MARGUUG MACUNTAY WELIGAA 🤤 SIDAAN FUDUD U SAMEYSO MACAAN 👌

  Рет қаралды 71,167

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@munashAmiin
@munashAmiin 11 ай бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 11 ай бұрын
Masha allah tabarakallah marka ugu horeyso an arko 😋 masha allah Cafimat ku cuna abayo waa barooweynaa inshaa allah ❤❤❤
@zuuzuuyousuf667
@zuuzuuyousuf667 11 ай бұрын
Bisinka waligey ma maqal lkn wxn arko ina sameyaa jirta illahey amarkisa
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp 11 ай бұрын
Mansh Allah iska bulada dawadeedii I bartey shugran waga ilahay ha bariyo dhamanteed amiin yaa rabi
@munashAmiin
@munashAmiin 11 ай бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيبه الله يحفظك و يطول بعمرك ماشاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Haboncudoon1437
@Haboncudoon1437 11 ай бұрын
Masha Allah Anna waa Soo samenaa Insha Allah keep going abyo qamar ❤😊
@qur4nona
@qur4nona 11 ай бұрын
Maanta cuno cusub aanan waligey maqal baad i tustee bal iisug maanta wixii ka dhacaba ha ka dhacee waan sameyn😂😂
@aaminosiciid2518
@aaminosiciid2518 11 ай бұрын
Hhh intee jokta abyo😂
@sucadasiman
@sucadasiman 11 ай бұрын
Maso samesay saxibey anig hadan arga wan so bato wenay
@qur4nona
@qur4nona 11 ай бұрын
@@sucadasiman walaaley reerka weey iga diideen laakiin maanta baan soomanahy kaligey intaan hilib usoo gataan barooweynayaa waan kugu soo war celin🤣
@qur4nona
@qur4nona 11 ай бұрын
@@aaminosiciid2518 bosaaso🤣
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 11 ай бұрын
Aniga xitaa mantaa igu xoreyso kedkan
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق 11 ай бұрын
Masha allaah xbbti waa igu ogtabay xbbti inaan barooweeyo
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 11 ай бұрын
Marguug aaah amuu igumargadaa lee
@dekacana8801
@dekacana8801 7 ай бұрын
Astaqfirullah qosola igu dishe 😂😂 wlhi
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 11 ай бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 11 ай бұрын
qamar salama Caleykum maasha Allah abayo illah haku brakeeyo aamiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤
@SalmadaahirXasan-ev9bl
@SalmadaahirXasan-ev9bl 11 ай бұрын
Amiin
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 11 ай бұрын
Waligey ma maqal marguug maxaa waaye .
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 10 ай бұрын
Maasha allaha
@محمدبذري-ب5ح
@محمدبذري-ب5ح 11 ай бұрын
inaabti waad mahasantahay ani wiil askaabol ah baan hay alaabtaa samayso baan isdhahay seh waxaan fara kaga gubto kariyey ugu danbayn aad bay u bactay shukran
@SamsamLiiswaar414
@SamsamLiiswaar414 11 ай бұрын
Haa wan cunay hppti markii ugu horaysay waxan ku cunay sucudi arabiya
@Nagma-1d
@Nagma-1d 10 ай бұрын
😮😮wiswis aabihii wa reer xamar
@ikhlaasabdullahi9108
@ikhlaasabdullahi9108 10 ай бұрын
Marguug waa ii maanta
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 11 ай бұрын
beri wa sameysanaa inshallah waligey ma arkin mana maqlin lkn kalamudaa love ku ahay
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 11 ай бұрын
Masha Allah ❤
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 11 ай бұрын
Bocor iyo kuuso aa iloowday xabiibti cuntada umusha cunto waaye cunto sacuudi
@f.s.4886
@f.s.4886 11 ай бұрын
Cafimaad ku cun walashey Ducada Allahama Aamiin Allahama Aamiin Allahama Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@fadumahassan8213
@fadumahassan8213 11 ай бұрын
Masha Allah Tabarak Allah ❤❤❤❤
@nimohassan1822
@nimohassan1822 11 ай бұрын
Hhhh mcney wa mxay burkan lakarinaaayo😂bal ifahansiyaa
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 10 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@ayaanahmed7580
@ayaanahmed7580 10 ай бұрын
Abayo ma la qalajina sida kalamudaha mise ma ubahana Wan mahdan tahay gacmaha alah ku barakeyo
@halimasomo4305
@halimasomo4305 11 ай бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️😋😋😋👍👍👍👍👍
@habonsaed4047
@habonsaed4047 11 ай бұрын
cajiinka maad qastay oo horaad uga samaysay mise waad khamiirisay inta iso sheeg abaayo
@maryanxasannuur7776
@maryanxasannuur7776 11 ай бұрын
Qamar bint amiir I miss you walahi waqti kdib msha Allah xppti
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 11 ай бұрын
Manshaallah 😍
@radosomtravel35
@radosomtravel35 11 ай бұрын
xaax mcn
@ayaanibrahim3119
@ayaanibrahim3119 11 ай бұрын
Mansha allaah wali gay ma arag bal aan tijaabiyo 😊
@myfamilyisekalthouma1009
@myfamilyisekalthouma1009 11 ай бұрын
Ma sh allah Allah ku barakeyo inta heysan Allah'a siiyo Yaa rabbi yaa raxman haaa alxmdulillaha waan cunay waliba zaaid alxmdulillaha waliba carabta zaaid lagu isticmala qarb Waa sida lkn inta badan quboska ayey ka sameyan 🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤😋😋😋😋😋😋😋iso niyeyso aayo
@gggGgg-el4xm
@gggGgg-el4xm 11 ай бұрын
Masha alaha
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 11 ай бұрын
Asc mashallh
@omaamir1444
@omaamir1444 11 ай бұрын
Somalida badanaa marguug ma yaqaanan carabta aad ugu badan yahey abaayo qamar carab ma soo martey marguug hada keentey
@khadraali6944
@khadraali6944 10 ай бұрын
Tan soo kalaamuudo meysan aheen❤
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep 10 ай бұрын
Waligee ma maqlin xitaaa😂 Hore usoco ❤
@Raliyaibrahim-xt2zx
@Raliyaibrahim-xt2zx 10 ай бұрын
Same here😅
@ShukriAbdiRashid-n6z
@ShukriAbdiRashid-n6z 11 ай бұрын
Haa carabta ayaa cunu marguug iyo magluub soosameey ayadane
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 11 ай бұрын
Caloosha ayey kaga dhigin halisteeda bur qaydhin
@fathaomar3446
@fathaomar3446 11 ай бұрын
Amin ya Rabi
@كوكبالاطفال-ط5س
@كوكبالاطفال-ط5س 11 ай бұрын
🥰🥰😋😋😋☝️
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 11 ай бұрын
Lakiin thank you 😊
@sacdiyocabdulaahi9469
@sacdiyocabdulaahi9469 11 ай бұрын
Abaayo qamar ninac bur bur so sameey codsi abaayo
@depadiriye9687
@depadiriye9687 11 ай бұрын
mashaAlaah
@faatmasheeq1039
@faatmasheeq1039 10 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 11 ай бұрын
Manshallah ❤❤❤❤❤
@munodheemanofficial7719
@munodheemanofficial7719 11 ай бұрын
Intee jogtaa huuuno❤
@mihiyojelle4727
@mihiyojelle4727 11 ай бұрын
Marguug maxawaye
@farxiyotigow2372
@farxiyotigow2372 11 ай бұрын
Asc maasha alaah abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 11 ай бұрын
Kalamudadu waaxay washy
@miiminuurshe5177
@miiminuurshe5177 11 ай бұрын
Masha allah adu umacyahay
@manomohamd4280
@manomohamd4280 11 ай бұрын
❤❤
@SahroAli-o7p
@SahroAli-o7p 11 ай бұрын
Masham Allah was cunay
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 11 ай бұрын
May maqaan
@Rohitmalhutra
@Rohitmalhutra 11 ай бұрын
Wa shidan yahy saaka kugu arkay sxib wn same yey ma cunto cusub ba
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 11 ай бұрын
Manta maqlay
@Hyeena87
@Hyeena87 11 ай бұрын
😂😂😂😂allow adaa abood leh adunyada mnta macuno marguug lahaaa jirto 😂
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 11 ай бұрын
Wan yabsana😅
@qaalishmohamedwehliye6601
@qaalishmohamedwehliye6601 10 ай бұрын
😂😂😂
@منىمحمد-ف1ش1ص
@منىمحمد-ف1ش1ص 11 ай бұрын
Kalaamudo lee mohoo😅😊😂❤
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 11 ай бұрын
Burkeen kaqasaa kan qamiirkaleh ama kan aan leheeyn
@naimay4570
@naimay4570 11 ай бұрын
Ma sha Allah 😋😋😋😋
@idilabdi6852
@idilabdi6852 11 ай бұрын
Naa wallo markaaad daqiiqdaaa xadhtaaay miyaaad yar dhigtaaay Mise horaaad ka lawaxdaaag ???
@balqiisabdiwali3238
@balqiisabdiwali3238 11 ай бұрын
Mnzha alleh ❤
@safiyosayd7958
@safiyosayd7958 11 ай бұрын
Mashallah wa iska galaamudu😂
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 11 ай бұрын
Wcs abaayo qamar❤❤❤
@nadaAli-f8l
@nadaAli-f8l 11 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤
@minamahammed3896
@minamahammed3896 11 ай бұрын
Qamar cadey waa iga goslisay 😂😂😂❤❤❤
@umusidra1435
@umusidra1435 11 ай бұрын
Waligey ma maqlin xita ina cuno iska daye barasho wcn lkn kalamudo iga badan
@gmellahsoss2650
@gmellahsoss2650 11 ай бұрын
Wlhi m.a hawaryar ilhey ha ku xifdio ani Saudi Ayn Ku arkay marguug lkn sidaan Uma sameeyaan carapta cajiin ayey Ka dhigaan aniganeh ma cuno xitaa 2sano io xoogaa Ku noolahy me team kalaamuudo ahy😂❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 11 ай бұрын
❤🌹
@nurfunny6411
@nurfunny6411 10 ай бұрын
2023 Marguug cunto igu cusub
@ubahmohamedmohamud4278
@ubahmohamedmohamud4278 11 ай бұрын
bur gembis soo samee iyo muufo baraabe
@Boqoroda
@Boqoroda 11 ай бұрын
Qamar magacaa nagu dharbaaxdey 😅 kalamudo leesla ugaa afaara kle iga dheh 😂❤
@sahrayuusuf4213
@sahrayuusuf4213 11 ай бұрын
😂😂😂😂 magac ikucusub wn qoslay magaca markan maqlay😂
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 11 ай бұрын
Waa cunnay
@hanefa283
@hanefa283 11 ай бұрын
Cunto carbeed marguug macaanaa
@limbosaid2
@limbosaid2 10 ай бұрын
Ani inaa kariyo isku daye wakufashilmay😂😂😂
@shimoyali8381
@shimoyali8381 11 ай бұрын
👆🏻👆🏻
@gacaleyhaji7729
@gacaleyhaji7729 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Abdalla_252
@Abdalla_252 10 ай бұрын
5:55 baahal maa dhex socdo mise indhaheyga lee waaye.
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 10 ай бұрын
Limo ajaarka dhiinkisa waye
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 11 ай бұрын
Waligay cuntadan ma arag 😂😂😂😂
@faizthabet2171
@faizthabet2171 10 ай бұрын
Lakiin carabta ceesh ay kusubiyan marguuga
@juweeriamohauud8947
@juweeriamohauud8947 11 ай бұрын
Waligay ma maqlin xitaa hhhh
@Nasteho-ds7go
@Nasteho-ds7go 10 ай бұрын
Waligay ma maqal kkk
@rodahussein7050
@rodahussein7050 10 ай бұрын
Mashalah ❤
@rukiaali7430
@rukiaali7430 10 ай бұрын
Marcus waa cunay😂
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 10 ай бұрын
Bisinka
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 10 ай бұрын
Wali geyga ma cunin
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g 11 ай бұрын
Arer xamara bur ceerin balacuna bisinka
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 11 ай бұрын
Masha Allah ❤
@SucdiMaxamuud-io6bm
@SucdiMaxamuud-io6bm 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@sudiaddesheikh9629
@sudiaddesheikh9629 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@asmaaxmed1988
@asmaaxmed1988 11 ай бұрын
❤❤❤
@fadumoali4700
@fadumoali4700 11 ай бұрын
Masha'allah ❤
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 10 ай бұрын
Asc marguga WAXA laga sameya burka qamaiga burkacad lagama smeyo ok
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 43 М.
CASARIYE FUDUD BUR MACAAN BADAN 👌JUMCA MUBARAK 🤍
16:10
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 2,5 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 31 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,5 МЛН
Cabitaan lagasameeyay bocor cade  oo aad caafimaad  uleh
12:14
Axlaam Cooking and Beauty
Рет қаралды 11 М.
QADO IYO CASARIYO KALA KACSAN SIDAN U SAMEYSO 👌 @Qamar_Bint_Amiir 👑
23:20
MAXAMED OO HADIYAD QURUX BADAN II KENAY 🎁 MAHADSANID ❤️
10:01
Family Qamar & Moha
Рет қаралды 13 М.
Cashiirkii Baby (Amiir) ? #my_rajo
11:04
MY RAJO
Рет қаралды 37 М.
MASH MASH FUDUD SIDAN U SAMEYSO👌 BY QAMAR BINT AMIIR 👑
13:11
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 186 М.
SAMBUUS QUDAAR FUDUD STEP BY STEP #QAMAR_BINT_AMIIR 👌
16:02
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 6 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 31 МЛН