Kaamira CC-da oo soo bandhigtey ninkii lahaa lugtii go'nayd ee jidka Muqdisho lagu arkey| ARAG HEE|

  Рет қаралды 38,988

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Kaamira CC-da oo soo bandhigtey ninkii lahaa lugtii go'nayd ee jidka Muqdisho lagu arkey isagoo jawaan ka soo saaraya lugtiisa & laamaha amniga oo qabtey ninkan balse wuxuu sheegay waa yaab?
Sii gudbi.

Пікірлер: 152
@abdirizak-osman
@abdirizak-osman 5 ай бұрын
Saxiibow bahasha run u ekeysii run maahee. Qofka lugta laga jaro mudo bil iyo kabadan ayay lugta dhaawac ahaaneesaa oo laguma xeri Karo qalab lagu socdo, ee waxaa kafiicneed inaad dhahdo bukaankii wuu jiifaa ee waa qofkii lajoogay ee korjoogaha u ahaa qofka lugta wado ee tuuray. Thank you.
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 5 ай бұрын
Asc waasax lugbukto matlagning xerikaro qalab laakiin lugta waxaan isdhahay tallaajo amaa laga som saaray xataa xanuun kama muuqdo ama juudaan aajoogo allaahu yacllam
@ftshmh4761
@ftshmh4761 5 ай бұрын
Waa macquul warkaagu
@suldanshariff1398
@suldanshariff1398 5 ай бұрын
War nyow lug manta lajir side lugu soconi wax macqul isheg😂😂😂😂
@jamaalaxmed-eo6yt
@jamaalaxmed-eo6yt 5 ай бұрын
Waxaa dhici karta Inuu Isbitaalka jiifay intuu karaysanaayay marka maanlintaas ayuu kasoo baxaayay markuu raystay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
ALLOOW SOMALIDA UDHALI DOWLAD ISLAAM AH OO EDBISA WEY UREENE UF UF
@themajec533
@themajec533 5 ай бұрын
Aniga aragtideda waxan uarkaa lugta sixiir xamar lagu lugoonayo ee doolada quuraan ha aqrisato
@lionsxxx3968
@lionsxxx3968 5 ай бұрын
Subxanalah xamaraa lug aa la radinayo qofkii lahaa amar badnaa😢
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 5 ай бұрын
Kkkkkkkkk xamar
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 5 ай бұрын
Lakiin lug hada lagooyay see loogu socdaa I am confused walaahi
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 ай бұрын
Wa runta wlh abaayo lug la gooyayay waba dhawac xita socodka lama qabsan kartid
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 5 ай бұрын
Mahlkaasaanmaraynaa. Bismilaaahiraxmaaniraxiin. Walaahiwaayaaab
@haania2495
@haania2495 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 5 ай бұрын
MUNASAROW aadaa caqli la'aana ninkaa xaragoonaa maa maanta lug laga soo gooyay soo middii 1 sano dhayida iyo baanta lagu heyn jiray maahan.
@abdirahmanahmed3538
@abdirahmanahmed3538 5 ай бұрын
Oo maqof luglajaray oo markiibasocdaa laarkay😢😢😢😢😢
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 ай бұрын
Subxaana Allaah
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 5 ай бұрын
Subxanallah yaa rabi allow yanaan jidhka googoyn
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Muqdisho naga cilmi badan!
@saidohaji4800
@saidohaji4800 5 ай бұрын
Qof hadeer lug laga jaray goormuu biskooday oo durbaba lug loo geliyay oo uu weliba dalcada marayaa oo bacaad ku lugaynayaa intaasoo dhan lugtu ma jawaankay ugu jirtaa miyaa ma qurmin xitaa ??? maxaa khaldan tan ku noqo Munasar please.
@abdirizak-osman
@abdirizak-osman 5 ай бұрын
Kkkkkkkk usheeg saxiib midaan masoconeesee
@JeyCade-x7e
@JeyCade-x7e 5 ай бұрын
Ninkaan lukta weyba kutaalaa aaway tan goaday
@Abdikhalaq515
@Abdikhalaq515 5 ай бұрын
Qofka lugta laga jaray sidee markiiba ugu socon karaa lugta caaga ah qof lug laga jaray waa dhaawac ugu yaraan 2 bilood ama 3 bilood waa in lugta ladaweeya
@tawanecade
@tawanecade 5 ай бұрын
Mahadsanid munasar wll
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Ninka jawanka wada wuxuu Leeyahay Labadii Lugoodba
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 5 ай бұрын
Subxan Allah alxamdullilah iney tahay tiiso 😂😂❤️❤️❤️😭😭
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 5 ай бұрын
Sxb munasar hanagu kalifin in aan KZbin kada dawan wayno sxb aan jecel nahay aya tahay sidee lug bishi sadexaad la jaray lagu socdaa
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h 5 ай бұрын
Subxaanalaah subxaanalaah wax la arag
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 5 ай бұрын
Moqdiisho wameel dhimataay subxanaalah
@themajec533
@themajec533 5 ай бұрын
Hadaba lugta waa sixiir acudu bilaahi mina sheeydani rajim
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Subxaana Allah. Waxay aheyd in uu duugo lugtiisa. Oo asturo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
Dadku ku xumeynayaa Subxaana laah In aaqiro laweydiinayo ma oga miyaa xubintiisa Reed kale nin lug laga jaray waaba naafo dhawac cusub e massage wax turi kara? wan yabanahee
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 5 ай бұрын
Qof marka qalliin yer lagu samaynayo waa ogolaasho & Saxiix laga helaa ehelka bukaanka. Marka ninka lugta laga Jarey juwaana looga riday wuu qaatay lugtiisa waa isaga sii socdaba kkkkk . Munasar waxa u sheegayo waa qaadaty miyaa adigu 😂😂😂
@zakaramahamedali7361
@zakaramahamedali7361 5 ай бұрын
Lug Aa laga gooyay lug macmal ah aa loo galayshay tiisiina jawan uuku qaatay wuuba socdaada yeah hhhh shekadii AUN marshaale iyo Ow kuukuu ey Dadka ku madadalinayeen camal waaye tan bro kaama yeelon
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 5 ай бұрын
Subaxnalah 😢
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
Yaab xamar hawlo badanaa
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 4 ай бұрын
Waaxaasi macquul ma ahane warkale keena
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 5 ай бұрын
Subxaanalaahi
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 5 ай бұрын
Lug hada laga goyay macmal horey laga galinayo
@abdinasirbered1753
@abdinasirbered1753 5 ай бұрын
Kkkkkk walalakaa like ii dhaha iskama dhahoo dadka uu la hadlaa waxma garato miyaa soomalidu waxay yiraadaan hadad been sheegayso wax u eg sheeg
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@Degaliah
@Degaliah 5 ай бұрын
Sheeko ninki iska jaray ayaa turay kulahaa😂😂😂 meshaa wa bahalo galeen ee ma qiil losameena
@faysalharun3839
@faysalharun3839 5 ай бұрын
Ninkaan arakno macwiista wata lawadiisa lugood waacadi 😮 mafahmin 😮
@hiboali5025
@hiboali5025 5 ай бұрын
Labada lugood xataa dacas ayuu ku wataa, bahasha cusbo inuu u yeelo ayaa roonayd
@haania2495
@haania2495 5 ай бұрын
Kuwa isbitaalka ayaa gardaran ma ahayn in ay isaga u dhiibaaan iyaga ayay howshooda tahay in ay asturaaaan Yaa allah dad cilmi leh dalkayga howshiisa u dhiiib
@ubax3018
@ubax3018 5 ай бұрын
Nin kaas wlhiy xaasid Buu ahaa cudurka loo jaray Buulahaa kufaafi magaalada Xayawaan jaahila
@faihas-y3s
@faihas-y3s 5 ай бұрын
Nin ku markaa ma saddex lugood buu lahaa
@AliOsman-wm3zq
@AliOsman-wm3zq 5 ай бұрын
Lug maanta la gooyay miyaa hadane maanta loo gilinaaa mid kale dadka maa la waalaaaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Walahay xamar waxbaa ka taagan
@MahafAli-jf9jc
@MahafAli-jf9jc 5 ай бұрын
Asc waxaad sheegaysiin wax macquula ma ahan qof hada lug laga goyey baa isla marking lug intii loogasho soconahay waa wacaan dhici Karin lugtu waxay ubahan tahay in ay biskooto kabacdina in loo sameeyo lugta kabac sii ugu soconla in labaro idinka wax baad qarinaysaan waxaad ubaahan tihiin hay adaha amnigu in ay idin baaraan lugtaas ninkaas asagu malaha dad kale baa leh hala baaro ninkaas baaritaan macquul ah
@Hoyadey
@Hoyadey 5 ай бұрын
Oo lugta isla marka qofka Laga gooyaba lugkale oo macmal ah ma loo gelinkara mise waa iney u reysato ninka ma horay ayaa looga geliyey sow u siiqaaday lugtii Laga jaray?
@Faaduma1
@Faaduma1 5 ай бұрын
Asc lug inlagoyey een buskoonin see logu socana macquul ma ahan
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 5 ай бұрын
Yaab badan guurmey bagsootey lugta
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 5 ай бұрын
ASC NINKA hadii lugta lagagooye yaa iska leh inuu aaso ibtiaalka ayaa leh inuu Aaso
@Ismailw19
@Ismailw19 5 ай бұрын
Haddii lugtiisi oo la jaray ayuu ku tuuray baad tidhee isagu muxuu ku socday?
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 5 ай бұрын
Ninka socda ayaa iskaleh lugta kkkk xaaraami baatahey oo beenloow ah War si kale irsaaqad u raadso
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 5 ай бұрын
😂😂😂
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 5 ай бұрын
sidee ayuu ku socdaa nin dhaawac ah oo hadda Lugata laga jaray macquul miyaa waxaas waa in uu mudo jifaa qofka lguta laga jaray
@ShugriWacan
@ShugriWacan 4 ай бұрын
Horta ninja luggage laga jaray waaba soconayaa e .lug ayuu leyhy subxaalhaa
@abdullahiahmed4026
@abdullahiahmed4026 5 ай бұрын
Walal qof manta lug laga jaray gorma ayuu cabiray
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 5 ай бұрын
Nagabarax maanta dhan nin caadi usocda natuseesaa
@SankaXalweste
@SankaXalweste 5 ай бұрын
Ma ninkas cadiga usocdo 😂 meqa niman lug caag gashan arkenay maxe sas ugu socon wayen😂
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt 5 ай бұрын
WAX WEYN AYAA KHALDAN DHAQTARKU MARKUU KA JARAYBA MA HORAA LOOGA GELIYEY LUG CAAGA GOORMA AYUU MARKIIBA BOGSADEY INTUU BOGSANAAYEY HALKEE LUGTAAS LAGU HAYEY WAR XAMAR HAWLA BADANAA
@mslove5933
@mslove5933 4 ай бұрын
Caadi iska dhig caruur uma shaykeeneeside waayo lug la jaray xanuunkeeda laguma Socon karo ilaa ay ka bogsato ninkaana maba dhutinaayo waa nin xaragoonaayo ee bahasha naga soo baadhee
@Sundus724
@Sundus724 5 ай бұрын
Telegram kaga munasar noo sheg
@Respect__channel133
@Respect__channel133 5 ай бұрын
Wxn ka maqlijiray somalia Da,Reer comment'sga dhahaan wajigaaga ama Afkaaga luuq dhige ka carar hadda waa tii oo kale bisinkah😮😂😂😂
@MumtaazHana
@MumtaazHana 5 ай бұрын
Sorry allah u cafiyo family ninka maxey ugu dhibiwayn waxa laga yawa in o is la shekasaty ilahow xubana nasizay hanag dhanatalin Inata laan ilahow cafimad si Aamiin Aamiin Aamiin yarabi😢
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 ай бұрын
Somali Sudanese maxeey yirahdeen?? We only chop but it’s up to you to dispose yaah! $$$$$ love that business model
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
Qofka jawaanka wada waxaa ugu jira ama xiran yahay dacas miskiin ama dacas Chinese
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 5 ай бұрын
Ninka lugta lagajarey sidu usocon kara markaaba wax dhicikara maaha lugta marka qofka lagajaro markaba wala meydha waala kanfa waana la aasa qofku mudo madocokaro wax run u eeg sheeg
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 5 ай бұрын
Sidee hadii lugta laga jaray lugtii oo dhaawac ah lug kale loogu geliyay iyadoon lugtii boskoon oo dhaawac ah kama soconkaro illaahay ayaa kula xisaabtamaayaa beenta aad shegaysid waa xaaraam waa lagu fahmaa macquul maaha benloow
@themajec533
@themajec533 5 ай бұрын
Asc
@TripleA0825
@TripleA0825 5 ай бұрын
Amni xumada sidan hadday kusii socoto qoor aa lagooyi ayaa lagu soo kic doonaa 😢
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 5 ай бұрын
Lugta markay nervouska kadhiintaan lug buuran ayay noqonaysaa waa isaaga
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 5 ай бұрын
Qof lug la maba ahnee lugasiisa waa caadi ee
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 5 ай бұрын
Lugta hadii lajaro horay miyaaa lugmacmal ah looxiran karaa soo dhawac maahan lugta lajaray yaaab
@dhegnaas
@dhegnaas 5 ай бұрын
Waa been luga leh. Fiiri qof lug macmal ah loo sameeyay iyo qof caafimaad qaba miyaa isku socod ah. Tan kale ninka lugta laga jaray muddadii dheerayd ee uu caafimaadayey ilaa iyo lugta intii looga gelinayay xagge ku jirtay lugta la jaray??. Qof caafimaad qaba oo jawaan alaab ku wata ayey dheheen waa qofkii lugta laga jaray?. Subxaanallaah.
@CabdiwaxidAxmed-n3j
@CabdiwaxidAxmed-n3j 5 ай бұрын
Waxan camal waxa ladhaha lugtada ka carar😂😂😢
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 5 ай бұрын
INAA JIIS SAXA RAADSATIIN BEY AHEED TAYMKANA DHEEREYSID LAAKIIN WEEK WAX KAYAR LUG LAGU GOOYEY LUGKALANA LAGU GELIYEY LAGUNA SOCDEY TABABAR LA AAN IYO LAQABSI LA AAN WAA YAABKA DUNIDA MID KAMIDA/ANWAABA YAABEE MA ILAYAABTEEN😂😂😂😂
@harunmohamud3028
@harunmohamud3028 5 ай бұрын
Munasar waxad sheegeyso waxba kama jiraan ee wax loo qaateen ah sheeg
@hiboali5025
@hiboali5025 5 ай бұрын
Ninka dacas ayuuba qabaaye sidee lug kale loogu galiyay oo dacas oogu socdaa
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 4 ай бұрын
Isbitaalka qaldan aduunyada isbitaal bukaan qaliin galey oo dhaawaca xunnihiisana qaar waayey oo maskaxiyan dhaawacan in jirkaagii lagaa jarey qaado oo astur layiraahdo ayaaba khalad weyn ah
@user-he7cn5kk4z
@user-he7cn5kk4z 5 ай бұрын
Nin mgcis madawiine ladhaha hdn qaldnen
@haania2495
@haania2495 5 ай бұрын
Reer muqdisho cabsi cabsi caadi ah ayaa Iska tihiin subhanallah cidiyaha marka aad Iska jartaan ayaa lagu yiri Iska tuug maxaa u malayneeee lug
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 5 ай бұрын
Macquul maahan qof lug hadda laga jaray see lug loogu xiray ugu socon karaa macquul maahan
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 5 ай бұрын
Lug maanta lajaray oo dhaawac ah Ayaa lug macmal ah loogaliyey Ninaan Caruur miyuuuw ushekeyn Dhawacii aaway lugta Cabirkeedii aaway Diyarintii Aaway Tababarkii aaway qofka dhawaca markuu karaysto 30 days ku qadataa training Yaabkaan eega Hospital miyey ugu diyaarsanayeen 6 qodob
@degan4
@degan4 5 ай бұрын
Mali dimbi leh, nin lug laga jiray goor dhow uma eked Ma isbitaalka ayaa u sii ha yay oo Markus ladnadaty buu soo Doontay?😢😢😢
@themajec533
@themajec533 5 ай бұрын
Isbitaalka suudanta halbaro nin ay hada qalen oo socdo sudanta waa sixiir badan yihin hala baro sababta ay nin ayhada qalen lugugu giliyen
@mulkiali8797
@mulkiali8797 5 ай бұрын
Subhanalah qofka sidaa u socda lug fake kuma xirna ninkaa socodkiisa wuu siman yhy qofka lugta fake ugu jirta ciribta ayuu dhulka ku bilaabayaa ilaah un baa garan sidey wax u jiraan wadankeena ilaah nbd ha inooga dhigo cabsi baad ina galeneysaa yurub waa ku daalney maalin walba wax inaga nixiya inoo soo sheegtaa wax ina farxad galiya inoo soo sheeg brother plz 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 5 ай бұрын
Asc wallaalkeey warkaan soo hubi wax macquul maahin ninka xanuun kama muuqdo ee waxbaa lagu qarinaayaa jùdan aabilaawday allaahu yacllam war ilmaha hanalloo illaaliyo iyo dadka waa ween ha fagajignadaano alloow na amaano yeel somaliyoo dhan
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 5 ай бұрын
Aduunyo bal hodon Naa magacyo cusub ayey ula bexeen 1991 dii dadkii soo galey magacyo cusub ayey ula bexeen 😂😂
@safiyajimale9800
@safiyajimale9800 5 ай бұрын
Kkkk nin lug laga gooyey oo lugtiisa jawaan ku wato oo laafyoonay xanuun la aan astaqfurralah
@hajijama2429
@hajijama2429 5 ай бұрын
Xarifka terminator ala sheekadan uma bogin
@faizafaba7223
@faizafaba7223 5 ай бұрын
Ninkan dacas ayuu wataa qofka llug lo galyeyne sports kabo ama sandal xeran karaa😅
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
Lug hada lajaray see loogu socon karaa isla hada
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 5 ай бұрын
Ninku wuu socdaa ma qofbaa socon kara lug laga gooyey😅
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 5 ай бұрын
KAAMIROOYINKA WA WEEYN AYEEY QABTEEN SIDA ADUUNKA AMABA WADAMADDA HORUMARAY TAALO WEEYNA KU MAHADSANYIHIIN HETADAHA NABADELYADA IN WAX WALBABA LAGA ZAQIIJIYO SIUUSAN ISQABQABSI AMA DIFIRAAD UUSAN UIMAANIN BAL SIDA KUWA LOO BASHAY CBB DA EE DALKA IYO DOWLADA DACAAYADEEYO HORUMARKAA MA,OGOLA
@mohamettmuusa8091
@mohamettmuusa8091 4 ай бұрын
Waxani wa sixir nef si lo dugyy walagu dalay hada ma waxa Lakeny in magalada lagu turo lugo
@nevergiveupallahwithyou9646
@nevergiveupallahwithyou9646 5 ай бұрын
Arinkaan armey marketing tahay isbitaalka ka danbeeyo si uu helo bukaan badan oo lugaha ka cabanaya.
@HodanMusa1
@HodanMusa1 5 ай бұрын
Wuu qaadan kari waayey sxb Danta ayaa kukaliftay cidna waxba uma gaysan ⁉️🛑🛑🛑🛑🛑
@farhiyakhaliif7451
@farhiyakhaliif7451 5 ай бұрын
Tana manoo dhimaned 😳
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 5 ай бұрын
Lkn ilaa uuka cafimado meeshi dhawaca aheyd Lugtii lajary miyaney qurmin 😂😂😂 wa yaab
@quruxdaiyoaduunka496
@quruxdaiyoaduunka496 5 ай бұрын
dadka lugaha macmalka loo galiyaa wakhti dheerbay u baahantahay inay la qabsadaan ninkana waa mid si caadiya u talaabsanaya lugtase ma talaagadbay ku hayeen miyaanay qurdhmayn siduu inta lug laga gooyo hore ugu talaabsankaraa somali caqlgiu ha sheaqeeyo
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt 5 ай бұрын
NINKA XARAGOONAYA LUGI MA GO,NA EE WAX KALE AYAA JIRA
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 5 ай бұрын
Dhaqtar lug ka jaray bukaan oo qofki lugta laha dhahay qaado lugta oo astur😂😂😂 dunida somalia kaliya ka dhacda 😂😂😂
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 5 ай бұрын
Sxb ino faah faahi ninka macawista wato miyaa lug laga jaray😂😂😂
@yacquub111
@yacquub111 5 ай бұрын
Xayisiis free ah miyaa mise
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 4 ай бұрын
Wayaab lug hada la jaray oo isla markiba lugkale lagu bedalay Ka fikir inta adan noso gudbi wariyow??? 🧐🤭
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
Ninkii laga jaray ayaa tuuray arbeen badanaa kan
@hassanbardacad5600
@hassanbardacad5600 5 ай бұрын
Adeerkay baa lug laga jaray barshada lugti feega aheed markuu reestay kadib waxay kuqaadatay inuu biraha iska dhego 3bilood
@markaawi750
@markaawi750 5 ай бұрын
Kkkkk ninkaan lug macmal nin ugu jirto umaba ekeee nin caadi usocdo waaye
@Yussuf-Fieore
@Yussuf-Fieore 5 ай бұрын
Mafahmin 🙄 sheekadaan
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 5 ай бұрын
Lugtiizii zey kuthy wuuba kuzocdaahe ze wx uwadaa munazarow
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 61 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 23 МЛН
BANGLADESH | A Revolutionary Change?
14:42
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 29 М.