KAMPALA🇺🇬 TO✈️ CANADA🇨🇦 || SAFARKII UGU DHERAA ABID NOLOSHIISA | Full Video 4K | Step By Step

  Рет қаралды 45,347

Kamaal Abdul

Kamaal Abdul

Күн бұрын

Пікірлер: 162
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 ай бұрын
Qofwalbe Alle riyadiisa ha urumeeeyo anaigana alle Ha iisahlo safarkaan ookale allow aduuu qeyr iigujiro isooo dadaji 😭🤲
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Dhulkaaga hoyo wax ka macan ma jiro bro. Walhi, Canada Cadab baa Tala raaxo male.
@mohacade8773
@mohacade8773 2 ай бұрын
Sxb hadi aad alle SWT aad adeecdo wixi uu ku fary fartoonto wixi uu ka haray ka harto xumaan tana aad iska ilaali so aduunyo ayada kuso adegeeso taana shaki kuma jro
@maxamadyare5898
@maxamadyare5898 2 ай бұрын
Dhamanten aamiin
@BULSHOPCPC
@BULSHOPCPC 2 ай бұрын
aamin wllki
@axmedshimaali7671
@axmedshimaali7671 Ай бұрын
Hal ban kugu jecladay sxb oo ah markasta afkaaga waxan ka maqlayaa erey wayn oo ah ALXAMDULLILAAHII❤❤❤❤❤❤❤
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 Ай бұрын
Inaad illaahey Mar walba u mahadcelisid waad ku mahadsantahay mahadcelinta allaah
@dhiirigaliyeofficial1751
@dhiirigaliyeofficial1751 2 ай бұрын
Allah kugu xafido wllkey Anaga neh Allah ino kaso safarka sidan oo kale qof waliba oo rajo iyo hami leh Allah u rumeyo i.a
@popular7493
@popular7493 2 ай бұрын
اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها
@abdulkarimmohamedsharif4029
@abdulkarimmohamedsharif4029 Ай бұрын
sxb sida aad Alle ugu kalsoon tahay ha kuu ahaato ee diintaada iyo dadkaaga ha halmaamin i.a. guul ayaanna idin rajeenaynaa adiga iyo asxabtada soomaalida ahba
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 2 ай бұрын
Waad imaateen meeshaad hamiyeey seen ka faa iideeysta abatuunitiga xilina wax barta xilina shaqeeysta waxbarashada xooga saara diintiina xajista alaha idin xafido toronta ayaan idiinka soo du ceey naayaa
@AskaAhmed313
@AskaAhmed313 2 ай бұрын
Masha Allaah side Ilaah ugu hamdineyso. Waligaa shukrinta Allaah Haka tagin .
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
Manshaallah alxamduillah 😊
@butterflyha1889
@butterflyha1889 2 ай бұрын
Yaa rabbi anig goorme ayay malintayda iimanysaa😢😢😢😢😢ìlahow iso. Dhawe wan ku baryayaaýe😭😭😭😭😭😭😭😭😭😳🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
MAASHA. ALSH ILAAH. MAHADIIS. WAAYE. WAAD NABAD TAGTEEN. CANADA ABDULAHI. INSHALAAH. WAA KUXIGTAA❤❤
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 2 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa allaah we’ll come 🇨🇦
@ritaajcabdilaahi225
@ritaajcabdilaahi225 Ай бұрын
Safe journey
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 2 ай бұрын
Msh.alh walalkey cali bashi wax badan kampala waqti wan.iskula.qadanay insh.alh horumar ku rajeyna
@raqeyleofficial1146
@raqeyleofficial1146 2 ай бұрын
Masha alaah al xamdulilaah alaah ayaa mahada iskalee 1
@sahankacaalamka2727
@sahankacaalamka2727 Ай бұрын
Masha allah
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 2 ай бұрын
Sidee ku tagtay.maasha allah waayee
@nimohassen5536
@nimohassen5536 2 ай бұрын
Ilaahyi hanoo sahlo angana 😢
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 ай бұрын
Amiiiiiiiiiiin 🤲 😊
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Aamiin
@fatoumaabdoulsalam743
@fatoumaabdoulsalam743 2 ай бұрын
InchaAllah huno safar Salaam
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 2 ай бұрын
Alhabdulilaah
@hooyo5947
@hooyo5947 2 ай бұрын
Team 2023 🎉🎉🎉🎉 inshallah
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 ай бұрын
MashaAllah 😊❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 ай бұрын
Masha allaa❤
@Adaaniabdala
@Adaaniabdala 2 ай бұрын
Abtiga Welcome to Canada 🍁 🇨🇦
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 2 ай бұрын
Massha allaah
@shukrinaasir7393
@shukrinaasir7393 2 ай бұрын
Mash allh Ayuub
@kamalxklusive5302
@kamalxklusive5302 2 ай бұрын
Masha Allah man we left kamapala both of us man thank Allah
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 2 ай бұрын
Ninyahow wandhaftee from Toronto
@shortcut9599
@shortcut9599 2 ай бұрын
Allahamdullialah ❤
@ShortsOfficial-907
@ShortsOfficial-907 2 ай бұрын
Keep up legend horey usoco walalkeey
@mahadfarah7615
@mahadfarah7615 2 ай бұрын
qofwabaa riyadis.Alaha.hurumeeyo. tadowe.sano.Ayakujira.. Qoxotinimo.kaabala.gawar.. Xanusan.😢😢😢
@don-hero21
@don-hero21 2 ай бұрын
Mshllh ❤
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 2 ай бұрын
Allaw qof walpo riyadeyna noo rumeee
@jaamackhadar3746
@jaamackhadar3746 2 ай бұрын
Isaga oo dharka uu ku tagay iska bixin buu waxu ku leeyahay reer qaarada madow yaab😁
@nafisladan2225
@nafisladan2225 2 ай бұрын
Amiiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@OogleAhmed
@OogleAhmed Ай бұрын
ماشاءالله لكن سؤال هل لديك برنامج كيف نعيش في تورنتو او اي مدينة في كندا نرجوا منك الجواب نعم أنا من محبي السفر وتنقل خاصتا في كندا وامريكا الله يحفظك اخي مبروك 💕🥰
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh 2 ай бұрын
Waad. Ahadsantay libaax sare
@abdimalikakofficial1289
@abdimalikakofficial1289 2 ай бұрын
Zxb bashka aad iyo aad aya umahadsan tahy prother 🙏 madama codsigeyna no tix galisay 🙏🙏 adi nh mehsan mel qer qabto ilahey hakaga dhigo ducada nh ilahey hano aqbalo ani ahn nh waa kugu xiga oo wa so socdaa I.a ilahey ha iso fududeyo inti sugeyso nh ilahey ha ufudueyo 🤲🤲 I.a bashka zxb hda wax kale kama rabno mada imatey Canada 🇨🇦 lkn adi hda janis hesho video yal iska bashal ah iyo nolosheda le mar mar nogu sur qasab ma ahn lkn waa hda adi nogarato prother 🙏mahadsanid
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 ай бұрын
Tallo ,, madaxas falaq falaqsan iska hagaajiya Wallaahi say Wallaahiga idinla yabayo, xariga Alle qabsada hadi kale Canada meeshii ugu xumeed aad tagteen gobolki Cali beestenka Manitoba, qadka hadad mar kadhacdid wa fush-shi, masajidka gala. wa gobol ba’basan waxba lo qabanin because Cali bestenka la rafadina, saaxib haku degdegina ka fiirsada, banaankiis mare maradiisa bood ma qabsado👏 Talo waalid iyo mid walal.
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Adi meqo sano joogta canada
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 2 ай бұрын
😂
@monafarah4324
@monafarah4324 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAASHA ALAAH
@Edebsan2022Sidii-hooyaded
@Edebsan2022Sidii-hooyaded 2 ай бұрын
Ane wadankeygii u xiise allow nabad waarta iyo xasilooni kasoo dabaal ❤❤❤
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 Ай бұрын
Kamaal abti waxaan kugu jecllaaday alxamdulillaah
@abdullahiiman6427
@abdullahiiman6427 Ай бұрын
Mansha good
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Canada Rag baa dhistay Ee Aynu dhisano Wadankeena Iygaa inoo soo Tahriibi.
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 ай бұрын
Riyaa kujurta walh wadanke ladhisa makan 40 sano dhiiga ku daadanayo waa habeenki xalay tagay dadbaa lacag xoogan kuqaato mana dhismeyso hade dhisanto lacala dadka lacagta badan kuqaato mahelayiin lacagtaas qof walba wuxu raba ine saan u burburisnaato o lacag badan ku qaatan dowlada waa musuq maasuq inaad fahanta rajeyna😷😷😷😛😛😛
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Wadankan wadan ma ahan mana dhismaayo aakhiro samaan Ku dhacaayo ee dantaada iyo mustaqbalkada Ka fakir
@kHussein-rm4nl
@kHussein-rm4nl 2 ай бұрын
Hadan rabin Ethiopia iska siyaaa iyaaa dhisaneyseee doqomo intey nagu jiraaan soamliya heer ma garayso Naftada iyo guriga hadad ha gajiso ayaaa nolasha ka bilaabtaaaa
@Var_isaaq
@Var_isaaq 2 ай бұрын
Insha allaah waxan rajaynayaa inaan maalin aan tagi doono canada group 5 way I xareesan yahay wax yar baa I hadhay❤
@mohamedali-s3q9l
@mohamedali-s3q9l 2 ай бұрын
xagee ka qaadaty card qaxootiga zhp
@khadrocawil2822
@khadrocawil2822 2 ай бұрын
Xamsa bashi abshir Ina ader illhy meeshtagtaba ĥakuuhagashiyo
@haloyelo4616
@haloyelo4616 2 ай бұрын
Qapf walipa oo comentigan aqriya hamigiisa alle ha usahl0
@CabdifataxMohamuud-y2c
@CabdifataxMohamuud-y2c 2 ай бұрын
Waxaan rabaaa inan Ku way diiyo maxaaka qabandontaa Canada Mxaa jeceshahay inaan noloshada kabada shid iyo vlog Canada pro thanks iyo shaqada aad kashaqayndoonyo ❤
@cabdilaahisiciid1304
@cabdilaahisiciid1304 2 ай бұрын
Meel dheer ba higsaneysaa nio lll
@Abdallamohavlogs97
@Abdallamohavlogs97 2 ай бұрын
Hmblyo cali baashi hormar wacan sxb
@IamQueen24
@IamQueen24 2 ай бұрын
MashaAllah thank you wllmcn ❤
@usmanpro5416
@usmanpro5416 2 ай бұрын
pro video kaso samey sida ay kugu suurto gashay inaa canada tagto io shurudaha looga bahan yhy qof walpo markuu canada qabkaa oo kle ku galayo mahad sanid pro
@majkaabas5048
@majkaabas5048 2 ай бұрын
Ameen
@GcVc-tf9vf
@GcVc-tf9vf 2 ай бұрын
Alx ❤
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk Ай бұрын
Aamin
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 2 ай бұрын
Qaxooti inaa noqdo rabaa inaa wax barto waan rabaa marka ugu yaraab qaxootiga 5 am 6 maku qadanee
@Fosiya-z6iasc
@Fosiya-z6iasc 2 ай бұрын
Well come to winterpeg
@ALeo756
@ALeo756 2 ай бұрын
wlcome to xaqiiqada hadhaw yaan la maqlin sidan maan moodeyn hhh
@farhiaahmed2362
@farhiaahmed2362 2 ай бұрын
Ku sodhawaw Winnipeg
@mahadfeysalharuu4026
@mahadfeysalharuu4026 2 ай бұрын
Entebbe waaye
@امنور-م4ح
@امنور-م4ح Ай бұрын
❤ ❤❤❤❤❤
@sheekhasoomaaliyeed8614
@sheekhasoomaaliyeed8614 2 ай бұрын
Waar ma Nkevaly ilaa Canada?
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Kuwan xabashidii ma Group 5 Bay ku baxayaan
@Ikhlaas_860
@Ikhlaas_860 2 ай бұрын
Waaba neyeystay anoo 🇨🇦 tagay 😂😂😂😂
@JaabirMohamed-zx5oj
@JaabirMohamed-zx5oj 2 ай бұрын
😂😂😂
@fuadabdi155
@fuadabdi155 Ай бұрын
Dadka Uganda kabaxyn ama kabxyn wx akhbar maclumad oo quf inta isracna rba xaga kabaxaya oo iom qadeysa qufkii wx ka aqana let me kno thru kindly
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 2 ай бұрын
Msh alah wllkey alx adikow nabada ilah hadow kunabageyo alow riyadeda iirumow marun wlhi wnjeclhy in atako wllkey bursada maxa iiku ridanwesay
@dahabizizy
@dahabizizy 2 ай бұрын
Qofkan was qof fudud ama xamasad ba lakala tagty 2bo erey bes bu kuso celcelin diyarada canada mahe wax kle ma shegin 39:00daqiiqo this is crazy kan canada wuu ku waalan doona lakin good luck ban leyhy
@mohamadaminomarmahad4216
@mohamadaminomarmahad4216 2 ай бұрын
Kkkkk Canada 🍁 markuu imaado amuu dhahaa Africa uxiise
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 2 ай бұрын
Mansha Allah welcome to Canada 🇨🇦 my brother aniga markan Canada imanaye waye ila mid ehed wadan an hurey u gadey lkn wiil lasocdey isdada o galey u faraxsanay alx hadana mudo ayan joga
@UpdyKani
@UpdyKani 2 ай бұрын
Imisa sano ayaad jogta
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 2 ай бұрын
8 years
@UpdyKani
@UpdyKani 2 ай бұрын
@@ismahanmohamed6720 usa inte in leeg ayay igu qaadanysa dacwo inan ku imaado .?
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 5 күн бұрын
Waxbarasho ma lagu imankaraa wllo?
@ritaajcabdilaahi225
@ritaajcabdilaahi225 Ай бұрын
Kamalow intaa kampala ka bixin bro KZbin channel ii fur plz
@abdirashidkhalifdubad7897
@abdirashidkhalifdubad7897 2 ай бұрын
The guy behind the camera waa ikan Shaqo wcn baan qabtay
@KifaayoCadey
@KifaayoCadey 2 ай бұрын
Saaxiib noo soo badi
@ImraanMaxamed-s3g
@ImraanMaxamed-s3g 2 ай бұрын
Zxp qarshka kabaxey isheeg😢
@hanadqadar7989
@hanadqadar7989 2 ай бұрын
Frist comment
@Fabrigas-d9b
@Fabrigas-d9b 2 ай бұрын
Wraa sidee ugu fudud
@eddumahir1368
@eddumahir1368 2 ай бұрын
Aamiin
@King-dd8bn
@King-dd8bn 2 ай бұрын
Welcome to depress stress Canada 🤣😂 if you have family in Canada you can come as vacation or friends I won’t waste to come Canada I rather go to some countries I’m happy with it so good luck enjoy your Canada day 😂
@saidshire2424
@saidshire2424 2 ай бұрын
Orod ka tagdee mxaad dadka calaacalka ula soo aadaysaa. Biil baad u bartay bilwalba lagu soo diro mashaqayste baadthy. Annaga adeer ku nool 8+ waxbadana waan ka qabsanay dhalinyaro soo yaaca🇨🇦🇨🇦🥰🥰
@qasaayqan3655
@qasaayqan3655 2 ай бұрын
Magudbe marka tahay everywhere you can be as failure
@saidshire2424
@saidshire2424 2 ай бұрын
​@@qasaayqan3655 aad iyo aad haddii aad sanadka hore licenka iyo intaad qaadanayso baska raacdo dhaxana ku disho ma stress baa ama aad shoqooyin fiican wayso kusii meel gaar
@butterflyha1889
@butterflyha1889 2 ай бұрын
Aniga iso badal aniga riyadayda tahhaye😢😢😢😢😢
@somaliforex7744
@somaliforex7744 2 ай бұрын
@@saidshire2424 absolutely dad meel kasta ka calaacalaya xita wadanka hormary ay tagayn
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 2 ай бұрын
🥰
@Dahir_Gamer
@Dahir_Gamer 2 ай бұрын
Hadaa shaqeyrabaa Allah haiwaafajiyo🥲🤲
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 2 ай бұрын
Aamiin mid fudud allaha kaga dhigo
@AbubakarKhaliif-y7f
@AbubakarKhaliif-y7f Ай бұрын
M.a
@mrbehlum
@mrbehlum 2 ай бұрын
How did u got the canada visa
@mohacade8773
@mohacade8773 2 ай бұрын
Sxb aaway sxbkaa asiga kulama socon miyaa
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 ай бұрын
It's not I Canada?
