صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@ceynashabdirahman8737 Жыл бұрын
ALLE AJAR IYO DAMBI DHAF HA KAASIYO AMEEN CUDOOYINKA AD NOO SOODUDBISO MASOOKOOBIKARNO WALAL
@nimoali4213 Жыл бұрын
mashaallah😘🥰🥰😘
@sihaamhassann84132 жыл бұрын
sheikh ajaar iyo axsanaad an dhamaad lahayn illahay haga siyo sida wanagsan eed nogu so gudbiso cilmiga illahay ku baray wax badan iyan ka faaiiday jizaa ka allahu khayran
shiekh alle Qabriga hakuuwaasiciyo aduun iyo aakhirana waxkudhiba ha arag insha allh alle daaqadaha janada kuufur 😢
@cabdullaahijazira72465 ай бұрын
Sheikha Allaah Ku Barakeeyo Jijinta Iska Saar Qeyr Bdn Allaah ku Siiyee Dumarka Xirto Jijinta
@filsandirir82044 ай бұрын
Alhamdoulillah illahayo na soo hadee oo dinta na baar. Mudoo 3 sano ayan dinta si hoog badan an u bartay faido badaan an kala kulmay. Maalinka saladu idhafto ama dikriga yareyo waan wahan moda in ay wah iga maqanyahin. Allah akbar
@dhuuxamaxamed Жыл бұрын
Qofulka ma borsada dharka kalina furahana inde keyna hee bal
@dhuuxamaxamed Жыл бұрын
Sheikhow qufulka markan qor.aanka ku aqriyo kadibna aan qunfulo kadibna dharka dhax kalsho furaha inde keynah
@luulfarah61262 жыл бұрын
Mnsha allh manta ayaan ku soo biiray subscribe waan ku siiyey sheikh abdullah faruq
Alaha ku barakeyo liktu wa qasab maxa kle on kuu qaban karaa
@houmedhina34762 жыл бұрын
Machallah
@muusemaracade32282 жыл бұрын
Asc shiqow
@fouziajibril32942 жыл бұрын
Asc su,aal sheekh horta jinka in la garaaco meeyee sikale kuma tago miyaa?? 1: malyuun waxay tiri waxaa loomaahan yahay qof urxam ah qofka quraanka marka lasaarayo waayo Qofku haduu isbedelo waxaa laga yaabaa in dharka iska tuuro. 2: waxaan arkay dad quraan la saaray Oo korkoo dhan jarjarmay lkn aan waxba ka hadlin wuu suuxay lakiin Afkiiba wuu xiray oo naqaskii baa ka soo bixi waayey namrihiina bilo badan Bay ku qaateen in ay bogsadaan