No video

KFTAN IYO SU,AAL WITH AYANNA... AYANNA IYO NASRI

  Рет қаралды 498,206

Abdirahman Nasri

Abdirahman Nasri

Күн бұрын

INSTAGARAM:@ ABDIRAHMAN_NASRI
INSTAGRAM:@ AYANNAOFFICIAL_1
SNAPCHAT:@QORRAX1
SNAPCHAT:@AYANII0517
COPYRIGHT BY ‪@abdirahmannasri‬
HOPE YOU GUYS ENJOY

Пікірлер: 563
@Mustaqiim22
@Mustaqiim22 2 жыл бұрын
Nasri iyo ayanna hadii aad mar un ku fikirtaan inaad is guursadataan waxaan ahay taageerihiina koowaad ee igu tashta ❤️❤️❤️💐
@jipriilabdilaahi1530
@jipriilabdilaahi1530 Жыл бұрын
Muxu uguursanaya waa inan yaro qurux badan iyana waa gabadh weyn quruxbadana maleh inan yro inadertiyo qurux badan oo 18 jiran uguurinayna oo haayda🤣
@peerlula
@peerlula 11 ай бұрын
@@jipriilabdilaahi1530 aniga iguriya wllo qali😂😭
@aymanmaxmed7558
@aymanmaxmed7558 9 ай бұрын
way isku qalmaan wlhi😊
@HOBFILMS
@HOBFILMS 2 жыл бұрын
mnsha allah Amazing voice.
@balqiisabdiqafar9529
@balqiisabdiqafar9529 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️🌹🌹🥰♥️🥰🥰🥰🥰
@Supr93
@Supr93 10 ай бұрын
I’m the only aberrant 😅
@noloshacusub614
@noloshacusub614 2 жыл бұрын
Mashallah. Waar ninku cod macaanaa! Walaahi waa dadkuu fanku u baahnaa, dhoorayaalbaa ina wareeriyay inay ciyayaan la moodee. Horey u soco walaal.
@zamzammohamed6396
@zamzammohamed6396 2 жыл бұрын
Sidu ufirinayo ayada 🥺😍 I can’t wait ina hes isla soqadan 😩🙌🏽🙏💋
@ansharunkumar5102
@ansharunkumar5102 2 жыл бұрын
ShaxariyD😂😂😂
@deeqsanusmaan2461
@deeqsanusmaan2461 2 жыл бұрын
@@ansharunkumar5102 😂😂😂😂
@ansharunkumar5102
@ansharunkumar5102 2 жыл бұрын
@@deeqsanusmaan2461 bal maxa tusay sidu u firinyo😂😂Wa Dhilodhin
@deeqsanusmaan2461
@deeqsanusmaan2461 2 жыл бұрын
@@ansharunkumar5102 😂😂😂adaa si qalad ufahmay ka qale gabadha😂
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 2 жыл бұрын
Ducadadii waala Aqbalay😂😂❤️
@foziali8493
@foziali8493 2 жыл бұрын
I can’t take my eyes of her amazing beauty
@hodanali4846
@hodanali4846 2 жыл бұрын
Mashallah
@hodankaarshe2168
@hodankaarshe2168 2 жыл бұрын
Masullah Amazing voice,😊🥰 Win king and queen❤
@TST23
@TST23 2 жыл бұрын
Finally found a longer video of y’all ❤️ MashAllah..
