Sharmarke ali cumar iyo maxamud saleeban waa asalkii duriyada reer waaciye.
@fahima61868 сағат бұрын
Masha Allah Tabarakllah ❤ Wadankeena waa meel history socineysa ah lkn resources iyo qalab lagu baaro ama loo isticmaalo iyo qawaaniin dadka wax ku haga midna male marka halooga digo dadka waan arkay reer Somalia wax kasta kawardoona inteey leeyihiin beey naftooda halis geliyaan😢
@cabdalabarqadle638410 сағат бұрын
Xaaji aadbaan kuugu xiranahay si qaas ah waxaan aad u daneeyaa nooleeynta afeed ee aad ku dadaaleeyso sida aad u adeegsato erayda afkeyna ee sii suulaya aadbaan kaaga mahadcelinayaa sxb sidaas ugu dadaal.marar qaarna erayada aan dadka qaar fahmeeyn ee hadaladaada ku jira micno usameey insha alh
@ahmaddahirbareguleed511012 сағат бұрын
M.a Xaaji dirir keep going
@SamalehAli-c8d12 сағат бұрын
Anigu reer. Jabuti aya nhy dhulkan wa dul cajib ah wa aminin hadi u ilahy irahdo
@Forex_drama.14 сағат бұрын
ilaahaw dalkeenaan quruxda badan nooga ilaali siyaasiyiinteena iimanka la ee arki la qiimaha dalkeena eee gaalada utuugsi tago malinkasta
@SportsShowchannel12016 сағат бұрын
Aad baad indhahaya ugu raaxaysay sxp. Mahadnid. Dhul qrux badan iyo tebiye heee sare ah ayaa is helay.well done.
Keep it up xaaji dirir, bro you are blessed with top notch voice. You stand a chance to sell your documentaries.
@XaajiDirirkaКүн бұрын
Mahadsanid walaal
@cabdirashiidgurxan-d7nКүн бұрын
Documentery aad u qurux badan baad ka diyaarisay gobolka Bari ee Puntndland. maasha Allah. Kuwayaga Suxufiyiinta ah ee ee reer Somaliland, xitaa hal gobol Documentery kama samayn karaan, hadal, qabyaalad iyo qaad la cuno ayaa wakhtigu kaga dhammaadaa. Allah ha ku barakeeyo XAAJI DIRIR.
@mustg489110 сағат бұрын
iyagana uducee walaal, somali oodhana allah barakeeyo
@AbdirashiidJama-g7jКүн бұрын
Manshalah shaqo wacan
@mohamddhiidhaco5022Күн бұрын
Dal qurux badan oo dad la,aan ah ayaan aragnaa Daarood gaar ahaan majeerteen haddii ay cunsiriyadda iska dhaafaan dhulkaas wuu camirnaan lahaa lkn waa dad aanan lagu dhex noolaan karin oo cunsuriyiin ah arka dhulka qabiilada kale sida ay u camiranyihiin
@indhoweyneКүн бұрын
majeerteen intaa qabiil ee ku dhex nool qabiil kale oo soomaaliyeed kuma dhex noola ee dhulkaan baa aad u weyn waana 85,000kmsq
@mustg48919 сағат бұрын
@@indhoweyne war waa nin xanuunsan somalidana aan kala aqoon, ee jawaab ha iskaga qasaarin
@mohamddhiidhaco5022Күн бұрын
Hhhh 3 saf oo aanan la arkeynin oo kula aamiinsaya hayaaaaaay Waanba iska carari lahaa
This is easily the best 30 minutes I've spent watching a KZbin video. Sadly, I was born too early to witness this region develop the necessary infrastructure. Hopefully, the next generation will get to enjoy it.
@XaajiDirirka2 күн бұрын
Mahadsanid sxb Ilaahay haku sharfo
@a.sabriye57972 күн бұрын
Masha allaah tabarak allaah mahadsanid sidaa dhulkeena noogu soo bandhigto farxad ii tahay inaan barto quruxda dhulkena wlahi wa ilmeyay 😢 alxmd waxa is weydiya why somalida isku dilaan iyagoo gobol kastaa kheyraad u gaara leyahay maxa noo diiday. Inaan dhisano kheyradkana lasoo baxno? Qurbaha ku rafaadnay Aniga muqdisho ku dhashay xitaa mankala aqaano xili hore igu dambeysay inaan youtube ka firsado mahee
@marwaanofficial46902 күн бұрын
Keep going bro
@bigcatshukri37732 күн бұрын
I have goosebumps watching this Allah Ya Barik❤❤❤ we have the best coastline in the world how lucky are we😍 and how sad that all we care about is just Qabiil 😢as Somali’s may Allah put us on the right path ❤❤❤
@marwaanofficial46902 күн бұрын
Aad bad umahadsantahay wllo, wxd soobandhigtay quruxda iyo qaayaha iyo mucjisada rabaniga ah e soojiidashada iyo ashqararka badan ee allah nagudeeqay. Wxn niyadayda kuqabsaday in an insha allah kolka lamanahayga allah nakulmiyo aan dhulkan iyo dhulbadano wadankeena kutamashlayno ❤❤❤❤❤❤❤ Ilaahow boqorow wadanka noonabdeee
@Kheyr_show2 күн бұрын
Inta hammiga leh waxa niyad jabiya kuwa wahsiga bdn oo aminsan wax kama qabsan kartid dalkaga marka aaad iska dhego tirtid beri ayey afka qabsanayan gacanta waxa ay ku qaba aya hormar lagu garaa
@hamdimohamed65522 күн бұрын
Mashallah 😍❤
@Samakaab-i2v2 күн бұрын
Adeer akhiro baa hor marsatay alle ha ka abaal mariyo
@Daadir-media2 күн бұрын
0:15
@LJama61192 күн бұрын
Shanta saac waa jactad. Waa in meel kala bar ah oo 30 minute lagu nasto jiraan. Qofkii lugaha bxasanaya iyo qofkii suuli u baahan.