KHAALID KAAMIL | ASTAAMAHA GUUSHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 530,457

Khaalid Kaamil

Khaalid Kaamil

Күн бұрын

KHAALID KAAMIL | ASTAAMAHA GUUSHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Пікірлер: 224
@AnisoShucayb
@AnisoShucayb 8 ай бұрын
Kolkaan is agjooogno bal ega 😊 Quluub isku uursan bal ega❤😊 indhaha farxadoda bal ega ❤💍 Allaylehe caashaqan eega🫶💍🙄
@AbdirahmaanAbdimahamoud
@AbdirahmaanAbdimahamoud 5 ай бұрын
Laxankan bal eega cajaayibka ah ee uu ilaahay hibo usiiyay khaalid❤
@zeinabissa7004
@zeinabissa7004 Жыл бұрын
Awgii galgacayl la ilmayna Awood jacayl ka astaynay Astaamaha guushu is muujay Dadkiyo ehelkeenu amaane❤ Ilays noloshayda iftiinshay Sidii ubax weey udgoonka Alla igu deeqay edebsan Asluub dhaqan fiican edebsan
@AcamadQaliCassan
@AcamadQaliCassan Жыл бұрын
Justement
@SadaamSiciid-eu9jy
@SadaamSiciid-eu9jy Жыл бұрын
Isku baxnay hh
@cabdikaamil127
@cabdikaamil127 Жыл бұрын
Lyrics #1 Ishaartay dhiggeed ka astaystay Hablihii kale aayar illaaway Abuurnay jacaylka abqaalnay Is aaminka ruuxda adkaynay #2 Markaan is aroosnay ahaatay Markaan aqal taagnay islaama Ayaantan ku beegnay ayaansan Dharaartan abbaarnay aroorsan #3 Kolkaan is ag joogno bal eega Quluub isku uursan bal eega Indhaha farxadooda bal eega Alleylehe caashaqan eega 4# Awgii kalkacal la ilmaynay Awooda jacaylka astaynay Astaamaha guushu is muuje Dadkiyo ehelkeeno amane #5 Ilays noloshayda iftiinshay Sidii ubax weeye udgoonka Allaa igu deegay edabsan Asluub dhaqan fiican afkarsan Erayada abdi qaadir qalinle Laxanka khaalid kaamil Codka alfanan khaalid kaamil Music muftuux cedceed Heesta astamaha guusha
@cabdikaamil127
@cabdikaamil127 Жыл бұрын
Khaalid kaamil waa fananka ugu jeclahay fanaaninta somaliyeed
@zakimohamedjagaaf4277
@zakimohamedjagaaf4277 Жыл бұрын
Si fcn no fahansiisay tnks
@zamirmohamed5195
@zamirmohamed5195 Жыл бұрын
@sahracali6035
@sahracali6035 Жыл бұрын
Khalid la.aantii fanka siden ahan laha midna ima dhafto hesahisa😢🥰
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad Like saar😢❤😢😢❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮
@ApdirahnaanMaano
@ApdirahnaanMaano Жыл бұрын
Aabbaha fanka khaalid maxamuud cabdilaahi khaalid kaamil cisi iyo sharaf ku noolow boqortooyo
@AnisoShucayb
@AnisoShucayb 8 ай бұрын
Ciso iyo sharaf iyo karaamo❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa hees dareen weyn xambaaraan Alfannaan khaalid kaamil waa miisaanka culus ❤❤❤❤
@abdikhaaliq8943
@abdikhaaliq8943 Жыл бұрын
Big fan for you bro keep going 💪
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 Жыл бұрын
Waw the one only khaalid kaamil hees iyo bar❤🙏
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Жыл бұрын
Cadceed Maxamuud Ducaale on the beat on fire 🔥🔥 my dear pro khaalid kaamil well done another level amazing ❤❤
