Kalamudo Nafaqo Ah Biyo Lagu Qasenin Hubaal Waadka Heli Doontaan 🤤😋👌

  Рет қаралды 57,334

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

3 жыл бұрын

Пікірлер: 146
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
Geedka Kalamudada Waxa kaheli kartaan Diina Fanaxley Snapchat Keeda waakan kala xariir @cdiina +39 320 114 9460
@feliceumar2667
@feliceumar2667 3 жыл бұрын
Asc abayo qamar aniga rabo gedka kalamudada lagu sameyo ee gabadha labar an kala xariro maka heli kara
@ubahali2935
@ubahali2935 3 жыл бұрын
Felice Umar abyo wasbkeda hanasiiso sualabadn aweydinlahaa anika waxy sameyso oikucusub halkaan akabarankaraa
@naciima_family
@naciima_family 3 жыл бұрын
Walaasheeysubscribe II saar adigoo mahadSan
@naciima_family
@naciima_family 3 жыл бұрын
Walaasheey subscribe igucaawi Asxaabta ilaqeebso adigoo mahadSan codsigeeyga waxaan filayaa in aad igu caawindoonto mahadsanid
@ubahali2935
@ubahali2935 3 жыл бұрын
Naciima Family Channel haye abyo isoducey wakusaare
@nuurtoabuukar9845
@nuurtoabuukar9845 3 жыл бұрын
Masha Allah xafidullh keep going qalideyda
@saharoxuseen3318
@saharoxuseen3318 3 жыл бұрын
Bes naga dheh qamar see caml dhereeekaa naga dhameeso gacntaada barko ii kheer masha allah
@ayancaday29
@ayancaday29 3 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti Mahadsanid 👌👍💞💞
@queensabaNz
@queensabaNz 3 жыл бұрын
Yum 😋 baraawe isoo xasuusisay Qamar Bint Amiir 💕
@fahadsuldan3976
@fahadsuldan3976 3 жыл бұрын
Masha Allah Waa wax aad u fudud mahadsanid
@aminaabdullahi9703
@aminaabdullahi9703 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo qamar i llah hakubarakeyo gacantada mcn shukran xabiibti
@meymuunahmed2870
@meymuunahmed2870 3 жыл бұрын
Masha allah wallashey qamar waan ka helay illahey haku xafido
@muhidin5571
@muhidin5571 3 жыл бұрын
Masha allaah
@rayaanruxichannel9494
@rayaanruxichannel9494 3 жыл бұрын
Maash allaah 💕💕
@umunajxaofficial8632
@umunajxaofficial8632 3 жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤👌🏻👌🏻
@cookingwithrizwana3239
@cookingwithrizwana3239 3 жыл бұрын
Mashaallha nice stay connected
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 жыл бұрын
Masha allah
@naciima_family
@naciima_family 3 жыл бұрын
Maasha allaah hormar wacan
@salmaabdinur1324
@salmaabdinur1324 3 жыл бұрын
MashaAllah
@user-ri2jj3sr8s
@user-ri2jj3sr8s 2 жыл бұрын
Masha allh
@aishajama5525
@aishajama5525 3 жыл бұрын
Maasha allah xbbti 👍
@rahamahmud6856
@rahamahmud6856 3 жыл бұрын
Masha allaha
@ayaanluulchannel3337
@ayaanluulchannel3337 3 жыл бұрын
Maanshaa allaah,❤💛💛💛💛💝🤲💯❤❤❤❤
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo gacantaada ilaah kuubarakeeyo
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 3 жыл бұрын
Masha allah qamar cadi macahan
@umghaleb3276
@umghaleb3276 3 жыл бұрын
Masha alah
@sadioyusuf6691
@sadioyusuf6691 3 жыл бұрын
سلام عليكم ورحمة اللة وبركاتة Abaayo aad ban ujeclahay video yadada, mashaa ALLAH qalbiyey xagee kasoo gadatey food warmer Kan ookale aan radina
@maanomohammed1269
@maanomohammed1269 3 жыл бұрын
Masha allaah horey usoco 💝💝❤❤👍👍
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 3 жыл бұрын
Mash’Allah nice 😋😋😋😍😍😍
@ruunmohamed6516
@ruunmohamed6516 3 жыл бұрын
Mash allaha walash qali kamahaka ilahey haku dhafo 💕💕💕💕💕💕💕best food
@habibaabukar5899
@habibaabukar5899 3 жыл бұрын
Mash allah😍😍
@fadumo7917
@fadumo7917 3 жыл бұрын
Masha Allah 😘
@azzam.9848
@azzam.9848 3 жыл бұрын
Masha allah 💯👍😋
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 3 жыл бұрын
