KHAALID DHOOBO YARE - DIGGA HABEENKII - XUSUUSTII KULUC OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 299,077

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

Күн бұрын

khaalid dhoobo Diiggaa habeenkii, Xasuustii Maxamed Axmed Kuluc
it's old Somali song
Artist voice: khaalid dhoobo
song name: diigaa habeenkii
Released on: 2021-04-08
Kabanka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Bushaar faamoos
Music by: Cabdirixiin Axmed Carab
visit other social pages followus: www.pinterest.com/ahmedwelibeeyo
#khaaliddhoobo #somalimusic #heescusub

Пікірлер: 97
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
Fanan dhab ah keep going 2 jer ayan ku ceshedey
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 жыл бұрын
sxb ka Badan Bn Dawaday 20 jer
@hassanmalin9929
@hassanmalin9929 Жыл бұрын
@@siraliyoonsiraliyoon6611 pp
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 жыл бұрын
Mashallah kan yari waa fanan talow abwanadu miayaanay arag mise waa la xasida waaba kuluc siqiiir👍🏼👌🏽❤️❤️
@candaloforextreding7467
@candaloforextreding7467 2 жыл бұрын
Ninkan isku xaafadban nahay khalid xuseen heeso qarxay 2m gaaray wuu leeyay oo waqal kujira
@Happy_writer_435
@Happy_writer_435 7 ай бұрын
Walaal kumanaan hoobaal oo si wacan u heesi karaa way buuxaan sidoo kale abwaano curin kara heeso aayo leh balse dhibka fankeena ka kici la'yahay waa laxan oo waayadan weli lama hayo rag sidan tan oo kale wax u laxamaynkara Waxa aan filayaa laxanka waxa iska leh Axmed-gacayte ahun
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
LYRICS Diiggaa habeenkiyoo Markuu waagu daalaco Duryamoo ogsoontoo Dayaxoo badh kaga maqan Dabuubta ugu yeedhaa Diinkunaa ma dhuunyadoo Dareemadaa abaartii Afka wuu u diidaa Halkuu gu'gii ku daaqee Anna dookhu yaab lehee Siduu iigu kaa diray Dawooy adiga mooyee Dumar kale ma yeelee Dan kaa malahee taa dhaaf Waa doqoone ha u jabin Dar baa ugu yidhaahdee Amba diradiraaha iyo Dadka kaa xanaaqee Dartay kuu colaadshaan Intaa daaya leeyee Addigunaa jacayl daran Sideed iigu daysaa Nafta waad damqaysaa Sideed ugu darnaataa Eed iiga durugtaa Hadal iigu diidaa Dadka iigu maqashaa 😭😭😭😭😭😭😭😭 Dayo awrka geeluba Wuxuu micida duugaa Dayrtiyo gu'gii buu Isba dayrcadkiisu Sheedda uga doobiyaa Markuu daaro xiisuhuu Uu kali dawaaffaa Dambarsamaaha cawlkaa Dabeylahaa ka faashee Anna dookhu yaab lehee Siduu iigu kaa diray Dawooy adiga mooyee Dumar kale ma yeelee Dan kaa malahee taa dhaaf Waa doqoone ha u jabin Dar baa ugu yidhaahdee Amba diradiraaha iyo Dadka kaa xanaaqee Dartay kuu colaadshaan Intaa daaya leeyee Addiguna jacayl daran Sideed iigu daysaa Nafta waad damqaysaa Sideed ugu darnaataa Eed iiga durugtaa Hadal iigu diidaa Dadka iigu maqashaa Ereyadii AUN abwaan Huryo
@Ciiltirestudio
