Kenya Oo Somaliland U Hiilisay, Faarax Macalin Oo Baarlamaanka Laga Caydhiyey & Ciqaabta Uu Marayo

  Рет қаралды 21,098

Arabsiyo News

Arabsiyo News

20 күн бұрын

Kenya Oo Somaliland U Hiilisay, Faarax Macalin Oo Baarlamaanka Laga Caydhiyey & Ciqaabta Uu Marayo
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 56
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 18 күн бұрын
Lululululululululululululululu Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🦁🦁🦁☀️☀️☀️☀️💯 Masha Allah
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 18 күн бұрын
Guul kenya
@ayaneabdilahi6610
@ayaneabdilahi6610 18 күн бұрын
Guuuuul iyo gobonimo somalilnd viva ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 18 күн бұрын
Guul iyo Gobonimo somaliland iyo kiniya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 күн бұрын
ilaahoow chilli qaranka sland oo noo sikhir GAAL iyo islaamba❤❤❤
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 18 күн бұрын
Guul jumhuriyada Somaliland Cadowga Somaliland ha jabo🎉🎉🎉🎉
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 18 күн бұрын
Cid walba oo Calanka Tawxidka leh ku Xad gudubta ILAAHAY ba Samada musiibo uga so diro .
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 18 күн бұрын
guul qaranka somaaliland
@Janno190
@Janno190 18 күн бұрын
Illahayoow cadawga Somaliland jabi aamiin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 күн бұрын
Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉
@NOREDIN666
@NOREDIN666 18 күн бұрын
Thanks, kenaya Parliament . Xeradii Dhadhaab ee u qaxoontiga ku ahaa ha ku noqdo. Ninka Afka balaqasani
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 күн бұрын
IIDOOR KAALAY KU CELI DEE!! ADIGU!!
@abdimagan3482
@abdimagan3482 17 күн бұрын
ومكرو ومكر الله والله خير الماكرين.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 18 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤viva Kenya and somaliland
@husseinomar5942
@husseinomar5942 18 күн бұрын
Allah SW is conscious of Farah maalims ills against Somaliland and is getting his payback ❤ you from Kenya 🎉
@aminafgh2127
@aminafgh2127 18 күн бұрын
lama arag qof reer shiikh isxaaq dhiba oo liibaanay
@danabguuled5491
@danabguuled5491 18 күн бұрын
Runtii waan ku diirsaday calooshiisa u shaqaystii faarax maclin,, taasi guul
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 13 күн бұрын
Farax macalin geesi geesi ❤❤❤❤❤
@sahaalasiciid
@sahaalasiciid 18 күн бұрын
Asc. Anagu.burco.ayaanu.joogna.diyaargaronay.daagalka.lagusooqay.dalka
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 18 күн бұрын
#FAARAX WAA XAASIDKA KOOWAAD EE SOMALI AH EE KENYA KUNOOL GUUL WEEYE HALA CAYDHIYO PASTARKA
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 18 күн бұрын
❤❤❤❤
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 18 күн бұрын
Insha Allaah Guul, Midnimo iyo Horumar ayaan illaahay uga rajaynaya Jamhuuriyadda Baraysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.
@zahrasaed148
@zahrasaed148 18 күн бұрын
Job well done our brothers of Kenya. You guys can see what we’ve been dealing with since 1960. Our big mistake we made.💚🤍❤️🫡🦁👏👏
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 күн бұрын
😢😢😢😢you guys😢can see what we have been through😢since 25/8/2023😂😢😢!!cry til the doomsday!
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 18 күн бұрын
Subxanalaa subxanalaa subxanalaa ninkan waa faqash farxa iyo farmajo cadowga rer Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤ ❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 18 күн бұрын
Kenya Waa Inay Xabsiga Dhigto Kanaqaado Xilka Waa Alshabab eh Faarax Macalin
@mcnncm1318
@mcnncm1318 18 күн бұрын
Faarax macalin waa jaajuus
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 18 күн бұрын
Somaaliland ❤❤iyo❤❤kiiniya❤❤iyo❤❤itoobiya❤❤iyo❤wadamada❤❤gobalka❤❤guul❤❤❤loov❤❤❤
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 18 күн бұрын
Ma khuseyso Somaliland... Waa nin Argagaxiso oo hadhaagii faqashta ah.
