KHAALID KAAMIL - HORTAA RUUX SI DHABA UMA JECLAANIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 745,397

Khaalid Kaamil

Khaalid Kaamil

Күн бұрын

Ereyada: Sadiiq Jiir
Laxanka: Khaalid Kaamil
Music: Mustafe Karama
Directed & Edited: Ahmed Ak
Produced by Waqal Studio

Пікірлер: 306
@Abdikamilarab
@Abdikamilarab 2 ай бұрын
Haweenkiyo annoon dumar aqoonin Naftaydoo jacayl weli haleelin Anigoon hawada guur filaynin Hanataye addaa maanka jiitay Habeenkaan is baranaa wacnaaye Halkaa sow xubigu kama abbuurmin Himiladiyo dookheena goorsan Ma hirgalinay innagoo midaysan [Kooris] Hortaa ruux si dhaba uma jeclaanin Qalbigayga cidna uma hibaynin Nafta hadiyad ruuxna uma siinin Heesaha dareen uguma qaadin Oo heerkan waligay ma gaadhin Hamigiyo rajadii ii dhabowday Hiilkii nolosha een sugaayey Innaad tahay nasiib ii hagaagay Markii aan ku helay baan ogaaday Hubqaadkaaga quruxdaa i deeqay Hayalsamida dumarkaad ku dhaaftay Innaad tahay haween boqoradooda Annigaa huboo kuu saxeexay
@hoodaahmed9621
@hoodaahmed9621 2 ай бұрын
👌 wow
@AbdiWasac-pm5rx
@AbdiWasac-pm5rx 2 ай бұрын
Woow❤🎉
@user-gr9tf4bv7l
@user-gr9tf4bv7l 2 ай бұрын
P
@hodanmohamed3623
@hodanmohamed3623 Ай бұрын
Waaaaaaw masha,alaah wad ka baxsaty
@Balambalisstudio
@Balambalisstudio Ай бұрын
🎉🎉🎉
@yasirpro661
@yasirpro661 2 ай бұрын
Wow walhi qoftayda oo iga xanaqsan ayaan gaari aan watay uga shiday caadi ayee noqotayba khalid kamil qalbiyada is jecel ayuu isku soo jidaa runtii thank you brother ❤❤❤❤
@XaawoMaxamuud-op1uw
@XaawoMaxamuud-op1uw Ай бұрын
Wow❤
@mfuaadmfuaad
@mfuaadmfuaad 27 күн бұрын
inaad gaadhi wadatuunbaad noo sheegtay 😂😂
@ayanitamahad414
@ayanitamahad414 6 күн бұрын
Dhib badnida adi masheege​@@mfuaadmfuaad
@cabdulhiIsmacil
@cabdulhiIsmacil Ай бұрын
20/6/23 waa hawnkii nolasheyda ispadasha waxan helay ruux dhamestiran aan aqon qiyano waa dheman waa nolasheyda waa indhaheyga waa daremaha jirkeyga waa marwada qalpikeyga macanto dunida farx ikugu nolow hpptih❤👸👩‍❤️‍👨 (maynun)❤
@zamiiraxazan8819
@zamiiraxazan8819 13 күн бұрын
Ayyy wax hees waay dhaftay insha Allah marakan qof dacada oo si dhab u jaceyldo ayan u qadii doona isooo duueeya dhalinyaro inaan qofkygii heelo😢❤
@AamiinkaH
@AamiinkaH 2 ай бұрын
Laxan Jaad gooniya Cod Luxdan Khaalid Kaamil Goat ka dhabta🔥🎤
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 2 ай бұрын
Horta Ruux si daba uma jeclaanin❤ Qalbigeyga cidna uma hibeynin❤ Nafta hadiyad ruuxna uma siinin❤ Heesaha dareen uma qaadin oo heerkan weligay ma gaarin😢😢😢 21/6/24❤4:58 pm
@MameIsse
@MameIsse 2 ай бұрын
Really
@DeeqaSiciid-rw6el
@DeeqaSiciid-rw6el 2 ай бұрын
M.a❤
@abdillahimohamoud2607
@abdillahimohamoud2607 2 ай бұрын
iga wallahi ninkani waa fannaan cajiiba oo laxamisite jira ah. hadda top 3 ayuu iigu jira wallaahi fanaaninta hadda joogta. khaalid kaamil
@SHUKRIMohamatt
@SHUKRIMohamatt 29 күн бұрын
Exactly wlh❤
@ayanitamahad414
@ayanitamahad414 8 күн бұрын
Jecel iyo tageero an uhaayo awoged wilkeyga kusamiyey khalid kamil😢
@HassanAidid
@HassanAidid 2 ай бұрын
Khaalid kaamil hibo ilaah weeyan laxan samayntu intaa bu dad kaga horeeyaa inan fanaan oo dhan allh ya cisk
@ayuupnapoli582
@ayuupnapoli582 2 ай бұрын
Hortaa ruux si dhaba Uma jeclaanin 🥺💔 Qalbigeyga cidna uma hibeynin 😢💔 Nafta hadiyad ruuxna uma siinin 😕💔 Heesaha dareen uma qaadin 😩💔 Oo heerkaan weligey ma gaarin😭❤️ Khaalidow qalbiyadeena ilaali plz😭💔🥺
@ZakiCade-sv4sd
@ZakiCade-sv4sd 2 ай бұрын
❤❤😢😢😢
@NuurshiikhMaxamed-jw9dx
@NuurshiikhMaxamed-jw9dx Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@munoupdi4276
@munoupdi4276 Ай бұрын
😢😢😢​@@ZakiCade-sv4sd
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 2 ай бұрын
Waxaan caday naya oon ku dhaaranaya inaa tahay laxamaystaha Somalida ugu samaynta badan wllkay waanku tageraa in qof la.tagero in ka badan guulayso
@SumayoApdi-bn2fy
@SumayoApdi-bn2fy Ай бұрын
Runaaa sheegtay
@mucaadhassanmohamed1651
@mucaadhassanmohamed1651 Ай бұрын
Pqt
@mucaadhassanmohamed1651
@mucaadhassanmohamed1651 Ай бұрын
Wprfla
@abdihakemsalah4971
@abdihakemsalah4971 2 ай бұрын
Kaamilka Fanka iska leh, haday laxan tahay iyo haday cod tahayba adigaa fanka nagu yahay boqorka codkoow❤️🫡🐐
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 2 ай бұрын
Laxan iyo Ereyo oh my deyss Wy hees dhaaftay tani 🐐❤️
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 ай бұрын
Hortaa ruux sidhaba uma jeclaanin😢 Qalbigayga gabdhna uma hibaynin😢 Qalbiga hadiyad ruuxna uma siinin😢 Heesaha dareen uma qaadin😢 Oo heerkan waligay ma gadhin❤😢 roodaay👸❤😢
@mucaadhassanmohamed1651
@mucaadhassanmohamed1651 Ай бұрын
😢😢😢😢❤🥰😅
@mucaadhassanmohamed1651
@mucaadhassanmohamed1651 Ай бұрын
Pqtyec pond. Lac ow
@naanaayare1814
@naanaayare1814 2 ай бұрын
Aabihi laxanka khaalid kaamil keep gown lpx❤❤❤
@SpliTStory2024
@SpliTStory2024 2 ай бұрын
Fanaan haduu jiro somali ah cumar dhuulaha 2024 waa khaalid kaamil❤
@hamzaapdi7279
@hamzaapdi7279 2 ай бұрын
HupQaadkaga Quruxda I DeeeQay♥️ Hayal saMiDa Dumarkad ku DHaaaftay🌹 Ind thy Hawen poQoradoda aniga Hupo ku saxeeeeexay🧡 Malin saptiya 4:50pm galapnimo June 22 2024 wxn hadiyad uga dhigay gabadha dunidan ugu quruxda pdn uguna nxrsta pdn mid kmida sapapaha nolosha lo jecldo ♥️💍🌹💊🌍
@RahmaHoussein-r2p
@RahmaHoussein-r2p Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤mash allah habibi thank you habibi je taime toi habibi AR ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicabdulle3025
@cabdicabdulle3025 Ай бұрын
❤lijin❤🎉🎉🎉😢😊
@DucaysanInaosman
@DucaysanInaosman Ай бұрын
Saan ahy ma ogi wlhi wlhi midbaa mskaxdyda kabixi la wxna nma dhexmrin lkn inaa xriir yelna jecln lhaa ilhyow qofkeygii saxda ahaa isii 😢😢
@user-hc1fe1pn4p
@user-hc1fe1pn4p 2 ай бұрын
Real goat 🐐
@Quruxleyda-fw9rs
@Quruxleyda-fw9rs Ай бұрын
Erayada, codka iyo muqalka waa 👌🏾🥰❤️ Wiilashena Allah no qadayo waa romantic oo aan caadi ehen wlh!
@rmagaal21
@rmagaal21 2 ай бұрын
Kaamil to the world👏
@mucaadhassanmohamed1651
@mucaadhassanmohamed1651 Ай бұрын
Kapqla 😢❤
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 Ай бұрын
Erayo mug iyo miisaan leh abwaan sadiiq jiir waa abwaan fadhiyo walee waa ninka sameyay hees kale oo jeclahay qalbigeyga hoo oo lafoole qaado tan waa cajiib waxaa sii bilay oo top ka dhigay laxanka iyo codka boqorka codka khalid kaamil
@queenheart-ne3eu
@queenheart-ne3eu Ай бұрын
Heesta🥺♥️
@MaanMohamett-od5or
@MaanMohamett-od5or Ай бұрын
July 29 / 2024 / habeen talaado ah saacadu tahy 22:55 ama 10:55 Ayada oo aan rajo kalahaa ayaa igu tiri naf walba nafbay rabtaa oo aan u fahmay hadaad ii bahan tahy kuuma baahni 💔😭
@NOURABASHIR-qi4xb
@NOURABASHIR-qi4xb Ай бұрын
25/7/2024😢
@Moha_Cadde
@Moha_Cadde Ай бұрын
21/6/2021😢
@CabbdulqadirIsmacil
@CabbdulqadirIsmacil Ай бұрын
Shzvz😊xx
@Yasminmohamed-hv6lt
@Yasminmohamed-hv6lt 9 күн бұрын
Waxan jaraynayaa inu noqdo jacaylkaygii ugu danbeyyy io sidokle rajadaydii ugu waynd Wan ku ixtirami doona wana ku jeclan dona Hesatana adiga kugu xasusan dona❤️My man C❤
@OmarBinuAbdulaziiz
@OmarBinuAbdulaziiz 17 күн бұрын
لا يعيش بدون انت سمير محمد علي ❤❤❤
@HuddoAxdem
@HuddoAxdem 29 күн бұрын
War heestaa qofkeyga mustaqbalka aan ugu talagalay alle ilaahayow qofkii heestaan loogu talagaray keen eene Soo dedeji
@ahmedberei-6805
@ahmedberei-6805 2 ай бұрын
Inaad tahay haween boqoradooda anigaa hubo oo kuu saxiixay ❤️
@ibraahincalinaxar5624
@ibraahincalinaxar5624 2 ай бұрын
Favourite artist khaalid kaamil❤
@soomaliteach
@soomaliteach 22 күн бұрын
Habeenkan is baranaa wacnaaye halka sow xubiga kama abbuurmin Himiladiyo dookheena goorsan Ma hirgalinay innagoo midaysan 😭❤️‍🩹🫂
@honhassan3763
@honhassan3763 2 ай бұрын
The an only khalid kamiĺ 2024✌️😇
@IdilAdam-z2u
@IdilAdam-z2u 20 күн бұрын
Inaad tahay nasiib ii hagaagay markii aaan ku helay baan ogaaday ❤🎉
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 2 ай бұрын
Asma abdirhmn elmi my every thing❤😢
@SahroCabdi-tl3ze
@SahroCabdi-tl3ze 2 ай бұрын
Khalid kamil hesihisa makala dhacan best fanan
@mahamedcllahi-ng1gd
@mahamedcllahi-ng1gd Ай бұрын
My goat❤❤
@HuddoAxdem
@HuddoAxdem 29 күн бұрын
Midaane waxaan ugu tala galay fanaan igu qaaliya Khalid kaamil heesta isteelka daganaanta iyo meesha aad ku qaadeysid waw dhammaan❤❤❤
@Mohamed_JacayL
@Mohamed_JacayL 2 ай бұрын
East and west Khaalid kaamil is the only best one goat😢😢💯
@hamsahassanhussien8623
@hamsahassanhussien8623 2 ай бұрын
Anoo 40 jir ah bay dib iicelisay heestaan 😮
@leylahaji2029
@leylahaji2029 2 ай бұрын
😂
@cabdikarimxarbi1144
@cabdikarimxarbi1144 2 ай бұрын
Khaalid kaamil fanaan aan taageero heestani ❤❤❤❤❤ ayayba caadi uga hadlaysaa
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim 27 күн бұрын
Hortaa ruux si dhaba ima jeclanin C❤
@axmedmowliid5796
@axmedmowliid5796 22 күн бұрын
Illahay amarkii heesaha somalida wan iska jeclahay iam frome duni kale
@AboubakerKhadircali
@AboubakerKhadircali 2 ай бұрын
Macalinka+❤️🥰 Jacaylka legned Khalid kamiil Wan Ku wata macalin❤❤
@user-jh5ue8yi7e
@user-jh5ue8yi7e Ай бұрын
Apppp Esh calaa hees wlhi waqtigii ugu habona an radinaayy wax ina noloshayda ku tilmaamo eso baxday🫶🫂❤️🫀😂
@TaaxoxXasancali
@TaaxoxXasancali 6 күн бұрын
Nafdan run hadiyad uman siin
@Mujaahid83
@Mujaahid83 2 ай бұрын
Goatka Fanka Khalid Kaamil ♥️🐐
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 2 ай бұрын
Habeenka Isbaraa wac naaye Halkaaa soo xubigu kama abuurmin ❤
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 2 ай бұрын
Oo heerkan Weligii Ma gaadhin Laxanka Khaalid Kaamil 100 sano dambe Heerkiisa lama gaadhayo
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 2 ай бұрын
Kaamilka Fanka Alle Kuma dhibin laxanka ❤❤
@cabdiraxmanmaxamed1
@cabdiraxmanmaxamed1 Ай бұрын
Heestan waa best❤
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 2 ай бұрын
Run ahantiii erayada heesta ayaaa wax loo dhiga jirin hestan iyo earayada iyo cod ka iyo legend ka qadayaba in la is kugu talo galad modaaaa🫡khalid kamail the goat 🐐
@honhassan3763
@honhassan3763 2 ай бұрын
Horta ruux si dhaba uma jeclaanin qalbigayga cidna Uma hibaybin nafta ruux uma Hibaynin😢😢😢😢😢 Jacaylow is daynay 🙏😑😔😟
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 13 күн бұрын
Khaaliduu❤️🙏🎤🔥
@MalaboAbdi
@MalaboAbdi 26 күн бұрын
Horta sidhaba Ruux Uma jeclaanin🥺
@user-wb1qg8ho2f
@user-wb1qg8ho2f 2 ай бұрын
Cod luxdan, dhaqan asluubsan, hibbo fanneed iyo awood laxmin Khaalidow saaxiib intaba addigaa ku xaraggooda.❤
@Arwamohamet
@Arwamohamet 13 күн бұрын
Habenkan is baranaaa wacnaa❤❤❤🎉😊
@Cawooy
@Cawooy Ай бұрын
Heestan kolkan qofki saxda ahaa helo baan uqaadi Inshallah❤
@abdimajidhassan2695
@abdimajidhassan2695 Ай бұрын
Anaa adi ku qaadaya 😍
@maryamaruun-jy4li
@maryamaruun-jy4li 2 ай бұрын
Habeenkaan is baranaa wacnaaye Halka sow xubigu Kama abbuurmin aduunkayga Abdinoor somane ❤ Boqorkeyga 🦁👩‍❤️‍👨👑🫂🥺
@ShukriLuuza
@ShukriLuuza 3 күн бұрын
6/9/2024 Waa Haben Noo Qaas Ah❤
@cabdiraxmaan8387
@cabdiraxmaan8387 Ай бұрын
Fanaan iyo bar murti hadeey micno leedahy adaa Ku heesay ✌️💯
@MadinaMahamoud
@MadinaMahamoud 5 күн бұрын
Laxankisa❤❤❤❤❤ ayyyyyy
@user-zp4ts9sz7v
@user-zp4ts9sz7v 26 күн бұрын
Best song 2024
@MaxamedGaaxsane
@MaxamedGaaxsane 2 ай бұрын
Heestan laxan yaab ah baa saaran, sidaas baa loo heesaa.
@honhassan3763
@honhassan3763 2 ай бұрын
Marki an ku helay ban ogaday in nasiibki ii hagagay 😢💔💔
@cabdiqaadirxasanmuuday9053
@cabdiqaadirxasanmuuday9053 Ай бұрын
The best singer in somalia keep going bro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mucaadhassanmohamed1651
@mucaadhassanmohamed1651 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiasidhassen
@abdiasidhassen 2 ай бұрын
Ninka kaliya waqtigana heesahiisa iyo laxankiisa la dhagaysan. Karo Awlaaadul cishqi ku raaxaysat
@M-Qiyaas
@M-Qiyaas Ай бұрын
Axsan hees. Iyo cod aad u macaan
@SacdiyoSacsiyomaxamed
@SacdiyoSacsiyomaxamed 11 күн бұрын
Khalid kaamil😢❤
@Alisacudi
@Alisacudi Ай бұрын
Amazing song 🎵
@Iphana47
@Iphana47 Ай бұрын
Horta ruux si dhaba uma jeclanin qalbikeyga cidna uma hibeynin 1/8/2024 galab qamiiis 3:20 i tahyy❤🎉 2 sano islama hadlin wan kala amusanhy i.a malin un ina iso labeneso wan hupaa😭😭
@amaaljamac9536
@amaaljamac9536 Ай бұрын
Qalbig allh ku qabojiyo wall😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 ай бұрын
Khaalid Kaamil. The Kind Of Melodies. ❤🥰🔥🎊🔥
@hamdadahapo3615
@hamdadahapo3615 2 ай бұрын
Hortaa ruux si dhama uma jeclanin😢 oo heerkan waligay ma gaadhin 2024 -6 -23 ❤🎉
@Omersdad_.
