HEES KABAN AH BY DALMAR YARE

  Рет қаралды 595,002

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

4 жыл бұрын

HEES KABAN AH BY DALMAR YARE
Music , kabanka Najax ,
Drums, Xarbi

Пікірлер: 140
@ahmedabdirahman9963
@ahmedabdirahman9963 2 жыл бұрын
Safar ayaan ku jirna aniga iyo asxabtydu heestana way no baxaysa jawi roobana wanu dhex jibaaxayna 🙌🏿
@kadarabdiwali752
@kadarabdiwali752 Жыл бұрын
0
@MohamedAhmed-gq2wl
@MohamedAhmed-gq2wl 4 жыл бұрын
Kuwan yar-yari, waxaanay fahmin midhaha heesaha. Aqoontii af-Soomaaligga ayaa aad ugu yar. Hadaan fanaan noqonayso, waa inaad barataa afkaaga hooyo ee aad ku heesayso. Baydka koowaad: "Diigaa habeenkiyo, Markuu waagu daalaco, Duryamood og-soontoo, [duryan = cod aan la fahmaynin] Dayaxuu badh-kaga maqan, Dabuubta ugu yeedhaa. Diin-kuna ma dhuunyaddo, [dhuunyad = cunitaan] Dareemadda abaartoo, [dareemo = cowska qallalan] Afka wuu u-diidaa, Haduu gu'gii ku daaqee, Anna dookhu yaab-lehe, Sidduu iigukaa diray, Dawooy adiga mooyee, Dumar kale ma eegee. 'Dan-kaama-laha'e taa dhaaf, Waa doqone how jabin,' Dar-baa igu yidhaahdee. Anna dira-diraha iyo, Dadka kaa xanaaqee, Dartay kuu colaad-shaan, Intaa 'daaya' leeyahay. Adigguna jacayl darran, Sideed iigu daysaa? Nafta waad damqaysaa, Sideed ugu darataa? Eed iiga durugtaa? Tallo iigu diidaa? Dadka iigu maqashaa?" Baydka labaad: "Dayow awrka geeluba, Wuxuu micidda duuggaa, Dayrtiyo gu'giiyoo, Isba dayr-cad kiisuu, Sheeda uga doobyaa. Kolkuu daaro xiisuhu, Wuu keli dawaafaa. Darbarsamaha cowl-kaa, Dabaylaha ka faashee. Anna dookhu yaab-lehe, Sidduu iigukaa diray, Dawooy adiga mooyee, Dumar kale ma eegee. 'Dan-kaama-lehe taa dhaaf, Waa doqone how jabin,' Dar-baa igu yidhaahdee. Anna dira-diraha iyo, Dadka kaa xanaaqee, Dartay kuu colaad-shaan, Intaa 'daaya' leeyahay. Adigguna jacayl darran, Sideed iigu daysaa? Nafta waad damqaysaa, Sideed ugu darataa? Eed iiga durugtaa? Tallo iigu diidaa? Dadka iigu maqashaa?" Ereyaddii: Maxamed Cumar Huryo (IHN) Codkii: Maxamed Axmed Kuluc (IHN)
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
M.allaah waad heysaa kuqaado dee wa jiilki dambee
@ismahaanalimahamuud7899
@ismahaanalimahamuud7899 4 жыл бұрын
Faarax murtiile
@moffasaa1317
@moffasaa1317 2 жыл бұрын
walalow hadu xita khaldo ma quraan bu khalday dhega
@husseinahmed627
@husseinahmed627 Жыл бұрын
@@moffasaa1317 Oo markaa ma waxa aad aaminsantay in hadii suugaanteena si khaldan loo tiriyo in aanay wax dhib ah lahayn?
@dennisdennis1926
@dennisdennis1926 9 ай бұрын
Waa runtaa Sxb, fannaaniinta yaryari heeso aanay fahmayn ayay intay ereyada ka bedelaaan iska qaadanayaan
@Don_Mohamed_khadar
@Don_Mohamed_khadar 8 ай бұрын
Dayow Arka Geeluba Wuxuu Micida Duugaa Dayrtiyo Gugiiyo Isba dayr cad kiisu Sheeda uga doobya❤😮
@ibrahimyahye5071
@ibrahimyahye5071 3 жыл бұрын
Alla dooqu yaabliyo Sidu igu kaa daray Mcn adiga moyee Dumarkale mayeelen❤️❤️❤️
@roblehyusuf8371
@roblehyusuf8371 2 жыл бұрын
Heesta kaliya ee marqaanku igu duxo markaan dhageesto wlhi wax loo dhigaa ma jirto Legend dalamar yare alle ha ku sharfo qaacigana noo soo baddi
@saeedkayse9031
@saeedkayse9031 4 жыл бұрын
Dalmarow inader koleyba waad heeseysaaye qaaciga noosoobadi walaahai cajiib waan kaa sugeynaaa ❤ soo gaba gabee ku odhanlahaaa
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Maxamed Axmed kuluc wuu keenay codkiisii
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 4 жыл бұрын
Waaah Waaaah Hadiiba aad hees dhagaysanayso tan dhagayso❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕🎶🎶🎶🎶🎶
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 3 жыл бұрын
Heestii dalmar yare ee hore kuluc u qaaday. Sidaas waxaan u leeyahay dalmar ayaa kaga cod macaan kuluc
@bashiircabdi1143
@bashiircabdi1143 4 жыл бұрын
barteeduu dhigay aadbaan u taageraa my fanan dalmar yare keep going Alla dookhu Yaab Leeh Sidu Iigu Kaa diray, Macaan adiga Mooyee Dumar kale ma Mayalee daka malahee taa dhaaf waa dumar ha ujabin dad baa igu yiraahdee
@mohametzaet5549
@mohametzaet5549 3 жыл бұрын
33and ethe 4e th8ze se
@alishaafi9380
@alishaafi9380 4 жыл бұрын
Wow dalmar eesh calaa cod macaan cadidi maaha mansha allah 😍😍😍😍😍
@Sabnalove143
@Sabnalove143 4 жыл бұрын
Waaaw dalmay yare aan arko maamo aamino xasusta rabiyow sida adunka inugu kulmi say janadi nogu kulmi
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 4 жыл бұрын
Wow waa erayadii Maxamed cumar huryo illaahay ha u naxariisto
@drrashiid5533
@drrashiid5533 4 ай бұрын
Heestan fanaankaste fiirshay oo fanaan kaga fiican dalmar ma arkin❤
@mowlidmohamed2058
@mowlidmohamed2058 Жыл бұрын
Erayadii AUN mohamed omar huryo Heesta waxa original keeda qaada Mohamed ahmed kuluc waxa cidkii macan dib inogu xasusiyay dalmar yare iyo kooxda sida fican ugu hagar baxday music runtii heesta si gaar ah ayan u dhagaysta wayo waxa ku jira xigmad muhiim ah Waa doqone haw jabin.....
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Dalmar yare wa fanaan xog u cod fiican
@hassanxaaji7801
@hassanxaaji7801 4 жыл бұрын
Woooow waa xasuusti ahn maxamed axmed kuluc legend alla dookhu yaable sidu iigu kaa diray mcn adiga mooye dumarkale mayeeleen dalmar yare halkeedaad dhigtay hore usoco
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 7 ай бұрын
Kuluc ALLAHA u naxariisto
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Nin muuq iyo macnaba na meteli kara Soomaali meteli kara ii noolow adiga Cawaaleba ammaan bad noo tihiin
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 2 ай бұрын
Ninkani eraydi heesta wuu baabi,iyay.
@faatimaali1054
@faatimaali1054 3 жыл бұрын
Habeen wacan oo wanagsan yaa axbaabi 23/01/2021 good night Saturday
@hamseshafiiq8373
@hamseshafiiq8373 2 жыл бұрын
Turkidi baa xata kaayabayi Dalmaryare 👑👑👑
@mohaabdi3534
@mohaabdi3534 4 жыл бұрын
halkeedaad dhigtay adeer al fanaan dalmar yare
@haifaabokor1513
@haifaabokor1513 3 жыл бұрын
Dalmar yare keep going December 2020 from garowe
@maanobiibi4369
@maanobiibi4369 9 ай бұрын
What a a power voice dalmar yare
@kadraadenguelleh2903
@kadraadenguelleh2903 4 жыл бұрын
Alah heestan waxbadan ayey xoog ixasuusisay walhi waayo ayey xoog iga lulatey markaan maqlo aan iska joogsan jirey bartey kasocoto ooof caleek cabiraxman siciid xanateeye asaga ayaa heestan iska leh love you walaalo
@safaxiis9043
@safaxiis9043 3 жыл бұрын
Wll yaan lagugu qosline xadanteeye heestu way ka wayntee maxamed axmed kuluc baa iska leh
@umukalthum2144
@umukalthum2144 Жыл бұрын
Caadi maaha dalmaryare wa keeentay thanks 👍👍👍👍👍👍
@user-bi2ut4tx1x
@user-bi2ut4tx1x 9 ай бұрын
Waan mirqaamayaa heestana way noobaxaysaa wee wee😂❤
@nimcoquen
@nimcoquen 11 ай бұрын
Mansha allah walhi xageediibu dhigay dalmar yare ❤
@nimcoquen
@nimcoquen 9 ай бұрын
⁰⁰5gwgudt😊⁰😂?5
@HIDOBILE
@HIDOBILE 8 ай бұрын
😢😢😢 18/11/2023 Sabti
@haykalmaxamed5444
@haykalmaxamed5444 9 ай бұрын
Best song somalia mr dalmar yare
@AhmedCareef
@AhmedCareef 9 күн бұрын
Eryada in badan ayuu khaldey fanaanku, sidoo kale baydad aan heesta ku jirina wuu kuu soo darey intuu tuurey kuwii meesha ku jirey, tusaale Dawooy hawlahaagiyo Dhibti waanu darisnee Wuxuu ku bedelay:- Macaan adiga mooyee Dumar kale ma eegee.
@ziizoahmedziizo2898
@ziizoahmedziizo2898 3 жыл бұрын
Ciid mubrak cawa heestaas ku ciiday 2021
@faarahkhadar3394
@faarahkhadar3394 Жыл бұрын
Heestan waxa Sameeyey HURYO waxana hore uqaadijiray MAXAMED AXMED KULUC
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 7 ай бұрын
Heestani Waa Heesaha Raga Waawayn Maalinka Jilibka La Laabto Ayaa Heestan Lagu Tuurta
@TheMaestro8
@TheMaestro8 2 жыл бұрын
Kabanka waa loo fariistaa.
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 4 ай бұрын
Dalmar the one and only legend
@umalkheyrahmed2778
@umalkheyrahmed2778 4 жыл бұрын
Adunyo illahay haku naxaristo my hero 😭😭😭
@yaztobashiir8413
@yaztobashiir8413 Жыл бұрын
Ameen alla yarxama raaximiin
@awoahmed2337
@awoahmed2337 4 жыл бұрын
Masha’Allah love Somali Kaban music 🎶
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Allaa yarxamu Maxamed Axmed kuluc hees qiimo leh ayay ahayd 16/3/2021
@caaishoabdi3972
@caaishoabdi3972 Жыл бұрын
16/3/2023
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
@@caaishoabdi3972 cajaa'ib 🙉🥰
@deeqsihussein8361
@deeqsihussein8361 4 жыл бұрын
Alla dookhu Yaab Leeh Sidu Iigu Kaa diray, Macaan adiga Mooyee Dumar kale ma Mayalee
@caydaruscaydiid2458
@caydaruscaydiid2458 4 жыл бұрын
heesta cidii lahayd laku qoro marka hore, xuquuqda heesta yaan laga tegin wll
@cabdiraxmaankhaliif6825
@cabdiraxmaankhaliif6825 4 жыл бұрын
Axmed kuluc baa lahaa
@mahadmuhumedmahad2524
@mahadmuhumedmahad2524 4 жыл бұрын
Me
@mahadmuhumedmahad2524
@mahadmuhumedmahad2524 4 жыл бұрын
Mahad lucky
@mohakula5027
@mohakula5027 4 жыл бұрын
Hestu wxa logu talo galy in lgu wada rxeysto miya la xdya wa la ogyhye
@mohamett6695
@mohamett6695 4 жыл бұрын
Adgh ugu yran kuluc ba ader ku ah reer bdiya yhw
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Жыл бұрын
cajiib cajiib cajiib❤❤❤❤❤
@zarayusuf2882
@zarayusuf2882 4 жыл бұрын
King Dalmar yare🤩
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 9 ай бұрын
Wow.❤
@KISTATV
@KISTATV 4 жыл бұрын
Halkeedii Dalmar Yare
@sharmarkeahmed9364
@sharmarkeahmed9364 9 ай бұрын
Galbeedka gobolka mudug Gaalkacyo ilaa teerage ilaa nugaalgibin iyo dalsan ban ku dhagaysanayaa
@ibrahimabdiahmed5452
@ibrahimabdiahmed5452 Жыл бұрын
2022 still ❤
@lionheart6678
@lionheart6678 4 жыл бұрын
Xasuusti Kuluc[AHUN].
@hsgjskkh6440
@hsgjskkh6440 4 жыл бұрын
Cod ku waa top lkn erayada iska sax hadii la qaldo erayada qaar macnaha heesta ayaa luma
@dalmarg5794
@dalmarg5794 4 жыл бұрын
Dalmar yare fanankeyga
@cabaasahmed9525
@cabaasahmed9525 3 жыл бұрын
AxYaa Dalmar
@hamzecaaqil5314
@hamzecaaqil5314 2 жыл бұрын
2022 07 09 hargeisa 😍
@axmedshakiib8567
@axmedshakiib8567 4 жыл бұрын
dalmar yare wad dadaalaysa lkn maxamed A kuluc dhiiga ku dhaqaaqaya
@galladfitnesses3174
@galladfitnesses3174 4 жыл бұрын
Bro Wallahi sifican aya uqaday Thanks noolow sub
@muktarmohamed2301
@muktarmohamed2301 4 жыл бұрын
diinkuba ma dhuunyado dareemada abaartoo afka wuu diidaa halkuu gu,gii ku daaqo!!!!
@hanadbulshaawi4417
@hanadbulshaawi4417 4 жыл бұрын
Wlhy waa hees iyo bad
@CabdilaahiOsman-mn3mx
@CabdilaahiOsman-mn3mx 3 күн бұрын
Waah waah
@baadiyowofficialpage
@baadiyowofficialpage 3 жыл бұрын
Ish calaa kaban
@ayaandiiriye8113
@ayaandiiriye8113 4 жыл бұрын
Dalmaryare wnku wataaa
@abdikaniibrahim5926
@abdikaniibrahim5926 4 жыл бұрын
Wuu ku ciyaaray heesta sida xaqiiqda ah Waayo xataa erayadeeda ayuu khaldayaa Alla dookhu yaab lehe halka uu leeyahay maaha waa Ana dookhu yaab lehe siduu iigu kaa diray halka kale ee uu leeyahay macaan adiga mooyee dumar kale Ma eegee maaha waa dawooy adiga mooyee dumarka kale Ma eegee
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 4 жыл бұрын
Fananul Fanaaniin
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 4 жыл бұрын
The Golden throat dalmar yare
@farduzadenduale1944
@farduzadenduale1944 4 жыл бұрын
Heestii boqorkaygu iidooray
@abdijabardahir9777
@abdijabardahir9777 3 жыл бұрын
My favorite artist!
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 2 жыл бұрын
january 29/ 2022 with someone ❤️💯🥀👸🏼
@ayaanyussuf2548
@ayaanyussuf2548 Жыл бұрын
14 July 2023 listening 🎶 ♥✋
@deeqomohamud7657
@deeqomohamud7657 Жыл бұрын
Same 😂 Hada igu horeso an arky TikTok kaso racy an ku arky 😂16 July 2023
@dhubatodhubato7112
@dhubatodhubato7112 4 жыл бұрын
Waaw
@najiibhassan
@najiibhassan 9 ай бұрын
WoW ❤
@AlphaAwalie
@AlphaAwalie 4 жыл бұрын
Damn fucking double DAMN, sida heesta loo garaacay iyo codkuba wa top, laakiin ereyadda in laga saxo ayeey ahayd midhihii baanu fahmin oo u qaribay. Dalmar my advice to you in the future is just make sure you understand the words and pronounce them correctly for you to achieve a maximum and supernova result. Overall job well done you a great great fanaaan maasha Allah.
@solocamper3324
@solocamper3324 4 жыл бұрын
Mahamoud Awalie it would be nice if U can do what he did Adigu mega qabo ee intaa xitaa samee lol
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 жыл бұрын
@@solocamper3324 Qofku waxa u sameeyo in la dhaliilo si loo saxo wa wax wanaagsan. Dalmar ba wa u diyaar !! Maxa kulka kaa keenay? That's not cool, man. Mida kale, labadan nin odeygan faalada qorey ba la qaatey waayo waxa la lumaya ee dalmar dhuminayo marka uu erayada oo qaldan isaga heesayo wa dhaqankeen. Ninka aan kuba heesin aya door noqonaya markan oo kale. In la saxo waa tahay ma ahane waa waajib. Mhadsanid.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Haduu qalday waacadi Waxu aayad quraan ma ahan taa ogaaw
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 fankan iyo suugaanta waxa haboon in sida uu yahay lagu dhowro waayo waa hadyad aynu uga tagi karno jiilkeena dambe. Caqliga saliimka ahi waa garan kara in heesi quuraan lamid noqon karin se taasi cudur daar uma noqon karto in qeyb dhaqankeena kamida la lumiyo. Mahadsanid saxiib sare.