@Halgame334
@Halgame334 18 күн бұрын
SAFIIIR CADAANI HA KA HAWLGALO SIDII FARAX MACALIN LOO MAXKAMADAYN LAHAASSS
@Halgame334
@Halgame334 18 күн бұрын
FAARAX MA ALIN CEEBBIYO FADEEXAD BUUU GELIYO
@almocompany1104
@almocompany1104 18 күн бұрын
Guul Somaliland Viva Kenya, Ilahay Cadowga S/land jebi. Waxan Afka weyn leh ee Dadki soo Dortay waxba uqaban wayay aya cidkale wax uqaban kara. Haraad iyo wado xumo ayey la liitaan Rer Dadab.
@abdulmajidosman6801
@abdulmajidosman6801 17 күн бұрын
iidoorka qosol badna war aan jirin meelaha la ordaayaan
@mohamudyassin2472
@mohamudyassin2472 18 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-ye5vy1ug6x
@user-ye5vy1ug6x 17 күн бұрын
Faarax niicle sida ugu dhakhso badan uga cayriya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 күн бұрын
Arintani.tusaale ha noqoto xibiyada sland
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 18 күн бұрын
Allow na tus Faraax macaliin oo dawarsanaya 😂😂😂😂
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 18 күн бұрын
Farah macalin waa alshbaab weyi waa in Deg deg ah xabsi dheer waa in Dawlada Kenya udiraa dagaal farah.macalin
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 18 күн бұрын
Doqnkii ugaadeen,maxaa ku dhacay,Abaalkiisuu heley,Aleylahe waa Abaalkiisa Guul.Guul Kenya,Guul Guul sLand.
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 18 күн бұрын
Waxii. Somaliland afka la gala. Meel xun bu ka danbeeyaa
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 17 күн бұрын
Waxba uma hiiline ee isagiibaa u gafay shacabkii kenyan ka ahaa ee dalka lahaa Farax macalin adoon kenyan ah oo u shaqeeya kukuuyo
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 18 күн бұрын
Wuu iloobay inuu adoon kenya u yahay. 😂😂😂😂
@markcaa2942
@markcaa2942 18 күн бұрын
Oo ilayn NATO iyo isreal ayaa marlawada abuuray xaaraanta ishuwan
@zahrasaed148
@zahrasaed148 18 күн бұрын
Car hagartaan Duriyadan xalaasha kasoo jeeda in Alle iyoMalaaiigtiisu illaashato.Oo cadawda futada kalamadoobi waxba habayaraatee aaney kabadali doonin hadafka umadan barakeysan ee Somaliland.💚🤍❤️🫡🫶👆💪🎉🦁🦁🦁👏👏👏♥️♥️♥️
@zahrasaed148
@zahrasaed148 18 күн бұрын
Kii nasoo aduadeysta god dheer buu kudhacaa aanu kasootoosi karin. Guul iyo gobanimo Somaliland lululululuuuu💚🤍❤️🫡🎉
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 күн бұрын
Waan kufaraxsanahay in caasha macalin lagasaaro goha waayo waa islaan oohin iyo baroor badan geeska loogama baahna wax horumarka dib udhiga😅😅😅😅😅
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 18 күн бұрын
Cuqdadland ama isaaq Oromo waa iska hadlayaan
@horijoogmedia
@horijoogmedia 17 күн бұрын
Guul reer kenya somaliland ninkii afka ku soo taga ma sii joogo
@AMalikMukhtar
@AMalikMukhtar 18 күн бұрын
Asc ma xuseen kurdi baa ninkan ?
@NouraSagal
@NouraSagal 18 күн бұрын
May kasi youtube garu leyahay lkn codkay is kaga eegyihiin
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 16 күн бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 күн бұрын
HUWANTA😂!! IIDOOR MA XISHOODE😂!! OROMO ABAA GADHEEADAA DABADA GELIYEY!! WAAR ISKU QAJILA!! CIISE😂GUDUBIIRS😂GAADSAN😂AKISHE, MADIGAAN!! INTABA CIDANKAGA QUDHMUUN, wey kujiraan!! RAG HARTI🩷🎊🩷❣️🌹🫀🫀🫀oo WALAALO🫀🫀🫀🫀oo WADA DHASHAY🫀GARXEJIS, abtirsimo 🎉isaga dhow🎉weeyaan 🎉!! SUUF ALOOL🎉25/8/2023😂QIIQII IYO DABKII KAGUGU SHIDEY😂ERYA😂ERYA😂ERYA😂IIDOOR ERYA!!FAARAX 🩷🌹❣️🎊🌹MACSLIN❣️🫀🎊🌹💝❤️‍🩹🌺🥀waa Nin🥀❤️‍🩹🎊🫀KABLSLAX DAAROOD🫀🌺🥀🥀🫀❣️❣️🫀🎊ISMAIL❣️🎊❤️‍🩹❤️‍🩹JEBERTI🩷🌺🥀🌹🌹🌹🌹🌹🫀🫀🫀YAAD MOODEY ????
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 18 күн бұрын
Najis weeyaan. Ciil qabe ah.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 22 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 82 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 82 М.
waar Daag. Daag  Ah
15:03
Som tv
Рет қаралды 565
Iidle Yare oo sir badan banaanka keenay
16:54
Warya 24
Рет қаралды 783
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 22 МЛН