Kaddib Mahrez & Ziyech waa kuwee shanta laacib carabta ah ee abid gaaray Final-ka Horyallada Yurub?

  Рет қаралды 513

Haaruun Khasaaro

Haaruun Khasaaro

Күн бұрын

Ka hor Riyadh Mahrez & Hakim Ziyech waxaa jira ilaa Shan xiddig oo carab ah ee abid gaaray Final-ka Koobka Horyallada Yurub, imise laacib oo carab ah ayaa nasiib u yeeshay inay ku guuleystay Champions League, xilli ay kama dambeysta tartankan isku hayaan Chelsea iyo Man City.

Пікірлер: 23
@mohanathashka1503
@mohanathashka1503 3 жыл бұрын
inshallah man city guul fans city ismuujiya 💙💙🏆🏆🏅
@abshiraxmedmaxamad273
@abshiraxmedmaxamad273 3 жыл бұрын
Waku salamay
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
waan kaa qaaday walaal Abshir
@aaladdaofficial8048
@aaladdaofficial8048 3 жыл бұрын
M.a legeand haruun 💪
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@Mucaad2796
@Mucaad2796 3 жыл бұрын
Zhp Keep Going Khasaro✌
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaale
@anabshiekh1597
@anabshiekh1597 3 жыл бұрын
Waaw masha Allh waan ku Salmy legend ❤️🌹🙏
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
Waan kaa qaaday walaashey Anab
@Sabriye27
@Sabriye27 3 жыл бұрын
Ziyech
@haaruuncali9746
@haaruuncali9746 3 жыл бұрын
Hore u soco
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
Thanks
@Crypto_investment_Scam_reviews
@Crypto_investment_Scam_reviews 3 жыл бұрын
😍😍👏
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
🙏🙏
@kingsahal24
@kingsahal24 3 жыл бұрын
Qasaaro wanku salamay sxp axada soo socoto gundhiga anigaa iska leh anigo ah chelsea ha is dhihin chelsea galab galab waye 💙💙💙 we are blue
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
Ok iska dhiciya hee xiirane iyo xertiisa
@kingsahal24
@kingsahal24 3 жыл бұрын
Diyaar waye ugaas
@xaawaabdi7243
@xaawaabdi7243 3 жыл бұрын
Www m.A wanku tagersanahay khasaaraheena
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaale
@suhuurcabdi951
@suhuurcabdi951 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waxaad na baraa wax aanan ka aqoon ciyaaryahanada dunida khasatan kuwa muslinkaa horu mar ayaan kuu rajeynayaa usttaad
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
Adigaa mudan walaal Suhuur
@Sabriye27
@Sabriye27 3 жыл бұрын
Noosoo badi warbixinada noocan oo kale ah
@HaaruunKhasaaro
@HaaruunKhasaaro 3 жыл бұрын
inshaa Allaah walaal Abdirahman
When Players Clash With Their Own Team
11:40
Ninety
Рет қаралды 601 М.
10 Faa,iido oo laga helo Qubayska (10 benefits of Bathing)
9:24
WACYIGELIYE CHANNEL
Рет қаралды 273
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 964 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 76 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 20 МЛН
القصة الحقيقية لهروب جوارديولا من برشلونة
23:53
Ibrahim Kotaesh | ابراهيم قطيش
Рет қаралды 234 М.
قصّة الحارس الذي ( لا ) يستخدم يديه 🤯
14:35
Ibrahim Kotaesh | ابراهيم قطيش
Рет қаралды 934 М.
EVERYONE TALKS ABOUT RONALDO 'R9' NAZARIO // ULTIMATE COMPILATION
22:55
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 964 М.