@Ciiltirestudio 2 жыл бұрын
Nice
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 Жыл бұрын
Thanks sxb
@camircali3025
@camircali3025 Жыл бұрын
Asxan halkeedi ayaa dhigtay masuul
@ubaxaxmed586
@ubaxaxmed586 3 ай бұрын
Dayo awrka geeluba wuxuu mucida duuga hayrtiyo gugii asba dayr cadkiii sheeda uga doobiya iimicneeda please
@munimarvisuals
@munimarvisuals 23 күн бұрын
Mahadsanid ❤
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 2 жыл бұрын
Caawa anoo baladkii aqoonta iyo cilmi baadhista ee Borama isukala goynaya ayaan dhgysanayaa mirqaan mcn haduu roob weyn naga qaaday ilaahoow mahadaa
@hazzankaaf9166
@hazzankaaf9166 3 жыл бұрын
Hees way dhaaftay wlhi Kuluc xasuus Khalid dhoobo hore usoco wll. Heesaha kuluc ogow waligaaa wayo isku siiqadbad tihiin
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 9 ай бұрын
Waaaaw meesheedii buu dhigay War a Fanaan Masha Allah Guulayso mudane Khaalid Dhoobo
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 3 жыл бұрын
Legend Khalid dhoobo Axyaa Sowt❤👌👏
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Khaalid dhoobo caadi mahaa wa wow😙😗
@Yahyemohamed-1
@Yahyemohamed-1 2 жыл бұрын
Dan kaama lahe taa dhaaf Waa doqone ha u jabin Dad baa igu yiraahde Xasuus gaar bay igu ledahay heestaan 🙏
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
@suldaan mahad dadbaa igu yadhahee weeyi. dar Ma noqon karo Dar waxa layidhaa weelka amma Auriga jeexan ee xoolahu ku cabaan amma qori ciideed Sida aad u taqaan
@xasantayo8057
@xasantayo8057 2 жыл бұрын
Heestan markasta oon murqaamo waan dhegaystaa
@ismailxadaari_offical3510
@ismailxadaari_offical3510 Жыл бұрын
Heestan waan iska dhex arkaa
@samiyacabeye1852
@samiyacabeye1852 3 жыл бұрын
Axxxxxxxx yaaaaqaa sowd walahay🙈🙈🙈💕💕❤️❤️😩😩😩😩
@antonioxudayfi9930
@antonioxudayfi9930 2 жыл бұрын
Wah wah Xasuusti AhN Axmed Maxmed kuluc Lejen dhooba yare hore usoco
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Wonderful singer with a very expressive voice and emotions Khaliid Dhoobo fantastic
@abdiladiifahmedmohmed6652
@abdiladiifahmedmohmed6652 Жыл бұрын
VF vv v f fdb v v fznUn v n
@zakariyeqaasimjuusto6039
@zakariyeqaasimjuusto6039 5 ай бұрын
Dan kaama lahe taa dhaaf Waa Doqone hau Jabin Dadkaa igu yiraahdee😢
@cawlcawl1343
@cawlcawl1343 3 жыл бұрын
Ahala yaaa khalaid dhoopo
@khayrgalinle6220
@khayrgalinle6220 2 жыл бұрын
Adeerkay axmed kuleco alla yarxama
@nimcaabdisalamahmed5573
@nimcaabdisalamahmed5573 2 жыл бұрын
Ana doqo layaab kaleh siduu igu kaa daray🥺
@abdulismaisma5069
@abdulismaisma5069 3 жыл бұрын
Waaw! Khaalid saaxib maasha'Allaah dhinac walba waad kadhantahay runti. Sida codka,ficilka iyo degenaanta. Horay usoco saaxib sare.
@enghaiderable
@enghaiderable 6 ай бұрын
Dhooboo you are very talented.
