“Kaalmadihii Saamaynta Lahaa Ee Madasha Xil-Wareejinta” By Kuraase

  Рет қаралды 68,191

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 48
@drmohamedrage7704
@drmohamedrage7704 7 ай бұрын
Rayaale waa nin cabqariya
@Hello_IamHere
@Hello_IamHere 3 ай бұрын
Daahir oo kale dib ma inoo soo mari doonaa ?
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
HORN CABLE TV ❌️ HABAR AWAL 📺 Munaafiqiin😂
@maxmadfaysalarabia6678
@maxmadfaysalarabia6678 4 ай бұрын
Qabiyaalnimada Jooji
@cartancartan8452
@cartancartan8452 26 күн бұрын
Hhhh muse ayuu fashilalsy iyo wasiiradisa bilaa aqoonta Sacad muusna waxba kama sheegi kartid wa dad sharaf leh
@maryamadan5403
@maryamadan5403 3 жыл бұрын
Maantana khalif galdh waa mayti Shalay 08/10/2020 ayuu xijaabtay
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 жыл бұрын
Maalin taariikh ah guul iyo gobanimo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 26 күн бұрын
Wallhi taariikh baa qoran Muuse lkn taladii maa qaadan Cidna lama tashan Waana sababta keentahy Ina laascoond lagasoosaro 2024 Lkn qaadad weyn maxay la kala wareegan waa qarax iyo burbur😂
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
samater Ali sxb iska fadhi kudiirrr ahooow qaraankaan waa 28 sanno
@omarodowaa7661
@omarodowaa7661 4 жыл бұрын
Sadex madaxwayne oo geesiyo ah illahow Somaliland guul gaadhsii
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 жыл бұрын
halyay qaran mudane muusa bixi abdi alle xilka hakula garab galo
@SOMALIHacking-cf4pp
@SOMALIHacking-cf4pp 4 ай бұрын
Dahirow muse lamad talin miyah
@axmedcabdi3884
@axmedcabdi3884 2 жыл бұрын
Wataa kalmadihii maalibtaa ay la sii arkaayy
@hamzeahmed953
@hamzeahmed953 6 жыл бұрын
Kuraase wxbuu og yahay waa in fiiro gaar ah loo yeeshaa barnamikan dagdag ah
@MahadhoMedia21
@MahadhoMedia21 Жыл бұрын
sxip waa runta xita adigaagan ba dareen qaatey kolkaad qoraalka qoreysay maanta somaliland dhanbaa ka maqan 😢
@nimcn77
@nimcn77 Жыл бұрын
Cajiib dhalkeenina Wakaas Maanta Zero😫
@ibtisaamhusein955
@ibtisaamhusein955 6 жыл бұрын
Guul guuuul
@mubarikindho2173
@mubarikindho2173 Жыл бұрын
Qaranka jamhuuriyadda somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland MUDANE MUUSE BIIXI CABDI XILDIID
@guleteit7614
@guleteit7614 6 жыл бұрын
guul wadankaygii
@huhuhaha6754
@huhuhaha6754 4 жыл бұрын
Waxbadan oo run ah way hirgaleen hadalkiisa
@muusehamare8746
@muusehamare8746 6 жыл бұрын
mncha Allah
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
waa madax waynaha 20-sano ee soo socda ee aynu dhisanayno wadanka ee kayd dhaqale iyo quwad ciidan yelanayno ee caalam jira noqonayno ee biriishyadi paris yelanayno waa madax waynaha mustaqbalka wayo nin adag i.a..
@Abdisabir
@Abdisabir 6 жыл бұрын
Soomaalilaan cadawgeeddu wuu jabay ee maxaad rabtaan dee?
@updiphatahgorse7121
@updiphatahgorse7121 4 жыл бұрын
liph
@aragsanakhlaaqsan9916
@aragsanakhlaaqsan9916 6 жыл бұрын
masha allah waa malin tarikhiya oo xuska u gali dointa jamuriyada somaliland allah ha kula garab galo xilka qaranka ee mnta lagu dhariyey mudne muse bixi cabdi waxan ku dorany inad thy nin dalkan jecel naftisa u so hury hadana hagi kara oon ku kalsony ....
@AhmedSalaanAbdurahman
@AhmedSalaanAbdurahman Күн бұрын
K
@isaxaaqhassan3686
@isaxaaqhassan3686 4 жыл бұрын
Waar riyaalee haysoo noqooytoo
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 6 жыл бұрын
Muse Bixiba Silanya Kursiga Saray Tababaryna Ee Cunsuriyada Joji Kurasow Cuqdadba Kabuxde Silanyo Walayqana Wuxu Yahay Nocago Kle Labarimaye Cago Dhigo
@abdirahmanbaqdaadi3760
@abdirahmanbaqdaadi3760 5 жыл бұрын
Waa run oo beenale markhatigisu fogayaye muuse afkiisu kayidhi isla khudbada laftrk3eda Madaxweynihii iga hireyey ahmed mahamed maxmuud siilanyo oo ah tababarhaygii siyasada
@halimonur2300
@halimonur2300 6 жыл бұрын
Qashin weeye habar awal wax la arko iyo wax kursi la saaro toona may ahayn laakiin afxumadii iyo qabyaaladii ay Siilaanyo iyo h.j soo mariyeen wa dhito u taal
@halimonur2300
@halimonur2300 6 жыл бұрын
asal hargeisa qudhun baad tihiin in my book
@badarguray3243
@badarguray3243 4 жыл бұрын
Dhiilo reer Awal waa kuwa ku baray Nidamka dowlad ninmo Alle Alle haw Naxaeiste Ina cigal Ayaa Somaliland halka kenay berkadyaahay
@alisahardidi1910
@alisahardidi1910 6 жыл бұрын
Aniga Mar hore ayaan sheegay kan wariyaha isku sheegaya iyo adeerkii hctv sumcad xumadooda in doora Waa kuwii u qabqablaynayey muse shaani bal shaqo haka siiyo madaxtooyada si xafladaha tamashleynta gurigiisa si ay u duubaan.
@samiirabdulahihassan6514
@samiirabdulahihassan6514 6 жыл бұрын
gul iyo gobanimo my dadkaygi
@mohhamse551
@mohhamse551 6 жыл бұрын
Hctv waa cunsuriyiin siilanyo dhaliishiisa sida ayuguradinayaan wuu tagaye kadharga albaabkii la idinku horjoogay
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
maya wll saas ha oran mar walba ka jooga wuu edaysan yahay ibnu adamka cid rali galin karta ma jirto marka riyalaba wa la karahsanayey intu xilka hayey ina cigeel isagana waxa la odhan jiray waa sixiroole kkkk marka maba jio madaxweyne aman kaga taga lkn marka danbe aya lo oya marka jooji qabyalada oo markasta u fikir si baldhan oo hankagu ha dhaafo qabiil
@samaterali9039
@samaterali9039 6 жыл бұрын
Kuwani waa cunsuriyiin siilanyo iyo muuse biixi ayaay kalaxigsanayaan iyagoo og in MUUSE kabihii siilanyo gashaday kuraasi jooji ooqira waxa SIILAANYO qabtay hadii kale muuse xafadisa dhafi maayo
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 6 жыл бұрын
waarde cidi ma caayin ee wax jira uunbu kahadlay TVga iyo wariyhu way iska cadayd in aanay talada dalku ahayn mid ka go'da siiranyo kamanay ahayn doqonimo iyo jileec se waxa sababay xanuun haday cid qabyaaladi ka hadlisayna adiga weeye waxa kaa hadliyay ee kugubay waa qabyaalad
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Waar daahir rayale walee Nin lagu diirsaday ayuu ahaa abtiyaashay loo taloyo mooyane talin garan maayaan nio bal dib is kugu noqday
@somalisomalilanderlion1536
@somalisomalilanderlion1536 6 жыл бұрын
wxan moodayay horn cable television madaxbanaan oo ka madhan qabiilka iyo qudhunka in ragaadiyay lkn wariye kuraase iyo mulkiilaha iyo bahda televisionkuba maanta wxy isqariyaan oo yidhahdan umada dhexbaanu unahay way fashilmeen wariye kuraasana fashiliyay
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
somali somalilander lion kkkkk kkkkk halkeed Ku aragtey wariye somaliyeed oo dhex ah abti
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
inuu tv reer somaliland ah yahay markii hore maanad ogayn eeley aya tahaye kuwa xamar ka shaqeeya ma somaliland ayey ka shekeyan kuwinaba ma dawane hana dawaninade dawada qaraxyadiina
@YouTubecreat716
@YouTubecreat716 6 жыл бұрын
😂😂 cuqdad ayaa kuraase Ku buuxda dhimo dheho
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
Somalia's Presidency challenge
2:59
Al Jazeera English
Рет қаралды 23 М.
Caleema Saarka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
9:13
Horn Cable Tv
Рет қаралды 76 М.
Qudbadii Siilaanyo MN USA 2
10:01
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 32 М.
Siilaanyo iyo Taariikhda Halgankii SNM
13:35
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 104 М.
TALOOYIN MUHIMA ARIMAHA DOORASHADA
2:35:02
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 815
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН