤️
@dhayman5 жыл бұрын
Walala yaal icawiya like
@qozleyzoinarazhiid1125 жыл бұрын
Deeq mucaawin hala gaadhsiyo hada 8 bey mareysa🤣🤣🤣gargarka fidiya
@missmovingon97955 жыл бұрын
@@qozleyzoinarazhiid112 subscribe isaar wll qali
@salmoabdullahi72345 жыл бұрын
Cawada waba ka niyad jabay saan ufiirinaayay inta ila midka eh like walaalayaal
@princessayanaragsan42435 жыл бұрын
Inta Borama Ka Dawnyza Like izaraa😂😂💪
@sisirdutta4484 жыл бұрын
BoraMa jusT noW😅❤
@shoaybadam94255 жыл бұрын
Inta anii cml searching u dhamaaty like ii dhaha😍😘
@ruunaliaadan365 жыл бұрын
Like iisaara kullahaa tugsi badanaa war tuugsiga iskadaayo iyo isku deysashada
@shoaybadam94255 жыл бұрын
@@ruunaliaadan36 xoolo
@abdullaahisaid74725 жыл бұрын
First comment Soo qor damcay walahi Mise 50 qof aaabo iga sii horeysa soomali maryooley ah five second gudahood. Inta iga dambeysa like ha igu xaasidin
@DM-gv4qw5 жыл бұрын
Abukar mahdi waa naga firxisaa Allah hakaa farxiyo 🙏
Masha allah wllhi somalida waxey qaden tilaab aad ufican Filim somali aa saan noqonaa isma dhaheen wllhi kuwa bollywoodka xatee waa ka fiicnyahay Somaliweyn Guul masha allah team Abukar mahdi
@11stars265 жыл бұрын
Hddii aad wakhtigey soo gali jirtay aad sugeysay ood hda dawaneyso alle cfmdka hku siyadiyo 😘💐
@Cadeey5 жыл бұрын
Thank you Guys i enjoyed watching this week better than last week I really wish you guys continued to speak Somali it is so confusing when someone tries to speak a language that they know nothing of
@rodasahal58285 жыл бұрын
you are 1000000000 percentage right lol
@hafsahafsa53445 жыл бұрын
Aniga ugu horeeya caawa yan lo kala hadhin liketayda❤️🤪
@ibtisamtimeofficial425 жыл бұрын
Hafsa hafsa isoboqo walashey qali
@dahraanmohamed67565 жыл бұрын
Markasto saaan maaa nooga dhigdid waa qanci leheene team faynuuz saan meey ugu baxday laaanteed abaaar come back faaynuuz.
@umumohamedaamiin92895 жыл бұрын
Inta boss baas si run ah uga baqdo please like
@Hogaanmedia15 жыл бұрын
Intii 20 _ 30 u dhexeeso like isaara
@aragsan65525 жыл бұрын
England 🏴 inta ka daawanaysa like isiya
@ummalikchannel71545 жыл бұрын
Caasha kaneeco iso boqo walal
@sacdiyoxuseen37575 жыл бұрын
Micnaha London mad kawadaa
@aragsan65525 жыл бұрын
@@sacdiyoxuseen3757 Maya London oo qudha England MA ahaa
@aragsan65525 жыл бұрын
@@ummalikchannel7154 OK xbbty mcn
@aragsan65525 жыл бұрын
@@ummalikchannel7154 waan ku saaray subscribe
@shamisqurux81765 жыл бұрын
Anaga hada rer saudi nahay waqti walbo laso dhigo diyaar mar walba dhafar.com 🤣🤣yaa ila mida reer saudi like ta haila agmarinina 😜
@naimaomeros96905 жыл бұрын
Hhhhhh haa wlhi aniga
@shamisqurux81765 жыл бұрын
Ne Os rer saudi miya thy wll
@farhiyacadey64435 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh aniga kula mid ah
@hoyoiyoabboabalkinajanoins32295 жыл бұрын
WA runata me to my sister l am from Saudi Arabia
@qalbiurooninadaahir11435 жыл бұрын
From Saudi Arabi alxasa
@rahmamohamed96284 жыл бұрын
Abukar Nin Wayn Moodayee Maba Ahee Waaba Wiil Yar oo Qurux Badan Mansha Alllah
@zahrocayni19885 жыл бұрын
Ilahey kacabsada inta like kuradsaneyso magaca rasulka scw
@abdimohammed58975 жыл бұрын
Hdh
@abdimohammed58975 жыл бұрын
EE
@YT-MAQUUSTE5 жыл бұрын
Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭ifkaa lagu yahay walaal😢
@naimastar93665 жыл бұрын
wan ku saray adna iisaar subscribe
@maryanswety96375 жыл бұрын
DHEEGASHO kuu saray wll adna ii sar plz
@Raqiyaluul5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/aHiQnIGbicxjnKM KZbin leeyda yaryar aan isla soo kobocno ee subscribe plz
@caashocadeeycabdi47665 жыл бұрын
Oky
@ifrahwasug12525 жыл бұрын
Waan kusarey ee imtaxaan ayaa ninkeyga galaa oo babuur ah ee isoo duceya walalayalow I oo kuguleysta leesinka babuur ka sadax marina wuu kudhacay markan afarat I uu kubaaso walalayalow week ayuu somaraa iso duceya waan murugsanahay ina farxadaas ilahey igu badalo
@xuseendalmarxuseen10375 жыл бұрын
hadad kamid tahay inta dhafarto oo nasiib ula kulantay flimkan 😊give me like ✌🏻