@cumarabkow9349
@cumarabkow9349 2 жыл бұрын
Mashaalah alaa cod macanaa
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 2 жыл бұрын
Waxaan ku dhihi lahaa Rabi ka cabso waa mida ugu wanaagsan ee la isu dardaarmo geeridana xasuusnow oo inaad dhimanayso
@mohamedkader9895
@mohamedkader9895 2 жыл бұрын
Abdirahmanow way inoo tahay hadan walasha hamda ku sheegi wayo😂😂😂
@xabiibohilowle2975
@xabiibohilowle2975 2 жыл бұрын
Subxanallaah walaashey isastur alle kabaq maalin ayaadamdeyso lisxisaabinayo maanta waa aduun ee bari waa aaqiro sahay wanaagsan inlooqaato aafiican diinteena waxa eynafareyso waainansameynaa hadiikale jahanamo ayaa noodharareyo marka adiga iyo kuwa kaweecday waxeydiinteena ey nafareyso alle hasoohadeeyo aamiin yaarabi
@mohamednur3681
@mohamednur3681 2 жыл бұрын
naa hus naaya folxumayahay jahanamo mä adiga aya gacanta kuhaya nacas candha ween
@kinggaza3296
@kinggaza3296 2 жыл бұрын
ᴀʙᴀʏᴏ ᴡᴀᴀɴᴏ ᴀʙᴜᴜʀɪs ᴀᴀ ᴋᴀ ʜᴏʀᴇᴇsᴇʏ Qᴏғ ᴡᴀxᴀᴀ ʟᴀ ᴡᴀɴɪʏᴀᴀ ᴡᴀɴᴀᴅᴀᴅᴀ Qᴀᴅᴀɴᴀʏᴀ ɴʜ ʟᴋɴ Qᴏғ ᴀᴅɪ ᴋᴜᴜ ᴀʀᴋᴀ ɪɴᴀᴀ ᴡᴀx ᴀᴀᴅᴀɴ ᴀʜᴀʏɴ ᴍᴀ ᴡᴀᴀɴɪɴ ᴋᴀʀᴛɪᴅ sᴏᴍᴀʟɪ ɴᴀ ʜᴀᴅᴀ ᴡᴀx ᴜsʜᴇᴇɢᴛɪᴅ ᴡᴀᴀ ɪɴᴛᴀ ᴜᴜ ᴋᴜ ᴅʜᴀɢᴇᴇsᴀɴᴀʏᴏ ʙᴇs ᴇᴇᴇ ᴀʙᴀʏᴏ ᴛɴx ɪɴᴛᴀᴀ ᴡɴɢᴀ ғᴀʀᴛᴇʏ ᴅᴀᴅᴋᴀ
@kinggaza3296
@kinggaza3296 2 жыл бұрын
@@mohamednur3681 ᴡᴀʀ ɢᴀʙᴀʀᴛᴜ ᴡᴀx xᴜɴ ᴍᴀsʜᴇᴇɢɪɴ ᴇᴇ ᴡᴀɴɢ ᴇᴇ ᴋᴀ ʜᴀᴅᴀsʜᴇʏ ɴᴀᴀʀ ᴍᴀʜᴇᴇsᴏ ʟᴋɴɪ ᴡɴɢ ᴇᴇ ʜᴇᴇsᴀ ɴʜ ᴇᴇɴᴀ ᴅᴀᴅᴋᴀ ғᴀʀᴇᴇsᴀ ᴀᴅɪ Qᴏғᴋᴀ ᴜʜɪɪʟɪɴᴇᴇsɪᴅ ᴍᴀᴋᴜ ᴋᴀsᴀᴀʏᴏ ʟᴋɴɪ ᴀᴋʜɪʀᴀᴅᴀᴅᴀ ʜᴀᴋᴜ sᴇᴇɢɪɴ ᴀғʟᴀɢᴀᴀᴅᴀᴅᴀɴᴀ ᴋᴀᴅᴀ ɢᴀʙᴅʜᴀʜᴀ
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 2 жыл бұрын
@@mohamednur3681 yaahuu waryaa gabadha ha cunin, Naagtaa waji balaadhan ee qaawanida ku darsatay hadii wanag fartay maxad ugu so boodaysa doqon yahow
@mohamednur3681
@mohamednur3681 2 жыл бұрын
@@Ishwaaq123 gabadha quruxdeeda mä kamaseeresin wajiya xun uf
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
MashaAllah I like their vibe 😍 Ayana Has Got A Natural Sweet Voice 🔥
@Sometimesyazii
@Sometimesyazii 2 жыл бұрын
The “kaalay” acapella 😍😍
@AKTVSHORTVIDEOS
@AKTVSHORTVIDEOS 2 жыл бұрын
legend Nasri keep going bro adiga iyo walashy Ayanna sweet voice both of you guys
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Wow amazing voice Mansha alllah ♥️🥰 Labo qof oo qalbi wanagsan💯♥️
@omarahmad5053
@omarahmad5053 2 жыл бұрын
Laakin adiiga ayaa qaalbi xuun oo qabyaalad profile so saaratay
@xaawocali5439
@xaawocali5439 2 жыл бұрын
subxanallah
@rajomedia7815
@rajomedia7815 2 жыл бұрын
wow
@najahchannel4281
@najahchannel4281 2 жыл бұрын
war nasriyow fadhiga inaga hagajiyo sidi qof masuula u fadhiso balo kuso noleysaye 😂😂 codkini halasiga aha ban sugyay inan ka dhargo e wxy sualahn duulyaa 😅🥰
@najahchannel4281
@najahchannel4281 2 жыл бұрын
@ugbaad 😂😂
@hormarinbulsheed7729
@hormarinbulsheed7729 2 жыл бұрын
@@najahchannel4281 kkkk
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 2 жыл бұрын
Imika ka wrn heestooda😂😂
@mohamedosmanmohamed2721
@mohamedosmanmohamed2721 2 жыл бұрын
Abdirahman Nasri Legend wakus salaamey @Ayanaa, my favorite Female Singer keep shining
@simansiyad6368
@simansiyad6368 2 жыл бұрын
Ayaana quruxda fanka noolada adi iyo cabdirahmaan nasri🥰♥️♥️🎤🎤🎤🎤
@theflametvpodcastyoutubesh1147
@theflametvpodcastyoutubesh1147 2 жыл бұрын
Waa quruxdii oo qof ah. Ayan madaxa ii sarantahy walashey 💓
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
".. Say whli ".. Awesome, young, beautiful and talented.. "Her accent sounds like, Tanya from Norway 🇳🇴
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
My crush ilaahow heesaha ka madoobe 🥺😴😴😴
@jenacade5049
@jenacade5049 2 жыл бұрын
Waryaa nuuneh AABE anaa kuu doonaya xaashaaye
@hanatprado7194
@hanatprado7194 2 жыл бұрын
Ayaana Iyo Qamar suugani Ayaan Jeclaan Lahaa In ay Mar Uun Hees Wada Qaadaan✌🏻🤍
@ismael7724
@ismael7724 Жыл бұрын
Wlhi wan suga zxp
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 жыл бұрын
Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay
@burco7626
@burco7626 2 жыл бұрын
These two look sweet together 😘
@subeercabdiofficial766
@subeercabdiofficial766 2 жыл бұрын
Amazing Nasir codkgag fan waynaha ku baahan🥰😁
@hikmaawi4k306
@hikmaawi4k306 2 жыл бұрын
War kani wa Video Uune naga Yaabsada yakhi Dhuuntan mucjisadeeda na tusa🥰💯
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Salma iyo Ayaan 👍🏾 wax tahiin Natural girls No is cadeysa iyo balayo lees mariyo asal Somali aya tahiin horayo uu socoda, wa idinka sugeyna Labdiin oo isla hees Keep going
@dhowrzankaztaro4735
@dhowrzankaztaro4735 2 жыл бұрын
Salma waatuma wl?
@adenabdi9327
@adenabdi9327 2 жыл бұрын
Asal soomali miyay qaawanan jireen
@princesskaif2455
@princesskaif2455 2 жыл бұрын
Salmo yaawaa wllka
@zuuzumohaz5446
@zuuzumohaz5446 2 жыл бұрын
@@princesskaif2455 wa Gbdha iqra yare hesta isla so qaadi jiren hesta mxa dahab kga dhigay
@adenabdi9327
@adenabdi9327 2 жыл бұрын
Adi xijaabka maxaad ka aaminsanthy
@kbpost6947
@kbpost6947 2 жыл бұрын
Waraysi+shukaansi ayuu ii dhadhamay! Hhhh yaa kale hee. 😅😅
@nazaemabdirizak1892
@nazaemabdirizak1892 2 жыл бұрын
Eyy amazing voice 🙈🔥🔥labo fanan oo tageero keep going wlalahy nolada🙏💜🖤
@U.A212
@U.A212 Жыл бұрын
Allahuma barik she’s so beautiful May Allah protect her
@nasronur4058
@nasronur4058 2 жыл бұрын
Walaal si fiican u fariiso marka kale aan vedio so duuwi doonto in shaa Allah.
@makashiqyusuf
@makashiqyusuf 2 ай бұрын
Masha Allah Cabdi raxman Qurux ❤
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 2 жыл бұрын
Gaad gaadbu ku hayaa gabadha Yadna xishood bey ka dhantahy Wabad iskuso baxaysiin laba fanaan on taagero weyn uhayo Ayanna iyo A.rahman Nasri💋😘💝
@sharmoak4713
@sharmoak4713 2 жыл бұрын
Naag xishonaysa oo timo qaawan waa asturnan noce ah ??
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 2 жыл бұрын
Dhashii burco iyo dhashii borama keep going hunoyal
@abdirahmangabane5379
@abdirahmangabane5379 2 жыл бұрын
Keee baa borama ah wllshay
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
@@abdirahmangabane5379 ayanna baa reer boorama ah
@profkadirali4261
@profkadirali4261 2 жыл бұрын
Waooow thank you Abdourahman for your interview with the very beautiful singer Ayanna and really she has a very beautiful voice and I hope that one day Ayanna will do a show in Djibouti.
@cabdiqani4648
@cabdiqani4648 2 жыл бұрын
qoftan marke hadleeso aaba umalesa ine heeseeso absulutli cod🥰
@luckydubbad8236
@luckydubbad8236 2 жыл бұрын
NaaGtani iyadoo qaawan bay hadana xishootaa wlhi qaar badan oo xijaab xidhan wayka xishood bdn tahay
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 2 жыл бұрын
Masasa xishod utaqna iny surwel io timo qawan laso faristo 🥺
@hamdiabdishire8784
@hamdiabdishire8784 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhb soomaalidu waa wada waali sovod oraahdii ahyd bad isoo xasuusisay
@ahmedjamac3042
@ahmedjamac3042 2 жыл бұрын
Waar nasriyow gabadha ka duruq oo caadi u fadhiso waxay wad dhaarsantahee🤣😁
@hamda7360
@hamda7360 2 жыл бұрын
😆😆 run
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Lmao gabadha marku cajarka ka dharbaxaay 😬
@mhshow841
@mhshow841 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 kulaha fanaaniinti hore hadii mid laguu soo noolaysiin lahaa
@rammlasalah736
@rammlasalah736 2 жыл бұрын
Nasriyow hno wxay sibad ugu mqantahy inantee teeda kaLe videoyawgan wxbadan bad jarjartaye mxad sidiisa noogusoo gaLin wayday😂😂😂
@faadumofani5615
@faadumofani5615 2 жыл бұрын
Hhhh kadaa Ku cadeynta
@somalitiktokfunny246
@somalitiktokfunny246 2 жыл бұрын
Haye haaye😅😅😅
@queenrahma6373
@queenrahma6373 2 жыл бұрын
Wallahi wa runtaa
@somalitiktokfunny246
@somalitiktokfunny246 2 жыл бұрын
@@queenrahma6373 adih Youtupki mxa ka helY🥺
@cherri6388
@cherri6388 2 жыл бұрын
Haku cadayne 🤣🤣🤣
@abdirahmanmuse5035
@abdirahmanmuse5035 2 жыл бұрын
Wow this is amazing voice 👏 keep going my brodda❤🔥
@hamza_sancho
@hamza_sancho 2 жыл бұрын
Mashalla waar sidaan ayaana u dawaanayeybu videogi iga dhamaadayba😂
@munasagal7599
@munasagal7599 2 жыл бұрын
Halkii sano ayaa hal mar wax lasoo dhigayaa waxaas maxaad la wadaa nasriyoow😥😥
@Dirirsfilms
@Dirirsfilms 2 жыл бұрын
Nasri legend Amazing voice wllka
@haboonmohamed6323
@haboonmohamed6323 2 жыл бұрын
Abdirahman nasri Codkaagu waa 100%wll😍😍😍
@saalim7154
@saalim7154 Жыл бұрын
What an adorable video!!!! Love it.
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 2 жыл бұрын
The chemistry😟😇🧡
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 2 жыл бұрын
Ayaan qurux iyo cabdiraxmaan masha Allah 🔥❤💋🥰👸🤴
@dryahyeeiman4132
@dryahyeeiman4132 2 жыл бұрын
Ayaanna ninkaa ag fadhiya ayaa wlhi somaliyeey iga nasiib wacan quruxda ,midabka labiska , siday u carfeyso
@naimasiyad1391
@naimasiyad1391 2 жыл бұрын
Hhhh sankagu dheera wll
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 2 жыл бұрын
Just I wanna tell U that u’r so beautiful 🤩 mnsha allah 😍🌟 Ayaanna… 🤍🙏🏽 Abdirahman Nesri man of the people Solute U broo
@muctasimali6603
@muctasimali6603 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️ one big love all the way from Oslo 🇧🇻🥺🥺 I love ur voices
@Istarmaxamud-bi2on
@Istarmaxamud-bi2on Жыл бұрын
Waw❤❤😢
@Istarmaxamud-bi2on
@Istarmaxamud-bi2on Жыл бұрын
🎉
@somalimedia2916
@somalimedia2916 2 жыл бұрын
M.a amazing voice from nasri can u sing without music in the next vedio waa codsi Soo samee heestan iyadoo dhameestiran music la aan
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
Lamaane shidan hal hees isla sooqaada🔥❤
@cawaalemohametofficial
@cawaalemohametofficial 2 жыл бұрын
May is qaBaaan sxp
@cafiwalaalkaaga8276
@cafiwalaalkaaga8276 2 жыл бұрын
@@cawaalemohametofficial maya
@omarmohamed4806
@omarmohamed4806 2 жыл бұрын
Aad Bay uquruxbadantahay walaasheena lkn quruxdeeda hal mid kaliya kadhiman oo dhameetireesa waana xijaabka marka qalbigeeda xijaabka rabi haku dugo
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Mashallah dhulka hooyoo is the best
@naasircawil8311
@naasircawil8311 2 жыл бұрын
darood saafiya waa carabti umada soomaliyeey hore usocda
@khalididiriss5633
@khalididiriss5633 2 жыл бұрын
kaal ikalaay waa hees aan aad ujeclahay ayaana vs Ismail danan ilove you💚💚💚💚
@sihamsumayo4783
@sihamsumayo4783 2 жыл бұрын
Wilka u cud mcn yahey walahi 💯💯
@air-wavechannel454
@air-wavechannel454 2 жыл бұрын
Nasriyoow Burco goormaad ka tagtay?😂🤣
@munajama381
@munajama381 2 жыл бұрын
best voice inthe world men wawww
@cabdikariimmaxamuud4525
@cabdikariimmaxamuud4525 2 жыл бұрын
Gabdhaa Aad Ayaan ujeclahay Inan Maalin Uun La kulman Rajaynayaa inzhaa allh
@goal_1122
@goal_1122 2 жыл бұрын
Abdirahaam iyo ayaana isla soo kari hees waayo waad isku soo bexeydaan real nasriyoow adiguna waad inaga soo raagtay kumee walaalo
@Abdisankus
@Abdisankus 2 жыл бұрын
absolutly she is so cute + beauty with acute voice
@najmobilan753
@najmobilan753 2 жыл бұрын
Vedioga aad baa loo jarjaray bismilahi😅teeda dadkan maxy indhaha ula kala cararyaan😆😆
@fatimamohamedbare173
