Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan

  Рет қаралды 9,198

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@MowdafaBari-mz9jt
@MowdafaBari-mz9jt 2 сағат бұрын
Cali xaraare waa run dhaqanka soomaalida Aad ayuu ugu liitaan dumarka masha Allah guulayso Adiga iyo yaasin abuukar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@bamiiman8891
@bamiiman8891 23 минут бұрын
😢😢😢😢😢Culimada gaarisa allaah ha ka baqan iyo culimada nayroobi oo sh umal ugu horeyo dugsiga Ha la caawiyo iyo agoonta kukuubtii quraanku way ku dul gogoday caruurta 😢😢😢😢😢
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 3 сағат бұрын
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤
@samatarxuseenalmagan4142
@samatarxuseenalmagan4142 Сағат бұрын
Msha Allha wan jeclhay barnaamijkan cali harare Io sxp Yaaasin yaree Ahlaan yaaabaraka anaa soomali Libiya yaaxumayda baaheeey
@FaraskaMadow-s5j
@FaraskaMadow-s5j 3 сағат бұрын
Àsc calaykum cali xaraare allaha ku sharfo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 сағат бұрын
4:05 qosol badanaa laftagreen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MuqdhrerMagan
@MuqdhrerMagan 3 сағат бұрын
Hore u socoda
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 55 минут бұрын
asc somaliyey barnaamijka like saara fadlan
@bellaguul840
@bellaguul840 Сағат бұрын
MashAllah you guys are so good and well done 👍
@abdihagi3517
@abdihagi3517 2 сағат бұрын
Ali dalacaada Ciidanka , madaxweyne ,Safiir, raisul wasare Janan wa karaama beel Alah baa u Maqan Soomaaliya .
@KhadijaAbdalla-i2s
@KhadijaAbdalla-i2s 12 минут бұрын
Axmed Madoowe sixiroole waaye, wuu iska sii jeediyaa Madaxweynaha iyo shacabka.
@yusufcaqilka404
@yusufcaqilka404 35 минут бұрын
Mawadil reere ssc khatumo ban aha mw jubalaand mudane axmed maxamed islaam masuul ogo sami qaybsiga somalia ❤wan wata mw
@abdilahisuleiman9092
@abdilahisuleiman9092 3 сағат бұрын
Ar caawa waad kusoo dhakhsateene from Africa😂👍
@CabdulaahiIbrahim-p9z
@CabdulaahiIbrahim-p9z 3 сағат бұрын
dahir jesow..wagaljecel.gajecelna.wadegan.marka.waxiskulahar.hdai.kale.kudawan.meno.hdanahay.besha.gaaljecel
@CabdulaahiIbrahim-p9z
@CabdulaahiIbrahim-p9z 2 сағат бұрын
Galjecel.isbaro.maha.mamulku.kofur.galbed.matalad.kumalaha.canshurna.wakaraba.tasa.leysku.heysta.todoba.isbara.utala,afgoye.wanlaweyn.dhax.dhaxad.nokho.waxna.sohubso.
@Saidalihusein
@Saidalihusein Сағат бұрын
Dadka hadey shaqada ceeb u arkaan waa iney wax dhacaan ama tuugsadaan.
@Baareey
@Baareey 2 сағат бұрын
Asc cali xaraaroow waa ku mahadsan tahay barmamijyada kaftanka siyaasada aad ayay runta uga hadashaa
@ilhamahmed6787
@ilhamahmed6787 14 минут бұрын
Asc Juma Mubarak
@theparadigm8453
@theparadigm8453 Сағат бұрын
Ahmed Madoobe marka socodkiisa la eego,wuxuu u egyahay in u prostate disease qabo(Prostate cancer). Waxaa la eegaa calamadaha iyo socodka iyo isbadalka jirka ama muqaalkiisa.wuu liitaa.
@drabdillahisaid17
@drabdillahisaid17 3 сағат бұрын
This is highly entertaining
@somalilandnew
@somalilandnew Сағат бұрын
Very very plus informative on another level
@gorgorstudio1208
@gorgorstudio1208 2 сағат бұрын
28 Britons have died as a result of cosmetic surgery in Turkey since 2019. so please be careful, my fellow somalis going to Turkey for any medical procedures.
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 2 сағат бұрын
WAXAA INANKA LOO DOORBIDAYAA WAA DHAQANKA DAGAALKA
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 3 сағат бұрын
Cali Xaraare iyo yasin yare 🎉 good job
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en 2 сағат бұрын
Asc abti cali xarare gulayso
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 3 сағат бұрын
Maxay dhashay gabadhii ayada is dhashay oo loola jeedo gabar bay dhashay
@hassanfarah-s6w
@hassanfarah-s6w Сағат бұрын
Wixii khaldama adaan kula soo xidhiidhi karnaa soo ma aha caliyow
@ibrahimhussein3134
@ibrahimhussein3134 2 сағат бұрын
wan idin salaamay bahda Somalia AmericanTV cali ban su,aal waydiin lahaa sxb xinaha aad marsato magaciisa ama sawir ma iga soo dirikartaa?
@abdullahiomar2966
@abdullahiomar2966 3 сағат бұрын
Ali haraare Biriq madawaynayaan
@exzuheer8408
@exzuheer8408 3 сағат бұрын
❤❤❤
@CashoCali-wk3mr
@CashoCali-wk3mr 2 сағат бұрын
Garimadii soomaliye bad badin bay fabtaa yahuu
@Omar-wc2ow
@Omar-wc2ow 23 минут бұрын
hospital dadka lagu dhacaa waa qaali ee iska ilaaliya
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 сағат бұрын
war hawiye waa mooryaan
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 сағат бұрын
REERKAAD KA DHALATAY WAA WADA JIRI DAYDAY DULI
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 3 сағат бұрын
Asc lafta gareen horay buu usoo qaatay biyihii isha baydhabo xamar xitaa biyo cabaal kama rabo buu taakanyahay kaftan lee waaye
@MowdafaBari-mz9jt
@MowdafaBari-mz9jt 2 сағат бұрын
Masjidka waxaa la dhehaa darayle
@abobasement346
@abobasement346 Сағат бұрын
Afhayenkah madaxtoyadah wuxuu kah Ahah Germany 🇩🇪 darawal Bas somali nocas bah kah dowladah xamar
@MamaNeymar
@MamaNeymar 2 сағат бұрын
Cali xaraaroow madxweyan haduusan dalka waxb u qabaneyni waa in uu familigiis wax u qabtaa inta uu xukuka haayo
@yousufalifarah2378
@yousufalifarah2378 2 сағат бұрын
Ma su Ali kk
@rocky4066
@rocky4066 3 сағат бұрын
Boliiska darajadiisa wuu qiima beelay aad bey u adkaanjirtay in si dhib yar ah loo helo
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Сағат бұрын
ALI XARAARE WERIYE ASAASAQAY CALAW TIKTOK KU SOO BIIR 😂🤣🤣🤣🤣🤣
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 сағат бұрын
Muqdisho adiga iyo adeerkaa oo 200 tango wata ayaa laga bursadey Eelaay qaaqaawan miyaa wax kaqaadaya.
@SalaadAadanguure
@SalaadAadanguure 3 сағат бұрын
Soodhacyeey
@somalilandnew
@somalilandnew 58 минут бұрын
😂😂😂
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n Сағат бұрын
Soomaaliland ha ku darin waxa kama jiran waa dhulka dawalad iyo kala dan bani ka jirto
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 сағат бұрын
CALI QARAARE XARAARE IN LAGUU CAMIRO LAGUU NACAMLEEYO MAAHEE KELIDAA MA HADLI KARTID MALAHA YARAANTAADII AYAAD JECLEYD MARKA LA'KAFTAMAAYO(FOORJADA) IN LAGUU CAMIRO!!??
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 3 сағат бұрын
Qaribu
@kamalabdulk4765
@kamalabdulk4765 2 сағат бұрын
Beenta iyo balaayada iyo faanka nijaas weelkeed niman waaweyn oo caruur iska dhigaya wariyow xaal qaado,afku xooglayaal bilaa dhaqan ah.
@HANAD-Ahzab
@HANAD-Ahzab 2 сағат бұрын
Freee xuquuqda Dumarka 😂😂
@geelecilmirooble364
@geelecilmirooble364 Сағат бұрын
Cali xaraare waxaasi waa wax jira waa lagowracaa borama waxa kudhacay 3 wiilbaa gabadh laqabo gowracay waaclayaabay
@AbshirMohamed-r6u
@AbshirMohamed-r6u Сағат бұрын
Calow mar kay sha baab ku joo geen dhib kaan ma jirin xanaaq amma ha xanaaqin adey kuu taalaa
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan Сағат бұрын
Ehlu naar qabyaalad dishay waa ninkan galmudug miyaa shaqo ku leh mise waa hirshabeele
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Сағат бұрын
Xasan shekh wuxu wadda ka barey ka badayey farmajo sidu gaddo ugu keno gashanle siin jirey noma shegin cadaladdda ka shaqey alle ka cabsi ku dar
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 5 минут бұрын
Uutuu bakhayrukum caradaa kudhimo midkaan wuxuu u dhimanayaa nacayb Hawiye mid Isaaq.
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 47 минут бұрын
nuux taani raashinka ciidanka ayuu karin jiree caliyow sareeye guuto ayaa lagu taxay xasan sh wuxu ka bartay urur samaale😂😂😂😂😂
@Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf
@Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf 22 минут бұрын
Waxaan wali maladhagaystaa
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 сағат бұрын
Laangaab kasta Laptok helay afqurun ayuu u soogudbiyaa dadka Soomaaliyeed.
@abfulkadirshariifnabhanina8582
@abfulkadirshariifnabhanina8582 39 минут бұрын
Caliyow aan kula kaftamee laftaadu yamant ayaad aad ujeceshahy ma yamanid baad wada joogtaan kkkk
@mohadeeq534
@mohadeeq534 50 минут бұрын
Kkkkkkkkkk
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Сағат бұрын
Shekh hadda wixi lo direy muxu ku qabtey guriga qoryaha ah mu ku dhiso biyihii u shegey ku sameyo iyo suligii in la diro lacagta la sii waddo wad shegtey tubo ayan u furey ee ha dhuuqo socoto miya masajidkaba markii la bilabo la dhameyo wa la so dira side wax u jiran ogow carurta bilash kuma baro qur,an bilash ma jiro agon haddey yihiin hoyadod ba jogto u shaqeyso bal wareyso carurta wad ogon
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 сағат бұрын
Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya qabiiliisteyaasha gaari gacanlayaashii kenyatiga.....
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 сағат бұрын
Abdi uhuru keynyata
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 сағат бұрын
CIIL QABOOW CADAABTA GAL CUQDADEYSNOOW CIIL UDHIMO CALOOL CIIL KA BUUXO HADAL MUXUU KUU AARI
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 сағат бұрын
❤❤❤❤
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 сағат бұрын
Ali hareri wuxu matala waqoyiga somalia si yar oo quruxbadan ayuu udhaliilaa woqoyiga lakiin konfurta unacaa kobaha ayuu la dulmaraa kan hor fadhiya wuxu matalayaa konfurta lakiin sanab waxba ma dhamo uba la cayaa .
@alphamale5802
@alphamale5802 2 сағат бұрын
Adigu ma Somaliland iyo Somalia ayad is barbar dhigeysa adiga oo ciidamo shisheeye ku ilaaliso oo xasan sh. Xalane gali karin ila ugandan baadho qarax musuq isbaaro war nio caqli majira
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 59 минут бұрын
Adiga caliyow hadda aqbqro kasto haddi ad ka hadleysit maxaat wax kasto o xun ad Dani ugu darta naceybki ad u qabto puntln iyo Dani adan qarsan karin Allaha ku caafiyo jawaab kale kuma hayo 😡😡😡
@somalilandnew
@somalilandnew 51 минут бұрын
Dani iyo midkale tooona Uma joojiyo ninkani ee ha dalin
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 120 МЛН
Martin "Wejiga cusub ee Isbadalka Somaliland ku imaan kara"
20:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,1 М.
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 760 М.
Isbadalka cusub ee Somaliland ku imaan kara?
20:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 23 М.
DEGDEG FASHILUU SHIRKII MUQDISHO (4715)
1:32:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,7 М.
من بافاريا إلى طوفان الأقصى - مهنا حمد المهنا
2:15:18
قناة مهنا حمد المهنا
Рет қаралды 278 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН