Reer kala maan Hadaanu nahey Somali galbeed shantii somaliyeed maad naga saarteen namaba soo hadal qaadane
@Bakar_macalin_mohamed3 ай бұрын
madeeyow oday cabdule warkiisa wa runoo waaye maahee inta kale xabad kama fahmin😂
@SA-xi8hm5 жыл бұрын
FARIIN MUHIIM AH OO KU SOCOTA KALAMAAN. Assalamu Calaykum. Hordhaca barnaamijka waxa ku jira Awduceeye iyo Allah ayay leedahay. Labadaasna isma raacaan ee kala reeba. Oo Allah kaliya ku daaya. Mahadsanidiin.
@Bakar_macalin_mohamed3 ай бұрын
awduceeye io allah ayay leedahay macqnaheeda waxa waaye qof u duceeye io ilaah ducada aqbala ay leedahay ee wax fahan nio