@fatimamohamedbare173 2 жыл бұрын
ana layaban🤣🤣🤣🤣
@FaadumoFarax-t7d
@FaadumoFarax-t7d 8 күн бұрын
Jah waxa sa codlaga dhaha❤❤❤
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Wiilka gabdha close bu kuyahay iyadina way kululaty🥹
@shukriwali5156
@shukriwali5156 2 жыл бұрын
Wow mash allah my brother jaceyl mcn Bbe 🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘 eisodr
@suldanasusu8846
@suldanasusu8846 2 жыл бұрын
Kala sigta walaal sidaan waa ceeb ee!! Subxanallah!!
@sulthansuhith
@sulthansuhith 2 жыл бұрын
Masha Allah fanaanadeena aan jeclahay 🥰🥰
@xasancarabclaahi345
@xasancarabclaahi345 2 жыл бұрын
Ismuujiya inta isla rabta labadan soomaliyeed♤♡🥰🥰
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 жыл бұрын
Wow, how comes I have not heard about you habo? Beautiful people and stunning voice masha Allah. Wow, I just subscribed you, bal isoo dhaweeya. Somali maxamed dhamaan waad salaamantihiin. Love 💘uk 🇬🇧
@khadraplums3392
@khadraplums3392 2 жыл бұрын
Same here
@abdikani7891
@abdikani7891 2 жыл бұрын
Ninkan abdiraxman inanta uu ku jaran yahay intuu eego ayey markay soo eegto isdhaafinaya ama ka jeedsanayaa🤣
@nimcoaxmad8604
@nimcoaxmad8604 2 жыл бұрын
Du er Veldig bra singer ayanna bra bra bra Hils på alle bergen
@SaynabKusoco
@SaynabKusoco Ай бұрын
Wll gabadha is asturkudheh waa igatalo😢😢😢😢😢😢😢
@nimcoahmed2025
@nimcoahmed2025 2 жыл бұрын
Wad isku so paxasan wlhi ❤👌😂
@mohametofficial632
@mohametofficial632 2 жыл бұрын
Abdirahman hussein haydh daac lengend of lengend ✊✊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Boqorkii codka Abdifah Ahmed Tacabir Ayaad noo bedeshay Bro Keep going ✊
@user-zi1lp5wj4x
@user-zi1lp5wj4x 6 күн бұрын
Walahi ❤❤wad iskuso baxdin
@faisalmahamud9140
@faisalmahamud9140 2 жыл бұрын
Shukaansigi oo live ah waaye😂😂
@deqziofficial842
@deqziofficial842 2 жыл бұрын
LENGEND NASRI KEEP GIONG KAABE👍
@AragsanCabdulaahi
@AragsanCabdulaahi 3 ай бұрын
Quruxow❤ Fan an jeclhy
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
Qurdi oo Qof ah MAA Shaa Allah 💕 Ayaana 💗
@samiraabdi2167
@samiraabdi2167 2 жыл бұрын
Wow her voice🥺
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 2 жыл бұрын
Wlhi waad iga qoslisay abdirahmanow ayaan sidaad ugu tuntay ayaan ka helay yaa salaam
@Khalid46518
@Khalid46518 2 жыл бұрын
Hablaha jiniyadaha leh waan salaamayaa
@FAYSALMUNIIR
@FAYSALMUNIIR 2 жыл бұрын
Ayaana codkeeda caadi maaha manshallah 👌👌
@axmednaaji2405
@axmednaaji2405 2 жыл бұрын
Legendkan sidu wx u wrysanayo caawaan sxy anu iguna horysa wan kula socdaa Brozki Guulayso All the wy from germnY ZLN
@ahmedhaniabdirahman4094
@ahmedhaniabdirahman4094 2 жыл бұрын
Golden voice ayaan style wan ku heysta
@hamzabrown8905
@hamzabrown8905 2 жыл бұрын
wan idin salamay walasheen is astur ku dheh alle haydin xifdiye
@Amiinadam10
@Amiinadam10 3 ай бұрын
Waa grc intuu ka soo dhanansaday buu naso hor fadhisyey 😂
@gaanuuxabdi6509
@gaanuuxabdi6509 2 жыл бұрын
Wiilkaan cod macaana oo qurux badana ooo so jidasho badanaa
@asmahibrahim8438
@asmahibrahim8438 2 жыл бұрын
Is Back lagen dadan jecelahy Abdirahman nasri iyo ayaana
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 2 жыл бұрын
Waar abdirahman zxb adaa codkagu top ten ♥ hore uu soco
@ayanahmed1233
@ayanahmed1233 5 күн бұрын
Heesahiina maadigaa ugu jacalahay😊
@nastexanalka982
@nastexanalka982 2 жыл бұрын
Dude they're literally flirting btw she stunning i love her mashallah
@aishaabukarabdulahi2750
@aishaabukarabdulahi2750 2 жыл бұрын
masha Allah sister boqorada codka
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan 5 ай бұрын
Amazing 👏 😂❤😊
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Жыл бұрын
The most beautiful girl in Somali music🎶
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 2 жыл бұрын
ninkani mu isku nabayaa fanaanada mise waxba ka dhexeeya ?
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
Waxaa hiil iigu filan inaad happy ii tihiin Ayanna my Sami walal iga wey Aan jclahay qurux diyoo qof Ah iyo walalkey Abdiraxman Sami Aabo m.a dad Aan jclahay
@abdifatahfallo1987
@abdifatahfallo1987 2 жыл бұрын
Mnshlla zhp wad ifaysiine amazing voice bad ledihn lkn qofta wan ku hystaye
ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO
3:44
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 10 МЛН
AYANNA : YOUTUBER KE GUURSAN LAHAYD // RIYADAADA DHIS
9:21
Abdullahi kashka
Рет қаралды 437 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
PRANKi XUN AYAN KU SAMEYAY DAYAX ……..
12:43
Dayax official
Рет қаралды 369 М.
OJALIA (TIKTOKER) MAXAA ISAGA DHIDHIGTA QOF SHAYDAN CABUDA
56:51
Ridhwan Issack
Рет қаралды 228 М.
26 August 2024
12:58
𝘀𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗽𝗿𝗼𝗱𝘂𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻
Рет қаралды 918
REER MUQDISHO OO DAGAAL IGU QAADAY// ANAA YAAB ARKAY
12:45
Ashwaq Siraji
Рет қаралды 463 М.
AARGOOSI QOYS
23:46
King Ceyda
Рет қаралды 898 М.
HALDOOR  - WARAYSI XIISOLEH - WAAKUMA ABDIRAHMAN NASRI EPS1
29:33
Abdirahman Somali
Рет қаралды 39 М.
Safwaan Halac ft Ayaanna Cayaar Cusub iyo Hees Macaan.
5:00
Hubaal TV
Рет қаралды 2,3 МЛН
ZOMBIE ATTACK
37:26
King Ceyda
Рет қаралды 498 М.
SHEEG AFKAAN WAA KUMA QOF CAAN AH AY KASI WAAYEEN ADIGUNA ISKU DAY
16:07