Пікірлер
@hodhanadan3381
@hodhanadan3381 Сағат бұрын
Welcome back my brother ❤❤
@malyunafrah6455
@malyunafrah6455 4 сағат бұрын
Nabsigi baa ka soo baxay
@user-of8ok7cf5u
@user-of8ok7cf5u 4 сағат бұрын
salaxyadan camal waa maxay hadad waxbeeratay......................
@ruwaydaabdi9722
@ruwaydaabdi9722 4 сағат бұрын
😂😂😂😂 waa kuwadnaa jaaale
@caishaabdulle6232
@caishaabdulle6232 5 сағат бұрын
Aniga wax kasta waxaa igaga daran sowabta xalimo xaas ah uu umehersadey waliba asagoo og hada na ilmaha uusii sheganayaa ilmaha xaq umawa lahan midkii hore ayaa iska leh xita midka hada colosha kujiro hada asaga muxuu faidey bes wuu raxeystey ilaahey na wuu isku direy ilmihiina diiniyan ninka kalaa iska leh anagaa yab aragney😂😂
@wardaali3529
@wardaali3529 5 сағат бұрын
Wlhi waa run nabsigaa ayaa ka soo baxay Mohamed buskut reeraha is laameed iska dhaaf tan cashar kadhigo
@Amina_jannoo
@Amina_jannoo 6 сағат бұрын
Nabsigaaga aya kaso baxay
@nimoh5909
@nimoh5909 6 сағат бұрын
I don't know both of them but sometimes you don't know who is the problem I can't believe what she says because begging of this relationship she was wrong and she shouldn't talk other men while she is married. I'm womam and I can't support these kind if women because when she cross the line she should expect only worst because someone who is God fearing will not marry you so I don't understand why somali people saying is bad or she is bad because both of them are wrong 🤔
@FatimaaliCraman
@FatimaaliCraman 6 сағат бұрын
😂😂😂
@Ashasheikh996
@Ashasheikh996 8 сағат бұрын
Kamaal markan arkay muuqaalada durba adaa igu soo dhacday lkn waxaan ku farax sanahay in aad cashar kabaratay ood qarsatay noloshaadi dambe
@JonasMohamed-lp5ud
@JonasMohamed-lp5ud 8 сағат бұрын
Saxiix wallahi dulmiga mafiicno
@Tlie_____Raajuu__2008
@Tlie_____Raajuu__2008 8 сағат бұрын
😢
@cawilzaahim5712
@cawilzaahim5712 9 сағат бұрын
Kamaal gabadha may waxkala dhexeyaan mise ninka
@SafiyaAlicuthman-rd8yt
@SafiyaAlicuthman-rd8yt 9 сағат бұрын
Kamalow sixirki wuu so baxay maxaa run badan shegtey
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 10 сағат бұрын
Kamal pay back is bitch its time for revenge 😂😅😅 50 videos ka soo samee 😂
@saadiamohamed2130
@saadiamohamed2130 10 сағат бұрын
Kip going my brother Kamal Abdul
@Taaakeeye13
@Taaakeeye13 10 сағат бұрын
Bawdo rageed midba Malin baa banan ilowday kamalow😂
@InaAadan-cw1lq
@InaAadan-cw1lq 11 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-sc7sc9lj1x
@user-sc7sc9lj1x 11 сағат бұрын
Kamaal abdul 😊😊😊😊
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 11 сағат бұрын
Iska cafi waa aduunye😢
@Arabduur
@Arabduur 11 сағат бұрын
Sheekadaan Yaa iga dabageeya oo 0.5 u tuuraa😂
@cabdirahmancabdullahisidow9612
@cabdirahmancabdullahisidow9612 12 сағат бұрын
Kaptan markaad views kasameeso keep it up ✌️
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 12 сағат бұрын
Nabsigu mahareh armuu malin kula harah oo cad😢😂❤
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 12 сағат бұрын
Ninba malintiis hhhh ku soco
@Abdallamohavlogs97
@Abdallamohavlogs97 13 сағат бұрын
Cali baashi sxb hamblyo waa sxbka cabdullahi oo aad isku class eheden schoolka hoyga xamar
@ComeWeCook
@ComeWeCook 13 сағат бұрын
Reactionkan wan sugaye wad lasoo daahday bro
@AxmedCabdi-ol5rd
@AxmedCabdi-ol5rd 13 сағат бұрын
Wlh xaqa marbow sodahiraa haba sodahee
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 13 сағат бұрын
Buskut dad bdn ooo family ah buu ka hadli jiray waliba si aan uqurux badnayn sida kamaal Nabsiga xanuun badanaa
@najiibhappy6130
@najiibhappy6130 13 сағат бұрын
Weligaa qof ceebtiisa banaanka ha keenin sida uu buskut ugalay kamaal xili hore
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 13 сағат бұрын
hooyadeed iyo abtiyasheed ha lagu noqdo markay ka hadlayeen aay lahayeen gabdhan wa la qaba gabdhan caruur bay ka soo carartay ay diidaysay sixirkaasi aniga waaan ka shakiyay in wax ka jiran hooyo ninkeedi ubadkeedi walidkeedi intaba ka carartay waba yaab
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 13 сағат бұрын
shirkigaa hada qofka ilahay uga tobaad keeno intu nool yahay wa samaxaya ilahay hadiise uu ku dhinto markaasi lama saamaxo qof ka aduunka waxa u ayaan daran qof shirki ku dhinta
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 14 сағат бұрын
kamaal waxan u maleeyaa sheekada marki hore laamad socon sowti hooyadeed abtiyasheed soo fadhiisteen lahayeen gabahdan wa la qaba caruurtii bay ka soo tagtay sowtii dhegaysan wayday sheekada inay wax ka jiran sidas ku garta marka hore ba sidasay ahayd dib ha loo dhegaysto dadkii soo hadlayay tan kale gabadha wa babaday gabadh qurux leh bay ahayd siday noqotay eega miskiin ilahay ba naga og lakiin arinkaas in la qabay gabdha waa la isku racay berigasi reerkeedi odhan baa yaaba ka hadlayay laha gabdhan carurutii ha u soo noqto nin ba qabee ninkaas ma rabi bay lahayd wuu i furay bay lahayd dadkeeda waxay lahayeen lama furin ilahay ba runta og
@sagalhaji3898
@sagalhaji3898 14 сағат бұрын
Keep going kamaal ❤
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 14 сағат бұрын
Ala nabsigu cajiibsanaa😂😂😂
@MarianAbdullahi-y9p
@MarianAbdullahi-y9p 14 сағат бұрын
Keep going brother ❤🙌🥰🤴🤴
@MarianAbdullahi-y9p
@MarianAbdullahi-y9p 14 сағат бұрын
Saaxa wlhi😢❤
@Umubadaar
@Umubadaar 14 сағат бұрын
Nabsigii kamal kasobaxy wlhi Maxamed buskut kamaal u iskadawo dhigtaay 😮
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 15 сағат бұрын
MUNIIRA ARIN BANAANKA YAAL OAY KENTAY MEDIAHA MIYAY RABTAA INAY DABOOSHO KKKKK
@shukriaomar2638
@shukriaomar2638 16 сағат бұрын
Naagtii kamaal iyo tan ma is ley yahiin
@warsanshow6193
@warsanshow6193 15 сағат бұрын
May
@imanali2298
@imanali2298 16 сағат бұрын
Masha Allah brother ❤
@Zagal-mu4eg
@Zagal-mu4eg 16 сағат бұрын
Kamaal kusoco wa xasustaa waagii sidu fiyuuska kaaga raadin jiree kusoco kusoco 😂😂😂😂😂
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 16 сағат бұрын
Kamaal waxaa eheed wiil nafiif ah aqoon macsi iyo kufsi waxaba garan weysey gabadhi guursatey oo hoyo eheed adiga mataagin ee adigaa jacleed basaboorka❤
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 17 сағат бұрын
Kkkkk Kamal aarsi Iyaah?walaahi waan xasuustaa siduu u hadlaayey Mahamed Buskut. Karoonow wllkaa Kamaal.
@simaaasaid598
@simaaasaid598 17 сағат бұрын
One jaanis one goal😂😂😂😂
@asiliborle6342
@asiliborle6342 17 сағат бұрын
Maskiin waayo
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 17 сағат бұрын
iyada maxaa ula sheekaysanaysay nin kale iyadoo la qabo markii ugu horaysayba waayo waxay tidhi waan soo booqday anoo la i qabo ninkan kale ee ay leedhy wuu i sixray
@caashajeylani6828
@caashajeylani6828 17 сағат бұрын
Waa Midaa Layaabay Aqlaaq Xumaa
@Altro_legend_pro
@Altro_legend_pro 17 сағат бұрын
Wllhy tan cml aney iheysata xarfaney maxasameya😅💔😏
@farhiyahassan8614
@farhiyahassan8614 18 сағат бұрын
Wlhi mar walbo comment waxan uqori jiray Mohamed buskud iyo hal abur cawil bile o ah waxan dihi jiray kaml abdulle nabsigisa wuidhinka so bixi really
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 18 сағат бұрын
Hahaha legend
@marianabokar7809
@marianabokar7809 18 сағат бұрын
Hbo inti kuugu digatay ee ku mabsatay cuqubadi way ku dhacday