@Omersdad_. Ай бұрын
What a song 😍🔥
@farduussiyad1785
@farduussiyad1785 2 ай бұрын
Abti ❤❤❤❤Thanks show giina waan sugaynaa dee horta maanu hargaysa joogin ❤❤❤
@adanisack5273
@adanisack5273 2 ай бұрын
❤❤
@SpliTStory2024
@SpliTStory2024 2 ай бұрын
Haa heestaba waa hargiesa
@samaleofficial
@samaleofficial 2 ай бұрын
Heesta heesaha wan kaa haynaa taliye 🙏👍
@farhiyasharifnur3548
@farhiyasharifnur3548 2 ай бұрын
Hamigiyo rajadi I dhabowdy hilki nolosha en sugayey Ina thy nasib ihagegey marka an ku heley ban ogadey ❤
@najaxmohamed3298
@najaxmohamed3298 15 күн бұрын
Habenka is baranaaa wacanaa 16/6/2023❤😊
@crashiidomer2264
@crashiidomer2264 Ай бұрын
Music mustaf karaama 💯
@fankafanka8369
@fankafanka8369 Ай бұрын
Wooooooow👍👍👍👍💕❤️❤️❤️Lajan guleyso liwax
@Kamilyare-hu4nl
@Kamilyare-hu4nl 2 ай бұрын
Axsan yaa hees Khalid Kamil goat fanka🐐🎤❤
@NajaxCabdi-jw6ms
@NajaxCabdi-jw6ms Ай бұрын
Hapenka is barana wacnaye😭❤️
@user-rp4br6zw2v
@user-rp4br6zw2v 2 ай бұрын
Nafta hadiyad ruuxna Uma sinin my king ❤
@Sakixaashi1
@Sakixaashi1 2 ай бұрын
Waaaaw, yaa Khaalid, laxan waa kan!
@GALOOL.
@GALOOL. 2 ай бұрын
Heestii uuka sheekaynayey abwaanku waasoo daayey
@user-vk7qu4jv1u
@user-vk7qu4jv1u 2 ай бұрын
❤❤❤ big legend ina Kamil keep going pro
@mabruka9236
@mabruka9236 Ай бұрын
Laxanka day iyo codka ❤❤i am in love with you
@AmiinNaser
@AmiinNaser 2 ай бұрын
Hortaa Si dhaba Qof uma jeclaan Khaalid kaamil goat 🐐 waaye👋🏼
@Poqorfahad
@Poqorfahad 2 ай бұрын
1m intayna gaadhin ku mirqamey 21/Jun 2024😅
@JannahAbdi
@JannahAbdi 2 ай бұрын
Mashallah ❤️ she great person
@IqraAli-tj9gn
@IqraAli-tj9gn Ай бұрын
Way heesta😢🔥💃🏽
@cabeetacade5816
@cabeetacade5816 7 күн бұрын
Yes
@manemoustapha9488
@manemoustapha9488 2 ай бұрын
Hadu jcylkygi links iso diray hestan ax ya jacyl😊❤❤ love you H...
@bisadayar
@bisadayar 2 ай бұрын
Hbnkn isbarana wacnaaye hlkaa saw xubigu kma abuurmin❤❤
@AsadXirsi-wh8ln
@AsadXirsi-wh8ln 2 ай бұрын
Beste fanan laxan & codka
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r 2 ай бұрын
Muqdisha leysku jaf jafay hadana wakasa
@AhmedMohamed-bf4ph
@AhmedMohamed-bf4ph 2 ай бұрын
Khalid kamil gul iyo gobanimo ku nolow my brother ❤🎶
@apdinazircolompia9938
@apdinazircolompia9938 2 ай бұрын
Number one Somali Fanaan❤
@Abe.Mohamed
@Abe.Mohamed 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ ma hir galinay inago mideysan ❤❤❤❤❤
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 4,9 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 40 МЛН
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
SAALAX SANAAG |QUUS JACAYL| OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:46
Saalah Sanaag
Рет қаралды 319 М.
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
4:13
Haboon Nuura
Рет қаралды 898 М.
KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:54
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
DEEQSAN ABDINASIR -NASIIB QORAN OFFICIAL MUSIC VIDEO  2024
5:51
Deeqsan Official
Рет қаралды 1 МЛН
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 7 МЛН
KHAALID KAAMIL BAL SAWIRO OFFICAL MUSIC VIDEO
4:42
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 1,1 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43