@khadiirmohamed6250
@khadiirmohamed6250 2 жыл бұрын
Erayadii ayuu khaldaya sidii kulucna uma codfurna
@mariaabukarswife1147
@mariaabukarswife1147 4 жыл бұрын
dalmar bartada dhigta heesta
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Anna dookhu yaab lehe ✔️ Alla dookhu yaab lehe ✖️
@nadiraabdi4311
@nadiraabdi4311 4 жыл бұрын
Hesti Mohamed Xanxantehe ww
@nationalhereo7015
@nationalhereo7015 4 жыл бұрын
Inkastoo oo uu erayo badan qalday hdan wuu keenay qaabkii heesta loo qaaday
@samoali6508
@samoali6508 2 ай бұрын
👏🏼👏🏼
@user-zs3ez7ql7v
@user-zs3ez7ql7v 6 ай бұрын
❤😢
@OmarAhmed-mn7iz
@OmarAhmed-mn7iz 2 ай бұрын
Areyo ka labaxay ninkaan lacib waye dhaafa oo dantiina qabso
@muxyadiincabdirahmaan9811
@muxyadiincabdirahmaan9811 2 жыл бұрын
Kabanle
@mohamedabdi4
@mohamedabdi4 2 жыл бұрын
Waa edab daro mirihi original Ka inuu badalo fanan Ka codka fanan Ka wuuku fashilmay. Khalas
@ERNAJO
@ERNAJO 10 ай бұрын
💯
@libanabokar9534
@libanabokar9534 4 жыл бұрын
2020
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 10 ай бұрын
❤❤❤
@ruungacalboqoradiabuu3330
@ruungacalboqoradiabuu3330 4 жыл бұрын
Ash cala bartada dhigta
@maxamedcilmi8560
@maxamedcilmi8560 4 жыл бұрын
Inder dalmar
@zuhailchannel4777
@zuhailchannel4777 Жыл бұрын
Great voice 🎉
@rahohussen8528
@rahohussen8528 Ай бұрын
❤❤❤❤
@khaalidmuusechenall8458
@khaalidmuusechenall8458 Жыл бұрын
Cadankiba yabay axsan cod
@fahadabdirahmanaden3415
@fahadabdirahmanaden3415 4 жыл бұрын
Wan taageersanahay soo noolaynta heesaha qiimaha leh. Aad baan idiinka mahadcelinayaa🙏howshaas, dhamaantiinba
@japdoorganization922
@japdoorganization922 11 ай бұрын
Dalmar, the legend of Somali musicians. You made our day!😂
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Waa yaab walahi. Waar Dalmar yare waad Cod macaan tahay laakiin ereyada heesta iska sax bilacaleeg. Diigaa habeenkii Markuu waagu daalaco Iyadood ogsoon (ayo waaye Iyadu ???) Dayaxoo badh kaga maqan Damuurta ugu yeedhaa ?🙊🙈🙈 Intee ka keentay ereyada Waar waa Diigaa habeenkiyo Markuu waagu daalaco Duryamoo ogsoontoo Dayaxoo badh kaga maqan Dabuubta ugu yeedhaa 🙏🙏
@deeqdarajo5872
@deeqdarajo5872 4 жыл бұрын
amareh adaweh brother si ayad Quran ah cml. bad kadigtay Hees fisqi ah so dambi un kuma jiro hadu u qado sudonaba
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
Aaaayad quraan maahan wàxaan eee kafadhiso KZbin ka indha beeel batehee mana heesi kartid dadka heesayana waxba uma ogalid
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
@@hamisare6735 adeer adiga haday ku dhibay in lagu dheelo ereyada abwaan huuryo AUN ku farayareystay anagay na dhibaysaa ee youtubeka ka la bax damiir La'aantaa xaar-walwaal yahow
@user-tv5ez4zq3j
@user-tv5ez4zq3j 8 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤
@muwafaqochanel4544
@muwafaqochanel4544 Жыл бұрын
inanankilaguuqorqy
@ZICIDFILMS
@ZICIDFILMS 4 жыл бұрын
- Diigaa habeenkii - Marku waagu daalaco - Ayadoo ogsoontoo - Dayaxoo badhkaa maqan - Dabuubta uyeedhaa - - Diinkuna madhuunyado - Dareemada abaartoo - Afka wuu udiidaa - Halku gugii ku daaqee - Ala dookhu yaablehe - Sidu iigu kaa diray - Macaan adiga mooyee - Dumar kale ma eegee - - Dankaa malahe taa dhaaf - Waa dumare haw jabin - Dadbaa igu yidhaahdee - - Ana diradiraha iyo - Dadka kaa xanaaqee - Dartay kuu colaadshaan - Intaa daaya leeyee - - Adiguna jacayl daran - Sideed iigu daysaa - Nafta waad damqaysaa - Sideed ugu daraataa - Ood iiga durugtaa - - Hadal iigu diidaa - Dadka iigu maqashaa - Dayoo awrka geeluba - Wuxu micida duugaa - Dayrtiyo gugiiyoo - Isba dayr cadkiisuu - Sheedawga doobyaa - - Marku daaro xiisuhu - Ayuu kali dawaafaa - Dambarsamaha cawlkaa - Dabaylaha ka faashee - Ala dookhu yaablehe - Sidu iigu kaa diray - Macaan adiga mooyee - Dumar kale ma yeelee - - Dankaa malahe taa dhaaf - Waa doqone haw jabin - Dadbaa igu yidhaahdee - - Ana diradiraha iyo - Dadkaa xanaaqee - Dartay kuu colaadshaan - Intaa daaya leeyee - - Adiguna jacayl daran - Sideed iigu daysaa - Nafta waaad damqaysaa - Sideed ugu daraataa - Ood iiga durugtaa - - Hadal iigu diidaa - Dadka iigu maqashaa
@abdiwasaalinur1460
@abdiwasaalinur1460 Жыл бұрын
Mansha’Allah 🔥❤️
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 6 ай бұрын
#ZICIDFILMS Thanks Sxb Heestan Lyricskeeda In Badan Baan Raadinayay 👈
@barefootprofessor3455
@barefootprofessor3455 19 күн бұрын
Waar heesta sida ka daa laxawla
@hoshiyarmedia9860
@hoshiyarmedia9860 4 жыл бұрын
The new one is better than the Old one Guys don't be silly or Racist. Thanks to the Old fanaan but the Dalmar is Awesome
@Muran25
@Muran25 2 жыл бұрын
Hhhh
@salmocabdiraxmaan8061
@salmocabdiraxmaan8061 4 жыл бұрын
Callek
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Plz Dalmar yare dhagayso abwaan huuryo oo midhaha heestan kuu tirinaaya oo bal dib isku sax wll fanaan cod macaan baa tehee. kzbin.info/www/bejne/iZrLmJWlbdunoNE
@husseinyare1121
@husseinyare1121 4 жыл бұрын
Sorry wan ka xumahay hesta wad kufsatay maxamed axmed culus alaha unaxaristo asaga laha hestan
@dantiigarad8435
@dantiigarad8435 4 жыл бұрын
wu keenay ee ha dhihin waa ku ciyaartay bro
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Dadka negative baa laga dhigy heestan meesheeduu dhigay ee iska daa ku xumaysta
@surearh4788
@surearh4788 4 жыл бұрын
Halkeedu dhigay wlhi iskada xaasidnimada
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
Adigu wx dhaaama mahaysaa? Dameer ilka waaaweyn shut the fuck up
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@hamisare6735 Erayadu qalday mxaa🤮🤮
@jimcaleofficial
@jimcaleofficial 4 жыл бұрын
Wllo igu cawiiy ale darti SUBSCRIBE🥰🤳👍👍👍👍
Dalmar yare heeso kaban ah oo aad u macan
7:22
Najip Official
Рет қаралды 36 М.
DALMAR YARE & YURUB GEENYO WAYNEE CAASHAQA DALMAR YARE LIVE SHOW HARGEISA 2019 HD
4:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc Diiggaa habeenkii
6:58
daljirdawakhay
Рет қаралды 1,5 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
DALMAR YARE HEES CUSUB AROOS 2022 | HADAA REER LAWADA DHISIN | MUSIC VIDEO 2022
4:24
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 503 М.
SAXIIBTEY RUMAAD XAFLADA AROOSKA FAFXIYA KABAYARE FARSAMADII AXMED UGAASKA
6:16
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 2,4 МЛН
KABAN MACAAN IYO HODAN AFRIK IYO MAXAMED IBRAAHIN
10:13
filfil studio production
Рет қаралды 328 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН