Kaymo Abeesooyin Leh | Buuraha Golis Dhexdooda | Silent Somali Camping 🏕

  Рет қаралды 14,368

Cadceed Travels

Cadceed Travels

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@mahadciro8778
@mahadciro8778 9 ай бұрын
NO BUUQ NO MUSIC THANKS YOU I'M APPRECIATE YOU 👍👍👍
@YAASIINEK
@YAASIINEK 5 ай бұрын
Cadceed 1m hala gadhsiyo r❤❤ landeriskaw insha allah waxan sugeyna cadced iyo xaflada 1m ilaa 🎉5m insha allah Allow dhulkayaga na barakee oo no nimcee intad na siyey nicoyinkagana Alxamdullilaah alxamdullilaah Allaahu Akbar ❤
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Soomaalinnimo
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 6 ай бұрын
MashaAllah qurux badanaa meeshaas😊🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@nimcomaxamuud8753
@nimcomaxamuud8753 8 ай бұрын
Masha Allah ilahow dalka noo barakee Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AniisaAadan-w8k
@AniisaAadan-w8k 6 ай бұрын
Wow mash allha ilhy dhulkena hyno barakeyo❤😊
@siiseysaska6321
@siiseysaska6321 9 ай бұрын
Waxanoo kalewaxa ladhaha golden time wlhi wxba kuma tari karo mahane ragan dhalinyarada ah oo.so bandhigaya dalka bilicdiisa waxa ay ubahanyihiin baan ku cawin laha lkn keep goin way isku aad adin i.a
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 7 ай бұрын
it was a wonderful time and beautiful place I love it ❤
@abdiidba431
@abdiidba431 9 ай бұрын
Be proud your country❤
@cabdiqaadirismacil6453
@cabdiqaadirismacil6453 3 ай бұрын
Maan sha Allaah sifiican ayaad usoogudbiseen
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 3 ай бұрын
Masha alaah habo ilaahey haniigu xifdiiyo waxad natusteen meel dalxiska u wanagsan
@GulaidMohamed
@GulaidMohamed 9 ай бұрын
Ma sha Allah, walaal. Noo soo badiya.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Awoowe aad baan uga heleney Maashalaah
@ZalCyber
@ZalCyber 9 ай бұрын
i like it firt long somali version video cool keet it up
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 9 ай бұрын
Woow mahadsanid waa muuqaalo yaab leh
@xamdiyasin
@xamdiyasin 9 ай бұрын
Qurux da dhulkena❤❤❤
@Abdulkga
@Abdulkga 9 ай бұрын
Meeshani waa dhulkaygii Somaliland ee Ilaahow ilaali, wixii cadow ku ahna Ilaahow jebi!
@Saladdin313
@Saladdin313 8 ай бұрын
Sxb xidhiidhka Ilaahay wanaajiya salaadu u horeyso.
@Hamdamawlid-u1s
@Hamdamawlid-u1s 8 ай бұрын
viedo ka qurux badan ma daawan wali viedos waa kuwa loogu jecelyahay ee maskaxdu ku dagto
@liibaangamadiid3116
@liibaangamadiid3116 9 ай бұрын
codka dabiiciga ah aad buu u fiican yahay anagaaba nasanay runtii NO music I'm appreciate you.
@salman_s_mohamed
@salman_s_mohamed 9 ай бұрын
Wow😊😊😊
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 9 ай бұрын
Best Somali traveler cadceed ✊
@Barre2577
@Barre2577 9 ай бұрын
Meeshani waa xageena cadceedaw
@xamdiyasin
@xamdiyasin 9 ай бұрын
Mnsh allh ❤❤❤❤
@sabaaxmaxamed749
@sabaaxmaxamed749 9 ай бұрын
Woow❤❤
@mokhtarhussein8212
@mokhtarhussein8212 9 ай бұрын
You really deserve to be on top bruv💪🏾keep digging it walaal horumar wacan❤️❤️❤️❤️
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Cadceedow shb video ga cod la’aan mxa uga dhgtay runtii kuwii hore aad hadlii jirtay waan ku raxeysan jry dawashadooda lkn kan waa ku cajiisay daad ila mid ah way jiiran ee kolka kleh hadal oo nofalaqee jwga mesha mrka hdlka waa muhiim sida kleh waa top level videogu mnshallh horumar wcn ❤✊🏽
@drgabriel4216
@drgabriel4216 7 ай бұрын
mansha allah saaxiibkay salmaan(my class mate 2006_2015) iyo sxbkii cadceed , salaan kal iyo laab ah ,runtii waa wax kale muuqaalkan , goor ay dhamaatay 30 minutes garan ba maayo Hhhhh , hore usoco dadaalkana halkaa kasii wad.
@INA_XAASHI_CHANNEL
@INA_XAASHI_CHANNEL 9 ай бұрын
Absolutely this is the Best 🎉😮❤wowww😊
@calimawliid-cp6ln
@calimawliid-cp6ln 9 ай бұрын
Wr wllhi waad mudantahay in lagugu dhiirigaliyo waxan aad samaynaysaa waa wonderful❤
@AyaanMuuse-qd4lc
@AyaanMuuse-qd4lc 9 ай бұрын
wow dhul dalxiiska ku macaan
@farhiya2269
@farhiya2269 9 ай бұрын
Jawi macaan miyiga jeceliyaa
@caynihassan9796
@caynihassan9796 9 ай бұрын
wow wllhi saa'id ayn uga helayy m.allah ❤❤
@tabaanapdy5721
@tabaanapdy5721 9 ай бұрын
M.a keep going bro
@siciidguray8340
@siciidguray8340 9 ай бұрын
Zxp hore usoco waxaad arki adoo qofka nolosha usareeya ahe 🤴👋
@Amdam44
@Amdam44 9 ай бұрын
bro idea wanaagsan ayaad la timi insha allah horumar wacan ayaan kuu rajaynayaa
@MubarakAbdi-w2t
@MubarakAbdi-w2t 9 ай бұрын
Somaliland nice ❤
@Craxmaanmuxumedcabdi
@Craxmaanmuxumedcabdi 9 ай бұрын
Keep going pro
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 7 ай бұрын
I love your camera work and final editing. If you caught off that tea sucking sound, everything would've been perfect. Next time cut every annoying sound off
@MaxmedMaxmuud-z8y
@MaxmedMaxmuud-z8y 9 ай бұрын
Noosoobadi Waarabnaa Anagana Liketanoodaa
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 9 ай бұрын
MANSH ALAH WAN KU RAXAYSANAYA WAXAAD QABANAYSO WAA WAXAAN WALIGAY JECLAA INAAN QABTEE WAA II HIRGALI WAYSAY❤
@dytffttg6491
@dytffttg6491 9 ай бұрын
Wa wareyyy😮
@OmaaaaaR21
@OmaaaaaR21 9 ай бұрын
Seed na yeeshey baslaw
@salman_s_mohamed
@salman_s_mohamed 9 ай бұрын
Halkan inaynu iska so weerarno iskumaynu ogeyn cumarow kkk
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 3 ай бұрын
❤❤
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 9 ай бұрын
Bilic iyo Baashaal Heer sarre ah fadlan bacaha iyo hadhaaga hakaga tagina deegaanka jawaan sii diyaarsada hada ka dib
@jamal-zurej21
@jamal-zurej21 9 ай бұрын
sxb cadceedow gobolka bari fog haddaad adi lahyd isaga dalxis wcn BAD BUUR KAYN
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 9 ай бұрын
Digniin caafimaad haku shubin kulayl caaga
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Aad iyo aad shb waa runta ka hadashay
@abdulkanimohamed3147
@abdulkanimohamed3147 9 ай бұрын
Alaabtan waan sameenaya mar uun noloshayda ❤
@frizzy1819
@frizzy1819 9 ай бұрын
some parts of the video voice cover so saar. sida kale nice visuals but voice is needed for a 30 min video!!
@spacecam7
@spacecam7 9 ай бұрын
Waar ninka dambi ha amrin.
@frizzy1819
@frizzy1819 9 ай бұрын
@@spacecam7 dambi maxaya abti? cod so raaci bn ku idhi sida videowyadi hore
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 7 ай бұрын
Absolutely. The tea sucking sound is incredibly annoying.
@King_Budnacab
@King_Budnacab 3 ай бұрын
@@AbdiPianoChannel you meant sipping
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 9 ай бұрын
Dhaqasho waa geel ragaw. Nimankiinan Caydha u eeg. Geel dhaqda ka dib Ardaagiisa Camping ku Sameeya. Mahadsanidiin
@Maykal.abdirizak
@Maykal.abdirizak 9 ай бұрын
Waan kula socona shb from burco ❤🎉
@Samimusic.1
@Samimusic.1 9 ай бұрын
Cadceedka Nice video Bro ❤
@hazzanabdi5551
@hazzanabdi5551 9 ай бұрын
Aar maxaad meeel tgteen Nice wllyhi it's a very good 👍
@Daakir108
@Daakir108 9 ай бұрын
Take your time brother ❤
@AdmiringBilliards-sk7lp
@AdmiringBilliards-sk7lp 9 ай бұрын
Wax kale wye video ga sad uduubten no music no buuq
@QARANSUGE
@QARANSUGE 9 ай бұрын
Cadceed Solo survivor aya ku haray
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 9 ай бұрын
saan filaayo waa mar hore mxaa yeele roobkii wuu dhamaade
@sakeriyeyare9467
@sakeriyeyare9467 9 ай бұрын
new sub
@somaliawamid3934
@somaliawamid3934 9 ай бұрын
thank you guys i felt relaxed wlhy
@YOOCOMEDIA
@YOOCOMEDIA 9 ай бұрын
Waar meeshaasi waa xagre wll
@GaaShAaNLe12
@GaaShAaNLe12 9 ай бұрын
M.a wll Horey Usoco dron ka dhiman lkn markas qurux kuso muqaladu
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 9 ай бұрын
Coming soon😂
@Daakir108
@Daakir108 9 ай бұрын
Lkn Lagend muuqalkan AamusNi aYaaD UGU Dhamaysay
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 9 ай бұрын
Dhalin yaro muuqalka waa wax kale lkn bila codka xooga kuma qurux badna dhagolo wada noqonay😅😅😅😅
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 8 ай бұрын
Manshallah somaliland
@logannnnnn930
@logannnnnn930 9 ай бұрын
Camerado shidan hadaad dhimato yaa noosoo upload garaynaya hhh
@marayamomar7481
@marayamomar7481 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 3 ай бұрын
Habo meeqa sac bad u so soneysaa markii ad gaariga ka dagatid meshaana magaceed gabo hadii an imaado hargeysa ma isoo dalxisineysiin meeqa ad ka qadaneysiin qofkiiba habo
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
Instagramkayga igala soo hadal: CADCEEDKA
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 3 ай бұрын
Habo mQabo lakiin face booke ayaan layahay iyo whatsApp
@cadceedka
@cadceedka 3 ай бұрын
@@LaylaHilowle-j1u abdiasis.yassin@gmail.com Gmail kaas igala soo hadal.
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 3 ай бұрын
@@cadceedka ok habo alaah haku xifdiiyo dhamaan
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 9 ай бұрын
Waar Sxb please Tell us info mar walba.
@YOOCOMEDIA
@YOOCOMEDIA 9 ай бұрын
Bilowga daad wararac ayaa ciyaysa
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 9 ай бұрын
Sxb drone soo iibso waa kuu kala kacee
@Hakim13547
@Hakim13547 9 ай бұрын
Libax iyo waraabee miyay jirin dhulkan
@frizzy1819
@frizzy1819 9 ай бұрын
libax maya filaya lkn warabahe wa fulay kuguma so khaldamayo
@zerpashir2112
@zerpashir2112 9 ай бұрын
Wr salman seadow adna mxd u tukan wayday ma abujahalki bad weli thy adu😂
@MaxmedMaxmuud-z8y
@MaxmedMaxmuud-z8y 9 ай бұрын
Habeendheerowruxban😮😮
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 9 ай бұрын
30 daqiiiqo 20 kamid ah Cunothy😂😂😂
@TAARIIKHRaac
@TAARIIKHRaac 9 ай бұрын
Zxp caaga wax kulul laguma cabo
@nasteeh
@nasteeh 9 ай бұрын
war salaadihii meye dad muzlim ah maynan ahyn
@yahyajama8319
@yahyajama8319 9 ай бұрын
Silent
@munaxasan5218
@munaxasan5218 9 ай бұрын
Xagee lagala xidhidhaa wilkan inan dalxiis uracaan rabee waar bal ijawaba
@Xati-ve3tg
@Xati-ve3tg 9 ай бұрын
Ninkaaga miya misne walaalka sidee uraci nin ajanabi kaa ah subxanallah
@munaxasan5218
@munaxasan5218 9 ай бұрын
​@@Xati-ve3tg namayee waligeed ayaa dalxiis laysku raaci jiree mideeda kale makaligay ayaa racaya rag iyo dumarba waa laracaye wah😅
@Xati-ve3tg
@Xati-ve3tg 9 ай бұрын
@@munaxasan5218 Wllo hadii layiri gabadh muslimat ah xajika xitaa maharam laan tagi maayso sidee dalxiis iyo wixi limid ah looga ogolaanaya
@AyaanCabdisamad-g8r
@AyaanCabdisamad-g8r 9 ай бұрын
Good😢🎉🎉😂😂😂😂❤😮😅😅😢😢
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Xeebaha Puntland iyo gobolka bari dhankaas video games nooga soduub shb dhnksa baa aad dalxiiska ugu qurux bdn
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 9 ай бұрын
Kkkkkcunto Lee miyaa ladhuumateen😂
@abdimohamed7678
@abdimohamed7678 9 ай бұрын
Sanaag Somalia aad beey qurux badandan yahay
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 9 ай бұрын
Somaliland camping 🍏🧄🌶️
@cabdinaasir9516
@cabdinaasir9516 9 ай бұрын
No somalie no somaliland only oromo⚔️🇪🇹
@fadimaahmed1284
@fadimaahmed1284 9 ай бұрын
really😂😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Magaca Somali Miyaad Somalia u akhrisay 😂😂😂😂 qoom lefto nagaa😂
@MaxmedMaxmuud-z8y
@MaxmedMaxmuud-z8y 9 ай бұрын
Habeendheerowruxban😮😮
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 32 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 1,5 МЛН
WAGAR | Buurta Laga Arko Laydhka YAMAN | BURCO, HARGAYSA Iyo BERBERA
30:02
How Russia Far North Nomads live in -60°? Russia nowadays life.
48:23
RIVER WILD CAMPING | Military Dutch Army Ridge Tent!
25:29
campingwithjosh
Рет қаралды 9 М.
Dawga Cad | Jidka Loo Maro Dalka Jabuuti Ayaan Lug Kaga Gudbay
11:45
Cadceed Travels
Рет қаралды 7 М.
Buuro Dhexdood Maku Go'doontay? 24 Saac Ayaannu Xannibnayn
9:46
Cadceed Travels
Рет қаралды 3,3 М.
Waxaan Lug Ku Tagay Buuraha Wagar | Hoyga Shabeellada 🐆
48:38
Cadceed Travels
Рет қаралды 36 М.