@blackhash8582
@blackhash8582 Жыл бұрын
Waka haya zxp😮
@hibaaqcali2845
@hibaaqcali2845 Жыл бұрын
Boqorka jacelka ❤ libaxeyga khalid is back 🙌🎤🎧
@cabdifataahmohamed4387
@cabdifataahmohamed4387 Жыл бұрын
Golden voice khalid best singer ❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😢😮😮😅😅😅😅😅😅😢😢😢😮😮😮
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
😂😂🎉🎉🎉😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😊😊😅😮😅😊😊😊🎉🎉😂❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉😢😢😮😮😮😅😅😅😊😊😊
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 Жыл бұрын
Waa hees mcn lknse quranka ka macan i aamin❤
@HawaAli-r5w
@HawaAli-r5w Жыл бұрын
Wan ku wata
@Mjibillmill
@Mjibillmill Жыл бұрын
Waan ku tageera adoo weyn Khalid khamil ,maskax kamiil ah .🎉🎉🎉
@Mjibillmill
@Mjibillmill Жыл бұрын
Laaxamistaha weyn 🎉 🥳 Khalid khamil 🎉
@MaryamaSheikh-qj8pr
@MaryamaSheikh-qj8pr Жыл бұрын
Ninka kaliya ee sidii loo baahna aan loo buunbuunin ❤ waa ku jeclahay kamil yare
@ilyaascsalan9414
@ilyaascsalan9414 6 ай бұрын
Waad ii hadashay❤
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha Жыл бұрын
27/8/2023 first person one million markey Gaarta no balana 😂 Hees Muna ah ban Ka sugeyna my Fvr Fanaan ❤🎉
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 5 ай бұрын
Mash Allah habibi thank you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 5 ай бұрын
Habibi qali je taime toi habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UbahAbdi-m9y
@UbahAbdi-m9y Жыл бұрын
❤khalidka walhi waa jeclay😢❤😊
@alisuul
@alisuul 5 ай бұрын
Khaalid Kaamil - Axsan Legend Fanaan & The Father Of Melody
@shideboyraperka2026kafankaMAmu
@shideboyraperka2026kafankaMAmu Жыл бұрын
Hargysa kaaally zxp halKassu fankaagu ku hoRuMARYAAYAE WAAN KUTAAGEERNAYE ZXP
@sadiiqholac3339
@sadiiqholac3339 Жыл бұрын
Wow zcp horey usoco wan kuwata gar iyo gardaraba Wana ku tagera ado wayen iyo ado yar
@mubasharlyrics4807
@mubasharlyrics4807 Жыл бұрын
Boqorka Codka +boqorka jaceylka❤
@munoabdi2820
@munoabdi2820 Жыл бұрын
Ayyy ahaaty
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi Жыл бұрын
Keip Going Zhp Khaalid Kaamil Legend❤ Eryada100% Codka100% Laxanka100% Music100% Duubista100% Edinting100% Maalinta Viewsku Gaadho 100k Uun Like Iisaar Aniga Inta Horaysa Hadaad Awoodo Adiga Iyo Dadnimadaada🙏 From Mustafe Maxamed Cabdi To Gobolka Raga Gaar Ahaan City Plaza Village❤😊
@munomdaahir5637
@munomdaahir5637 Жыл бұрын
Khaalidkaamil oneofmy❤❤❤❤
@AsmaAbdinasiir
@AsmaAbdinasiir Жыл бұрын
Jah❤
@shimbirka.
@shimbirka. Жыл бұрын
Favr fann❤👏🏽
@AbdiAbshir-w9o
@AbdiAbshir-w9o Жыл бұрын
Heestan dadka ugu hordhagaystay, baan ka mid ahay, haddii aad iga daba daawado like love iisaar.
@CabdiqaniCaaqil
@CabdiqaniCaaqil Жыл бұрын
Ishaartay dhigeed ka Astaystay Hablihii Kalle aayar ilaaway Abuurnay Jaceylka abqaalnay Is aaminka ruuxda Adkaynay.
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 Жыл бұрын
The Goat❤🎉
@IsmailWarqab
@IsmailWarqab Жыл бұрын
Kaamilkii hirgalay❤🎉
@maxamed3808
@maxamed3808 Жыл бұрын
kin gowin
@xamsemaxamed-ct4gv
@xamsemaxamed-ct4gv Жыл бұрын
Indr khaalidkayga waar anigu waan dhigay cimaamadaada Allah ha idinlin and arooskayga shidin waankuu soo ducaynaa pro❤❤❤❤
@karaamaboy240
@karaamaboy240 Жыл бұрын
Top❤️🔥
@khaliilismail9304
@khaliilismail9304 Жыл бұрын
What a voice Khalid kamil😮😮
@UbahAbdi-m9y
@UbahAbdi-m9y Жыл бұрын
😮😊❤
@abdisalanmeygag
@abdisalanmeygag Жыл бұрын
Khalid Kamil he is best Somali singer he is my favorite singer
@macruufyare8845
@macruufyare8845 Жыл бұрын
Waxn cood uu dhafay runti keep going bro
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Жыл бұрын
Fanan heer caalamiya
@samiradjamal-m9522
@samiradjamal-m9522 Жыл бұрын
Khaliid kamiil you are my favorite singer❤️I love all your song 🎵❤️
@duraanmohamed1480
@duraanmohamed1480 Жыл бұрын
Heesahaagu inay aniga jla hadlayaaan ayaad Moodaaa❤❤❤
@NUURWeere
@NUURWeere Жыл бұрын
Best song khaalid kaamil
@munomdaahir5637
@munomdaahir5637 Жыл бұрын
10000 ❤❤❤
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
Khaalid kaamil Libaax is back 💯💯💯❤❤🔥🔥🔥🔥
@mumadad1363
@mumadad1363 Жыл бұрын
❤❤❤❤ waw alaylahe cashaqan eeega
@nasraqali8249
@nasraqali8249 Жыл бұрын
Qalid kamil yaa ila xariri karo wxn rabaa qiso isomartay inaan ugu shegeyo weli utun igu ah hesahisa wey itabtaan😢😢😢😢
@cabdullahimaxamedsheikhcab9211
@cabdullahimaxamedsheikhcab9211 Жыл бұрын
You are among the top bro in the somali music industry Anigana kow bad iitahay Keep going bro
@abdulahishacraawi7994
@abdulahishacraawi7994 Жыл бұрын
Khaalid cod macaani laxan macaani dance macaani intaba waa another lavel
@hagardiidchannel5897
@hagardiidchannel5897 Жыл бұрын
Halmar maan dhahno xîďìĝá fäŋķá 4:50
@moyare2784
@moyare2784 Жыл бұрын
Fast comment khaalid Kaamil 🎉
@zack4k26
@zack4k26 Жыл бұрын
Cadceed on the beat. 🔥
@Caaqibtube
@Caaqibtube Жыл бұрын
Is aaminka ruuxda adkaynay. Wow🔥
@xasanccnaasir
@xasanccnaasir Жыл бұрын
Waaw hees waydhaaftay
@fartunmohamed3683
@fartunmohamed3683 Жыл бұрын
All I gotta say is.. wow wow and damn woooooow. KHALID KAMIL never disappoint.
@HamseIsmacil
@HamseIsmacil Жыл бұрын
❤❤❤😢🎉
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Жыл бұрын
axsaan fanaan wllhi adeer sida khalid u hees ama iska aaamus
@XasanCabdullahi-x8k
@XasanCabdullahi-x8k Жыл бұрын
Aabaha xubiga is back❤❤❤
@Boqolgarmaqate611
@Boqolgarmaqate611 Жыл бұрын
Horey u soco sxb qaali ❤
@saraqueen293
@saraqueen293 Жыл бұрын
Wowo codkaka Allah kubarakeyo my fva fanann ❤😊
@IsmaacilTahlil
@IsmaacilTahlil Жыл бұрын
Golden voice 😮
@XaawaMaxamed-e8v
@XaawaMaxamed-e8v Жыл бұрын
Super star Khalid kamil
@siikaawicumar3635
@siikaawicumar3635 Жыл бұрын
🎉
@munalizashow5969
@munalizashow5969 Жыл бұрын
Wow ❤ beautiful keep coming ❤💖💃🪭💎😘😍
@suldaanyareofficial8173
@suldaanyareofficial8173 Жыл бұрын
waxaan dawanaya after 20 minutes markii lsoo dhigay waxaana dawatay 537 qof✌✌
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
Horata fanankan rer muyuu leyahay 😂
@Nnnaaakkij
@Nnnaaakkij Жыл бұрын
Ishcalaa hees wewe❤😊
@cabdisayid713
@cabdisayid713 Жыл бұрын
Marku gaadho 1millon remember me❤❤❤
@Amina_624
@Amina_624 Жыл бұрын
Qofka koowad aan ahay oo daawada maanta oo taariiqda tahay 27/8/2023 saacadana waa 17:00 🕔 galabnimo wadankan kadawamaya Uk 🇬🇧 waaah waaah khaalid kaamil legend 👏👏👏❤️❤️❤️
@SadaamSiciid-eu9jy
@SadaamSiciid-eu9jy Жыл бұрын
Ma jacal ku hely
@asmaanjalii1226
@asmaanjalii1226 Жыл бұрын
Ohh heestaan ❤🎉😮
@faizosuuleey-ck3ww
@faizosuuleey-ck3ww Жыл бұрын
What a wonderful love ❤️ son amazing 🎉❤❤❤❤❤❤
@Isseshabelle
@Isseshabelle Жыл бұрын
mid kamid ah hobolda mucjisda ah ee fanka khaalid mohamoud abdulaahi 😢❤
@salmasuudi3869
@salmasuudi3869 Жыл бұрын
Khalid kaamil is my fav fanaan wlhi love u ❤
@ABDULAHI1431
@ABDULAHI1431 Жыл бұрын
calacalka wax dharma ma jiran khaalidow ee xaga bal nala aad.🔥
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
Well Done Lagend Kaamil 🔥
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂❤🎉
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Жыл бұрын
Nice song
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
The goat❤🎉
@Gaashan1
@Gaashan1 Жыл бұрын
Albumkii Jana Dunia Muxuu Ugu Egyahay Musikadaan? 😂
@daahirxiisofficial
@daahirxiisofficial Жыл бұрын
Anather level weeye Heesku
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Жыл бұрын
Allh ilahe caashaqan eega🎉❤
@sharfonsharfon
@sharfonsharfon Жыл бұрын
The best singer Khalid kamil 🎤🎙
@CarafatCabdulqadir
@CarafatCabdulqadir Жыл бұрын
The legend guleyso bro
@mohamedsadiahmedtunjay1936
@mohamedsadiahmedtunjay1936 Жыл бұрын
Golden vioce
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 Жыл бұрын
Khalid kamil My favorite ❤🎉
@aminbacardhe9204
@aminbacardhe9204 Жыл бұрын
Heestan after 23 hours ayadoo youtube taala ayn arky codka musiga erayada waxkle king khaalid boqorka codka nin la sugaayey go forward (isniin 28 august 2023)
@Sucaad-jl1nd
@Sucaad-jl1nd Жыл бұрын
Hambalyo zhp musicgii karaama waad iska badashayy😅
@SureerAhmed-hc9qo
@SureerAhmed-hc9qo Жыл бұрын
OMG what is this voice❤😮
@abdirashiidaliiftiin5894
@abdirashiidaliiftiin5894 Жыл бұрын
Khaalid kaamil one of my favourite singers 🎤🔥
@YuusufMustaf-m9s
@YuusufMustaf-m9s Жыл бұрын
Asc
@SacdiMaxamadcali
@SacdiMaxamadcali Жыл бұрын
@AmiiroCadey-v3z
@AmiiroCadey-v3z Жыл бұрын
​@@YuusufMustaf-m9s0:46
@YuusufMustaf-m9s
@YuusufMustaf-m9s Жыл бұрын
Asc
@FahimaFaarax
@FahimaFaarax Жыл бұрын
Asc ❤❤❤
@Ahmednasta
@Ahmednasta Жыл бұрын
Welcome 🙏 khaalid kaamil
@Indhoyare.
@Indhoyare. Жыл бұрын
Wow😲
@qaliijiahmed2596
@qaliijiahmed2596 Жыл бұрын
Khaalidow heesahaga cadceed le udhiip sxb❤❤
@ZamiyaMahmoud
@ZamiyaMahmoud Жыл бұрын
Ayyy❤
@hamdalada3689
@hamdalada3689 Жыл бұрын
another level
@MohamedAhmed-nu2sb
@MohamedAhmed-nu2sb Жыл бұрын
My bro Khalad best song
@NALIFTIINSHE143
@NALIFTIINSHE143 Жыл бұрын
Eeshcala hees 1M+
@Nastexonalka-kb1th
@Nastexonalka-kb1th Жыл бұрын
Waww ❤❤
@farhaanosman2570
@farhaanosman2570 Жыл бұрын
Waxaan hees lama dhihi karo wax aan ubixiyo garan wayay wlhi waa dab 🔥🔥🔥🔥
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 8 МЛН
ISMAIL AARKA || INTAAD DHINACEYGA JOOGTO || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
5:41
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 5 МЛН
Maxaa Ka Badali Kartaa
12:39
Sharma Boy
Рет қаралды 231 М.
KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:54
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 8 МЛН
KHAALID KAAMIL TAGTAYE ANIGU MAAN DIRIN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:20
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 839 М.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,8 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН