Dhulkaas waxaan dagan oo u badan abgaal Su,aal yaa dhex dagaaya Hadli la dagaayo ay soomaalida kale waa inay Ka guuraan Qabiilka abgaal New muqdisho 10 maalin ayay ku noqonay
@shijo205510 сағат бұрын
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا 🤲 🤲 🤲 🫂🥹🥹🥹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SOOMAALI WAA WANAAG NECEB HALDOORKEEDA LUGOOYA CADOWGEEDA U HIILIYA DANTEEDA MOOGA DOQON GARGAARA DAMAC IYO DAMIIR LA DEEQ ILAAH KAMASHUKRIYA MIDNIMA DHANTAALA KALATAALO JECEL DERISKEED U DIDA DADKEEDA IYO DALKEEDA KADIDA GOORXUN CATAABA SHALEY WAXKAMA BARATO TAGTO KADABA CARARA HIIGSI IYO MORUMAR LAAY ISMA QABATO ISLA QUMAN QEYRKEED UMA MASEERA ILAA IYO KHIYAAMAHA SIDAAN KU SONAA MISE WAA ISBEDELNAA
@BurciBurci-w7f11 сағат бұрын
Stockholm Syndrome waa xaalad qofka ka dhigta in uu dareen dabacsan u qaado qofkii isaga ku hayay dhibaatada. Ereyga "Stockholm Syndrome" waxa uu asal ahaan ka yimid dhacdo ka dhacday magaalada Stockholm, Sweden sanadii 1973, markii laba mooryaan ah oo hubaysan "Jan-Erik Olsson iyo Clark Olofsson" ay afduubteen afar kamid ah shaqaale bangi intii ay ku guda jireen isku day dhac iyo boob ah oo ka fashilmay. Af duubkani wuxuu socday muddo lix maalmood ah.. Afarta qof :- 1. Kristin Enmark (Dheddig) 2. Birgitta Lundblad (Dheddig) 3. Elisabeth Oldgren (Dheddig) 4. Sven Säfström (lab) Tuugada wax af duubatay waxa ay ku hanjabeen in ay dadkaas dhaawacayaan, taasoo abuurtay cabsi aad u weyn iyo taag yari. Waqti yar ka dib, waxay bilaabeen inay sameeyaan ficillo yar yar oo naxariis leh, sida inay dadka raashin siiyaan ama aysan waxyeello u geysan. Intii lagu jiray cadaadiskaas daran, dadkii la afduubtay waxay bilaabeen inay ficilladaas yar ee naxariista leh u arkaan calaamad bini’aadantinimo iyo daryeel. Maskaxdoodu waxay u bilowday inay is xasiliso, iyaga oo tuugada u arkayay badbaado, halkii ay khatar u arki lahaayeen. Kooxda la afduubtay waxa ay sidoo kale dareemeen niyad jab iyo khatar ka imaanaysay ficillada booliska, sababta oo ah isku dayda badbaado ee boolisku waxa uu ka caraysiinayay tuugada, sidaas darteed ayay police ka u diiwaan galiyeen dad aan wanaag la rabin. Markii af duubkii dhammaaday oo tuugadii la xiray, dadka la qafaashay waxa ay si furan u difaaceen tuugadii, iyaga oo diiday in ay maxkamadda ku marqaati furaan. Xataa qaar ka mid ah ayaa lacag u uruuriyay si u adkeeyaan difaacooda sharciyeed. ■ Cilmi-baaris: Culimada Cilmi-nafsiga ee daraaseeyay kiiskan waxa ay kusoo gabagabeeyeen in "Stockholm Syndrome" ay tahay hab nafsiyeed oo ay maskaxdu isu badbaadiso ( survival mechanism) halka culimadaasi qaarkood ay sheegeen in ay tahay cillad maskaxeed (psychological issues). > Kristin Enmark Waxa ay ahayd qofka ugu caansan dadka la af duubtay, maadaama ay si wayn oo furan u muujisay taageerada ay u hayso tuugada intii lagu jiray iyo ka dib markii qafaalka uu dhammaaday. Waxa ay xitaa dhaliishay habka ay boolisku ula tacaaleen xaaladda, taas oo door muhiim ah ka ciyaartay in la aqoonsado arrintaan nafsiyeed ee loo yaqaan Stockholm Syndrome. Waxaa xogtan inala wadaagay Mohamed Dafle waxaan sidookale xog ku saabsan xaaladan ka dheehday Samiir Mohamed Adan
@barsaqanbarwaaqo411011 сағат бұрын
MADAXWEYNAHU MUXUU CARSHAANTA DABAQYO NOOGU BEDELAYAA QURUXDU WEYNA DHIBTAAYE MUU WADAMADA JAARKAA U DHISO DAARAHA DHAADHEER ANAGU WAAN KA SOO DAADANEYNAA MARKAA DAGAALNEE
@barsaqanbarwaaqo411011 сағат бұрын
WAXEY RABEEN IN UU CARUURTOODA WAX U BARO EE XOW KUWIISA UGA HORMARIYE