Kalamaaneey kobciye xageeba looga biiraa ama loogu biiraa?
@husenabdimohamed8943Ай бұрын
War reer kalamaaney fadlan isku qaayliya kala celiya
@abanuuromar4172Ай бұрын
XSHM. AYEROBOOR iyo DEKKAD casri ah Moqdishaa lagu dhisaa huu yiri aasuu Hooyooyinka ku gubaabiyay iney hooyo kasta maal geshi ahaan lacag dhan 35 dollar ah ku sheergareeysato si dhaqaaleheeda sannadba sannadka ka dambeeysa uu u kordho ; haddaba Kalamaaney adinku ma dooneeysaan inaad mashruucaan barakeeysan aad maal geshiga ku dersataan si dhaqaalihiin kor u koco wallow ayaamahaan shiid badan Xamar dhex dabaalaneeysa ??!! .