@NasraSheekh
@NasraSheekh Жыл бұрын
war qofku cod macaanaa, maash Allah
@shaakiryareinasadiiq2954
@shaakiryareinasadiiq2954 3 жыл бұрын
Fanaka fananiinta keep going pro
@abdihakiimck5000
@abdihakiimck5000 3 жыл бұрын
Eesh calaa hees
@abdihakiimck5000
@abdihakiimck5000 3 жыл бұрын
Legend kaalid dhoobo
@durdur77
@durdur77 3 жыл бұрын
100% was keenay heesta fanaanka
@AyaanHassanShirwac
@AyaanHassanShirwac Ай бұрын
Sanadka wa 2024/ sacada 21: 17 daqiqo haben axad ah ❤✍️hestan wax iso dir qof nolashayda bal dahab ugu jiro lkn ma aqan xalda nolasha wax ey noqon 💪👑❣️
@ilyaassujaac6060
@ilyaassujaac6060 2 ай бұрын
Asxan cod ❤❤
@fardowsadallal7802
@fardowsadallal7802 3 жыл бұрын
Keep going brother wow asel👌👍
@faysaldhiidh4875
@faysaldhiidh4875 3 жыл бұрын
Waad u dhaweesay hore usoco ✌✌✌✌
@user-bm5sk8yn1p
@user-bm5sk8yn1p Жыл бұрын
Mashalha cod macana qafku kayare
@guleddahir1015
@guleddahir1015 3 жыл бұрын
KHALID DHOOBO INTA ILA TABTAY ISMUJIYA
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 3 жыл бұрын
Wad ka baxsatey zxpow
@aminahassan1518
@aminahassan1518 3 жыл бұрын
You are the best the king 🤴 ever love ❤️
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Ninkan yari waa fannaan buuxa.
@Zunaariziciidcabdi-rz7iz
@Zunaariziciidcabdi-rz7iz Ай бұрын
Zideed iugu darnaata😢
@abdiomoha4189
@abdiomoha4189 2 жыл бұрын
Ayyy on top wlhi abowe masa sidaan hees uqaaad masa guriga ayeyda iskajog
@Amiinnasirofficiall
@Amiinnasirofficiall 3 жыл бұрын
Axayaa fnana wataa
@khadarjeego7293
@khadarjeego7293 3 жыл бұрын
M.a Allah
@Naasircabdi-if7qh
@Naasircabdi-if7qh Жыл бұрын
Hees igadhe❤
@umalkhairabdi682
@umalkhairabdi682 Жыл бұрын
Wooooow
@cumarcabdisalaancabdisalaa4974
@cumarcabdisalaancabdisalaa4974 Жыл бұрын
Wwwww qatar
@mrrkiniini
@mrrkiniini 10 ай бұрын
Ustaad ustaad
@ahmedfarah5756
@ahmedfarah5756 2 жыл бұрын
Nice works
@sacidosam536
@sacidosam536 3 жыл бұрын
wow wow waa dadkii la dhageysan jiray
@AFDEEB-xj6hk
@AFDEEB-xj6hk Жыл бұрын
Adiguna jacayl daran Habeen bn Ano lajooga asxaabtey ba waxano noshedey mid kamid ah asxaabteyda runti wan kaheley oo xasuus dheer bn galey
@filfilo9787
@filfilo9787 Жыл бұрын
Cawa tariikhdu tahy 26/4/2023 wxan go aan ku gadhay ina qalbigyga ka saaro wy dhaman malmaha adag ee nolsha ah iska jira hdli qalbiyda dadka la ogaan laha wxpa may xumaden😢💔
@ConfusedDinosaur-og6ye
@ConfusedDinosaur-og6ye Ай бұрын
Style watching 2024/8/10//5:7am
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 жыл бұрын
Heesha kuluc wuu kusobaxaa
@farduusabdikarin8681
@farduusabdikarin8681 2 жыл бұрын
Wah wah
@Amiinnasirofficiall
@Amiinnasirofficiall 3 жыл бұрын
Khaliid
@mohamedaadan4067
@mohamedaadan4067 2 жыл бұрын
Sxb Msr Khaalid Dhoobo nasoo badi qaramigii la ilaway soo noley plz 👍👍
@Rudwanmohamed-tx8if
@Rudwanmohamed-tx8if 4 ай бұрын
20/4/2024
@HaybeAyane
@HaybeAyane 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihassan3637
@abdihassan3637 3 жыл бұрын
This song make me recall of a lot of things
@ayaansiciidofficial2474
@ayaansiciidofficial2474 3 жыл бұрын
Waaaaw
@ayaansiciidofficial2474
@ayaansiciidofficial2474 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤💯
@ahmedanzaari1790
@ahmedanzaari1790 2 жыл бұрын
Waw khalid dhoobo nolow 💝💖✔🎧
@roonaywarfa
@roonaywarfa 3 жыл бұрын
Ramadan is here stop 🛑 signs songs go ask Allah forgiveness why everyone sings song 🎵 when Ramadan come Every time when you open KZbin new songs no One talking about Ramadan
@OsmanjamaOsmanjama
@OsmanjamaOsmanjama 5 ай бұрын
3 sano ka dib ramadan oo dhamatan dhegaysan
@abshirhussein.3730
@abshirhussein.3730 2 жыл бұрын
Axyaa fanaan
@deqaali1364
@deqaali1364 3 жыл бұрын
What a beautiful song
@mofaliye9193
@mofaliye9193 3 жыл бұрын
Dhoboo🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
Lengend
@yuusufsolane5279
@yuusufsolane5279 3 ай бұрын
Dadaka maleh taa dhaf ma ahane dan kaamalehe taa dhaaf
@qapuulxusen5879
@qapuulxusen5879 2 жыл бұрын
Mncha allh axsan cod wlhi
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
My dhoobo Khaalid caadi maaha edo 🌹🌹🌺🌺🌺
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
@@jibrilmohamed1561 wall Waa nin haber yoonisa isko hubso hj heesa Kuluc mabo qaadi karaa 😂
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
@@jibrilmohamed1561 😂😂😂
@deeqaxasan9325
@deeqaxasan9325 3 жыл бұрын
Ninkeyga
@aminahassan1518
@aminahassan1518 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍🥰🥰
@dahirdaud2154
@dahirdaud2154 Жыл бұрын
Lyrics oo heestan yaa hayo
@aymanaxmed5892
@aymanaxmed5892 3 жыл бұрын
Azhptay inta igu raacsan inuu heestan uu kaga cod macan yahay dalmar yare
@mohamedaadan4067
@mohamedaadan4067 2 жыл бұрын
Qabyalada kuguma racsani ninkani waa Fanaanka keliya EE heesihii Ala haw naxaristee Kuluc qadi kara EE xadhigii kuluc ka talabsaday 🥵
@dradenchannel4993
@dradenchannel4993 2 жыл бұрын
Waa hoobal cod baxsan lkn wxaa dhibato kataaganatahay maraka aad heesha qadeysana hala ilaaliyo ,xuqiiqda iyo khaafiyada Heesaha waan kusaxayaa ee halka aad leedahay diigaaa habeenkiyo mahaa ee waa habeenkii hadii hal xaraf laqaldo waxad labaxaysa dhamn macanaha ereyada Sifoo kele hala sheego everyday heesra coda curisey . Waa ereyadii maxamed cumar huryo Nasiib wacan
@mohamudabdirahmanjama1359
@mohamudabdirahmanjama1359 2 жыл бұрын
Waa midhihii abwaan abdi iidaan faarax sxb halkaas iska sax
@hassanmahdi2187
@hassanmahdi2187 3 жыл бұрын
👍
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 Жыл бұрын
Hi
@CiidloAragsan-ke5cv
@CiidloAragsan-ke5cv 2 ай бұрын
Sorry wll 😭💔🙏
@HanadMohamed-oy4jc
@HanadMohamed-oy4jc Ай бұрын
A
@yaakcon
@yaakcon 11 ай бұрын
WAR BAHASHAAN JEERTA AH YAA NAGA HOR LEEXIYA.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 6 күн бұрын
viking❤*£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@aminahassan1518
@aminahassan1518 3 жыл бұрын
👍👍👍👍❤️❤️💕💕💕💕💕
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 49 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 8 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 122 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 306 М.
**Maxamed Axmed KULUC Ahun | Heesta Diigaa Habeenkii | Dawo
7:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 292 М.
Adiguna Jaceyl Daran
7:56
DurBaan - Topic
Рет қаралды 9 М.
HEES KABAN AH BY DALMAR YARE
8:18
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 612 М.
heestii Iid Jaamac ee Gabadh yahay .FLV
6:38
salosahal
Рет қаралды 121 М.
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 МЛН
Lafoole Iyo Fosia Rindai ||Maxaan Kuu Dhabar Adeegow|| Official
10:13
Jacayl Birri Ma Goyso (Hees) __ Maxamed Axmed Kuluc
5:15
Tixraac
Рет қаралды 441 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 49 МЛН