Kaftanka Siyaasadda "Jabuuti, Somalia iyo Somaliland

  Рет қаралды 8,683

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k Күн бұрын
Masha Alaah walaahi qof Somli iney saas ku fakaro waa ku farxey ee ilaahey haka dhigo nimanka Somali Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@XadiisMaxamuud-l9z
@XadiisMaxamuud-l9z Күн бұрын
Asc sxb cali kaftanki bidar bad kaqaday ee maza dhacay
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 23 сағат бұрын
Sedeex wadan. Cinwanka waa qalad.
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Күн бұрын
Somalia iyo Somaliland wax la yiraahdo ma jiraan ee qoraalka saxa dalku waa somalia shacabka soomaaliyedna waa soomaali ee hadaad ka hadleysaan dalkeyna somalia waxaa tiraahdaa hargesia iyo muqdisho mise hargesia iyo laascaanood mise hargesia iyo gowalada kale ee soomaalia taasi waa okay weeye lkn Somaliland iyo Somalia wax la yidaahdo oo la yaqaano ee caalamka ka jira ma jiraan ee hadaba fadlan hadalka inaga saxa midnimada dalka somalia iyo ummada soomaaliyed waa muqadas in la ilaaliyo taasi macsalama
@FIGSPrivé
@FIGSPrivé 20 сағат бұрын
Qolodii oo is duqeyneysaaa ( iyaagi iyo tv godi )
@Hamdamohamed-r8f
@Hamdamohamed-r8f 17 сағат бұрын
Midnamada somali maxad u taqaana ma hargeysoo qudhaad utaqaana adeer meesha naacda kala tag waabila midnimee khayaliga iska daa somaliland afkaga waxan jirin ku noqon maysee
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k Күн бұрын
Cali waxaan lahaan jirney ri la yiraa Ubax walaahi hadaan iska iraa ubax walaahi iyadoo ordeysey kuu imaan. Islaan ninkeeda qado isu dulsaartey bey ka reebtey xilibkii. Marka aricarbeedku waa smart 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@omerkhadar6485
@omerkhadar6485 15 сағат бұрын
Nacam lahan mar qolku kula lee yahay mise wa biladh xayte
@husseinomarbood1959
@husseinomarbood1959 Сағат бұрын
waxba ka qaldan fikirkan ee badala
@anwarismailgedu5409
@anwarismailgedu5409 Күн бұрын
Waar hada waa 4xabo
@Businesses1267
@Businesses1267 16 сағат бұрын
Been baad isku gurrysaan calooshaad kajirantihiin waxyaabihii dhacay waa lasoodhaafay ee dacaayada dowlada joojiya
@AsmailMohmmed
@AsmailMohmmed Күн бұрын
Kkk dawladu samanyaha qaadata
@khadrakaliilabdi6572
@khadrakaliilabdi6572 Күн бұрын
Cali xaraare isku dirkii iyo xaasid nimadii ayaa ka soo baxday jinbuu u eekaaday yaahuu
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 22 сағат бұрын
wariye somaliyeed oo wararka siyaasada iyo bulshadaba ka warama oo dhinac ka rarnayn oo dhexdhexaad ah Cali Xaraare mooyaan Ma noosheegi karta walal ? Cali intaas ayu wariyaasha kale dheeryahay ee warark xaqiiqda ah ee cadaymahooda wata miyaa dhibsatay ?
Khilaafka Madaxda Soomaaliya Halkee Ayuu Ku Dambayn Karaa ? Xog Culus
57:01
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,9 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 70 МЛН
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,9 МЛН