Mash Allah
@sapiriinaali2685
@sapiriinaali2685 3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha haku xafido❤
@sahromacalinxayeesi8429
@sahromacalinxayeesi8429 3 жыл бұрын
Maashaa alaaah
@khadijasaleh7131
@khadijasaleh7131 2 жыл бұрын
ماشاءالله
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 жыл бұрын
MashaAllah 😋😋😋😋😋😋😋😋😋🌷🌷🌷🌷🌷👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳👨‍🍳
@ayaanluulchannel3337
@ayaanluulchannel3337 3 жыл бұрын
Maanshaa allaah,❤❤❤❤❤
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 3 жыл бұрын
Maansha Allah qamar hore usoco
@saidalbaity
@saidalbaity 3 жыл бұрын
Masha.Allah ❤❤❤👍👍👍👍👌👌👌
@aminamohamed3867
@aminamohamed3867 3 жыл бұрын
Wow😍😘
@FaisaCadey-vy9xw
@FaisaCadey-vy9xw Жыл бұрын
M.a gacantada allha kubarakeyo hdn tijabinaya i a wan kahelay
@khadromohamed27
@khadromohamed27 3 жыл бұрын
Mashaa allaah caafimaad ku cuna
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
Mashallah waye qamarey, rolls nosogeli kii afurki maalinhore aa sameysey abaayo
@farhiomohamud17
@farhiomohamud17 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo aniga muqdisho an joga ee inte ka hela
@sumaya8506
@sumaya8506 3 жыл бұрын
Masha alah wan baroweyn insha alah
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 3 жыл бұрын
Maasha allaah xabiibti waaba kahelay sida qaabka uqastay 😘
@fadimomoalimabdirahman9006
@fadimomoalimabdirahman9006 3 жыл бұрын
Masha allah mcn badan 😋😋😋😋😋👌👌
@faraxdiiriye784
@faraxdiiriye784 3 жыл бұрын
Manashalaah ilaahayo ilacadawakadhar xbbti shugaran
@rycooks5128
@rycooks5128 3 жыл бұрын
🤤🤤😋😋😋
@sucdicalidiinaqalbidahab4555
@sucdicalidiinaqalbidahab4555 3 жыл бұрын
Wcs abay qamar waad mudantahay inlaga hadiyeyyo ushaka lamudada ilaah haku calfo
@saramahamed1901
@saramahamed1901 3 жыл бұрын
Qamar beryahaan miisaan dhimista ma joojisay cuntooyin lagu cayilo aa cuntaayee 😜😘❤️
@halimabeautyandcooking196
@halimabeautyandcooking196 3 жыл бұрын
Masha allaah🌺🌺🌺🌺🌺🌺💕💕💕💕🌹🌹🌹👌👌👌😋😋😋
@qasiidamaxamedofficial8742
@qasiidamaxamedofficial8742 3 жыл бұрын
Masha Allah 💓💓💓💓💓♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍
@layladiriye602
@layladiriye602 Жыл бұрын
Masha allaah abayo shugran qali ❤❤❤❤
@amishibrahim1569
@amishibrahim1569 3 жыл бұрын
Abaayo qamar ilhy gacantada haku siyadiyo wllshy qali gajo iqabaty wlhi marka arky adiga Lee I dhadhami mida kale abaayo hadii an heysan qoriga dhub dhub kadhigayo maxA sameya ilhy ajar iyo xasanad haka siyo queen 👑❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤❤❤🥰💘thanks sidad nojeceshahy ayan anagana kujecel nahay abaayo 🥰🥰😘😘😘😘😘❤❤💘
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 3 жыл бұрын
👍
@hamidaabdi7065
@hamidaabdi7065 3 жыл бұрын
Masha Allah 😘😘😘😘😘😘😋😋😋😋😋😋
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 2 жыл бұрын
ما شاء الله وبركاته galamuda ficaye
@najmayare7516
@najmayare7516 3 жыл бұрын
Jisakalah kher
@deckahassan9807
@deckahassan9807 3 жыл бұрын
Abyo anaka somaliya jogna he see ku helayna wlhi wan ka heley geedkas
@user-eb4nj9rk2t
@user-eb4nj9rk2t 3 жыл бұрын
ماشاء الله لاقوة إلا بالله ماشاء الله كان وما لم يشأ لم يكن
@barkaside362
@barkaside362 3 жыл бұрын
From Minnesota
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 жыл бұрын
❤❤❤👌
@ubahali2935
@ubahali2935 3 жыл бұрын
Qamar gabdh qalbinadif ah masha alhh nambarka isi
@khadijaqurux660
@khadijaqurux660 Жыл бұрын
Xamar mayalaa walashey
@Quran12kreem
@Quran12kreem 3 жыл бұрын
😘😘😘😘
@muhidin5571
@muhidin5571 3 жыл бұрын
Abayo basbaska qubaxa se usubesey ?
@barkaside362
@barkaside362 3 жыл бұрын
😋😋😋😋😋😋
@sacdiamandela1382
@sacdiamandela1382 Жыл бұрын
Kabax👍
@decomahmudabdi2863
@decomahmudabdi2863 3 жыл бұрын
Asc walaashey waan ku salaamay gacantaada allaha ku barakeeyo waxaan rabaa inaan ku weydiiyo saxanka shumaca hoostiisa ku jiri inaad kasoo hadasho iyo meesha laga heli karo mahdsanid jawab kaa sugaa qaali
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 3 жыл бұрын
Abaayo waankusalaamay macaanto sideen ku helikaraa waanba kahelayee
@saadosiman3932
@saadosiman3932 3 жыл бұрын
Mansha abayo wax badan ayan kaa faa iiday shukran
@Sumayawan
@Sumayawan 3 жыл бұрын
Asc abayo subscribe iisaar Allah qeir ha ku siiyo
@najmayare7516
@najmayare7516 3 жыл бұрын
Intaka soo gate shalada kusamesete abaayo mcn
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
@cdiina snapchat
@zuhurafaud7730
@zuhurafaud7730 2 жыл бұрын
Hilibk nocee waaye?
@xaliimochannel2224
@xaliimochannel2224 3 жыл бұрын
Asc abaayo qamar intee ka heli karaa qori aad kalaamuudi ku samaysay adigoo mahadsan waxaa joogaa muqdisho
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
Amezon aaan ka dalbaday ani waxaan heystaa mudo bilooyin ah geedkaas shushumoow xataa Waan ku suubistaaa
@naciimomohammedahmed7595
@naciimomohammedahmed7595 3 жыл бұрын
Nabarkeeda noosoo qor
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
+39 320 114 9460
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 3 жыл бұрын
Qamarluul waan ku salaamay oqti hada ka hor waan ku soo waydiiyay qoriga aad ku fidinaysid intee laga helaa oqtiyey ii soo sheeg
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
Geedka Kalamudada Waxa kaheli kartaan Diina Fanaxley Snapchat Keeda waakan kala xariir @cdiina
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 3 жыл бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir thank you darling ❤
@masitiqaasim3904
@masitiqaasim3904 3 жыл бұрын
M.a
@hanyimohamedhusseen7709
@hanyimohamedhusseen7709 3 жыл бұрын
⚘⚘👌👌👌👌
@hawaabdi8786
@hawaabdi8786 3 жыл бұрын
Asc abaayo waxaan idi salaamay adiga iyo caruurtada abaayo waxaan rabaa geed ka galaa mudaha sideen kuheli karaa gabadhayda Ayaa aad ujacil galaa mudaha hadana majoogi yurur masar ayaan kunulahay
@saynabmohamed8554
@saynabmohamed8554 3 жыл бұрын
😋😋😋😋😋😋 masha allah bil caafiya
@xassanyare1772
@xassanyare1772 3 жыл бұрын
Asc
@xassanyare1772
@xassanyare1772 3 жыл бұрын
Asc qamar seetahaay
@farahaden9108
@farahaden9108 3 жыл бұрын
Acs abaayo ghorika burka a guhgala bahinaysay pasto khughala bahinaysay o italië lag hahelo nambarka laghahelayo ma i shayki karta?
@firduusahmed2060
@firduusahmed2060 3 жыл бұрын
Carabta Malaga helaaa
@fatxisharif9093
@fatxisharif9093 3 жыл бұрын
Marko aan ka helay geedkaan
@fadumashiiq5325
@fadumashiiq5325 3 жыл бұрын
Aniga dharer aya iga yimid
@fartunabdi3591
@fartunabdi3591 3 жыл бұрын
If you are in america its on Amazon
@nimcomohamed9450
@nimcomohamed9450 3 жыл бұрын
what is it name please?
@hananhanan1835
@hananhanan1835 Жыл бұрын
Cawa mid IGA qasaari doonty u egthy dabka iisaranthy wlhi😂
@qamarahmed529
@qamarahmed529 3 жыл бұрын
inte laga helaa geedkan abaayo online isheeg aan ka dalbado usa aya jogaa
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 3 жыл бұрын
Qamar mcnto ilaah hakuu barakeyo lkn iimanka iga so ride caw hhhh inaa hada cunoyo oo kale m.a aniga walige 1mara dhadhamiye asiga iyo moos ceerin mardanbana kuma laaban lkn ada inaa hada xata karsada niyesanoya ama cuntada ugu horeysa karsado inaa asiga ka dhigto 🤣🤣 aniga cawe iitahe waa iga gade mago
@nasteexocumar6070
@nasteexocumar6070 8 ай бұрын
Ina karty sidee lagu ugana pls ijawaab
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 8 ай бұрын
Jileec ayoo naqanaa
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 жыл бұрын
Ayaantaan niyada kugu hayay oo islahaa Qamar kanalka maa soo shido
@shamsahennayoutube117
@shamsahennayoutube117 3 жыл бұрын
Masha allah qaali keep going from your favorite 😍😍😍😍😍
@ruwedomohamed7359
@ruwedomohamed7359 3 жыл бұрын
First
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
😘😘😘
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 3 жыл бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir hhhh
@khadraislaam2445
@khadraislaam2445 Жыл бұрын
Ani bur kaanba ka cabsan eee ma sida baaastasa oo kalaaaaa
@samiraige4360
@samiraige4360 Жыл бұрын
Kalamuudo ma baastaa?
@fardowsacali
@fardowsacali 3 жыл бұрын
walaalayal muqdisho malaga helaa geedka lagu jarayo kalamuundaha
@naimamohamed7637
@naimamohamed7637 3 жыл бұрын
Ii sameeya dhehmeelaha allaaabta lagu sameeeyo sawirkiisa inta qaadatid qamar ii soodirdheh sawirkiiisa
@fardowsacali
@fardowsacali 3 жыл бұрын
@@naimamohamed7637 masha allah talo fican, waa mahadsanthy abayo
@shaadiyochannel7491
@shaadiyochannel7491 3 жыл бұрын
Number go'an ayaa noqday qofkii 20aad ayaa naqday
@aishamohamed9458
@aishamohamed9458 3 жыл бұрын
Koobka ad is ticmashey noo ce wye xppty
@farxiyoyusuf1326
@farxiyoyusuf1326 3 жыл бұрын
sxby getka ku jaraysit neirobi joga sen kuhela
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 жыл бұрын
😂😂😂😂🤤🤤🤤😘😘😘😘
@maryanmohamed6448
@maryanmohamed6448 3 жыл бұрын
Abayo nabarka diina ayaa rawa
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 жыл бұрын
Waxa kaheli kartaan Diina Fanaxley Snapchat Keeda waakan kala xariir @cdiina
QURAAC FUDUD AAD U MACAAN HEALTHY AH 👌 #QAMAR_BINT_AMIIR 👑
15:49
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 15 М.
Qado Dhamestiran Bariis Zurbiyan Maasha Allaah Ah 😋👌
12:43
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 45 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 13 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 550 М.
Galamudo | Reer Xamar food | kalamudo
8:32
Queenzcooking
Рет қаралды 9 М.
XAMAR WEYNE OO GEEL MEL LAMARSIYO LAWAYAY AROOS NE WA U SOCANÄ 🇸🇴
8:58
KALAMUDO FUDUD SIDAN U SAMEYSO SOMALIYA ADIGOO JOOGA👌
14:13
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 22 М.
MUUFO TINAAR  SI CASRI AH UGU SAMEYSO GURIGAGA.somali food
9:58
Ruumi Channel
Рет қаралды 61 М.
Kalaamuudo Oo Fudeed ah By Caaliya Bint Amiir 👑
7:33
Caaliya Bint Amiir
Рет қаралды 83 М.
BMW😄💪
0:15
Uzb_REVENGE
Рет қаралды 972 М.
❗Он Застрял В Машине #shorts
0:22
ORNAUD
Рет қаралды 1,8 МЛН
НЕ ПОКУПАЙ питбайк! На последние деньги #питбайк #пит #мото #эндуро #мотосоветы
0:11
Мотор и Колёса - питбайки, квадро, эндуро
Рет қаралды 655 М.
Çokk iyi bir tatktik. Gitti araba😁 #keşfet #comedy
0:15
Savas Aslan
Рет қаралды 6 МЛН