9 caruura oo madaxyo wawayn oo 5aabo dhaleen kuwa an daris nahay igu soo dhacay wlh wa legend waraysiga ninkan aad ayuu igu socda
@maxamedahmed269010 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@liinmango36569 күн бұрын
😂😂
@AmranIsmail-y9z8 күн бұрын
Wll noo soo badi rooble waraysigisa
@hawraarsannews20018 күн бұрын
This is really and facts waxaan u baahan nahay go,aan qaran iyo midinimo buuxda oo qaniin aad u qadhaadh cid waliba ay ku liqdo qaranku haguulaysto ❤❤❤
@cabdiraxman983110 күн бұрын
WAXAN AAD UGU MAHAD CELINAYAA IN SI RUN AH LA HELO MASUL KAMID AHAA DOWLADII SOMALIYA GAAR AHAAN SIYAAS BARE KA WARAMO HORE LOOMA HELIN CID SIFICAN UGU BADHEDHAARINTAS KADIB BEENTII JAHMADAHA AYAA AAD LOO BUN BUNIYAA WAA IN LA HELAA DAD BADAN OO KAMID AHAA MAMULKII SIYAD BARE SHEEGA WIXII JIRAY HORUMARKII U GAAR KA AHAA IYO SIDA WAX U JIREEN
@fadumonour98158 күн бұрын
😅😅😅your totally right 👍🙏
@shuayb0110 күн бұрын
Odagaan waa mucjiso❤
@YoyoKiki-uq5ze10 күн бұрын
Doqon qabilaysta bad tahay
@charlesabdi6 күн бұрын
It tells a true story to refugee-hosting countries who should help these confused people.
@moustaphadjamawais81334 күн бұрын
Waa ruunta walalo. Aniga kuu marqaati fuurayaa waxaad shegaysiid
@mustafeabdirahman13679 күн бұрын
War Niyow Codka Iska hagaaji Technical ka Kaa Xun Waxba ma maqallo hada
@MaxamedAbdullahiOmar4 күн бұрын
Vedio codka isku day inaa naga saxdid Boss
@shariifsoomali265310 күн бұрын
Ninkan wuxu uqalma inu noqdo madaxweynaha somalia and I believe inu somalia samatabixin karo wlhi ninkan oo kale orodo sooraadi wlhi inaadan sooheleyn rooble kale
22:39 hhh capitaano adeer waa runtaa oo daarood hadaynu nahy anaga ugu daran oo waalidkayagu qabiilka io cuqdada inagoo yar baa nalagu koriya in la ina qaxiyay oo la ina dilay marka maxaan samayna waxad ku barbaartid baad ku gaboobaysaa😢😢😢
Finland 🇫🇮 Sweden 🇸🇪 Norway 🇳🇴 Denmark 🇩🇰 Germany 🇩🇪 waaye Somalia 🇸🇴 Lkn kuwa Switzerland 🇨🇭 Kuwa noool waxaas Kama jirto waayo shaqo aa taala joogto ah Waayo passport ama Daganaashadii aaa ku xiran in aaad Cayr ka Qaadhan Dowlada 🥺
@Kayapshe4 күн бұрын
Ar ninkaan intoo nooga maqnaa😂😂😊
@hashimosmannoor578010 күн бұрын
Wlhi laba mujrimiin buu sheegay waa axmed madoowe iyo dani
@lacag-lacag9 күн бұрын
War legend xagee ku qarsoona, kusoco😂😂😂😂
@abdinur6152Күн бұрын
Wuxuu ka mid yahay dad kii la soo cabsiiyay kaadidii ina Siyad Bare. Maskaxdida qashin iyo wasaq kaliya ka buuxo.
@AliHassan-hb1bn10 күн бұрын
War ninkaan oo kale bolisyo militara Ilaalisa haloo sameeyo waayo bani aadamka caqliga ayey ugu necebyihiin wax lasheego.
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el6 күн бұрын
Ex. Comandose, Rooble. Weriyahiibaa yaabey. Kkk. Gogaradaha Carabta Arsenal Iyo M city. Hhhhhhhh Rafaad. Ayuu Ka Dhigayaa Finland. Helsinki. legend weyaan. Very Funny lkiin Xaqiiqo jirtuu kahadlayaa
@salaamahaashi58296 күн бұрын
Ninkaan dhib badana (kkkkk😂😂
@Mrrred20234 күн бұрын
Kkkkkkkkkk war hedhe ninkaan diinta iyo dalka ayaa ubaahn
@saamiaden53757 күн бұрын
This man he is right
@abdinassirahmed83639 күн бұрын
Ninkani waa nin wax badan og, lkn dadka oo dhammi ma fahmi karaan.
@omarwacays60367 күн бұрын
Wariyaa maha kan su'alo xumo uu iyo qosol iskudarsadey War ninku waa buuxaa ee su'alo muhiim ah weydii Wixi oo dhan oo fadhi kudiri ah buu ku dhigey