@kas1231000
@kas1231000 2 ай бұрын
Kamaal cabdull aaway asigana ma baxay
@qalbiuroon8529
@qalbiuroon8529 2 ай бұрын
Lkn wllo wad kunaxsantay Canada kaftan le weye😂😂😂😂
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 2 ай бұрын
Dadka ka danbeyo indhaha ha ka gelin timahn jilca badn
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 2 ай бұрын
Hadi ba afriga mR le ka baxdy wa ku ahatay qarxa iyo adi wa is deseyn dhalinta somli dhamn sidn o kale iyo farxda u rajena
@Abdirahmanism
@Abdirahmanism 2 ай бұрын
Allow anigana safarkan oo kale iisakhir aniyo asxaabta kale ee muddo linekan Canada ujoogtay Kampala.
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 Ай бұрын
Canada waxba ma yaalana Winnipeg aniag jogna 😊
@ABUKE8
@ABUKE8 Ай бұрын
Hadeyna waxba oolin maxaa ku dhigay maad soo baxdid 😂 jooji dadka aad ubeen guyreyso adiga oon rabin inaad ka tagto ayad rabta inad dadka ku dirto
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 Ай бұрын
Wlhi wle waxba ma yaaala Aniga san iga tagi làhaa bn ku jira processkeyda Wlhi Somaliada wax ay ku hayaan ma lahan
@cabdilaahisiciid1304
@cabdilaahisiciid1304 2 ай бұрын
Kaso haddal codsiga aad ku gashey
@cayduruushonesty5951
@cayduruushonesty5951 2 ай бұрын
Allow qaaradaan madow meel dhaanto oo kheyr leh i geey 😂
@whiz_abdul7
@whiz_abdul7 2 ай бұрын
Maxan ladhameystay wayabe😂😂
@sahafiyare4434
@sahafiyare4434 2 ай бұрын
Kk mawaxa wasay waxa sodasid
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedSokorow
@MaxamedSokorow 2 ай бұрын
Ok
@SalmagwalGwall
@SalmagwalGwall 2 ай бұрын
Yahh qarada madow to qarada cad😂😂😂😂😂
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 ай бұрын
Is air Canada e say air Canada?
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Diyaarada Xabashi baa Ka buuxda
@bayaxowaaran2176
@bayaxowaaran2176 2 ай бұрын
Ku Soo dhaawoow stress 😂
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Ha niyad jabin dadka sxb
@rashiid187
@rashiid187 Ай бұрын
Somalidu akhlaaq ma laha ma amusayaan hadal iyo qaylo ayay meelkasta la taaganyihiin
@ciisaha
@ciisaha Ай бұрын
Enteppe and ugandan girls wa idin xisi dona
@ahmednagaay113
@ahmednagaay113 2 ай бұрын
Shaqeso nasiba kusomare
SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸
18:18
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,9 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Abbaa Lataa Acting show Qormaata Barattoota Marsaa 5ffaa Kutaa 3ffaa
48:57
Abbaa Lataa Acting Academy
Рет қаралды 3,8 М.
Safarkaygi Kampala Uganda 🇺🇬 To Toronto Canada 🍁🇨🇦.
9:47
BALI meesha qofkasta ku riyoodo inu Tago
14:09
Qays Qeyser
Рет қаралды 150 М.
حياة السنوار عن قرب.. رفيق شبابه يروي تفاصيل رحلته معه
1:07:55
GURIGA UGU RAQIISAN || MALAYSIA || THE CHEAPEST HOUSE IN MALAYSIA 
15:06
UUR MIYAAN LEYAAHAY? SUAL IYO JAWAAB WITH MAXAMED❤️
11:56
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 143 М.